Autism farmajo qabo wu diidan yahay in muddo xiledkiisa dhamadey wa weli bu leyahay ila meqa sano ayad u maleyneysa ama aad jeceshahay inad sii jogto wuxu ku leyahay weli lama garin 20 sano waxa la shegey inu oga inu qabo cudurka masuliyad shacab iyo dal usan qadi karin wa dembi oo waxa ka sii daran asagon markiisii hore la dortey an la baarin oo marin baris cafimad haddana rabo inu dorasho galo so noqdo somalida ha iska baraan ninkii yiraho musharax madaxweyne ayan ahay somaliya iyo somalilend cag ma dhige ha ka hadlo ama ka hadal adigaba wa in la bara ninka so donto masuliyad dal iyo shacab