XIISAD CUSUB: RUUSHKA & MAREYKANKA OO QARKA U SAARAN INAY KU DAGAALAMAAN HAWADA SARE

  Рет қаралды 61,878

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

XIISAD CUSUB: RUUSHKA & MAREYKANKA OO QARKA U SAARAN INAY KU DAGAALAMAAN HAWADA SARE

Пікірлер: 63
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 6 күн бұрын
Qasa guusha wayn ilaahayba keenay ilaahayba mahadle iyo abod wayn ilaahayba duufaacaya qasa cadawga way jaaben guuldaro wayn aya kudhacday cadawga insha alaah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 6 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji qeer sheeg walaalkey isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 күн бұрын
Shiico nacalat haku dhacdee waxaa mawqifkooda bedelay ,suniga ku guulaystay madaxnimada suuriya walee waad jabaysiin insha allah
@baxsan698
@baxsan698 6 күн бұрын
Masha Allah illaahey subxane wataceele ha usooqasbo umadiisa sidagdaga reerfalasteen waa rafaden waan adkestee guul waa danbeysa insha allaah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 6 күн бұрын
Illaahayaw lajir cidii caawisa shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 6 күн бұрын
Thanks HBN online tv, dhowr jeer ayey mareykanku tijaabiyaan dagaalka xidigaha ( Starwar ) lkin wey ku guuldareysteen tijaabooyinkii ay sameeyaan, lkin waxaa suuragal ka dhigi kara horumarka technology-yada iyo tixraaca uu u shaqeeyo nidaamka irondom.
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 6 күн бұрын
Ninkaa dilkiisa anaa ka danbeyey usheega sweden
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 6 күн бұрын
Taaraam musibo dag dag ah kuurid maraykan ilaahow baaabi guub cadawga insha alaah
@xamdifffusman5536
@xamdifffusman5536 6 күн бұрын
Masha Allaha guulu ale hakadhiko masha Allaha
@MuseMucad
@MuseMucad 6 күн бұрын
Allha guuleeyo shacbka ree falystiin guul allha garsiiyo
@BarreMuhumed-ij3sl
@BarreMuhumed-ij3sl 6 күн бұрын
Thankis thankis mawliid ❤❤
@AdenAden-u1x
@AdenAden-u1x 6 күн бұрын
Thanks Thanks Thanks ❤❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 6 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@LADANfahiye
@LADANfahiye 6 күн бұрын
Shuuco muslmaanahayn hoorta😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 6 күн бұрын
Asc mowliid subax wanaagsan
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 күн бұрын
Mawliid bro waad ku mahaadsantahay warbixintaada qiimaha badan aad baan ula socdaa thanks bro
@YussufMohamed251
@YussufMohamed251 6 күн бұрын
Mahadsanid
@XasanXuseen-i9k
@XasanXuseen-i9k 6 күн бұрын
Madaxweynaha Maraykanka Maaha Siyaasi Waana Waalan Yahay.sida ka Muuqata Hadalkiisa oo Meel Walba ayaa u Han Jabayaa.kani Maray Kanka meel Xun Ayuu ku wadaa.
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@umaamina1885
@umaamina1885 6 күн бұрын
Midkan habaran maskixiyan maba fayooba mareykana madaxweyne ka dhigten musiibo allaah ku rido mareykan iyo israaiil
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 6 күн бұрын
Haday rabaan ayagaa dilay
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 күн бұрын
Xaqiiqdii wadadaalen lakin 9kan wadan wakuwo cadadis koban mahine anlahayn samayn kufilan arinkas dhankastaba tankale aaway turkigi lalahaa wuxukubiray dacwada maxkamada sawd.afrika safkeda?
@CasriGuure
@CasriGuure 6 күн бұрын
Guul xamas ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 6 күн бұрын
Dagal xidigaha wa Wan Socon Weynaye An ORoDNo
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 6 күн бұрын
Carabta durba jileec ayaa iiga muuqda maadaama arinta reer gaza cidii dileysay talo ka sugayaan
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 6 күн бұрын
Masha’allaah 9 wadan oo heeryadii gumaysiga iyo aamusnasntii car juuqdheh masha’allaah waar waxaynu rabnaa in milateriga israil kuwa xasuuqa soo geystay ee meelahaa usoo carara in laraadiyo lasoo qabto oo maxakamad la saaro lana waafajiyo cadaaladarada iyo xasuuqa Alnijaas Natanyahu wado sagalkan wadan waxay sii xaqiijin doonan inay galka sheegtay kala baxaan dagaal toosa
@Muselibaax
@Muselibaax 6 күн бұрын
Gumeesga xasuuqa ilaah haqaabto yahuda
@abdihassan4382
@abdihassan4382 6 күн бұрын
away dowladihi islamku
@qureyshaahmed505
@qureyshaahmed505 6 күн бұрын
Wariye sare mawliid aad ban u dhageystaa marmaamijkaaga
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 6 күн бұрын
Ilaahay heysku diro kuwa awooda sheeganaya aduunkana umad cusub oo cadaalad kashaqeysa oo kuwaan dhaanta alaha keeno kuwaani waa kubreen waxay dhaafen heerkuu ibni aadanka oo ogolaa markaan waa iney dumaan oo kuligood ay noqdaan dambas waab dhex yaala
@yuusufyare3617
@yuusufyare3617 6 күн бұрын
Waxaynu jeclaan laheynay inaan mareykan kamaqalno wada Tashiga carabta Waxan maqli jiray qooysataye yaa kuu qoor jaraa
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv 6 күн бұрын
Hadaysan dhulka ku dagaalay cirka haku dagaalan taas afrika waxkaso garimayane xidigaha haysku cayrsadan Moscow iyo washiton haku ekato
@AbdiBashiir-s4q
@AbdiBashiir-s4q 6 күн бұрын
Arabian countries wadamada Latinka Isku dhamma Ee sagaalka wadan Guul palestine
@Khadijo60
@Khadijo60 6 күн бұрын
masr iyo urdun kaalmada ey siiyaan ayuu rabaa in uu jaro
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 6 күн бұрын
Duqan maraykan kushega xukuma malaha qof dad utalinkaran isaga ubahan in laxananeyo wayo waqtigi daa ahan waa gabow hadal asasaqna wuuku hadlaya Ka israiilna kabadarsn
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 6 күн бұрын
Waadmahsantayi
@faaraxmaxamed6857
@faaraxmaxamed6857 4 күн бұрын
Aniga ku toban ah wadamadas maxamad somali
@CbdiresaqIbrhim
@CbdiresaqIbrhim 6 күн бұрын
Malwliid fiikiirka mareeykanku wa israil hawado dagaalka o Gaza iyo ramala ay qabsato lakiin ma dhihiin ilahay swt
@MuseMucad
@MuseMucad 6 күн бұрын
Ninka ciraaqiga ee gubay kitaabka muslimka meel kagag dhacy waxn alle uga baryaynaa inuu caadbta galiyo
@MaxamedDoon-n4i
@MaxamedDoon-n4i 6 күн бұрын
Mareeykanku waafulay ilmaha it’s dumarka xasuuqa soda uu uxasuuqay ciraaqiyoliibiya iyoafqanistaan iyofalastiin into soomaaliya Inyo Yamamoto itinerary kuwobadan oo Warsaw ooxasuuq uukuhayo
@Basshe-r7y
@Basshe-r7y 6 күн бұрын
Mawliid anigu saadaydu waxay iiga muuqata trump 2sano hore xukunkisa waa la dilaya maraykankana dagaalada sokeeya ayuu dirqi kaga baxayaa
@MaxamedDoon-n4i
@MaxamedDoon-n4i 6 күн бұрын
Taariikhda sad noosheegto wasn’t kasha madcelinaayaa
@baxsan698
@baxsan698 6 күн бұрын
Duli ku baxa balwaxey sanka sanka isku saran shar toda allaha kaqabto ummada illaahey iyo muslimenta
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 күн бұрын
Iiran miya losarindona? dabcan ubadi
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 6 күн бұрын
AAWR AAWR BAA KAWEEYN ILMANA AABAHOOD doowladahaas waxba matarikaraan waayo mareykan aduunka xoogbuu kuhaystaa yuhuudna isagaa masuulka ah isagaana kadambeeya waxaas waa iska hadal
@Ibraahim571Cabdi
@Ibraahim571Cabdi 6 күн бұрын
Ganacsiga ay ka wada had layaan natalyahu & trum waa sidii loo ganac san lahaa ama loo qaadan lahaa dhulka falastiiniyiinta
@calishaakir1
@calishaakir1 6 күн бұрын
WARARKA XAGAAD KA QAADATAA??? KUWA AAD KU SHEEGAYSID SHIICADA QUDHA MIYAA LA DAGAALAMAYA CADOWGA OO DHAN?
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 6 күн бұрын
Fahan wanka soo hor jedna waye ee maha talaabo Ayan qadayna carabi falastiin meesha ay talo iyaga dhigay
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 6 күн бұрын
Marayikankahadhaco sxb
@shamsadahir4113
@shamsadahir4113 6 күн бұрын
Shica Cid sugeysay ma jirto iyo carabao jamacadana waa tii gacansiinta xasuuqa falastiin ee israil 9ka wadan 2 muslim ka ah aawey jaamacaddi Rabi ha u hiiliyo falastiin iyo inta dhibka heysto
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 күн бұрын
Kooxaha ciraq mawqifkoda waxabedelay cabsida iiran aykaqabto maraykanka inubur buriyo iyado ayqayb kahayd carada usa kukicinta iran aykukicisay coxaha ciraq ocarqalad kuhayey jogitankisa ciraq oumuhim uarkayay iyo usa omalmahan usoguraysay dhanka syriya alxasil shiicanimadu wabadil mawqifkoduna ugudanbayn wanocan waybaqen guritan kadib waxakudhicikara
@calishaakir1
@calishaakir1 6 күн бұрын
BEENTII CARABTA IYO ERDOGAAN MAAD NAGA DHAAFTAAN???
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 күн бұрын
Midwa inanfahana 2da xisbi edalka maraykan waxajira kox 2daba katirsan iskuhayba iskuna aragtiya halka dadka kale amerikanku mabadi kukala duwanyihin koxdan wayisqariyan danohoday kaladhexbaxan si xisbigi yimadaba danohodu usisocdan waxna iskabedelin sida israil iyo aragtiyohoda kale calamka koxdan Ukraine odad 4milyanihi ujogan kanamida 40ka milyan edalkas mudowaxay uxarbiyayen inay hogankisa lawaregan dalkas rushna kafur furan gacantisa salaniski waiyaga dhagartoda waxayraben inay nato dagalka galiyan 2dhinacna ugafaidan oah wershadahoda hubka kasameyan dhaqale iyo barixida Ukraine xoga wakabashishatay sababta in nato diday dagal tosa hada wahubal inay turam dadal ugujiran aykudhamaystiran tas ilen xaga jamhurigana wajogane iyo sabab ukenan iskudhac butin iyo turam wakox shayadhina yuhudu rabta inay dunida rogan
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 6 күн бұрын
Warsan
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 6 күн бұрын
Seefta Carabta ay gasha kala baxeen hada maxay goysaa, af maleedahay, maxaa reer falastiin wax ay u caawin waayeen, waxay ila tahay (socon weynay ee aan orodno)
@ArrowJubase
@ArrowJubase 6 күн бұрын
So long Saudi and Qatar are members ARAB LEAGUE can do nothing
@warisroobo1759
@warisroobo1759 6 күн бұрын
Bini,aademku ,markuu khaaligii abuurey isku taago,Rabbi ayaa ku salida junuudiisa cir iyo dhul.Rabbiyoow kusoo dhawee jaxiima iyo jahanamo.
@calishaakir1
@calishaakir1 6 күн бұрын
MEEYE KUWII MUSLIMKA WELIBA SUNIGA SHEEGAN JIRAY??? MUSLIM MALAYSIYA QUDHA AYAA KU JIRTA. MAY KU BIIRAAN WADAMADAAS??? MEEYEY ERDOGAANKII IS WAALAYEY EE BEENTA BADNAA??? MEEYEY WAHAABIYADII SUCUUDIGA IMARAADKA URDUN MASAR BAXRAYN IYO KUWII KALE EE URURKA CARABTA????
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 6 күн бұрын
Dey Dalabka Aeoowe
QORSHAHA FARANSIISKU KA WADO GEESKA AFRIKA & SAAMEYNTA SOOMAALIDA?
26:18
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,2 МЛН
The End of Justin Trudeau’s Canada
29:39
New York Times Podcasts
Рет қаралды 127 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 475 М.
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.