Caawa 19/06/2024 haben arbaca ah waxan kugu xujeynayaa walashay ama wlakay hadiiba aad akhrisato fariintaydan inad alle iiweydiso inuuu qoftii aan jeclaa uu qalpigeda jacayl buuxa iiiigu rido oo noqdo mid nabsigiisa sida ugu dhow u hela waa xujo 😢😢
@NajiipMaxamed-qe2du6 ай бұрын
Maanta taariikhdu tahay 23/4/2024 Nacab jaceyl ayaa anigaba xasuus gaara igu reebay markaan ka bogsado ayaan xasuustaan soo raadin donaaa insha allah succsess full I.a
@Ainy-h4n2 ай бұрын
Imika maad bogaty Wll😂Hadey iwadaa anigane
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_2 жыл бұрын
Wa nacab jacayl Kama nuuxsade Igu Nudur fogaa ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ Wuu igu nastoo Nabaro igu yaal Ku noqonaya Intu igu nagyoo Sidii naas wax dhalay Ii nuugaya ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ Nacab aan naxayn Naafee kalgacal Nafta siduu ka dhigay ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ Goormu nabsigu Waa naawilee Soo noqonaya ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@dagal_media Жыл бұрын
Ax Wllhi waa Xanuun Jaceyl
@barkhadlemohamed66353 жыл бұрын
Waa nacas jacayl Naag aan ku rabin Naxariis aqoon Dadka kuugu neceb Marba kugu nabee Alla neefsanaa
@AbdirashidDCaabi4 жыл бұрын
2020/06/19/ Friday 3:32PM WAXAAN DAREEMAYAA NIYAD JAB AAD AH, Malin Uun Baan Halkan Ku soo Laaban doonaa si aan U arko Xasuustan
@saidyusuf40584 жыл бұрын
Waan wada dreemaynaa wllo ... intu igu nego sidii naas wax galay ii nuugayaa🤣
@afnaanturkesh33333 жыл бұрын
ma soo laabatay huno😢😢😢😭😭😭 15 September 2021 , Thursday, 5: 25 galabnimo, markad soo laabato hayno ahaato insha allah , gmail la iga la soo xidhidh..
@sheikhulbalad62363 жыл бұрын
Niyad jabkii kwaran sanad kadib
@AbdirashidDCaabi3 жыл бұрын
@@afnaanturkesh3333 manta ku soo laabtay💔, Mahadsanid walal but E-mail kala soo xidhidho kamaad tagin!! 🙏🙏
@AbdirashidDCaabi4 жыл бұрын
2020/06/19/ 3:32PM WAXAAN DAREEMAYAA NIYAD JAB AAD AH, Malin Uun Baan Halkan Ku soo Laaban doonaa si aan U arko Xasuustan
@AxmedCabdulaahi23-kh2kn Жыл бұрын
11 Sano kadib waxaan dhageysanayaa April 2023 aniga oo Wali goconaya jaceyl Hore Waxaan salaamaya ilmaha hada dhalan doona ee heestan dhageysan doona
@abdirzakkaahin49209 жыл бұрын
wooow xanfar yare halkaa ka miis adaaa jira qof dadkii hore lagu xasustee
@abdiabdilahi68487 жыл бұрын
Wow wow Daa'uud xanfar codkiisu waa cajiib qof qaraami sidan u qaadi karaa ma jiro hadii uu jirana way yar yihiin
@hibaaqwaxyarowacan80365 жыл бұрын
2019kii ba so dontay Anigu heesta
@AbdirashidDCaabi4 жыл бұрын
2020 Ana, Ma Ogi Inaad NOOSHAHAY
@hoodoismail23012 жыл бұрын
2020 13nov ayaa dhagstaya cawan waan ku soo noqday walin ima daayn xasuunkiisi wakhti danbaan arki qoraalkayga hadii noolaado 16december 2021 😔😔
HaSan OmAn Nimcaan hilaac dalmar yare daud Xanfar iyo Maxamed bk top singers after civil war
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
@@raqad4642 ustaad xanfar iyo ciyaal Autotune lagu riixayo isku meel ha keenin walaal
@abdiwahab774 жыл бұрын
03/27/2020 in USA
@jamadfahia48495 жыл бұрын
Masha Allah
@ameenmataan56424 жыл бұрын
Woww eesh calaaa
@xuseenibrahim217xuseen74 жыл бұрын
96 Ila 86 Away heesihii ah ee keydka Somaliyeed Mel ku sheega
@xamaasahmed8414 жыл бұрын
Sxb way yaalan iyago sidoodi ah
@AxmedKhadar-zo1kl28 күн бұрын
Sxb walk heestii walayab
@Dhulmar10 ай бұрын
7/12/23
@Am00ny0913 жыл бұрын
Biiif Ku le lkin no bad ani kaban leenba ku heystaa
@maandeeqmaandeeq71115 жыл бұрын
29.12.2018😢😢😢
@xusniayaanninhelaanasiible54827 жыл бұрын
hestan xaqiida ee kahadlee run ahaam ani
@korwaayeel42576 жыл бұрын
Axmed biif fanka tuugnimo ayuu ku joogay heesta diiwaan BK ayuu ka xaday waxaana usameeyey abwaan maxamed welcome oo wariye reer bari ah ahaa Nacab jacayl ayadana Xanfar baa leh waxaana u sameeyey abwaan Reer burco ah oo calas la yiraahdo
@caddeeyembaxnaan76004 жыл бұрын
Diiwaan axmed biif 10 sano kahor ayuu qaaday halka uu dhawaan bk ka qaaday ader bk ayaa copy ah
@ERNAJO Жыл бұрын
💯
@mumiinciige3 жыл бұрын
Waxasa heesa waa nacayb jacayle
@rahmarahma67315 жыл бұрын
👍👍👍
@saamimaxamedmaxamuud45604 жыл бұрын
Heestan laxankeeda waxa leh heestii khadra daahin ee ahayd sida laba isjecelo laydhsanaya fiidkii caadlagu lingaxayo cirkuna liidad leeyahay inta ila fahanty like ta iisaara 11/3/2020.7:00:40:pm
@shiineshiirye20806 жыл бұрын
Super best🌏
@LionKing-lx8yj8 жыл бұрын
woow
@xuseenibrahim217xuseen74 жыл бұрын
Somali waxan raba inaan ilawadaago sual
@mohalegend22163 жыл бұрын
sodaa wll
@mohammedali455512 жыл бұрын
Caadi mahan
@shineali712 жыл бұрын
xanfar cod waa haysaa lkn heestii aan kabanka ku dumayey ee xidda igu la noolow kama hayo sxb
@ayanabdi51788 жыл бұрын
shine ali
@ahmedollaaad26907 жыл бұрын
shine ali xidda tuuladeena 😍😍😍
@aminamohammed768511 жыл бұрын
lakiin Biif maxaa lagasiiyaa heesa anu lahay cajiib
@shukrunimohamed36917 жыл бұрын
Heesta xanfar baa leh
@kingcadnan82462 жыл бұрын
Heesaha waxa Ku horeye biif Daud xanfar iyo bk ninkaan ayey fanka uga daydaan
@samanosman90548 жыл бұрын
fifa xanfar
@shiineshiirye20806 жыл бұрын
Saman Osman
@ibrachoaden62112 жыл бұрын
B
@aweysyuusuf37694 жыл бұрын
d
@bongasasa38957 жыл бұрын
This tune makes me want to knob Amal qarxiso over and over again!