Mubaarak Octobar - Heesta - Dhool da'ay - Astaan Music 2021

  Рет қаралды 136,389

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Xusuustii Maxamed Suleymaan Tubeec

Пікірлер: 66
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 10 ай бұрын
Qofka magaca heesta qorey wuu khaldamay heestu waa Jaawo Geel ee maha Dhool da'ay. Waa heesta aan uugu jeclahay heesihii Maxamed Saleeman aun. Heesta waad ku dhaweeysay codkii Maxamed Saleeman balse slow rythme u qaad. From Djibouti ❤
@mowlidfaisal8260
@mowlidfaisal8260 3 жыл бұрын
Heesta dhool da.ay maaha waa Jaawa Geel inag sax astaan tv
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Sax
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
This kid is super talented 🙌
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Back again after his marriage.
@zaakkahin7370
@zaakkahin7370 Жыл бұрын
100%
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Waa farxiya fiska inaga haya Ninkani Kid maahe 😂😂
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 жыл бұрын
Laisma xasdee wiilkani waa mashalh codkiisu from galkacyo Somalia guul
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Astaan Music cinwaanka iska saxa heesku waa JAAWO GEEL maahan DHOOL DA'AY. Mubaarik caadi maahan waa nin legend ah , sidoo kale waxaan aad uga helay organka Maxamed Xaaji oo igala macalinsan heeskan ilaa xad Bulshaawi, mise anaa heeska aad u macaansaday
@logannnnnn930
@logannnnnn930 3 жыл бұрын
Heestu waa jaawo geel maaha dhool da'y
@omashinho9194
@omashinho9194 3 жыл бұрын
Iminka islaaha armaad uqorta, mahadsanid waaba hadey kabadalayaan
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 3 жыл бұрын
waa habeen igu qaaliya marka aan daawanayaa Heestan iyo yarkaan codka dahabigaA leh Masha allah ✌✌👈
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
Maansha-allah Kalooni ayaa lagu heesayaa Rag badan.oo qaaday ayuu kaga fcn yahay Fankuna waa hibo Heesana wuu soo.mirtaa Bal.soo.qaad Heelooyinka Sida HIBOOY ANBA WAAN.KU HEYBINAAYAY special Tan.Tubeec uu qaado inkastuu dhowr Siyaabood uu u qaaday
@awesamin1930
@awesamin1930 3 жыл бұрын
He is a great singer !!
@maaful
@maaful 2 жыл бұрын
Mubaarak heestii adeerkiis Maxamed S Tubeec si fiican buu u qaaday.
@WarariyoWarbixinno
@WarariyoWarbixinno 6 ай бұрын
Heestu dhool da'ay maaha, waa sida jaawa geel. Heesta dhool da'ay waa sidan: Dhool da'ay la moodyeey, Waan kugu dhadhabayaa, Dharaarteynu kullanaa, Dhulku ila wareegoo, Dhaqaaq joogsigaygaa, Dhallaanku ila yaabay
@darwiishomar7394
@darwiishomar7394 3 жыл бұрын
Heesta magaceedu waa sida jaawo geel dhool da'ay maaha
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Hadhoow bay oran layma heesin oo laylama hadlin doob hurday helay. Sida Jaawe geel hees macaan oo uu lahaa legend AUN Mohamed Saleebaan Tubeec. Mubaarak halkeedii buu dhigay xaqiiqdii. Calayk alfanaan.
@muraadstudio1558
@muraadstudio1558 3 жыл бұрын
Waar heesta magaceeda inaga saxa waa jaawo geel
@mussaahmed5548
@mussaahmed5548 3 жыл бұрын
Waaaw waxan yar heesta xilbuu Iska saray waa hees weeyn
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 3 жыл бұрын
War wuxu cod macaanaa maansha allaahe
@MohamedOsman-dp2ct
@MohamedOsman-dp2ct 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Aamiin maxamed saleebaan tubeec halkadu dhigay ninkan yare wlhi👌hore usoco Fankii hore so noole wll 🙏🏻 Ninkaso kale ya fanaan dee wlhi
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 2 жыл бұрын
Laysma Xaqiree Barteedee Buu Dhigay Axyaaa Sowd 👋👍
@farxaancabdi592
@farxaancabdi592 2 жыл бұрын
Mubarag yare #rageedii hore uzoco inzha allaah fankoo zo.aliyed waad zoon nooleyzay wlhi thankz bro
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 10 ай бұрын
❤❤❤sweet voice MaanshaAllah
@husseinwarsame9644
@husseinwarsame9644 9 ай бұрын
Mubarak faanan cod wacan keep going bro.
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Sida jaawo geelo hees AAD u midho iyo music mcn waa erayadii weriyihii radio muqdisho EE kasoo dayn jiray AFKA canfarta abwaan weriye Yusuf aw jaamac dakhare alle ha u NAXARiisto aamiin aamiin waxuu adeer kii laxmiya ahaa musishan EX DANAN HARGAYSA AGAASIME HADA RADIO HARGAYSA CABDI MUXAMMED JAAMAC ( CABDI YARE ) ILAAHAY CAAFIMAAD TAAAMA HA SIIYEE AAMIIN AAMIIN YAA ALLAH.
@saynab2031
@saynab2031 3 жыл бұрын
His smile is wow masha allah
@wadanigadhabtaa4480
@wadanigadhabtaa4480 3 жыл бұрын
halkeeda ayuu dhigay heesta keep going bro
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 2 жыл бұрын
Wiil baanaan dagay wLee barteedii buu dhigay 👌💖
@zakariyeqaasimjuusto6039
@zakariyeqaasimjuusto6039 3 жыл бұрын
M.S.T King of Voice is Istill alive🙈
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Very talented guy. Waad keentay 100%
@huseinkhadar8496
@huseinkhadar8496 3 жыл бұрын
Woooow wxa uu noleyey fanki hore ma wxd iso jirin markn iilka jiifsado
@Danx329
@Danx329 3 жыл бұрын
Xusuustii Tubeec, yarkaan waa uu soo dhaweeyay ( sida jaawa geel) cajiib!!
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
Magaca heesta iska Saxa Waaa sida jaawo geel Xasuustii Aun Maxamed S Tubeec Si macaan buu qaaday Cod kiisa Waan ku haystaa Mubarik Agtoobar
@banjiidhproductionchannel
@banjiidhproductionchannel 2 жыл бұрын
Heestan waxaa la yidhaahdaa jaawo geeel maaha dhool da,ay
@maxamedmaxamud3626
@maxamedmaxamud3626 3 жыл бұрын
Heesta waxa la dhahaa jaawe geel maaha dhool da ay
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Dhoolda'ay la moodyeey. Waan kugu dhadhabayaa .. Heestaan jaawogeel weeye .ee ciyaarta naga daaya...kk
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 3 жыл бұрын
Sida jaawa geel ayaa la dhahaa heystaan maxamed saleemaan tubeec ayaana qaada waana heesta an ugu jeclahey heesaha somaliyeed wiilkaan yarna wuu kufsada wlhi wuna ku ceebooba in lafoofe ama xanfar yare mid loo midkood ku badashaan wilkaan ayaa fiicneyd ragaas ayaa barteeda dhigi lahaaye
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Labadaba isagaa kaga soo baxaya 100% ee wax baanad qiimayn garanayn tubeec buuba dhibco dhaafiyaye
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 3 жыл бұрын
Qalabka Musiga intaan ku Daaya Plz Fanaankaan Aad buu u Cod Macaanyahay Balse Heesaha Sida Togan u qaadi Karo Ha qaado heesaha Uh ku fashilmayo ha iska ilaaliyo
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Heesba kuma fashilmo kanyari bro
@100somalilanderburco9
@100somalilanderburco9 3 жыл бұрын
💗qaraami💗
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Cod halaasii... Jeel iyo Haraad qaba aheyd
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Astan tv sixida heestan waxa layidha sida jawa geela??????????????????
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 2 жыл бұрын
Jaawo geel
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 3 жыл бұрын
Wiilkaan daaud xanfar maxeey isku yihiin way isku egyihiinee
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Adeer buu uyahay wll
@Shantai_34
@Shantai_34 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 ma hubtaa walal? markas waxan nahay ilma adeer, Cumar Maxamed Gorgaarte (Madhibaan) Hawiye irir samale hiil abroone ❤️
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@Shantai_34 oo adigu ma gabooyaad tahay wll ? Hadaad tahay markaa maxaad hawiye uleedahay madhibaan waa gabooye hawiyana waa hawiyee
@Shantai_34
@Shantai_34 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 Walal reeraha kala baro, Gabooye waa urur ama dallad ay ku midoobeen reero kala abtirsi ah ee ma ahan oday ama qabiil lagu abtirsado kaliya waa dallad. Waxa ku jira 5 reer oo aan shaqa isku laheyn xagga dhalashada oo kala ah: Muuse Dhariyo, Madhibaan, Yaxar, Yibir iyo Tumaalo. Xilligaan aan taagannahay-na way burburtay dalladaas oo ma shaqeyso. Annaga madhibaan ah-na reerahas kale waa walalahen oo somalida kale ayey nola simanyihin, balse annaga abtiriskenu waxan nahay Maxamed Gorgaarte Hawiye naanesystiisuna ay tahay Madhibe ama Madhibaan.
@majorsalah7647
@majorsalah7647 3 жыл бұрын
Correction Great voice laakiin iska soo sax Erayada Heesta please:))))) Jeel iyo Harrad Qabin weeyaan
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 2 жыл бұрын
luuqda iska leh mudane
@abdirizaksalah9386
@abdirizaksalah9386 2 жыл бұрын
It is normal waa yar carab la'yahay yarku sidaas buu u khaldayaa.
@darwiishomar7394
@darwiishomar7394 3 жыл бұрын
Axsan cod
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Dadka miyaynan afsomaliga isku si u Qoon war jaho mahee waa JAAH yacni Waji dhor gooroo horane wan arkay ee jahada leydhigo uunbay hayaa waana ee JAAHA LEYDHIGO
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Ma waxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada laydhigo jaah xataa naaxiyad ahaan kuso bximayso walal waa jihada laydhigo qofku markuu dhinto oo jihada ujeediya lama dhoho qof dhinty ama sakarad ah sidee jaah ama waji loogu dhigayaa
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Hhh wllo adigu hada ha qaldamin jaho waa meel ama afarta qiyaas dhuleed marka midka mida la tilmaamayo ayaa jaho loogu yeedhaa sida bari konfur waqooyi iyo qoraxsin Marka mawaxad ileedahay abwaNku wuxuu leeyahay markii aan iilka jiifsaday bari ama fonfur ama qoraxsin ama waqooyi lYaa lay dhigay??? Kudarsoo qofka markuu dhinto dhabanka ayaa loo dhigaa dhabanka iyo jaahuna waxba isuma jiraan oo waa inn isku xisaabsan dhan walbaba
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
@@olaadjokarr7408 qof dhimanaya oo jihada udhiga ama ujoodiya la leeyahy miyadan arag mise wali maadan gaadhin dadaas teeda kale jiho waxaa loo adeegsadaa qiblada
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
@@quensamra7989 qof dhimanaya maahee waba dhintay sowka leh. Markan iilka jiifsado tankale jaho iyo qiblo isku mid maaha jaho waa magaca 4ta qiyaas duleed ey wadaagan halaka qiblo loogu yedho marba halka uu xaramku kaa xidto o kaliya marka walal adaanba waxba kala fahan saneyne maxad wax ii jilcisaa
@abdifariid1289
@abdifariid1289 3 жыл бұрын
@@olaadjokarr7408 markaan iilka jiibsado ee jihada lay dhigo macanaha qofka dhinta waxaa wajigiisa loo jeediyaa qiblada markaa markaan dhinto ee qiblada la ii jeediyo macnuhu Adeer waa sidaasi
@ubahnoor4952
@ubahnoor4952 2 жыл бұрын
Pp
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
Mubaarak Octoobar Heesta Amaana alla - Astaan Music 2021
4:40
Astaan Music
Рет қаралды 260 М.
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 36 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Mubaarak October  Nasteexo - Astaan Music 2021
7:53
Astaan Music
Рет қаралды 220 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 56 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 24 М.
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН