I love it mucaarado ha kaco in dadkii dhulka lahaa la cayriyo , dad kale oo aan la aqoonin meel ay ka soo jeedaaan oo oromo ah wadanka loo dhiibo waa khalad weyn ee ina cagjar ha la iska tuuro mid aan u dhalana yaan la keenin mar danbe ogaden region dadkiisii ayaa dhibaataysan oo u baahan shaaqooyinka ee sidee shisheeeye loo siinayaa oo barlamaanka iyo xubahana loogu gurayaa dad aan wadanka lahayn ama deganaynba? Ama Oromo ka yimid ama soomaliya ka yimid?
@ahamedinbadul69064 жыл бұрын
Aad baan waxkaaga faa,iidey jaamac waxbadan iga maldahan baan ogaadey
@abdiasisyusuff7874 жыл бұрын
Kacdoonka badbado waxma tarayaan
@ruqiyaali38564 жыл бұрын
Abdimaxamuud inkastoo dhib laga sheeganayo hadana abdi ileey wax dhaama ma arkin berigaas ila rooneyed mustafe macalin dugsi. U egyahay. Meelahaas ha aado unite natian kuwaas la jaan qaadi karaa
@caydaruusshekhahmed6864 жыл бұрын
الرئيس مصطفى ضعيف
@maanshaallah87524 жыл бұрын
Dulmi diid looma baahna waayo waa nimanka dagaalki tuli guuleed bay ka qaybqaadan waayen
@musegelle61564 жыл бұрын
Idin kaaba mucaarada sstv hadaad tihiin wax ba se qqdimeysaan kuli giin isu imaada hala ar ko waxaad tar taan
@abdiasisyusuff7874 жыл бұрын
Hoganka u go ay haday jugta culus kaso horjeedsaden