"Mucaaridka Iyo Muxaafidkuba Waxay Doonayaan Khilaaf Doorashadda Dib Loogu Dhigo" Cabdiqaadir Cali

  Рет қаралды 5,594

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 13
@Xasmas
@Xasmas 2 күн бұрын
رجل معقول ومتزن بارك الله فيك
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 күн бұрын
GUUL DAWLADA SOMALILAND.
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 күн бұрын
Home cable tv ninka ee seattle ku noolaan ee gabadha bahgobo ilaahay ka daadiyay ee imika ninka majeerteen qabo sakhraan khamriga iibin jiray
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Күн бұрын
NIN BAA HADA KAHOR SHEEKO II SHEEGEY WUXUU IGU YIRI DADKA KO NOOL XIDIHA SARE KU SOO DEGEY SUUD AFRIKA WERIYAASHA AYAA WAREESTEY DADKAASI ANIGANA WAXAAN IRI DADKAASI MEXERY KU HADLAYEEYN ILEEN SUUD AFRIKA INGILISH BAA LOOGA HADLAA WUXUU IGU YIRI AF INGIRIIS BAA LAGU WAREEYSTEY ANIGUNA WAXAAN IRI XIDAHA SARE DADKA KU NOOL MA AF INGIRIIS BEEY KU HADLAAN? MARKAASAA NINKII WUXUU YIRI ANIGA MARKII HORE WAAN RUMEEYSTEY LAAKIIN MARKAAD IGU TIRI MA INGIRIIS BAA LOOGA HADLAA XIDIGAHA SARE DADKA KU NOOL SHIIKHOOW SOOMAALI BAAN KA BAA BI INAYA QABYAALADA WAA WAXAAN MACQUUL AHEEYN QABYAALADII HEEYRKEEY JOOGTEY MARKII HORE HADA BEEY KA DARTEY OOBA WEEY KAR KAREEYSAA SUUQA BAKAARAHA BAA QAAR TUUGI AH GABAR KU QABSADEEN WEEY QEEYLISEY KU QEEYLISEY YAA MUSLIM A HOOW YAA MUSLIM AHOOW JUUQ WAA LOO ORAN WAAYE MARKII DANBE WEXEEY KU QEEYLISEY YAA QABIIL HEBEL AHOOW MARKAASA AFRTA DHINAC LOOGU SOO GURMADEY SHIIKHOOW MADAXWEEYNE WAAD ISU SHARXI KARTAA LAAKIIN KA DAA QABIILKA BAAN BAA BI IN DOONAA
@turkiosman9684
@turkiosman9684 2 күн бұрын
Eedda waxa iska leh Biixi, looma sinna
@user-of8ty4cu9v
@user-of8ty4cu9v 2 күн бұрын
Waar madaa dad caayi kara
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 күн бұрын
Home cable tv khalkhal ayuu dalka ka wadaa
@farxaanmaxamed4978
@farxaanmaxamed4978 2 күн бұрын
Afka iyo uurkaagu isma laha waayo maanta hadashay laakiin markaa wax waliba qaloocanayeen waad joogtay kamaad hadal e ma maantàd soo toostay hadlkaaguna wuxuu u eegayahay taageere dhinac ah adiga waxaan kugula talinayaa ma tihid dhex e kkkkk carab dalab leh iyo adin dalab leh la kala garan og ma xil baad doonaysaa
@user-of8ty4cu9v
@user-of8ty4cu9v 2 күн бұрын
Waar waa tuug ....ha wareysan noocanoo kale......been buu ku dhaartaa oo uu aqalkii aderkey uu yidhi anigaa dhisaey......tuug weetaan
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 күн бұрын
Hadii dad damiir leh, somalinimo ku jirto joogaan HARGEYSA.... waxaan odhan lahaa DOORTA ❤CIRO
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 күн бұрын
64 SANO kadib reer Lasannod waxey hiigsanayaan horumar midnimo somalinimo...... Halka reer HARGEYSA doonayaan gumeystihii ay ka xoroobeen xiligas mid madow oo ka liita 🇪🇹
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 109 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 20 МЛН
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,5 М.
DegDeg Maxa Aadan Ogeyn Oo Kusoo Kordhay Heshiishka MoU Warweyn
9:29
JABUUTI OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL SOMALILAND KU QAADAYSO
14:17
waridaad TV
Рет қаралды 13 М.
GABAR ASAL AHAAN FALASTIIN KASOO JEEDA OO TAARIIKHCUSUB DHIGTAY
16:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.