muhiimada ay u leedahay somaliland magaalada qadiimka ah ee saylac iyo taariikhda magaalada saylac

  Рет қаралды 9,293

AK Vlogs

AK Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@saf1090
@saf1090 Жыл бұрын
Brilliant young man. Thank you, sir.
@liban4217
@liban4217 Жыл бұрын
Ma Sha Allah
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Waa runtii muwaadin caqli fiican
@MahdiHagi
@MahdiHagi Жыл бұрын
Mashaallah well done ❤ Seylac waa in loo kacaaa... 1 Dib u dhis skuulda 2 Malcaamadaha 3 majidada.... We need fundraising for this masjid... 3
@khadarahmed1795
@khadarahmed1795 Жыл бұрын
Hore usoco wllo dalkena hoyo
@mawsim5444
@mawsim5444 Жыл бұрын
Mar walba muqalada waan ka socdaa sxb guulayso daddaalka si laba jibaar sxb
@user-ShareYoutube
@user-ShareYoutube Жыл бұрын
Mansha allah magaalo taariiqi ah
@legendabdirahman3741
@legendabdirahman3741 Жыл бұрын
Mansha all si wacan baan ula socona dalxiskaga
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Zeilac waxay qarniyo badan ahaanjirtey dekeda ugu ahmiyada weyn Geeska Afrika. Waxay ahayd magaalo weyn oo guryo iyo daaro dhadheer oo ganacsi leh. Waxay ahayd magaalo isku xidha Geeska Afrika iyo wadamada Carabta. Waxay ahayd magaalo Carabta, Afrika iyo Asia laga yaqaano. Waxa deganaa Somaali, Carab, Cafar, Kenyaan, Yuhuud iyo Hindi. Dad aad u hodan ah ayaa magaalada deganaa. Zeilac waxay burburtay 1870 markii Fransiis Jabuuti qabsaday ee dhisay ee magaalo ka dhigay. Dadkii deganaa ayaa Jabuuti u guurey: qaar u shaqo doontay iyo qaar ganacsi ka furtay. Magaalo sidaa ayay ku burburtaa, marka ganacsigu ka guuro ee meel kale u guuro.
@SomaliSpeakers
@SomaliSpeakers Жыл бұрын
Great video broski 👏🏿
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 Maash Allah. beautiful ❤️❤️
@warkacalidhagadalool
@warkacalidhagadalool Жыл бұрын
Horey usoco sxb
@MunaAdanjama
@MunaAdanjama Жыл бұрын
Mashallah wadankeenu waa hantideena dad u ooyaya in xabashi lasiiyo ayaan arka tolow ma iyagaa xabashiya waxani bahi kabadane
@aminaomar5550
@aminaomar5550 Жыл бұрын
Waxad ilowday inaad magaalada Kor nooga Soo duubtid Muuqaal guud
@saf1090
@saf1090 Жыл бұрын
Waa shrimp baan umalaynayaa qooqantu.
@ahzaaball2052
@ahzaaball2052 Жыл бұрын
Somalia oo dhani malaha, taariikhda ay Saylac leedahay
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp Жыл бұрын
Ha wlhi
@Mudane.
@Mudane. Жыл бұрын
Mahadsanidiin wlaalayaal waxaa Tihiin rag Dhulka nakala baraya 🤗abaal baa nii haynaa
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp Жыл бұрын
War dadhow seylac disaa plz😢
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
yaan la dumin meelaha qadiimiga ah waa taariikhe
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Nin dalkaaga damaaciyey sedaad udhihikartaa iimaalgali
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp Жыл бұрын
Illhow magaladan adhaa umaqan somali dad maahan😢😢
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Aduunka Anoo Nin dhulbahante ah Waxaan ugu nebcahay Magaca Somaliland waayo dadkaygii baa LAGU xasuuqay
@jejesdfsd
@jejesdfsd Жыл бұрын
xasuuq uun baad maqashay xasuuq waa kii beri na helay kani dagaal buu ahaa rag qorya sira ayaa is dilaayay
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Masaajidkan design kisii Turkish way hayaan ee maxaa loo dhisi waayay tolow cajiib bal adba!!!
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Soomalida dalka ku nool horta caqli xumaa...sidee udhihi kartaa Ethiopia bada weynoo maalgalin oo aynu ka kireeyno. Caqliyadaas mxaa la dhihi karaa hada. War dakada garacad bo dadka shacabka ayaa dhisteen zeylacna uma baahno Ethiopia iyo qashinkooda shacabka haloo soo bandhigo ayaga ayaa maal gashanayaan oona dhisan doono.
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Ethopia wuu cada yahay warkeedu xoog ayaan ky qabsanaayaa ayey tiri
@buullebarre
@buullebarre Жыл бұрын
madama ay nabad tahay deegaankani waxeey aheed in laga hirgaliyo resorts loosoo dalxiis tago ,caalamkoo dhan ayaa iman lahaa ,dakhli badan ayaana dadka degaanka iyo somalilland guud ahaanba kasoo gali lahaa
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q Жыл бұрын
Ma lali aya ku garaan kokob😅 Yaladiif 😂
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WIIL AFAR XININYOD AH WEYE WALE WIILKAN WUXU YIDHI NIN XOLAHAGA RABA AMAANO IGU HAY MA DHIHI KARTA??? WA SUU,AAL DA,WAYN SIYAASIYINRA HIFGALADA AH EE IMANKA LA,AA JAWAB UMA HAYAN!!! HORGALKA UGU WAYN EE WALIBA DOQONIMO KU DARSADAY WAA KA FOISHA XUUN EE CALOSHA IYO QANJAHA WAYN EE INA ABIB LAGU SHEEGO. HORGAL ETHOPIA BADDENA SINAYA WA IN DHAGAX LAGU DIILA ISGA MARKA HORE😏😏😏😏
@AhmedOmar-t5t
@AhmedOmar-t5t Жыл бұрын
Labo xiniinyood ayay ahaayene ma Labo kale ayaad ugu dartay 😂😂😂😂😂
@Eigal2
@Eigal2 10 ай бұрын
Tell the guy who complains about not being able to sell his fish to think twice. The solution to his problem is to have an open market with the big neighboring country, Ethiopia. There are many more of them and they eat fish. see possibilities instead of what you think is a problem. Doing business with neighboring countries is what makes all the difference in the world.
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 Жыл бұрын
Horta maxa inaga qaldan wali waxaynu sixi laanaha qaladka ku jira jihadstrijders aynu u tukanayaaye. waxa aynu waajihnaa markaynu tukaneyno waqooyi toosa oo ku jihaysan yeman/ sanca, Jihaduna waxay inaga xigta waqooyi Galbeed. xataa jabouti ayey ka xigta waqooyi Galbeed. Jabouti masaajid kaliya ayaa qiblada u jeeda. Misjidul qiblatayn, wax yar ayaa loo baahnaa in qablada markii makah loo soo jeediyey in iyadana wax yar waqooyi laga marayo. lkn, imika midina galbeed ayey u jeedaa midina waqooyi oo waa laba jiho oo kala fugfug. Wa bilaahi tawfiid.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Mahadsanidiin wlaalayaal waxaa Tihiin rag Dhulka nakala baraya 🤗abaal baa nii haynaa
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
NEW VISITOR AT THE FARM | HARGEISA SOMALILAND 2025
27:42
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 9 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 293 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 68 М.
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН