Muhiimadeyda waa inaa Difaacaa Sayid Cali ilaa uu xoriyadiisa Helo" Abuukaate Xalane

  Рет қаралды 21,417

Daauus Media

Daauus Media

Ай бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 78
@amaaweys1554
@amaaweys1554 28 күн бұрын
nin xaaskiisa xalaasha iyo ubadkiisa gubay hadaa difaaceysid aakhiro waraa jiro
@Al.jabarti
@Al.jabarti 28 күн бұрын
( هَا أَنتُمْ هَٰؤُلَاءِ جَادَلْتُمْ عَنْهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا فَمَن يُجَادِلُ اللَّهَ عَنْهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَم مَّن يَكُونُ عَلَيْهِمْ وَكِيلًا ) النساء (109) Abo katow ilaahay kabaq nagtada waxd lajacayshay dadka la jaclow maantay ma jaclaten in dhiigaga lugudud siiyo ( وَلَا تُجَادِلْ عَنِ الَّذِينَ يَخْتَانُونَ أَنفُسَهُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ لَا يُحِبُّ مَن كَانَ خَوَّانًا أَثِيمًا ) النساء (107
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 күн бұрын
Qofkaste oo raba xaqdaro odagaan loyerka ah ha utagaan laakiin adeer aakhiro xagee aadi doontaa wallaahi waayaab war duqu xagee u socdaa
@cumarcali5750
@cumarcali5750 28 күн бұрын
♦ ﴿ وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ ﴾ [إبراهيم: 42].
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 күн бұрын
Waxaan layaabanahay sayid Ali cadaalada uu leeyahay asagaa wax gubay oo wax dilay hadana waxaa looraadi naayaa xadaalad Calaadalad waxaa ubaahanay Luul iyo reerkeeda bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 26 күн бұрын
Waryaa Allah yaqaan Walaal duni loo raadinaaayo Caddaalad (daalim) Madluum kii dhintayna (daalinimo) Innaa lillaah wa,innaa ileyhi raajicuun 😱😱😭😭😭😭😭😭
@iqbal98
@iqbal98 28 күн бұрын
Walaalo qareen aawday aqiradaadi miyaadan dhiman doonin waxba mahan lacag alle kabaq
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 28 күн бұрын
Said Cali addun iyo aaqiraba jirkiisa dabka wuu dhadhamin waayo ruux nool ayuu addunka ku cadaabay ayadoo uur leh oo agoonleey ah
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 28 күн бұрын
Magu in wilka ee waxa oow gubaay guuri ee waxa benloow aah qarenka gabaadha oo waxa oow arkin dhifacaaysay abukagoobonim guul gooate xalaane guul iyo
@user-dr6ck7zc8r
@user-dr6ck7zc8r 28 күн бұрын
cadenta waa muhim ❤❤❤❤❤
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
Sumcadada haa dilin africa acdeyn uga filan dadka umaa aqli badnid umana aqoon badnid
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 28 күн бұрын
Abukaato ma tihid xalanoow wax uraaya oo quran ah baa tahay afkaagana waxa ka baxaayey wa fiican maaheen liul ayadaa is gubtay naa tiri maxaa kugu kalifay inaad saa u hadasho soo hadal urbadan oo laqaadan karin soo maaha
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 28 күн бұрын
Abukaatow Qa’in baa tahay laakiin allah ayaad jawaabtada ka sugeysaa insha allah
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 28 күн бұрын
Abukatada wilka guul iyo goobo nimo abkaate xalaane
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 28 күн бұрын
Abukaate xalaane guul iyo goobo nimo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 күн бұрын
Mr Xalane adeer armaa adiga laftigaaga waxaas oo kale kugu dhacaan
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 28 күн бұрын
Wxaa kadarana kudacayo ufirso lee wllshy 😢😢😢
@ilyaas2000
@ilyaas2000 28 күн бұрын
Abukaati xalane dadka aqqonta wanaagsan laheen waxey moodaan inuu si8d cali saacidayo laakin arinkubsidaa maaha mr xalane wuxuu u ordayaa lacagta uu ka helayo ehelada siid cali waa ogyahay inuusan ku guuleysanlaheen waa dhuuni raac walaahu mustacaan
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 28 күн бұрын
Allahu akabar allahu akabar xaaqii waa ladina yahay ee in dhibka ugu badan aduunka geesatay see u difaci xaaq daro maa ku difaci
@safiyadayib4633
@safiyadayib4633 28 күн бұрын
Qareena ma tihid tuug munaafaq ah ayaa tahay hadaad dameer leedahay kiis la difaacaba ma aha dayuus yahaw.
@khalif_47
@khalif_47 28 күн бұрын
Walahi sualihii an anigu weydiin lahaa bad weydiisey wariyahaa aad buu umahadsanyahay
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
Aqliiga haa shaqeyo jirka ibniadamka wa 3 lakab 1 daqiqo godahed kumaa guban karto qolke gashay asagaba wo galay sabaab u gowan wayaay ninka
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 28 күн бұрын
Burcad garyaqaan aan ku garrameeynin , garyaqaanka westerns ka ,ama diinta islaamk soomaliyed ama dhaqan somali raganimo,!!!!!!! War naga xishoo oo noo daa sharcigeena burcad garsoorkeena😮😢
@qadardheere9411
@qadardheere9411 28 күн бұрын
Sualaha Akhira side ugu jawabi doonta malintas oo carabkaga laxiri doona
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 28 күн бұрын
Dankale iyo lacag aan qaatay igama aha dhakhtar hospitalkisa logu kenay iyado dhawac ahna wabadbadinwayay oo isaga hloo qabsado dhimashadeda runti waxan ku oranlahaa aderow dhigmuslin ciyar mahan ee haddad runshegayso xogta wilka wad haysa ee kitaab kudhaaro inuusan gubin halkaasna hawshu hakudhammato.
@abdiosman335
@abdiosman335 28 күн бұрын
Waa akhiro moog cafasb moog aan waxba aqoon doqon berlow ah
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
Ayadaha quran ma Benin kaarta subxana allaah
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 28 күн бұрын
Asc Habar Gidireey alla ka Cabsigeeda ma sanaa aaqiro walee wax baa idin sugaa Dad Nool ayaad gubteen hadana lama dili karo Gacan ku dhiigle intee laga qoraa Cabasho maanta wax kaa raacimee ee quusta alla u Dhawaada haku aaqiro seegina filin kaan waa dhamaadaye.
@aw.aw1228
@aw.aw1228 28 күн бұрын
Kuwani waxay difaacaan danbiilayaasha Aakhiro waxay adduunyo yar Waa kuwa la sheegay suurat al nisaa 106-109
@khadijamohamed9201
@khadijamohamed9201 28 күн бұрын
waan yaabanahay nin wayne oo muslim ah loyer ah sharci yaqaan ah mid diin iyo midkale. sow u hadlaa ma aqliyeesna malaa lagu xakumay waa been malo laguma xakumin wax cad oo asagu qirtay aa tiihore lagu xukumay. wali beentii uu wadaa. illahay ka baq
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
Shacabka dad ka aqoon badan ku jiroo hadad tahay sharci yaqan wakase bad baadi illaah xaqa so sarayo
@farhiaabdalle4493
@farhiaabdalle4493 28 күн бұрын
Waa ilah mahadii hadi lagu fadhisin kursiga garsoorka ee ku egtahay qaren
@user-vx7qp3mi9x
@user-vx7qp3mi9x 10 күн бұрын
Aakhiro uturo
@Mudaneey
@Mudaneey 28 күн бұрын
Cali xalane waxaan difaacooyo been in ay tahay waa arkaa dheh laakin Lacagi waa qaadasho kkkkkkkk
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 28 күн бұрын
Abuukaate markaa ma waxad leedahay albaabka kumuu xiren siday sheegeen caruurta saqiirtkaa iyo baxsadka uu baxsaday?
@unitedtube1595
@unitedtube1595 28 күн бұрын
What are you gonna do the day of the judgment?
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 28 күн бұрын
Waxaad ii weydiisaaa- Haddi soo qaato basiin iyo dab(ALLAH MA QADO) oo aan meel gubo, haddii ay dad soo galaan ayna ku dhintaan, aniga miyaa dilay dadkaas mise iyaga ayaa is dilay?
@AliSamatar-ht9sm
@AliSamatar-ht9sm 28 күн бұрын
Wajigiisu,,waa. Gubtay. Suu,,belo,,u ,difaacayey
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 28 күн бұрын
Maalin maalin kamid ah ayey ku qabsaneysaa adigoo aan laheyn wax awood ah ama caawimaad?
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 28 күн бұрын
Wuu shaqo XuN Yahey wuxu isleeyahey CaaN ku Noqo waa Hadalkiisee Macaamiil Badana KiiskaN ka Dib inu ku Hello, pllse wuxu ilowsaN Yahey inu Aakhiradiisa iyo Godkiisa iibsanaayo. Pllse Anigu waxaaaN ku OdhaN lha hadiiba Aad shaqadaas ku shaqesabeyso waxa if iyo Aakhiraba ku fiicaN ind Masaakiinta iyo Dulmanaha ugu Doodo kuna Difaacdo
@abdiosman335
@abdiosman335 28 күн бұрын
Guriga yaa gubay waayo u caratey
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 28 күн бұрын
Waxaan ku noolahay wadamada sharciga iyo ka dambeynta ka jirta Dunida.weligeey ma Arag lawyer noocaan Ah. Asaga ayaaba marka hore Training u Baahan.
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
Odayga xisaabta iyo tarikhda ka qaldan mabaa yaqano
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 28 күн бұрын
Abukataaha gabadha difacayo ale haaka baqo uu sh
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i 28 күн бұрын
Ar odayagaan indha. Adagaa mam xasuusan. Geeridii ee aakhiro
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 28 күн бұрын
Maxaad lookeenaayaa ninkaan loyer Micnihiisa maxaa weeye waa inuu qof Dabiilaa uu dhoho waa bilaa Danbi. Wax uu soobartaa been iyo balaayo uu kushaqayesto waayo markii horaa shaqdaas waa qofka Dabiilaha ah laga difaaco Cadaalada
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 28 күн бұрын
Waa muhiim shacabka aqoonyahano ayaa ka buuxo
@MaxamuudCumar-yn7xv
@MaxamuudCumar-yn7xv 24 күн бұрын
Maxamedcumar
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 28 күн бұрын
Waa nin shakasiisa ku cayaaray, lacagta maanta uu helayo fiieshay, lakiin been aan ku fakarin, yaa ku aaminaayo oo qareen kaadhiganayo, sumcad hadii aad laheyd wàa guitar. Beenloow nuntiisa dambe ayeey u baasbaxdaa.
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 28 күн бұрын
Nin yohow Aakhiradaada ha ilaawin nin ilawsan baad u egtahaye😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 28 күн бұрын
Masibo ku gu dhadYa
@AnshaxArts-hc7oo
@AnshaxArts-hc7oo 28 күн бұрын
Eygaan Eygu dhalay waxaw doonayay inuu dafiro walaal Luul Xaqeeda
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 28 күн бұрын
War meydka haa nabin isma gubine
@abdiosman335
@abdiosman335 28 күн бұрын
Dadka haku mar marsiyoonin doonfaar duni ka doortey akhirasiisa
@user-fy1oy4up7g
@user-fy1oy4up7g 28 күн бұрын
Qaren matihide sharwada tahaye ilahay ciqabteda hakumariye
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 28 күн бұрын
Xaq difaac xaqdaro hadifaacin goorad dhimandoonto ma ogid akhiro xasuusnoow
@user-qh6gi6yk8i
@user-qh6gi6yk8i 28 күн бұрын
War xasuuso godakii yaraa ee ciiriga ahaa
@IidirisAadan
@IidirisAadan 28 күн бұрын
Saxbib abukaatahan qoraalkeyga u aqri
@hamdiismaciil7013
@hamdiismaciil7013 28 күн бұрын
dufo dufo
@abdiosman335
@abdiosman335 28 күн бұрын
Tag tuug
@abdiosman335
@abdiosman335 28 күн бұрын
Waa beelow tuug tuugiis
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 28 күн бұрын
nin xaaskiisa gubay aala dhahaa cadaalad hala siiyo oo cadaalada aa rabtaan waa noocee? teeda kale nin kaan weyn oo iska dhigaaya inuu yahay qareen shahaada kasoo gatay suuqa bakaaraha
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 28 күн бұрын
Luul Isbitaalka Ma Xanuun Kale Ee U Tagtay Mise Dabkii Lagu Gubay Dhibkuu U Geyste? Aqliga Allah Kaa Qaad Diin Taada Lacag Aaku Gadatay
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n 28 күн бұрын
Qayamaha ayaa laga weydinaaya
@abdiabuukar2126
@abdiabuukar2126 28 күн бұрын
Aniga maahane dad.koo dhan Waa no aqli kkkkkk midkaan loyar haduu yar.yahay ee hala qabto
@yuusufrajaa9712
@yuusufrajaa9712 22 күн бұрын
Ale hakutuso gabadhaadoo lagubay
@IidirisAadan
@IidirisAadan 28 күн бұрын
Ninkan qareenka waa ahlul naar naarta kabaha luguma bixinaayo
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 28 күн бұрын
Abokatahan hala iso waydiyo nag iyo ninkeda markay isla jfan qof 3 qof sadaxad malajoga tan kale iya kubilbilay basinkan ama qaaska dabka iya daray intas hala iwaydiyo
@samiiryare-qo3uc
@samiiryare-qo3uc 28 күн бұрын
Arbenbadanaa kaadibkaan
@erdogan2030
@erdogan2030 28 күн бұрын
Abuukate à ku akhiro segeyn
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 28 күн бұрын
Beeloow maa wax lagabranaa.
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 28 күн бұрын
Allaha ku soo haujniyo haduu hanuun kuu qoran yahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ??????
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 28 күн бұрын
kunturaad uu helay duqaan
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 28 күн бұрын
Sharci miyaad taqanaaa- hal suurad oo quraan ma garaneysid.
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 28 күн бұрын
Meydka hanabin isma gubine qof waalan uun baa isgubi kara
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n 28 күн бұрын
Dulmi dad malugu difaco
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 27 күн бұрын
Tuug tuug lacag
@user-vr6ys6yh1d
@user-vr6ys6yh1d 28 күн бұрын
abakaata cadaalidi kadheer adiga dhiig islaam baad cidii gaysatay difaacaysa
Interpretation at the European Parliament
44:56
DGLINC
Рет қаралды 176 М.
The delivery rescued them
00:52
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
When Jax'S Love For Pomni Is Prevented By Pomni'S Door 😂️
00:26
Waar dag dag Ah
10:22
CiidankI Media
Рет қаралды 13 М.
DIL TOOGASHO AYAA LAGU XAKUMAY DAMBIILE SEYD CALI MACALIN DA, UUD
23:51
Maa Maan Officiall
Рет қаралды 73 М.
The delivery rescued them
00:52
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН