Heestii axmad maxamad halac ee snm uu sheegay wasiir Boobe yaa haya alle naxareesti janno haka waraabiyo asaga iyo mujaahidiintii snm amiin
@aliosman84185 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto axmed Maxamed halac solomadow meel ay joogaanba waa rag ficil leh
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
Alle hun Muj axmed m halac Isaga iyo mujaahidiinti kle Dhimatayba Mujaahidku Goormu geeriyooday
@salebanfarah82954 жыл бұрын
Ina halac nin u dhigma majirin Snm waa ninki siyaad bare diyarada ku raadin jiray Geesinimadu Waxay tahyna waxa uu ahaa ninki baray Snm Allah ha unaxaristo
@cabdallaadan42944 жыл бұрын
allaah haw naxariisto mujaaahid axmed maxamed halac inna lilaahi wa inna lilaahi rajacuuun
@ahmedabdi36293 жыл бұрын
Ala ha unaxriisto abaal aan dhamaan ayaan uahyaana axmed maxmed halac iyo ragiisii
@mohamedibraahim53905 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto halyeygii weyna e bilabey halgankii snm
@ismailmohamed77895 жыл бұрын
mujahid maxamed halaac allah janatuu fardowusaa alle ageyoo kuwanolnaa alle bashbash iyo barwaqoo akayeloooooooooooooooooooooooooooooooo amiin amiin amiin
@fuaadmohumed91463 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto korneyl axmed muxamed halac
@bintuxaliiidle37746 жыл бұрын
aaxxx ilahay naxaristi jano haka warabsho maxamed axmed halac
@ugaasraage41785 жыл бұрын
Walaal alla ha unaxariisto binti xaali see thy
@abdirisaqassayr62445 жыл бұрын
snm.maanta majirteen hadii aanu jirin axmed mohamed halac waa ninka qudha ee taarikhda snm.kusoo uruurto lahaana kartida ugu badan ee qof bili aadam ah leeyahay
wuxuu ahaa geesi .....ILLAAHAY NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO.... AAMIIN...
@abdirahmanartan82785 жыл бұрын
Aadan saleban ma gubte Maloozh Guutaale Muze bidaar Cilmi faqazh Xasan saleban weyne Ibrahim ha iliQin Koodbuur Kosaar Lixle Maxamed cali Dayib guray Aadan cade Ahmed dhaGax HarawaaFi Alle ha ini naxriizto dhmsntin
@aliwayeel85232 жыл бұрын
Alle hau naxariisto dhamaan tood magac
@jamafarahhersiqolqol30492 жыл бұрын
Alle haw naxariisto. Waa aasaasihii iyo isu duwihii SNM. waa ninkii saraakiisha tusay kuna tashkiiliyey inay baxaan oo dalka xoreeyaan.
@farhanhdhimbil49983 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto 🤲🏻
@kaareburburiye5 жыл бұрын
AHMED HALAC, IYO LIXLE,, WAA RAGII UGU HOREEYAY EE URUURIYEY MUJAAHIDIINTA,, SIDA INA KAAHIN, ADAN SHIINE, ADAN SALEEBAN, MAXAMEX ALI IWN,,