No video

MUNIIRA & BUSKUT OO ISKU DUL OOYAY AIRPORT KA DHEXDIISA

  Рет қаралды 42,817

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 9 ай бұрын
Welcome back baby like & Subscribe welcome thanks
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Delete garee comment-yada dhaqan xumadaada lagu tilmaamayo sidaadii waar wax kale la kaalaya laba yahow maansuukh
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 ай бұрын
Mashaa Allah walashay munira iyo maxamed, wada jira markasta❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 9 ай бұрын
Baby mahir❤❤
@calimaxamudmaxamed9346
@calimaxamudmaxamed9346 Ай бұрын
Cajiib labadiina baahidii baraha bulshada prank miyuu ahaa😂❤😂
@ciiltire509
@ciiltire509 9 ай бұрын
Laakiin xoogaa wala xishoodaa maadama muslim aa nahay
@manaaribrahim5401
@manaaribrahim5401 23 күн бұрын
Sax waye
@rahimomahamud1868
@rahimomahamud1868 9 ай бұрын
JACELKIINA KA BADBADIS WAAYE EE XOOGAAY DADKA KA XISHOODA .
@qalinle1231
@qalinle1231 Ай бұрын
😂
@falisa576
@falisa576 9 ай бұрын
Xoogaa wad fududaateen ba moodaa Shumis public ah acuudu billaah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Aad iyo aad waa ninkii youtuberadakale ku xujayn. Jiray “waligay xaaskayga social mediaha keeni maayo”
@user-be5ii1es2n
@user-be5ii1es2n 9 ай бұрын
Subxaanalaah xishood majiro miyaa diinteena san ma ogola ilaahey ha laga cabsoodo xasaska yanan wadada dhexdeda lagu dhuqdhuqin
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 9 ай бұрын
War ileen Buskut waa Romantic wakaas gabadhii saaraaday😂😂
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-dj6ge5ws8k
@user-dj6ge5ws8k 9 ай бұрын
Masha allah, allah ha idin nabadyeelo aamiin yaa allah. Waaxaan kugu taageeraa oo kuu daawadaa lahjadaada oo buundoweyn, beledweyne lamid eh. Mabruuk Akhii.
@munaabdi4564
@munaabdi4564 9 ай бұрын
Anigaba xishoodey walhi waryaa dad waa weyn ayaa tihiin xishooda
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 9 ай бұрын
Maashaallaah illaahey haidin barakeeyo balse xoogaa is xakamee markaad public joogtid oo ogsoonoow iney waxwalba ilaaco leeyihiin yaanan il leydinlakalatuurine waatalo walaaltinimo wixii qalad ahna cafis baan dalbanayaa
@shamafamily123
@shamafamily123 9 ай бұрын
Asc asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub 😊😊😊
@luuladan9882
@luuladan9882 9 ай бұрын
Waa igu ogtahay
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Ай бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤❤❤alaaah haidin barakeyo ❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
Buskut .Muniira maasha Allah tabaara ka Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 9 ай бұрын
Maansha allh tabarikalah seedi waankusalamy waaa uqalanta muniira sharaf
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Ciyalkii Caga bararka kasoo badbaaday in uuyahay Mijahiisaan uga jeedaa Eelaay Wiikh waxid.
@qamarosman6752
@qamarosman6752 Ай бұрын
Waaaaw laba dhalatay iyo laba isqaba dhexdooda lama galo seedigaa ha iska xumeynin walaashaada ma isku hubtidee ayaa mar hore la dhahay❤❤
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 9 ай бұрын
2malin xita wa lesku cisa hadi jacel jiro wllhi❤❤❤masha allah
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Ай бұрын
Masha Allaah Alhamdulilaah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 xumaneeey lagu waaa inta xuun ceeb ba idinka racadaay dad is jacel oo xaqaaf yaar ka dhaya baaad buun buunineeysan
@ilwaaddegan2449
@ilwaaddegan2449 9 ай бұрын
Somali kuwa is wata ee romantic ga jikayana ka bax san maayaan oo waacaayayaan kuwa isku buuqsan ee kala haadsan na wax bay ka sheegayaan dhinac loo raaco maleh hawaara jacayl ku family qurux badan baa tihiin behind comera lee arimihiina la jooga Maasha allah wada jira ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@NashaadHassan
@NashaadHassan Ай бұрын
markeey is fureen kadib ayaan arkay videoga😄jaceylka social media been ayaa views lagu raadsada Ninkaan gaajo ayuu ku dilay Gabadha, viewsna waa ku raadsan jiray sida ay noo sheegtay
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 9 ай бұрын
❤❤❤❤masha allaah ilahay ha isku kin dayo
@qamarosman6752
@qamarosman6752 Ай бұрын
Alxamdulilaah hadaad heshiiseen cadwgiina allaha jebiyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaad isku soo laabateen iyo horu markiina
@ShamsoDaahir-zk9gn
@ShamsoDaahir-zk9gn Ай бұрын
Hada mahan
@jannah3447
@jannah3447 9 ай бұрын
Hogaa xata galada baa jabteee jahilin baad tihin
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 9 ай бұрын
Haa uf is ciyaales
@tubtatoosan4323
@tubtatoosan4323 9 ай бұрын
Masha allah welcome back Cousine ❤❤❤❤❤
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d 9 ай бұрын
DHAQAN MUSLIM ILAALIYA
@minashealthisbeauty
@minashealthisbeauty 9 ай бұрын
WOOOOW. Mashaa Allah ❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah 😍 safar inla kala ado waa laysu xisayaa lays hor taagnado is not nice ❤❤❤ owlaad jacayl lagu dhalay odgoka ka garataa horaa lo yiri buskud muniro 🥰😍
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo 9 ай бұрын
Sidan xaytahay xishoodkamalag tagy iyo dhaqankaislaamka
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 9 ай бұрын
Xaaax farax romantic 😂😂 munka quruxaa ku dhamaatay kistoo lee hilib yar koray
@safamarwa2010
@safamarwa2010 9 ай бұрын
Ilmihii miyaad ilawday
@fathiamumin6800
@fathiamumin6800 9 ай бұрын
Masha allah❤
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 9 ай бұрын
masha allah ❤
@somalistar8261
@somalistar8261 29 күн бұрын
Naagyaan in labarto uun naayrabtaay
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 9 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظكم ويسعدكم ويرعاكم ❤❤🎉
@essiahassan5157
@essiahassan5157 9 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah ❤️
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 9 ай бұрын
Istus nimo😊
@user-tw7ug4ox8m
@user-tw7ug4ox8m 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@starlastella
@starlastella 9 ай бұрын
Masha allah tabarakalah ❤❤❤❤❤
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 9 ай бұрын
subxanaAllaah war dadkaan guri maqabaan miyaa aawey xishoodki qofka halmar habsii lkn in leesku dheg dhego si xishood daraa ah walaga fiican yahay hadaad run isku jeceshihiin gurigiin ku jila jeceelka Alle wuxuu jecelyahay kuwa is asturo xishoodka ha ka tagina
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 9 ай бұрын
Sodhawoow munira cadey
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 9 ай бұрын
Masha alaah ❤❤❤
@aminoluulay5027
@aminoluulay5027 9 ай бұрын
war ninka cadanka wa kawashan😂
@SacdiyoSiman-dv7ex
@SacdiyoSiman-dv7ex Ай бұрын
Mash alh
@abdijama1984
@abdijama1984 9 ай бұрын
Buckaroo hadda ayaa guur satellite xaqiiq da❤❤❤❤❤
@abdijama1984
@abdijama1984 9 ай бұрын
Buskudoo hadda guur satey❤❤❤
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 9 ай бұрын
First somali romantic guy😂
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 9 ай бұрын
Xaas keeyga hadaa meeshaan keeno rusheeyo haliigeeyo soo madhihin 😂😂😂😂rusheeyo inlagugeeyo waaye😂😂😂
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b 9 ай бұрын
ما شاء الله فاميلي حلو ربي يحفظكم جميعا❤❤❤
@Jante88
@Jante88 9 ай бұрын
0:07 Yaa ila Arkay 🙈😂 Arimahiina Guriga ku qorxooyiin
@Sheekoxarir56
@Sheekoxarir56 9 ай бұрын
Mashallah keep ❤️ going
@ayannitta
@ayannitta 9 ай бұрын
❤❤❤masha Allah
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 4 ай бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk kuwan gaadaldii bay ka yaabiyeen
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 9 ай бұрын
First
@saadaabdoulkaderosman6701
@saadaabdoulkaderosman6701 9 ай бұрын
Machallah
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 9 ай бұрын
Qofta miyuu ilmeheda kusoo daayaa muxuu la jiidayaa midakale waba la ogyahay inaad is qabtaane miyaad wixiina private ka dhigataan miyaydun xishoonayn
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 9 ай бұрын
Bisinkaa amaad dilacdaa buskudoow 😂
@safiahassan8839
@safiahassan8839 Ай бұрын
😂😂😂after 😢😢😢
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 9 ай бұрын
Baryahan labadan bilaa jacda ahi madbakh isku Roorsadaan bay marayeene airport-yada iyo public places inay isku soo boodaan oo isku dhunkadaan baa views-kii ka galay. Sowkuwii wada socday waa maxay isku soo haadkaad moodo inaanay 20 sanadood is arag.
@Laila-account
@Laila-account 8 ай бұрын
Show of😮😮😮
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 9 ай бұрын
Ciyarta dadka hortoda aha dhaqan islam ma aha eeguryaha islataga jeclkinu idinku macna idin samayn ee dadka waxba kamagalin
@AwohashiAbdi-xr1gf
@AwohashiAbdi-xr1gf 9 ай бұрын
Digtii 94soconjirtaad sidataa
@ummumn8799
@ummumn8799 Ай бұрын
😢
@user-qx1zw1zf3d
@user-qx1zw1zf3d 8 ай бұрын
😊😊😊😊
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c Ай бұрын
Waan dagaalne been Bay ahayd miyaaa
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍
@somalistar8261
@somalistar8261 29 күн бұрын
Doqon waligaaba ilmaha ayey kaaga tagijirtaay ilmo ilmo ayey isaga kaa dhigaaysay doqon aaway ilmahaagii hore waryaa naag waalan aa aroostay been maxaa is ku sheegteen waligaa baay kugu cayaaraaysay
@jamilamoalim3487
@jamilamoalim3487 9 ай бұрын
Aaway cunugi
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 8 ай бұрын
Alaa somaali maxay si xun u ilbaxday jacaylku ma ahan mid igu sawir ah gaaladii aad koobiyey sen baaba idinla yaabtay war illaahay iyo umadiisa ka xishoda noloshiina iyo jacaylkiinu waa wax idinka idin barafit ah ma ahan macna la antan iyo filim istus tuska ah oo la dhigo labadii qof ee dhab isu jeceli iyaga unbaa wadaga ee somaliyey xishoda oo isku yaaba.
@maahirkee3656
@maahirkee3656 9 ай бұрын
Waar ninkan maxamed buskud kashisheeye ee ku ag camirtay yaa ila arkay ee cidlada ka cidhibsanooya
@user-hasan8
@user-hasan8 9 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله اين الحياء
@fadumomohamoud8383
@fadumomohamoud8383 9 ай бұрын
M
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Oowhasan
@Oowhasan 9 ай бұрын
Musigada iska daaya,musigadu waa xaraan ,muuqaalkaan iska saar,naagtaana ma xijaabnee u xijaaba micnaha shuruudihii xijaabka ma aysan buuxin ,dhaqanxumadana Umada hala hor imaanaha.
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 9 ай бұрын
4:37 ninka cadaanka gadaal taagan waad kawaashen e dhagdhaga faraha badan mawanagsano gurigiina isku dhagdhaga meesha waa meel boblic ah kaxishoda wiiilka camirada haayo waxaa iska dhigosiin dad kalamaqna 14 sano cml week xita madhamo e diinta ilaaliya wabilahi towfiq😷😷😷😜😜😜
@user-pu5iu2zf3o
@user-pu5iu2zf3o Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 9 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@user-hl7mh2pu2j
@user-hl7mh2pu2j 9 ай бұрын
Yaab
MUNIIRA OO HOOYADEY SIXUN U CAAYSAY WAA TAN JAWAABTAADA
29:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 73 М.
MUNIIRA OO MAAHIR DOWLADAA SIINAYA WAAN U SAXIIXAYA ITIRI NAAGO AYEEY ISOO DIRTAY
26:05
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 36 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,7 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
HANA ABUKAR SAWIRKA WIILKEYGA XOOG AYAAN UGA SAARAY
13:07
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 26 М.
MUNIIRA & OO BUSKUT SIXUN U KARBAASHHTAY & AMIIRO
28:42
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 22 М.
SAFARKAYGII SWEDEN ILAA SOMALIA
23:11
Saacid & Sumaya
Рет қаралды 50 М.
Putin's speech on the end of the war / AFU attacks on Belarus
13:15
NEXTA Live
Рет қаралды 1,6 МЛН
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 317 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 36 МЛН