No video

MUQAAL TOOS AH JIDKA WADNAHA SIINAAY DARJIINKA SUUQ BACAAD DAGMOYINKA BONDHERE WARDHIIGLEY YAAQSHIID

  Рет қаралды 11,859

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
waa rajynaa in dowlada cusub wadooyinka wax kaqabta iyo nadaafada insha allh reer yaaqshid ahy ❤
@abdiwahidibrahim3106
@abdiwahidibrahim3106 2 жыл бұрын
Isgoyska siinay sedax degmo ayuu kalabaraa bondheere/warta nabada/ yaaqshiid intaas waye
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
ASC WRXB WAALAASHEY. WAA KU SALAAMEY. DUQA MAGAALADA MUQDISHO. XAAJI CALI UGAAS MUQDISHO JOOGYAA. WAA NOOL YAHAY
@haboonali3643
@haboonali3643 2 жыл бұрын
Ajmal quruxeey Allaha ku xifdiyo Qurba joogtii Rajo beel baa ku dhacay Dad badan oo maal gashaday Xamar oo Maanta dib usoo noqonayan arkay 😭 Illahoow Somali xaqa tus
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
WALAASHEY..DEG.YAAQSHIID.WAXAA LA CABIREY DHULKEEDA WAQTIGII DAWLADA RAAYIDKA AHEYD OO MADAXWEYNE ALAAH HA UU NAXARIISTO AADAN CADDE
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Ilaahow wadan noodaji nooqurxi nabad noogadhig aamiin aamiin ilaahow from Sweden
@xulufeyshow
@xulufeyshow Жыл бұрын
www masha allah xaafadii aan ku dhashey keep going abaayo
@zeki3125
@zeki3125 5 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 жыл бұрын
From Somaliland ayaan kaasoo salaamayaa manshlaa tabaarikalaah
@hawahawa1488
@hawahawa1488 2 жыл бұрын
Gabadha like usaara fadlan
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 жыл бұрын
Waa xafadeydi aan kusoo korey afarta jardiin suuq bacaad ayaa ladhihi jirey Allahayoow wadanka nö hagaajiyo
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal jazaaka Allah
@CabdicasiisXaashi
@CabdicasiisXaashi 3 ай бұрын
Degmda cabdi caziiz kaamahayo
@Safezone44
@Safezone44 2 жыл бұрын
Masha Allah waa xaafad an aad u jeclaha ee an kukurey shukran
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from mudug ❤🎉 ilaahay hakubarakrryo walaashey walaahi waan farxey qurux dalkeena qaasahaan magaalamadaxdii dalkayagii soomaali ya🎉🎉
@rahaali8902
@rahaali8902 2 жыл бұрын
Jardiinka
@nejiyes3616
@nejiyes3616 11 ай бұрын
Walashey xafadan ku dhashay waba kaso gudubtay walaley safican uso duub wardhigley siinay 24 sano maarag
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
ASC WRXB WAALAASHEYDA LEH BEGGAN JISAKALAH. AQBAARTA MUQDISHO AAD NOO SOO GUDBISEY
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha allah.
@khhthh6477
@khhthh6477 2 жыл бұрын
جزاك الله خير حبيبتي
@alhamdulilah257
@alhamdulilah257 2 жыл бұрын
AJMAL DEGAN
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 жыл бұрын
Masha Allah.Magaalada GAARI aan Bajaaj aan ahayn ma joogo miyaa?
@ima6291
@ima6291 2 жыл бұрын
Masha alaah waana mhdsantahay
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446 2 жыл бұрын
Manshlaa tabaarikalaah
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
WALAASHEY BEEGAN LEH JISAKAL QEYR BADAN INSHAA ALAAH
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
WALAALAHA BEEGAN LA SOCDA UU SHEEGAYAA IN QOYSASKII DEGANAA DEG YAAQSHIID AY LA HAAYEEN XOOLO FARA BADAN LO.ARI.MASHAA ALAAH. OO AY DHULKOODA WAASAC.AHAA
@wacanali3595
@wacanali3595 2 жыл бұрын
Boqolsoon noo soi duub fadlan
@callidheere2600
@callidheere2600 2 жыл бұрын
abaayo please kasoo hadal jamuuriyo ilaa buula maaxay please
@Anwar49129
@Anwar49129 2 жыл бұрын
Taleex noso duub please
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
MARKA DUQA MAAGALADA AHNA GUDOOMIYAHII GOBALKA BANAADIR.ALAAH HA UU NAXARIISTO XAAJI CUMAR ISTARLIIN.DEG.YAAQSHIID DHULKEEDA WADOOYIN WAASIC AH.UU BAXSHEY.SI QOSASKA DEGAN UU HELAAN.WADO.UU MAARO.DADKA.IYO.BAABUURTA WAAWEYN.IYO BAABUURTA.YAR YARKA WADO MARAAN
@mohodinPliano
@mohodinPliano 8 ай бұрын
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 2 жыл бұрын
Masha-allah alaha kurakeeyo.
@hawaosman2457
@hawaosman2457 2 жыл бұрын
Abaayo what’s up kaaga ii soo dir please
@shafelawale5321
@shafelawale5321 5 ай бұрын
Walaal goormaa dhalay????
@hawaosman2457
@hawaosman2457 2 жыл бұрын
Abaayo siinaay waxay kale oo kala gooysaa warta nabada iyo yaaqshiid!
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
DUQ.MUQDISHO ALAAH HA UU NAXARIISTO. SAYID CUMAR.ALAAH.HA UU NAXARIISTO. JANERAAL AXMED.JILACOOW.ALAAH HA UU NAXARIISTO. DUQ.MUQDISHO OO BADAN.GEERIYOODEY.IYO DUQ MUQDISHO NOOL.HALAGU DADAALO.NADAFAADA WAA IIMAANKA BARKEED.QEYR.BADAN.INSHAA.ALAAH
@zuldanalpha1793
@zuldanalpha1793 2 жыл бұрын
Ajmal huno muqal inoga so same degmada hilwa ila suqa holaha
@nasircabdi3032
@nasircabdi3032 Жыл бұрын
Siinaay ilaakaasapalpalaare
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
UGAAS MAHAMUD CALI UGAAS AYAA UU ISKU GURI YAAHIIN AABAHIIS UGAAS CALI UGAAS MUQDISHO
@faysalazadhassan
@faysalazadhassan 2 жыл бұрын
Sacdiyo wlashay dadkeena qurbaha ku nool haka waalin sbacaad majoogte 800 kun dollar. Talex xamarweyne bakarha aga dabka ila biyaano waka yelilaha, lakin suuqbacad bacad maya abaayo wana xafeydeyda agagaka dahabshil wa mel an aqaano indhaha xeren xitaa. wlaaahi quf Sheikh ah oo dacaad ku malaynayay laakin markad isku badashay dalaaal waxaan ka daremaya lacaagta ka badbadis iyo dulsar badan inaa ka radineyso. Waxan ka mid dadka ku xiran ku dhawad 2-3 sano kula socdo. ma dalaal ba isku badshay? ma dalaal tuugo ba ka weeciyay wadida anku baranay oo ehed muqaal dhaxal reeb ah? ma dalaal ba janis fursad ka aragtay chaneelkada lagu gaado lacgta qurba joogta? Madaame eny la soconin qimaha suuqa?
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
xamar anigaa degan xararyaale, qiimaha ay sheegtayna waa macquul, ee fadlan gabadha ha u gafin,
@ajmaldagan1119
@ajmaldagan1119 2 жыл бұрын
Hadii aad heyso dhul raqiis ah noSoo ban dhig umadu Haka faideysatee takale Rayigaaga adigaa leh waxaad qoreyso iyo waxad ku hadleysana alle ayaa kuu xisabinaayo waxan ahay iyo Faa idada an umada uhayana wan ogahay
@ajmaldagan1119
@ajmaldagan1119 2 жыл бұрын
Mohamud mhtsnid
@faysalazadhassan
@faysalazadhassan 2 жыл бұрын
@@ajmaldagan1119 lacagta 800k aa shegeysay 5 boos o brimo eh lamiga saran suuqbacaad ila sarta sarta wiif lagu hela. Gudaha xafada jid cadeysha waxeey u dhaxeyan 40-80 waxey ku xeran dhanka ka rabtit dhanka mijiska ama Tokyo ama masjidka macalin dhiblawe ama skoolka janeral daud. wa xafadeyda wa mel sanad walbo tago macaashka dhulka si fican u la socdo abaayo Tuugada dalaalka tahlisha u ka cabsiyan adoon si fican iska hubin mela hala iman. Dalaalo badan ka xoog wareyso wa iga talo ka badbadiska lacagaha qimaha ha laga daayo
@mohamedalasow318
@mohamedalasow318 2 жыл бұрын
DUQ MAGAALOOYINKA MUQDISHO.SOO QABTEY XILKA WAA ALAAH HA UU NAXARIISTO WAA DUQ.CABDULAAHI.CIISE.DUQ.MUQDISHO.XAAJI CUMAR ISTARLIIN.DUQ.MUQDISHO.ALAAH UU NAXARIISTO.DUQ.MUQ.XAAJI AXMED MUUDE. ALAAH.HA UU NAXARIISTO.XAAJI.XASAN ABSHIR..DUQ.MUQDISHO.CABDULAAHI.SALAAD.DUQ.MUQDISHO.ABUURAAS.DUQ.MUQDISHO.CALI UGAAS
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 жыл бұрын
Maasha alaahu laakiin adeer cali ugaas Waa nool yahay saan filaayo maxamud cali ugaas aabihiis soo manoolo,, wsww
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 382 М.
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
Qiimaha Dhulalka Daarusalaam - Mogadishu | XOG MIUHIIM AH
13:25
Jimcaale Deals
Рет қаралды 11 М.
CAJIIB: MAXAAN KUSOO ARKAY XAMARWEYNE?
17:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 50 М.
BEEXAANI NASIIB BUUNTO IYO DEGMADA SHIBIS MOGDISHO SOMALIA VLOG
10:08
Ajmal Services
Рет қаралды 17 М.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 28 М.
VLOG SUUQBACAD JARDIINKA HOOLWADAAG DAAWASHO WACAN
16:48
Ajmal Services
Рет қаралды 36 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН