MUQAL NAXDIN LEH XAQIIQ & CADEYN NAIRBI SHAQALO UGANDHES AH OO LAGA HELAY CUDURKA DILAAGA ISKA HUBI

  Рет қаралды 8,488

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

#subscribe_like_share

Пікірлер: 45
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 Ай бұрын
Great job, thank you for providing such a wonderful service to your community.
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليك🌴💝 Best & Best 🌴👑 Journaliste 👑🌴 Exactly that's true 💯👍 Bro JazakaALLAHU KhaiyraL Jaza si fcn oo claire ayad nogu digtay oo wa Nin ku digay kuma dilin & ALLAH "جلا جلاله" hanaga Xifdiyo Dhamanten, & All SOMALIE & All Mouslimes insha'ALLAH 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Subxaaaana Allah
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Ай бұрын
Aids Waa laga helaa intoda badan Somali Allaha ka badbaadiyo .
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
Sidaan camal ayay ku wada qaadayaan cudurada somalidu
@Fowzia69
@Fowzia69 Ай бұрын
SOMALIDU MAY ISKA DHAFAAN ADOONTA AY SHAQO SIINAYAAN CUDURO AYAY QAADAIIYEEN DAD BADAN SUBXAANALAAAH
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Waad mahasantay walaal
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Thanks Brother 👍
@jahaazipoy7757
@jahaazipoy7757 Ай бұрын
Big man Keep going Somali waa iska gaalo jclyahiin Wax u sheeg
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Wcs wlc Brother 👍👍👍👍
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
👈Usa
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
Thank you ugaas sare
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
ugaas noo soo tabi sidii lagu xaliyay mudaharadkii
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 Ай бұрын
Lkn soo maa ogid warqada dhaqtarka ee public aa soo dhigtay ina kugu dacweyn karto oo halka dhib weyn kala kulmi karto. Soomaaliyeey aqligiinu haa shaqeeyo .
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
😂😂 wa Runta Brother
@FofoHasan-w6t
@FofoHasan-w6t Ай бұрын
Ilaahow gurigayga hakeenin naag shaqaale ah
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m Ай бұрын
Waxaba qalad ah in cunto kukariso naag shaqala ah ilaahey hanaga badbadiyo shartoda
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Sax
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Ай бұрын
Dadka ilmahoodajaariyad modow ah u dhiibanaya ayaaba qaldan iyago helaya gabdho somali ah
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r Ай бұрын
Ninkan maxaa laga siiya shaqaalaha?
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
SAX
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Ай бұрын
Wcs
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Adiga ugaandheeys aa kahadlee aniga xamar aa joogaa hadii laiikeeno gabar shaqaalo ah imashaqo gasho anoo soo baarin lakiin eydhis anoo uga danleheen inaa kabaaro hal cudu ayaa kuligeed baaraa waayo soomalida waxaa kubadan cagaarshoowga ilaaheey aaba i waafajiya
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Cagaarshawga miyaa la kala qaadaa
@user-vf8pg2ul9w
@user-vf8pg2ul9w Ай бұрын
Aniga kumajiri nagaha arajoyinka ani hoheda wan qabsada
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 Ай бұрын
Maxaa ku khasabaya soomaalida afrikka deggan in shaqaale ama jaariyada ay qabsadaan? Soomaalida Galbeedka ku nool noloshooda oyagaa daborta jaariyad la’aan?!
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 Ай бұрын
Talo guud Qoysaska qurbo joogta shaqalaysta Somali waxzyna leeyihiin qabiil kaama dhuuma karto kuma xadi karto. Lakiin qoysaska Somalida neceb aya jira iyo qoysas baqiil ah ama gacan adag xita shaqo sii dumar somaliyeed oo amaano ah
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 Ай бұрын
Walaalow cudurka magaciisa maxaa usheegiwaysay oo naaga qarisay cudurkaan magaciisa isoqor codurkaas magaciisa an baranee inaa qarisid ma eheen wn kumahad santhy naagahaan waa logooyo
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 Ай бұрын
Qer allaha kusiiyo cudurkaas Magaciis isoo qor ceebma ahay waxaan ogeen Ayaa Na ogaysiisaa waakumahad santahy
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd Ай бұрын
Adigu waxad Ku ficantahay mar walbo waxad tirahdan shaqalo Hadi xata Somali kulayahay iskabarawayo waxad Ku dhafeysa caruru yaryar sas darted cidan kunad dig digan
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
oo hadii wax la idiin sheego dadka ma jaa ifeyneysiin naagaha kenya jooga ee candadiinta ah ilaahay ka baqa caruuraha cudur ha u keenina seen ugu aaminaa naag shaqaale ah inay cuno ii kariso ku koontarool haday daan ka maar min oo iska baara
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 Ай бұрын
Marka hore waa in la baadha cudurada laga baadho tankale xita haday dhar dhaqeyso waa lalà ogaada naag shaqaalo way ijoogta dan ayaa iigeysi lkn Muslim waaye wana so baadhay qolkeyga aniga nadiifsado cuntada aniga karsado anigo la joogin haday shaah kariso ayada unba cabta aniga iyo reerkaba ma isticmaalno wan daadiyaa kuwa cusub inta baadhay oo waliba muslim sheeganayo ayan ku aragnay cudurkii xumaa Allah ka magan galnay soomaalida inta badan maba geeyan hospital waxay eegan lacagtas yar oo caafimadkeda ku ogaaneyso maalin kasta arka ayago ilmaha school ka keenay bisinka
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
Subxaanallaah. Adiga qof yahow Sharka Maxaad 24/7 usheegtaa billaahi Calayk. Wax laga naxo oo ladhibsado ayaad Irzaaqad karaadineysa marwalba.
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 Ай бұрын
haddii dadka dhibka looga digo ceebmiyaa??????
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Ай бұрын
@farhansamatar6537 Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waa diiday in dhibka laga sheekeeyo, waxuu dhahay:- "Bishaareeyo oo hakala didininina dadka fududeeya ha adkeynina" waxuu kaloo dhahay:- "Shar waxaa qofka oogu filan inuu sheego waxuu maqlo oo dhan". Midda kale waa views raadis lacag xaaraana cunusteeda waa Xaaraan. Subxaanallaah
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Wasaqdina adinka ma dhaqanwayinoo? Mac Sokor udunka booyaaso wa ka tilabsadeen qasaalad gata
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
🤔🤔🤔🤔🤔 somalida iskama deen karaano miyaa dadkan xanunsan somali shaqadina qabsada umada ha takoorina idinka ugu yimid dalkodi cudurkan we la nooleda hortin wena isku ogtahay hda Ka maarmenin dhulka idhaqa dheh galabki ha baxdo subaxi ha timaado maxe guriga Ka dhex henesa shaki was waas inta guriga Ku sugan tahay Ka xareso cuntada walaahi adoomey we idinku kici doonta saan wa cunsurinimo dadkan wax caafimad qabo maleh cudurka wada qabaan iska dhaafa ama Ku qaata cudurka qabaan
@HaredaBare-pi5kk
@HaredaBare-pi5kk Ай бұрын
Maninwalba wan bara
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Shisheeye iyo Somali waa same itus oo itaabsii waa sax beenti aa badatay. Dad badan ayaa been views ku raadsadaan.😮😮😮
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 dadkan cudur qabaan ledihin maqaayadaha Ka cuntesaan Ka shaqeyan cuntada kariyaan wa cunesan behind ma ogtihin waxe kuso daraan somalida kenya maqaayadaha aad uga cunteyan naagaha xanunsan kariyaan cuntada
@SaharaAbdi-wq7fi
@SaharaAbdi-wq7fi Ай бұрын
Adi nagaha shaqalada maxaa ku daba dhigay
@suleimanabdillechannel
@suleimanabdillechannel Ай бұрын
Sahra Abdi mxa kaa Qaldaan
@MohamudSharif-jn2it
@MohamudSharif-jn2it Ай бұрын
Oo miyey ku dhibeysa wixii ku Dana hadii lagu sheegey war ileen wax la arag mise xanuunada adiga qaba
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 11 МЛН
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Umu amiir official
Рет қаралды 35 М.
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28