Muqdisho oo hormareysa, maxaa qaali ka dhigay qiimaha ijaarka guryaha? Warbixin.

  Рет қаралды 13,583

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 38
@munacali305
@munacali305 5 ай бұрын
M.a Somalia muqdisa guuul 🇸🇴
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 5 ай бұрын
Alha hor mariyo ilahey ka qawo cadaw go daha kan diwada alha ka qawo
@fali2695
@fali2695 5 ай бұрын
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdinorMohamed-bb4sc
@AbdinorMohamed-bb4sc 5 ай бұрын
Ciidamada police milatarey xabadaha hanaga dhaafaan f.g kaxda xaafada suuqyaraha kaxda xabadaha hoosaa loo dhigaa
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 4 ай бұрын
Gool iyo hormar somali muqdisho alow ku barakeyo
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 5 ай бұрын
Dhisma ma ahan priority. Waxa priority ah nabada
@nurfunny6411
@nurfunny6411 5 ай бұрын
Guryaha qaaliga ah nolosha aad ayay ugu adkeeyeen Dadka qaar ijaarka.qaaliga ah qiima.dhimis halagu sameeyo
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 5 ай бұрын
Guuuuuuuul somalia
@lfc2685
@lfc2685 5 ай бұрын
The salary its the biggest problem in somalia, and not the house rent
@hoyadaa5698
@hoyadaa5698 2 ай бұрын
250$ lol, we pay 3,400$ a month for one bedroom in Toronto.
@sahruja5777
@sahruja5777 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL 5 ай бұрын
Waxaan dhihi lahaa magaalada muqdisho wey weyn tahay meelaha ganacsatada maalgelisay iyo meelaha kale isku mid ma'ahan qiimaha ijaarka, dabaq iyo guryo casri ah ayaan rabaa lacagtana waa qaali isma qabato ee waxaa la yiri taagtaadi iyo tabartaadi wa inaad talaabsataa caasimada wa in la qurxiyaa dhulkana wuu weyn yahay sidaas u fahma, oo u garta.
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 5 ай бұрын
Magaladan khawaarijtu in ay cuurayamido bay mar kasta isku dayaan lakin ilaahy xagiis bay ka nooshahay
@farukhali2076
@farukhali2076 2 ай бұрын
Shacab iyo dowladda ba isku meel wada deggan
@CabdicasiisXaashi
@CabdicasiisXaashi 3 ай бұрын
Hodn wartanbda waabari hoolwadag
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 5 ай бұрын
Mel kasto ay joogan sidan ayay qaali ugu dhigayan . Nairobi ayay nagu dhibeeyn
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 5 ай бұрын
ALLOOW MUQDISHO CADAWGA KAQABO
@Zakariya0070
@Zakariya0070 5 ай бұрын
Dhilka an heysano wuuna deeqa balse dowladii nawada deeqsiin laheyd maheysano aad baa uga xumahay inaan aduunka ka dambeyno
@zakariye2037
@zakariye2037 2 ай бұрын
Waxyabaha yaabka leh waxa kmid ah qofka muqdisho joga inta ugu badan waxa uu ku shaqeeya inta la isla ogyhy waa 300$--400$ bal hadii kiro uu ku dhiibo 250 bal imisa usoo harayso walow dadka qaar ayba ku shaqyan 250 hadii ayagana kiro ay ku dhiiban 200 maxa uso harayo qofkas biil aya udhiman koronto biyo hadii caruur ilahy siiyay schoolkoda dugsigoda macnaha islama socdanba daqliga uu qofka ku shaqeeyo iyo guryaha kiradoda yaaab wYe
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 ай бұрын
Somali guri qurux badan intee dhisaan baad arkeesa meel lagu nasto malahan oo malaha supermarket oo malaha parking qaarkood turkey 200 dollar lagu dagaa guri qurux waxaa keenayo dowlada turkiga guryaha dhisto oo maalgaliso maadama wadan dalxiisayaal badan soo booqdaan ah dowlad kasta somaliya imaata wax guri dowlad dhiseeso majirto gamacsato majixin jixayaal baa dadki kaqaadayo guri kiro qaali ah oo caruurta meel ay ku ciyaaran xataa heesan ama parking lahen war kadhisa magaalada banaankeeda guryo nafis leh oo qiimo jaban inta ka dhaxeso muqdisho iyo afgooye melaha cariiriga mustaqbalka lama dagi doono oo qaaliga😂
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 5 ай бұрын
Waxan kacodasanaya dowaladena ineey qafifiyan lacagaha kirada waxana kuheshiyay ninka guriga leh iyo ninka dalalka ama gacan labaad inuu sii ijarato lacaga dherada waa ineey ilgoni uyelata gobalaka Banadir sharacina kasosarata gurayaha kirada umada Somaliyed oo hada sokabaneyaso waa ina loo dhimiriya gurayaha ijaraka fadalan
@abukarmaxamed5376
@abukarmaxamed5376 5 ай бұрын
Jahligu waa dhibaato guryaha inay qaalliyoban miyaa horumar ah ?
@Alimahfou
@Alimahfou 5 ай бұрын
Hhhhh 😅 you don't know what is Market equilibrium dictate
@Cadar49
@Cadar49 5 ай бұрын
Af Somaliga fahan marka hore waxaa lagu yiri hormar walba aqabadeeda buu leeyahay hormarka waa dhismaha magaalada oo loo baahan yahay aqabadana waa kirada qaaligaa waana taas muhiimada news ka laguu soo tabiyay
@Alimahfou
@Alimahfou 5 ай бұрын
@@Cadar49 market adunka Hadi kor ukaca wasugeyna ila shilling Somali lagasohagajinaya
@faay8912
@faay8912 5 ай бұрын
He’s right it’s not a good sign of progression at all. Poverty is high and jobs are low so how can people afford it. Waa waali
@Alimahfou
@Alimahfou 5 ай бұрын
@@faay8912 we are progressing let us give development time
@wararkasomalia
@wararkasomalia 5 ай бұрын
Dowlada waa ineey lacagta guryaha lagu kireeyo ku jaangooysaa lacagta soo gasho qofka xoogsado bishii ama sanadkii waa ineey sharci usameeso maamulka gobolka waxaad moodaa in dhanka maamulka hoowshiisa eey gaabiso
@HassanHassan-mt8np
@HassanHassan-mt8np 5 ай бұрын
Hahahaha laba sano ka hor kuwi socday miyaa mise laba sano ka yar bey ku dhismatay kuna qaaliyoobeen guryihi 😂😂😂
@jamilanor653
@jamilanor653 5 ай бұрын
Markey bataan iyagaa dan u raqiisinaayo halaiska sugo i.a😊
@Hidanhuda
@Hidanhuda 2 ай бұрын
Qof caqli badan ayaa thy masha allah 😂😂
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 ай бұрын
Maxaa diidayo in degma walba u dhisto guryo si dadka ubixiyaan kiro, kadibna asagu ku wareego deenta ka dib.
@malaboa591
@malaboa591 5 ай бұрын
Gobaladii ayaa laga soo wada cararay oo Muqdisho kaliya ayaa leeysku soo guray sidaas daraadeef ayay guryaha qaali u yihiin. Gobalada dadka ineey u noqdaan oo ay dhistaan ayaa fiican, si sicir bararka uu u yaraado
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 5 ай бұрын
GUUUUUUUUUUUUUULAS WAAYE EBOOW GUUL
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 5 ай бұрын
Mamulka gobolka banadir waxba ma bedelikaran shaqadodii bay gebeen bal firi wasaqda magalada dhextala
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 5 ай бұрын
Bilicda.iyo sarahas dhadheer waxa leh Habargidir hadii abgal lo deynlaha sida.karaan ayey.muqdisho dhan u ekanlehed yacni moro dameero
@Boondheere252
@Boondheere252 4 ай бұрын
Caaac, sheeko ayaa haysaa!!! HG waa qaxooti degan danta guud!! 2 degmo ayaa gudoomiye ka tahay, Abgaal neeh 7 degmo ayuu haysta iyo waliba duleedka garaabalay gubudleey . HG haddii ay wax tahay waa kaasa duqa magaalada noqda kkkkkkkkk! Reer gobal Calacalka iska dhaaf
Macalin Mahdi "Muqdisho cid hub sharci darro ah soo galin karto malahan."
7:35
Somali National Television
Рет қаралды 10 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 8 МЛН
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 117 М.
TOOS: Barnaamijka Dooda Jimcaha
BBC Somali
Рет қаралды 394
WARKA HABEEN EE SNTV 19.09.2024
30:31
Somali National Television
Рет қаралды 2,4 М.
Touring A $120,000 luxury Apartment in Mogadishu (SAVANNA TOWER).
9:11
Saameynta bacda ay ku ledahaya Deegaanka, Nadaafada iyo Bilicda magaalada.
4:20
Somali National Television
Рет қаралды 584
The New Mogadishu | Muuqaal aadan ka arkin warbaahinta.
16:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 49 М.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 21 МЛН