MURASHAXA UGU RAJADA WANAAGSAN OO XISBIGIISA DHALINYARADII UGU BADNEED KU BIIRAYAAN

  Рет қаралды 7,993

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 17 күн бұрын
Mucaaradnimada dhabta ah waa midda soo bandhigta barnaamij siyaasadeed oo lagu qanci karo. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbshirAli-p7e
@AbshirAli-p7e 16 күн бұрын
Aad iyo Aad
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge 16 күн бұрын
Mar waliba shiekh shariif saamayn waligii waa lahaa laakin nasiib male
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 16 күн бұрын
Shiekh shariif xabiibul malaayin
@YurupAbdirazaq
@YurupAbdirazaq 16 күн бұрын
Waaw
@MaymunIbrahim-n3t
@MaymunIbrahim-n3t 17 күн бұрын
Shkeh shariif inshllah ❤
@AbdirahmanMuumin-q2h
@AbdirahmanMuumin-q2h 17 күн бұрын
Md Sharif Sheikh Ahmed waa la tabay waxyaabaha dhacayo dartood
@Fadumo383
@Fadumo383 16 күн бұрын
shariif illaahay oo lahaysta ah iyo farmaajo illaahay nooma soo celiyo mid dalka iyo dadka unaxa rabbi hanookeeno
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 16 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 intay joogaan nimankaan rejo maleh waa dad aan qaranimo aqoon waagii aan joognay waa laga dambeeyay dowlad kacaanka
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 16 күн бұрын
Tani waa iftiin nololeed ama ifafaala nolol cusus oo soo kuwajahan dalka somaliya iyo dadka somaliyed allow nabad iyo isfaham Dadkiyo dalka noogu yeeloo Hadii haruub caana daato Dabadii waa lasoo qabtaaye Allow sabaqabo dalkeena Intii nabad diidanoo dhan Allow docwal nooga leexi Intii wanaag nala dooni haysa xumaantana diidanoo dhan Dalkeena kuwaa udhiiboo Kuxooji damiir xalaala Oo diinya dulqaad uyeelna Siyeey dalka ugu shaqeeyaan 9:33
@Subxanalah
@Subxanalah 16 күн бұрын
Inte kala xieiir na xisbiga ina ku biirno a rabna anago badan tilmam mana sin karta adigo mahadsan wariye xusen
@Keymi80
@Keymi80 16 күн бұрын
Yahoo. Gelkaadii aa kuu fiican. Xassan ku dhaamo ha yimaado, hala arko, plankiisa dadka ha usoo jeediyo. Waxaa la yiri haddii aadan talo adag oo faa'iido lahayn aadan keeni karin, xagxashada ha yaraato, cagligana ha shaqeeyo.
@AliCade-gh7jk
@AliCade-gh7jk 16 күн бұрын
Maanta war fiican u sheegtay dhalinyarada war dhalinyarooy xisbi wanaagsan sameysta danta dalkeena aan gacanta ku dhigno qabyaaladna aan iska deyno
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 16 күн бұрын
Asww❤❤❤
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 16 күн бұрын
, xisbiyada kii hogamiyahisa ugu ashaxa fiican oo umada iyo dalka wax uqabanayo oo dhalinyarada ku hagayo nabada marabno xisbi dalka burburinayo dhalinyarada nabad ugu baqayo no1991 aa loo noqonaya kayeli meno xisbo foodo marabno
@daudshardi6655
@daudshardi6655 17 күн бұрын
Kkk waan Kufahanay Ader Shariif Somali Siyaad Aqoon Kuhogamiyaa Maleeyahay.
@oscarosman8264
@oscarosman8264 17 күн бұрын
Bro qof ka tirsan shaqaalaha raydka maka mid noqon karaa xisbi oo maku biiri karaa sharciga shaqaalaha raydka waxaa ku qoran asbaabaha qofka uu shaqadiisa ku weeyni karo ayaa ka mid ah in oo xisbi ku biiro bal arinkaas ayadoo faah faahsan bal kasoo hadal mahadsanid bro keep going hore u soco
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 17 күн бұрын
Waxas xasan shiiq dad ku qalday wax kale sheeg nio 😂😂😂😂
@Shankharon
@Shankharon 16 күн бұрын
somaliya yaa siyey xamar doqon caytamayo wale kan horay u wedimayo sh shriif biriyu caynaya
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 17 күн бұрын
😂musharax ilmahisa yurub jogan war kisa ma rabno qofkasto waa inow basaborka shisheye dhiga ilmahisa wadanka kena
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc 16 күн бұрын
Kan io kan hada joga waa dameer io 2 dhagoid
@AliFarah-z1z
@AliFarah-z1z 17 күн бұрын
Adeer illahay hanow badbadiyo dalka adeer maanta waxan ka baqaynaa in lakalatago hassan shekh mohamoud marabo in somaliya lamideeyo dorashado hadabayso horta maxaa ladoranba waxan obahanahay heshis maad ogtahay ado hadii
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw 16 күн бұрын
Caana nuug iyo wax lamid ah dowladeyda uma duminaayo waayo Ahmed madoobe qaladkiisa ayuu ku tageera meshana waxuu leeyahay dal ayaa bad badineyna adeer jubalaand Ahmed madoobe ka bad baadi muqdisho bad baadi kaagama baahne
@AliFarah-z1z
@AliFarah-z1z 17 күн бұрын
Maad ogtahay Hadii hassan shekh mohamoud. ku dhawaaqo dorasho hal iyo coda in lagodhawaqi dono dowladkala bal ka fiirso adeer?????.......
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 17 күн бұрын
Sxb mucaaradku marabaan mandhayna.malahan.waayo..hadii.ay rabaan doorasho.waxay qaban lahaayeen shaqooyinka.iyo hawlaha.wadanka.ka jira.si loogu.beer falo.doorasho qof.iyo cod.ah mana rabaan muçaaradku.uu hogaaminaayo shariif.biijo waa lagà dul hadlayaa kaligiisna maahan waxas oo dhan waa qashin an rabin doorash
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 16 күн бұрын
War kajooga xasan iyo shariif waa ebere iskajira waxba isma dhaamane uf uf uf uf yahu
@Masago2025
@Masago2025 17 күн бұрын
Wan ku farax sanahay ninka diidana waa tug
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 16 күн бұрын
Horaaloodiiday ma banaadir ayaa laga qabanaa qabanaa doorashada?
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 16 күн бұрын
War Rajo ma lahane shariif Iska aamus
@Abdinorm
@Abdinorm 17 күн бұрын
Nabad iyo nolol yaa ila wata
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 16 күн бұрын
Nin horay loo soo tijaabiyay looma baahna. Xasan baan islahayn waa waaya'arag waxsoo kordhin waxaan se ogaanay inuu joogo halkii 2015-kii uu joogay.
@MaxamedXasancire
@MaxamedXasancire 17 күн бұрын
Asc Xuseen kuwan hada jiro xisbi noqonmayane ama mucaarad ama mucaarad ee waxa lobahanyahy dhalinyarada hatashato ee xisbi aan samesano rugo wayo dadka hada talada hada haya ama kuwa hada taban ismadhanto aya yirahda
@AliFarah-z1z
@AliFarah-z1z 17 күн бұрын
Asc adeer maad waalantahay imiso waad horodaa. Away putlan away jubilan adeer waxan ka baqaynaa kalatag iyo gogo ah somaliya
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c 16 күн бұрын
Jubbaland maxeey aheeyd axmed munaafaq miyaa Jubbaland noqday mise dani baa puntland ah laba nin oo daalimiin ah weeye waana laga tagayaa
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
WAR BEENTA DADKA KA DAA KENYA DHALINYARO JID KUMA SOO CELINE CIYAALKAAN HA GELIN WIXII KU DHACAY CIYAALKAA CARUURTEENU XAABO MAAHA LA SHITO HADHOWNA LA XAAQO
@YusufHassan-hf6jw
@YusufHassan-hf6jw 16 күн бұрын
Caawa war fiicn baad sheegeysa adiga xisbige thy igarkeygow
@xn44321
@xn44321 16 күн бұрын
Bacaaac
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 17 күн бұрын
Wakaas inuusan rabin.doorasho.qof.iyo cod.ah.waayo.wuu habaartamayaa waayo.dayr sadaa waa.looga.daraa alxamdulilah.meeshii uu.oran.lahaa.ayuu.jecel.yahay inay dawladdu burburto oo dagaal sokeeye dhaco waa lasoo.dirsaday
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 16 күн бұрын
Xamar inaad madaxweyne ka noqoto adigoo xasan qabiil ku diidan makuu soconee ayaad is leedahay taas dadka caqliga u sxbka ah ayaa kasoo jawaabaya ee ama shekh keen ama shariif keen ama dadku wey fahmeen kula lihi keyga lihi Gurbaan ninkii xaday meel uu ku tumo ayuu u baahanyahay meeshuna waa xamar
@Masago2025
@Masago2025 17 күн бұрын
😂😂😂himilo qaran tuug waye😂wada jiraa dhama ina shakuur benlow qawarij waye😂shariif dagal jecel siyaasi dagan mahan
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 17 күн бұрын
Shariif & Shakuur waa rag wax loo dhiiban karo illeen niman-rageed wax iska'dhicin kara bay ku tiirsan yihiin, halka dadka qaar 2 sano ay la xarbinayaan, iskana xoreyn la'yihiin Shabaabka 😂😂😂
@Masago2025
@Masago2025 17 күн бұрын
@ shariif iyo ina shakuur dega nadooda soo mahan mee xoreyan waxas hadal mahan waxaa la is dher yahay aqoon iyo aqlaaq sharifna xaga aqlaaqda ka dhintay inoo waxdilo inoo ku boteyo mahane si aqlaaqleh uma hadlo ina shakuur aqlaaq maleh lkn dagal balayo mashego labada kalama rono hada lahuren lkn ina shakuur dhama shariif la soo gamay
ALEX WAISWA MUFUMBIRO ALEMEDE KUNSOONGA
16:05
BCM UGANDA
Рет қаралды 397
SIR NAAGEED SEASON 2 EPISODE 17 || 10 sano kadib
24:27
Family Sagal Channel
Рет қаралды 36 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Beentii Sh Maxamed Idris Ehed Dastuurka Sharciga Islaamka Waa Faqsan Oo Fashilmatey Sh Xassaan
18:12
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 10 М.
GURIGII DEGMADA BAARDHEERE OO LAGALA WAREEGAY DF & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE CAAWA
8:19
Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.
18:34
Somali National Television
Рет қаралды 70 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН