MURSAL MUUSE HEES QIIRO AH HOOYO XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW 2019

  Рет қаралды 1,739,420

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

HEES HOOYO MACAAN
EREYADA XASAN DHUXUL LAABSAALAX
LAXANKA ENG SICIID
MUSIC AXMEDWALI FURINLE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 700
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Hadaa hoyo mcn jeceshahy❤ somaliyeey like ta ha ila dhaafina👍
@nasraomar2682
@nasraomar2682 5 жыл бұрын
Wan oyi gadhay heesta hooyo
@saddamtourismsomaliland1976
@saddamtourismsomaliland1976 5 жыл бұрын
4890309
@foosiyaxasan51
@foosiyaxasan51 5 жыл бұрын
Wll waan jecelahay hooyo mcn wll mahooyadaa baadhimatay
@foosiyaxasan51
@foosiyaxasan51 5 жыл бұрын
Waan ooyay heestaa darteed alaxanuunbadanaa hooya la aaan tu
@habonmuse1365
@habonmuse1365 4 жыл бұрын
Wllhi waaan jeclahay hooyaday ma garanaayo saan La.anteed u noolaan
@camaare9815
@camaare9815 5 жыл бұрын
WeliGaH Hamudan ciil WeliGaH Hamudan ceep WeliGaH Hamudan cudur WeliGaH Hamudan caYdh iNtaH HooYo macaan jecel Like ta iGuH QaptaH😍
@maxamedcabdulaahi754
@maxamedcabdulaahi754 5 жыл бұрын
camaare 98 faadumo maxmed
@kaifabdikafi7596
@kaifabdikafi7596 Жыл бұрын
Qof hooyo neceb majiro pwe🥺❤
@mabsuudmaxamed1976
@mabsuudmaxamed1976 Жыл бұрын
9
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Inta Heesaha Neceb ee Qur'aan ka Jecel like Isaara Plzz❤😍❤
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Hees qof neceb halkan mayimadee isaga carar mesha waraya kkk
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
Mohamed shiine Qur'an iyo heesaha ha isbarbar dhigin ee iska daay aqli ciyaaleedka dee.
@hikmarashid1729
@hikmarashid1729 5 жыл бұрын
@@Salmancade10 MashaAllah wehliye mashiidiye
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
@@hikmarashid1729 Mahadsanid walaasheyda qaaliga eh.
@backisaabdimuhumad6501
@backisaabdimuhumad6501 5 жыл бұрын
Hahhava maxa idinkeenay hada
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 5 жыл бұрын
Aniga hoyadey anoo 5sano jiro aye dhimatay 😭😢Allaha unaxariisto adunka wax la waayo hooyaa u daran lkn alx walashey aya ii buxisay booska oo si qurux badan ii korisay
@DAMALMEDIA192
@DAMALMEDIA192 5 жыл бұрын
Haa hooyo waa qaali😭😍
@shaaficiibraahim5328
@shaaficiibraahim5328 4 жыл бұрын
Illahy jano fardowsa hka warabiyo
@siidkaumada8412
@siidkaumada8412 4 жыл бұрын
Heystaan waxaa daremi karo qofkii hooyo la aan ah soori
@deqoali5101
@deqoali5101 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto hooyo waligaana walashaa farxa deeda ka tali abaayo 😭 allaha ku xafido abaayo 🤲🤲
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@raxmarooda371
@raxmarooda371 5 жыл бұрын
Wlahi wan oyey inta ila mida like me😭😭
@marwochannel3
@marwochannel3 5 жыл бұрын
Rama walalo subscribe iidhe 🙏 🙏
@tiriigohaji6789
@tiriigohaji6789 5 жыл бұрын
Amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin hoyoo mcn allha ku dhawro faxad igu nolow inta durida jogtid hoyoo qali waan ku xiisay mamma mcn waan ku jeclahay akhiro janda ku geeyo
@daadirmeeteofficialchannel874
@daadirmeeteofficialchannel874 5 жыл бұрын
Plz subscribe mahad sanidiiin
@marwochannel3
@marwochannel3 5 жыл бұрын
@@daadirmeeteofficialchannel874 waan KU saarey adigana subscribe iidhe 🙏 kkk
@daadirmeeteofficialchannel874
@daadirmeeteofficialchannel874 5 жыл бұрын
@@marwochannel3 marhore
@hassan9620
@hassan9620 5 жыл бұрын
Wallhi qofka hooyo jecel like saara 😘😘😘😘
@hassan9620
@hassan9620 5 жыл бұрын
Haaa
@ugbaadsaleebaan1631
@ugbaadsaleebaan1631 3 ай бұрын
❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😭💔
@ahah2751
@ahah2751 5 жыл бұрын
Hooyo wa qaaali ilaahay aniga iyo inta maamo haysata ha udaayo intay kadhimatayna naxariis janno rabi hasiiyo amiin
@hamdamahmoud4905
@hamdamahmoud4905 5 жыл бұрын
dhabeel aan aadmi dhibin ameeeeen huno alle ha xafido
@empireshow1
@empireshow1 5 жыл бұрын
Amiin hooyadey la,aanteed noloshu waa mugdi illaahow hayga horaysiin
@ayaanayaankayd6664
@ayaanayaankayd6664 5 жыл бұрын
Amiin hno
@MohamedIsmail-go8wk
@MohamedIsmail-go8wk 5 жыл бұрын
Yaa rapi hooyo waa ileyska dunida
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 5 жыл бұрын
Ameen yaa rabi
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Heestaan dhowr mar ayaa iska gudbiyay anigoo ka baqaya murugo iyo xasuus hooyadeey mcn anigoo 4 sano arag ayeey iga geeriyooty 10/9/2018 Monday morning hooyo allaha kuu naxariisto murugada qalbigeyga taal ilaah uunbaa og hooyo 😢 qabriga allaha kuu waasiciyo
@marwoahmedsaid3585
@marwoahmedsaid3585 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@marwoahmedsaid3585 mhdsnd wll 🙏😍
@safiyaaxmed721
@safiyaaxmed721 5 жыл бұрын
Abowe mahamad aad ban u oyey qoralka dartiis amiiin abow macan
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@safiyaaxmed721 mhdsnd abaayo mcn murugada aad ila dareenty allaha ku xfdyo hooyadey mcn allaha u naxariisto 😢
@safiyaaxmed721
@safiyaaxmed721 5 жыл бұрын
@@mohamedgacal7809 walky qalii allh haunaxariisto abalkedana jana haka yelo shukran wll mcn
@sagaljamali6796
@sagaljamali6796 5 жыл бұрын
Qofay ka fogaatay uun baaa dareemi kara hooyo la aanta xumaa oo qadhaadhaa allow hooyadey iyo inta hooyooyin ee dhimatey u naxariiso qabrigana u waasici 😭😭😭
@najaxali1424
@najaxali1424 5 жыл бұрын
Aamin waarun taa qof waya dareemaya rabi naarta kaxoree
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 5 жыл бұрын
Ameen qaliyey
@ifraaxsocial7781
@ifraaxsocial7781 5 жыл бұрын
Aaamin 😭
@mohnazirm
@mohnazirm 5 жыл бұрын
Aamiin😂
@shaaficifantastic1443
@shaaficifantastic1443 5 жыл бұрын
Ameen wlshy Rumaad saria jamal Rapi how naxariisto hooyo wll 😭😭😭😭
@ikraanabdirahman7769
@ikraanabdirahman7769 5 жыл бұрын
hooyo qof aan heesan ayaa dareemikaro wlhi yarabi hooyo mcn unaxariiso qabriganeh uwasici 😥😥😥😥😥😥😥😥
@ummusalmasiman9107
@ummusalmasiman9107 4 жыл бұрын
Ikraan Abdirahman walahi waa ruunta waan iskaoyay hooyadeyda marki xanunkeda maqlay tickitki aan kostay markan bixi rabay weyba dimatay walahi qalbigeyga kamabaxdo mel cidlo ayaan tagay ilahyow hooyoyinka inta dimatay unaxariso inta noolna xifdi
@yahyasiad6811
@yahyasiad6811 4 жыл бұрын
💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😍💝😍❤💞💝
@laylaxasan6493
@laylaxasan6493 3 жыл бұрын
hooyoqali😥😥😢😢😢😢😀
@alcazal441
@alcazal441 5 жыл бұрын
Inkastoo Hooyadey Ii Nooshahay Hadane Mursal Wa Iga Ilmesisay Allow Hooyo Idilkeed Janadada Bilaa Xisaab Gali 😭😭😭 Heeska Sanadka Codkeygu Waa Mursal iYo Heeskan Hooyo 👌🏻👌🏻👍🏻👍🏻💯
@amaladen8774
@amaladen8774 5 жыл бұрын
Amin amin isagaba hoyadi way noshahay hoyo uugaso Ibrahim maxmed wacays nuur baa la yira magaca isaga uu cuurad ah alla uu daya
@alcazal441
@alcazal441 5 жыл бұрын
@@amaladen8774 Aamiin Wll Hooyo Nolol iYo Geeriba Ilaah Wax Dhiba Nagama Tuso
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 5 жыл бұрын
Aaamin yaa rab
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 5 жыл бұрын
Aamiin amiin janada alle ha ugu bishareyo
@abdallehashi9551
@abdallehashi9551 4 жыл бұрын
😭😭
@istahililwadsan2691
@istahililwadsan2691 5 жыл бұрын
weligaa ha mudan ciil❤ weliga ha mudan cudur❤ ax ax hees iga ilmaysiisay anoo hooyo hysta mxd ka maleyn qof hoyadii dhimty ilhow hoyday hayga hor marin aamiin🤲😭😭
@MohamedAhmed-eq7ne
@MohamedAhmed-eq7ne 3 жыл бұрын
Hooyomcn💋👄
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 5 жыл бұрын
Welcome back xidigaha geeska Waa laydin tabee👌 Cidii hooyo jecel 👍🏾 Rabow hooyinkeen noo dhaaf Inta nool inta dhimtayna janadaad geey Amiin amiin amiin yaa rabii
@raxmaruux1281
@raxmaruux1281 5 жыл бұрын
Aamiin
@najmoosman3480
@najmoosman3480 5 жыл бұрын
Aamin
@fatumaabdullah7894
@fatumaabdullah7894 5 жыл бұрын
Amin Amin amin
@fatumaabdullah7894
@fatumaabdullah7894 5 жыл бұрын
Hyoo hyooo
@diiriyemagan7525
@diiriyemagan7525 5 жыл бұрын
👊👊👊👊
@abdallaqalbi5665
@abdallaqalbi5665 4 жыл бұрын
Anigu nasiib uma helin maalin kaliya in ay hooyaday hooyo igu yidhaahda nasiibna uma yeelan barbaarinteedi iyo naxariisteedi saacad qudha markaan ifka joogay ayey iga dhimatay oo illaahi lahaa qaatay illahayow unaxariiso hooday iyo dhamaan intii hooyooyin dhimatay aamiin yaa rabi
@zamzammaryama3427
@zamzammaryama3427 3 жыл бұрын
Amiin amiin illaahow janadii geey amiiin amiiin aamiiiiin
@kalsooncaliyare8778
@kalsooncaliyare8778 5 жыл бұрын
Yaaa rabi naxariistaada sii hooyadeey macaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Yaa rabi qabriga unuuri.
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
aaaamiin wllo 😭🤲
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 5 жыл бұрын
kalsoon Caliyare aamiin aamiin wl Qaali
@saynabxaji3832
@saynabxaji3832 5 жыл бұрын
kalsoon Caliyare aamiiiiiiiiiin
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Amiiin Amiiin yarabi
@oumalkairedjama5045
@oumalkairedjama5045 5 жыл бұрын
amin amin wll
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 жыл бұрын
🎤Hooyo Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan) Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol . boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸
@ayaandheeman5312
@ayaandheeman5312 5 жыл бұрын
Woow curdkii xidigaha geeska Poqrka codka macaan Mursal cisi Iyo sharaf Ku nolow dhashii samaroon cadwga u nolow ❤
@guuleedakhyaar3856
@guuleedakhyaar3856 5 жыл бұрын
Ayaan Dheeman thax wllo
@zamzamqaligabersamir2528
@zamzamqaligabersamir2528 5 жыл бұрын
Ayaan Dheeman mashallh waye
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ka buuxdo naxariis hooyo iyo dareenkeeda ku dhisan caraf udgoon badan hooyo Kasta Mid dhimatay iyo mida nool ba waxaan Alle u weydiinayaa inuu la jiro. Dhab ahaan ilmada qofka dhagaysta ka imanayso xataa wey ka kulushahay mida marka kale ka imaato hooyo cimri dheer iyo caafimaad aakhirana hadhac qaboow iyo xowdkii nebiga scw ka cab 🤲😭😭
@zakkilevi692
@zakkilevi692 5 жыл бұрын
Ax ax waxa daremi kara qofkii hooyadii wayey ❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭hooyo macan allow ku naxriiso amin
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 жыл бұрын
iLaaHay Hw naxaRiizTo zHp😢🙏
@abdirahmanhusein8771
@abdirahmanhusein8771 5 жыл бұрын
Zakki Levi Aamiin
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 5 жыл бұрын
Ammeen wll
@idilnur7505
@idilnur7505 5 жыл бұрын
Zakki Levi 😪😪😪😪
@munaapdi454
@munaapdi454 5 жыл бұрын
😢alle hakugu naxristo
@halakebante1433
@halakebante1433 3 жыл бұрын
I can not speak the language,but I feel that the music is about his mum. Love this music
@abdibaasit7592
@abdibaasit7592 5 жыл бұрын
Hooyo waa laf dhabarta nolosha Magaca hooyo: Waxa ragga afsomaliga ku xeel dheeri ku micneyaan HOO... "HOOYA" OO AH SIIYA Tusaale :-hoo hooyo cun cuntada Illahow HOOYA kasta xifdi amiin 👆
@abdiazizali5605
@abdiazizali5605 5 жыл бұрын
Cabdibaasid Cabdilaahi Maxamed saad,waa runtaa zxp
@najmoosman3480
@najmoosman3480 5 жыл бұрын
Aamin
@fardowsamuse4269
@fardowsamuse4269 5 жыл бұрын
Walhi hestan wan LA oyay ilahow mursalow kuda fan an qaliya
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah
@raabicacumarmadoobe6157
@raabicacumarmadoobe6157 4 жыл бұрын
Amiin amiin maamo
@Daljirkii101
@Daljirkii101 5 жыл бұрын
heestan waxay igu kaliftay intaan telphone ka soo qabto inaan hooyo macan waco :( i'm really crying :(
@anisomaxamedcabdullaahi5062
@anisomaxamedcabdullaahi5062 2 жыл бұрын
Srrry
@apdirizakbazheboodboodecha5267
@apdirizakbazheboodboodecha5267 2 жыл бұрын
Hees macaan weeye
@xalimobeldeq3684
@xalimobeldeq3684 5 жыл бұрын
Kelyaha Lagu Dhiiradaay Kalsoonida Igu Jirtaay MiYan Kelmad Iyo Odhah Xaqaaga Ku Koobayaa HooYoY BixibaK💋❣️👸💞 Hooyo macaan ilaahay Nabad haysku keen tuso 👐👐👐
@fatumaabdullah7894
@fatumaabdullah7894 5 жыл бұрын
Hyooo hyoo mcn alha dysto
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Markii koobaad hooyo wn la joogay imnkase laba dal oo kla fog ayaan joogna alle haku ilaaliyo hooyo♥️💯
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 5 жыл бұрын
Hooyo Macaney Rabbigay Haku Dhowro Insha’Allah ❤️😢😢😢 Aad ban Kugu Xiisay Wallahi 😥
@inantaqaali1400
@inantaqaali1400 5 жыл бұрын
Sultan Shaie
@ifraaxcusmaan9442
@ifraaxcusmaan9442 4 жыл бұрын
Hooyo waa macan
@nimcojaamac-lv1df
@nimcojaamac-lv1df 3 ай бұрын
Ilahay dhaman hawo naxristo inta u noshahay hawo dayo inta ka bugtana ilahay hawo caadiyo aamin Isha allah😢😢😢😢😢😢
@MursalMuuse
@MursalMuuse 5 жыл бұрын
Dhamaantiin aadbaan idinku mahad celinayaa si gaar ah intii igala soo shaqaysay heestan 1, abwaan Hasan dhuhul laabsalah 2,engineer siciid 3,ustaad furinle, 4,hawraar iyo waqal ,, waxan kaloon u mahad naqayaa taageerayashyda baaxada leh ee daafaha dunida kukala nool
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 5 жыл бұрын
Mursalow hestan hees ka qiima badan maan arkin qarnigan waayo mudo ku dhow 10 sano iyo in ka badan qalbigayga iyo indhahaygu ma dareemin ilin lakin sanadkan iyo markaan xasuustay waayihi ay ila so martay hooyaday wlhy waan ilmeeyey waayo waxaan xasuustay dhibaatadi iyo dadaalki ay ila so martay runti dhibaato aad u badan iyo nolol aad u adag bay ila so martay waanay i sawirantahay ma ilaawi doono alle denbigooda ha dhaafo hooyooyinkeena o dhan dhamaantood
@aliabdidhegaweyne8346
@aliabdidhegaweyne8346 5 жыл бұрын
Mursal Muuse Official Channel masha Allah tabrkallah walaalkey salaan sare ugaaaaas mursal muuse cumar warsame ❤❤👍👍👍
@qalanjadaxaafada3969
@qalanjadaxaafada3969 5 жыл бұрын
Allow no xifdi hooyo mcn jirkedan allow narta ka xurey 💕💕💕💕💕💕💕💕💕hoyo wa boqoroda nolasha 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 5 жыл бұрын
Run ahanti heestani ad bay I taabatay waan ilmeeyay onon is la hayn waliga heesba ka ilmaysiin.......
@hodancaday2687
@hodancaday2687 5 жыл бұрын
Mursaloow isha shaydaanka iyo kan aadamaha illaahay hakaa ilaaliyo ,kolay xaladaha hadda jira waxaa laga yaabaa in aay ka dabayso isha aadamaha oo aad u xun hadii ay qofka haleesho,hadii hooyadaa kuu nooshay oo la idin soo kala dhaxgalo waa hooyo waay ku canaan laakiin uurka maha canaantaasi marxalada aad hadda ku jirto iyo da,daaduna way kala waynyihiin waxaan kugula talinayaa adoo fanka ku jira haddana ha ilaawin cibaadada waad ku badbaadaysaa hana isdhiibin qofka kuugu dhaaw ee sadiiqaanana la qaybso xalada aad dareento,waa fariin kaaga timi gabar walaashaa soomaaliyeed oo kaa wayn.
@AbdallaArush
@AbdallaArush 5 жыл бұрын
wankuxisay hooyo😢 allow udambidhaf hooyinka dunida gaar ahan hooyoyinka somaliyed ❤❤❤ thanks xidigaha geeska africa
@queenugbisha8073
@queenugbisha8073 5 жыл бұрын
Www www i miss wlhi cidigah geeskah waligay wll ma gaadhin 100 like plz isaar alleh dartiis
@caligaab2429
@caligaab2429 5 жыл бұрын
Ugbaad Ahmed 😥😥
@fatxhmaxamed1418
@fatxhmaxamed1418 5 жыл бұрын
@@caligaab2429 vcvcfxhcchgx
@abdikadirnoor5095
@abdikadirnoor5095 5 жыл бұрын
Wlhi qalbiga ka oyey ilinba iga timi hoyo macan ilahi jirkaga haka xoreyo naar Amiin ya Allah
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
Wlhi Hooyo waa qaali Intii Hooyee Dhimatay Ilaahow u Naxariiso Inta noolna Cimri dheer Caafimaad iyo Cibaado sii ❤❤❤
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 5 жыл бұрын
14 sano baan hoyadey arkin duruufa Aduun awgeeda Asxabey ii duceeya inan dib u midawno insha‘allah # one love hoyooyinka Somaliyeed
@sagaljaamac5841
@sagaljaamac5841 5 жыл бұрын
Ilhy hydin kulansiyo
@haboihabtm3276
@haboihabtm3276 5 жыл бұрын
Amin midowa
@yaasmiinmuhudiin2461
@yaasmiinmuhudiin2461 Жыл бұрын
Hda 3year ay ahed hada ma is heshen wllo
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
MASHA ALLAH Hees Ad Umacaan Hooyoyin Intaa Nool illaahay ❤Hadaayo🤲 Hooyinki Dhintayna Allah Jannatul fardaawsa Haka Waraabsho❤❤👏👏 Mursal Muuse Hailawin khadra Silimo iyana waa caruur taada Hoyadod❤❤🌹🌹🌹🌹👍
@ansalcumar8786
@ansalcumar8786 3 жыл бұрын
Hoyo mcn wxaa thy hormudki nolosha alahaa Ku naxriiisto
@naemaosman1422
@naemaosman1422 5 жыл бұрын
intii oyday hooyo mcn la ilmaysay like igu qabta ax ax illaahow hooyinka janada gali yaa rabi
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Rageenu way naxariis badan yihiin dhamaantoodba way damaqday heestu wlhi😢😢😢
@kingabdikaadirsaid
@kingabdikaadirsaid 5 жыл бұрын
sax
@iskakaliahaw4834
@iskakaliahaw4834 5 жыл бұрын
Walhi heestan way iga ohisay love u more more hooyo macaneey cimrigaga ilahy haku barakeyo❤❤❤❤ inti an hooyo haysana ilahy qabriga hawgu naxaristo🤲
@khaalidibraahim3143
@khaalidibraahim3143 4 жыл бұрын
Way iga ohyzaly hooyo mcn ilhay hay ka dayo hooyo mcn 💯❤❤❤❤💋
@hibaaqcismaan1319
@hibaaqcismaan1319 Жыл бұрын
Heestan ma dhagaysto lkn Caawa wey iga soo horbaxaday hooyaday shan sano ma arag kalmada hooyo ayaa uxiisay inaan idhaahdo naxariistii iyo siday markasta ii ogaan jiratay iyo dhibkastana aan usheeganjiray alle hakuu naxariisto hooyo qof ku wayey ayuunba qiimahaga garanayee😢😢
@laylasiciid3323
@laylasiciid3323 Жыл бұрын
Allha haw naxaristo amiin amiin amiin
@abdullahiabdurahman3889
@abdullahiabdurahman3889 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo hooyo abaayo Amin
@hamdaahmed9600
@hamdaahmed9600 5 жыл бұрын
Hooyo macaney waan ku xiisay wlahi Ilove you noloshaydiyeey Allaw nabad isugu keen keen Ilaahaw if iyo aakhiraba ibarake 😍 hooyooyinko dhana dhawr
@hoodocaynashe4614
@hoodocaynashe4614 5 жыл бұрын
Rabiyoow hooyaday mcn u naxariiso iyadiyo intii hooyo dhimatay ka xoree cadaabta aamiin amiin yaa rabbii
@zafiyahazzan6112
@zafiyahazzan6112 5 жыл бұрын
Aamiin wlloH
@ahmedzaki6206
@ahmedzaki6206 5 жыл бұрын
sagal muztafe waaay oyaysaa inta argta like igu jawaaba
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Illahow dhamaan hooyooyinkena jismikooda Naarta ka xuree 😭😭😭😭😭😭
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Ameen nolasheydi
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 5 жыл бұрын
Ameeen yaaaa rabi
@kingmozko4402
@kingmozko4402 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 жыл бұрын
Aamiin
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 жыл бұрын
Aaamiin
@najmahothen2126
@najmahothen2126 5 жыл бұрын
Hooyo mcn ilaahey hkuu naxariizto icidleysay kuu xiisey wllhi illhay waxn uga baryaya inu alle hooyooyinka jano firdawsa wada geeeyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatushofficial4449
@fatushofficial4449 5 жыл бұрын
😭😭😭😭Hooyo Mcney ilahayow hoyoyaashen janada ku irsaq
@laylaosman8100
@laylaosman8100 5 жыл бұрын
amiin
@superzaara2421
@superzaara2421 5 жыл бұрын
Hooyoy carabka iyo Afkygaaan duco kaaga curiyee Caadilky dhib kaa hay Allow hooyadey qabrigeda u wasici intii hoyadod noshahay ameen ii dhah😢😢😢😢
@omarzolaph9069
@omarzolaph9069 5 жыл бұрын
AAMIIN BOQORTOOYO QLIYA SUPER ZAARA
@haboihabtm3276
@haboihabtm3276 5 жыл бұрын
Amin
@pharmacieuniverselle7577
@pharmacieuniverselle7577 3 жыл бұрын
Awedh
@aflah491
@aflah491 5 жыл бұрын
xasan dhuxul iyo mursal muuse cumar keep going zxp
@abdisalamhero
@abdisalamhero 5 жыл бұрын
Walhi waxaa dareemi kro kaliya qof ja fogaaaday aragtida hooyo allah xumaaaa hoooyo la,aan alllaow jannnada hooy uga dhig Aamiiiim aaamiiin aaamiiiin👏👏👏👏👏
@aishaomar4667
@aishaomar4667 5 жыл бұрын
Hooyaday la'aanteed noloshayda xitaa masawirankaro siday noqonkarto. Ya Rabb ilahayow hooyo cimri dheer iyo caafimad sii amiin
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
HeesTan Waxan dhagayizan Jiray Hoyaday Oo Nool Mantana Waxan Dhagayizanaya iyadoo dhimatay Oo xaqii Alle HeLay 😭 iguzo duceya wllyal
@sahalabdi6534
@sahalabdi6534 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto wlloh
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Rabi hawnaxriisto dhman hooyoyiinka
@laylasiciid3323
@laylasiciid3323 Жыл бұрын
Rabi haw naxaristo amiin amiin
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Hooyo waa qali Runtii Dareenka heestan oohin bay kaakenaysa 😭😭😭😭 walahi waan ilmeeyay
@abdimuhumed2090
@abdimuhumed2090 5 жыл бұрын
Waa hees qiiroo badan way iga ilmeeysisay ilaahay hooyo ha cadabin ameen
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
Musal you made me cry really from the bottom of my heart every mother that has died i give a big dua and ones that are alive may God grant them with a long! Life and abo who has already died however may Allah keep my mother alive ameen!!! 🌹🌷⚘🌻🌸🌼
@rashidgohe5334
@rashidgohe5334 5 жыл бұрын
Amiin walalo
@ayanmohamed3949
@ayanmohamed3949 5 жыл бұрын
😢😭😭😭
@zamzamibrahim4109
@zamzamibrahim4109 3 жыл бұрын
Ameen Allah
@suadisnail7450
@suadisnail7450 2 жыл бұрын
امين يارب العالمين 🤲🤲😢
@abdikarimabdirahman7722
@abdikarimabdirahman7722 2 жыл бұрын
Pôu
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Curadka xidigaha ayaa u codeeyay. Mursal Muuse Cumar. Boqortooyo
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
ApwnkEeNa Zax iyO khaladpa wnu ku wadanaH
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 5 жыл бұрын
wx kle mursal muuse cumar heesta sandka isaga qaaaatay 💥
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 2 жыл бұрын
3 sano ka hor Heestan markay soo baxday waan jeclaa xoognaa u dhageysan jiray ❤❤ Imika hooyo waa ka fog ahay💔 waxan moodi jiray in noloshu caadi iska tahay lkn waxan ogaadey Imika in meel aan hooyadaa joogin aanad waxba ka ahayn 😭 heestan markaan dhagaysanayo ilmo aan xad lahayn ayaa iga daadanaysa waayo hooyadey aad baan ugu xiisay🙈🥰 Hooyo Naxariisteeda oo kaliya ayaan wax loo dhigaa jirin 😢❤❣💯 Hooyo Rabbi igama kaa horeysiiiyo🤲🤲❤❣
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@hakiim25
@hakiim25 5 жыл бұрын
Heestan dislike uma qalanto intii mursal cuqdad u haysaa heesaha danbe dislike ta ka dhigtoo hooyo darteed like ta usaaRa ❤❤mom❤Alle hakuu naxariisto😢😢😢😢
@mammalile1492
@mammalile1492 5 жыл бұрын
Mursale inuu hoyo u heeso maha wayo waxaa u ixtaramihu laha caruurtisa hoyado👌
@mizzniina
@mizzniina 5 жыл бұрын
Fawsia Ahmed sax wlhi ben mad ka shegin
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 5 жыл бұрын
Fawsia Ahmed hhhh ngtu qabi jiray iyo hooydiis farqi weyn ba udhaxeya dumar maseersan wax ka xun majirto😂😂 meeel wlba comment khdro saliima ah keena
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
kkkk waar dadkaan somalida waa suunta ayaaxaa wax fiican xaataa way saraan dislike waa ummada mucjiso ah malaa waa dagaaldii sokeeye waa half and half
@samanbadan1466
@samanbadan1466 5 жыл бұрын
Guys hoyo la'anted nolosha micno ma alahan😭😭😭😭 hoyo alle ha ku naxriisto imiss u mama inta hoyoyinkoda u nolyihiin allah u dhafo inta anigo kale ahna 😭😭😭😭 alle uwada naxriisto hoyoyinkena allaw hoyoy ku naxriisto😭😭😭
@raaliyobinturaaliya9745
@raaliyobinturaaliya9745 5 жыл бұрын
Aduunka u jclahy Adimadeydi wye Aadanaha iga xiga Ayaankeygi wye Allow hayga qadin Anti nololi jirto Allahey dhib ka hay hooyo mcn 🤲😘😘🙏🏽
@mzvisamogadishu2635
@mzvisamogadishu2635 5 жыл бұрын
MURSAL MUUSE SXB HEESTAN CAMAL WALIGEEGA MA ARKIN WAXAAN JOGA TURKI THNKZ BOSS
@fatxixaji7630
@fatxixaji7630 5 жыл бұрын
Xaqiiqdii waan ilmeyay alla hooyooy maxaan ku jeclhay la"aanta dunid nuur iima laha 😍😍😍😭
@nadiyacadey
@nadiyacadey 5 жыл бұрын
Mursalow wllo horta waaad iiga qiireysiisey lkn hadad qiimaha hooyanimo saa ku ogtahy khadra abdina waa hooyo seddex ubada ku hysee mxd u dareemi weydey😭😭😭😭
@caydidmohamed3919
@caydidmohamed3919 5 жыл бұрын
Hooyadey mcn 2sano isma arkin wlhi cawa aad ayan u ilmeeyay markan arkay heestan hoyo allow hooyoyinken naarta ka xoreey 😭😭😭
@mahamedxasan6358
@mahamedxasan6358 5 жыл бұрын
rtjik
@snmsomaliland7463
@snmsomaliland7463 5 жыл бұрын
Gabdhaha ka ma u tuu dhiid sida aad yesha uun ba laka yeliiiiiii Amerika wali helimaysid Inshallah inta ciirku ku shiiraaaaa
@gaasiradalmar7628
@gaasiradalmar7628 5 жыл бұрын
mnsha allah illahow xasan saleban dhuxul caqliga iyo cimirgaba u barakee
@abdirahman6806
@abdirahman6806 5 жыл бұрын
Ilahay hooyoyin ka hayno xafido inti dhimatay na ilahay Naxaristi jano hasiiyo xidigaha geeeska dad qulubtodu noshahay weeye wlhi way wada ilmaynayan 1 Abdirahman oday 2 ugbad aragsan 3 Abdi hani 4 Ahmed Aarshe 5 yurub geenyo 6 two Asma Sagal mustafe
@mohamedcazkah3602
@mohamedcazkah3602 5 жыл бұрын
Runtii dareenkaygu wuu bedelnaa intaan daawanayay alxm ilaahay cimri dherer iyo caafimaad kuu weydiinayaa hooyo macaan muftaaxa ii fura albaabada ayaad tahay MAAMO Nin ku caasiyay wllhi ma liibaaano if iyo aakhiraba😪😭🙏🤲
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
FuraHa GuuzHu waa HooYo❤
@cabdilahisheekhmuse7072
@cabdilahisheekhmuse7072 5 жыл бұрын
Op op op op mursal muuse cumer . Codka lahaaasiga waaaaa hibo eebe kugu manaystay bro. Waaaaa heeees dhamays ah xaqiiqdi. Long life my ex class mate
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢 walahi hadaan mamo kaso agkacay si ay useexato kadibna heestan ayaan anoon ujeedin shitay iyadoon bilaabmin ayey ilmadu maryahayga qoysey hooyo macaan wlhi la aanteed waa dhimasho allow aduun iyo aakhiraba udembi dhaaf dhamantoodba oo unaxariiso Sagal ugbaad iyo oday wlhi inyarbay isku ha hayaan mnsha allh
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
ilaa xalaa wey haysatey heestanu social media-ha allow hooyo noo daa aamiin.
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Xidigihii geeska soo rogaal celi 😍 Kooxda geeska africa nooleeyayaasha fanka Xulka fanaaniinta io mucjisada musica furinle Koox dheeli tiran Guulaysta😍😍
@ayaanlexuseen4899
@ayaanlexuseen4899 5 жыл бұрын
ilaahow hooyoo yinkeen jidhkooda naarta ka dhawr
@mahadoabdullahi3124
@mahadoabdullahi3124 5 жыл бұрын
Hooyo walaf dhabarta nolasha Ee alle hanodayo intana hooyadu unoshay intay kadhimatayna alle haw naxariisto hoooyo qalibatay qlbigada urontay
@nabiilsalah7364
@nabiilsalah7364 5 жыл бұрын
Mursal adoo og in hooyo intaas oo qiima leedahay please caruurtaada hadayicin ee ogoow hooyo galiya haku deyn barbaarinta caruurtaada adigoo nool🙏
@ridwanfarhan9636
@ridwanfarhan9636 5 жыл бұрын
inTii Hooyadood dhimaTay allaHa unaxariisto inTay noosHahayna allaHa cimrir dherer hasiiyo @aamiin❤
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 5 жыл бұрын
Aamiin
@ubaxcali308
@ubaxcali308 5 жыл бұрын
Hooyo macaan ilhay ha iikadayo weliga ha mudan ciiil
@muhabatlaali9459
@muhabatlaali9459 5 жыл бұрын
Walee Hees iga dheh, Ereyada,Laxanka,Codka iyo Miyuusikadaba, waxa isku helay dad legend ah (100%), Eng. Siciid macalinka Laxamada walee waan saxay anigu viva Somaliland
@dekaaliomar3118
@dekaaliomar3118 5 жыл бұрын
God bless u mursal musse , I love my mom and you let me cry😍😍
@asadmaxamed1627
@asadmaxamed1627 Жыл бұрын
Asad
@khaalidmaxamed449
@khaalidmaxamed449 5 жыл бұрын
Allaw hooyo Mcn u danbi dhaaf aakhirana janadii fardawsa Ka waraabi Yaa rabil caalamiin ❤️❤️❤️❤️💯
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 5 жыл бұрын
Hees dareenka taabanaysa, waan ilmeeyey tallahi, tani inaba cadi maahinoo 💞💞💞 Carfi lagu baadhiyo Cawadayda noloshaay.
@farhanjam2773
@farhanjam2773 5 жыл бұрын
Manahallah hooyo alleh janadah hakuku casumo intah hooyo unoshahay like tah ikuqbtah intah ay kah dhimatay nah alleh hownaxasito
@abdiqanicade1736
@abdiqanicade1736 5 жыл бұрын
Waligaa ha mudan ciil Waligaa ha mudan cudur Waligaa ha mudan ceeb Waligaa ha mudan caydh ❤❤❤ Hooyo❤❤❤
@hamseyasin8462
@hamseyasin8462 5 жыл бұрын
Magaca hooyo baba ah naxariis ku dhawaaqedu Allow noo dhowr hooyo qaali 😞😓 Amiinta raaciya
@rahmamuhumed5213
@rahmamuhumed5213 5 жыл бұрын
Amiin Allow dhawr hooyooyinkeen
@willomohamed3992
@willomohamed3992 5 жыл бұрын
Hooyo wa lafdhabarta nolosha waxan siyey codka mursal
@ameliasvlogfam450
@ameliasvlogfam450 5 жыл бұрын
Qadraba waa hooyo gabdhahaaga quruxda badan hooyadood ka ilaali ciil iyo cidlo walaal😥😥😥
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Hoyadu waa taa Khadra waa ubadkaga hooyadod mursal siduu hooyadii u jecelyay ayay Khadra cabdi silimo ilmahedu u jecelyiin markaa mursalow hablahaga adigaa dhalayi ilaali oo cuqdad ka ilaali. Nimco dareen maxayi hees ahmed wali u qaadayi naxayi asma love u qaadayi. Muuhadlin hadaba adiguna caruurtada ilaali Khadra maan dhalin laakiin 3 caruurta ah adigaa dhalayi
@farxiyaahmeddamal3871
@farxiyaahmeddamal3871 5 жыл бұрын
masha allh alle hooyoyinkeen janad haa keeyo mursal alle codka haa ku barkeeyo abwaan dhuxl alle maskaxda haa ku barkeeyo aameen allle hooyoyinkeen janad gee
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 5 жыл бұрын
Yaa yiri xidigaha waa dameen Oo jaahilnimo sheegtey🤣🤣mar kasta wax cusub iyo styl cusub keep going ilmo adeeryaal
@Hussein-Haji
@Hussein-Haji 5 жыл бұрын
Fatima zahra Barre hhh edo anigubu weynu idin jacelnahayee idinkuna ino baladhiyo ku yara daro somalinimo
@fihimabey4908
@fihimabey4908 5 жыл бұрын
Hooyo mcn oo dhan alle ha unaxariisto
@ifraaxmukhtaar5669
@ifraaxmukhtaar5669 5 жыл бұрын
Inta hooyo unool allaha udeysto intii ka dhimatayna illahey ha unax riisto oo hooyadey mcnto ka mid ah qabrigeeda waa sac ilaahey ugudhigo janatul fardoowsa allah galiyo
@lulhassan5477
@lulhassan5477 5 жыл бұрын
Hooyooy waliga hamudan ciil Big love hooyo
@hassandesigner2802
@hassandesigner2802 5 жыл бұрын
Qofkazto Jecel Hooyadi aalle Hoyoyinka Hynoo Daaye 💫💥💯🔥
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 5 жыл бұрын
Hooyo macaan waan kuu xiisey😥 Hoyadey la,anted lib magaren walahi Wlahi dad hoyodod geryota mesha iga muqda allaha unaxariisto wlaloyal.
@khaalidyuusufcusmaan7344
@khaalidyuusufcusmaan7344 4 жыл бұрын
Hooyo walhi adaan aduunka kuu jecelahau i love u mam and dad
@khalidfaysal18
@khalidfaysal18 5 жыл бұрын
Hees si dhaba dareenkayga u taabatay Allow hooyad u naxriiso Intay hooyooyinkod u noolyihinow Ka ducsta hooyooyinkiin Hooyadu waa qali Heestu cajiib weeye
@aragsanosman1331
@aragsanosman1331 5 жыл бұрын
macaanka hooyada waxad dareemaysaa markaad rajonimo kusoo korto😢Allahayow hooyaday iyo hooyooyinka muslimiinta jano fardowsa ku casuun🤲🏻
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 5 жыл бұрын
Hooyo😢😢😢😢 waxaan u ahaa guri danbays waxanaa kasoo tagay 2015 😢 aad baan u jeclaa agjoogeeda lkn caruurnimo iyo dhalin yar nimo igasoo kaxaysay inaan dib ukalano iigu so duceeya wlhi waan u ilmeeya hbn walba hadana waxaan ku suganahay .Germany😢🙏
@fartunbaashi1661
@fartunbaashi1661 5 жыл бұрын
Illhy ha idin kulansiiyo markale wllky mcnw waan qiirooday wlh hooyo waa qaali
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 5 жыл бұрын
Wll adiga iga roon afar sano ayaad ka soo maqbeyd aniga 9 sano ayaaan kala maqneyn lkn alxm hada waaan la jogaaaa
@calidaahir7137
@calidaahir7137 5 жыл бұрын
Waan kula qaba Sxb lakiin dadal anba waan jeclahayi inaan arko waana adaya adna alah ku fudayiidyo sida ugu tagi lahayiid
@caydidmohamed3919
@caydidmohamed3919 5 жыл бұрын
Allaha dib iskugu kiin tuso hoyo wa lama huraan anigaba 2sano ayaa moogahay hoyadey mcn xanuunkana wan kula dareemayaa
@fadxiyaabdillahi1115
@fadxiyaabdillahi1115 5 жыл бұрын
Alle ha ku nabad geeyo
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 5 жыл бұрын
Waa heesta iga soo jiidatey barnaamijka❤Hooyo Allow carcaraaf ha badin aduun iyo aakhiraba. Thanks Mursal walal.
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 5 жыл бұрын
waliga ha mudan ciil waliga ha mudan cudur waliga ha mudan cayr😢 alle hooyo ikaa daa💋💝
@abdirizakgaafuun709
@abdirizakgaafuun709 10 ай бұрын
Caynaanka guushiyo cisigayga sharaftaay hooyo mcn illaahoow intaan ifka joogno noo daa oo caafimaad io cibaado suuban io cimri noogu irsaaq aamiin aamiin yaa allaaaah 🤲🤲🤲
@kaltuunabdikaadir8468
@kaltuunabdikaadir8468 5 жыл бұрын
Hooyaday mcn badan ilaahay hyka xafido noloshaydii wnku xiisay 😍😍😍😍😓😓😓
@ruwaydaqali1534
@ruwaydaqali1534 5 жыл бұрын
cirsiga laxadkiyo hoyo mcn allah ku naxaristo 😢😢😢😢
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Hooyo mcn abaalkaga jano alle haka dhigo majiro eray ankuso koobi karno amanteeda❤️💋
@sudaissuleymanruushka577
@sudaissuleymanruushka577 3 жыл бұрын
122
@inantareerka1103
@inantareerka1103 5 жыл бұрын
Cabdiraxman oday iyo sagal mustafe heestu si gaaray u taabatay walahi, hope inay hooyoyinkood nool yihiin oo jaanis ay ku dhunkadaan haystaan😭😭😭
MURSAL MUUSE | HOOYO | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
9:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 832 М.
LIVE ON STAGE AHMED GASHAANLE - HOOYO - OFFICIAL VIDEO 2021
10:45
Aflaanta Studio
Рет қаралды 150 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 54 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 309 М.
KOOXDA HIDDO | HEESTII HOOYO |  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:14
SomaliSwiss
Рет қаралды 348 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
AXMED RASTA HEESTA HOOYO QIIRO LEH AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA
6:44
Koronto Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1 МЛН
KHAALID KAAMIL OO LA ILMEEYAY HEESTII HOOYO
4:11
Nasir Production
Рет қаралды 657 М.