Mursade haduu madaxa USC sii ahaan lahaa foodadan ma dhacdeen Maxaa yeelay waa dad xukunka wax weyn ka yaqaan waxaana ka dhashay Geesigii somaliya ugu weynaa ee Axmed gurey.
@MIDNIMOJANAQOOW29 күн бұрын
Siyaad Barre ilaah ha u naxariisto. Wixii ka danbeeyay, waa la ogaa.
@HassanAliHassan196029 күн бұрын
Kacaanka faasidka wuu burburay maxaa ka danbeeyay? USC dulmiga ee geeysatay ilaa hada ee socotaa Hassan sheikh aa bililiqo wadee ka hadal
@Madaxey-r2f29 күн бұрын
Shiikhan waa shiikhul USC!!!!!
@MaxamuudFarax-f8g28 күн бұрын
Kani sheekh maahan waa tuug
@sharifsharif594829 күн бұрын
Anigu ninkaan wadaad madhihikaro waxaan u arkaa another caydiid kale oo dagal kujira oo been fityoonhaya