'MUSUQA SAADKA CIIDANKA DANAB' | DFS | US

  Рет қаралды 37,371

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

14 күн бұрын

#subscribe
KORNEL MOCOW: XASAN SHIIKH ''WAAN U SHEEGAY WAANA WAX LAGA XUMAADO INAY MAR LABAAD SOO NOQOTO'' • 'MUSUQA SAADKA CIIDANK...
Netanyahu labels US student protests ‘antisemitic’ and calls for them to end
Israeli prime minister terms pro-ceasefire rallies ‘horrific’ as students demand universities divest from weapons makers The Israeli prime minister Benjamin Netanyahu on Wednesday condemned pro-Palestinian protests at universities in the United States as “horrific”, saying the demonstrations “have to be stopped”, as he categorized students as antisemitic.
There’s been rising tensions at campuses across the US as demonstrations began last week after students at Columbia set up encampments calling for the university to divest from weapons manufacturers with ties to Israel. The protests have led to mass suspensions and arrests of hundreds students in New York, Texas and California.
Student protesters are pushed to the edge of campus at the University of Texas, on Wednesday, 24 April 2024, in Austin, Texas.
Police arrest protesters amid crackdown on student rallies across US campuses
Read more
The US is Israel’s close ally and top provider of military assistance.
“What’s happening in America’s college campuses is horrific,” Netanyahu said in a statement, echoing concerns voiced primarily by supporters of Israel over the safety of Israeli or Jewish students and faculty as the protests intensify.
IDF chief of staff says Israel will respond to Iran missile attack
General gives clearest confirmation yet that Israel will hit back but it is unclear what form response will take . SOURCE www.jpost.com/breaking-news/a... , SCOTT RITTER AND SKY NEWS .
SIR FAKATAY: RAISI DIGNIIN CAR WIR | ISRAEL VS IRAN ROUND 2?
• SIR FAKATAY: RAISI DIG... KHABIIR MILATARI OO SOO BANDHIGAY SIR AAN LA FILAYN | XAALKU WAA BARIGA DHEXE
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 118
@Maftuxmahdishow
@Maftuxmahdishow 12 күн бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 12 күн бұрын
Waa in aynu qirnaa xaltooyada madaxtoyadu dalka ku hayso🎉 Maaha wadaninimo inaa wuxuush u xil qariso🎉🎉🎉🎉🎉
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Mnsha allah ilaahay hanoo xifdiyo dhamaan ciidanka somaaliyeed ee maalin iyo habeen u taagan difaaca dalkooda
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 12 күн бұрын
Ceebta iyo war xumada Adunka lo galay wax walba iga daran so sad 😭 moriyaan meel qab satay nocaa aya ka dhasha so sorry 😢
@deeqo1223
@deeqo1223 12 күн бұрын
Wax walbo qalad ah oo dhaco mw xassan talasame ayaa xalinaayo dadkii caayda dhaqanka u eheed ha iska baqaaqleyan guuleyso madaxweyne hassan sheikh maxamud ❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 күн бұрын
Really it's very shame to the government of Somalia that is why Somalia does have a government 😢😢
@Ciiltire572
@Ciiltire572 12 күн бұрын
Ceebii ugu xumeed abid illaahow iimaanka noo sug
@user-br5dy3jg9p
@user-br5dy3jg9p 12 күн бұрын
C.xafid mahadsanid sxp waxaan kaa codsanayna inaa ka soo hadasho Deeqda waxbarasho ee UK bixiso ee CHEAVINING SCHOLARSHIP UK.
@hassanomar7140
@hassanomar7140 12 күн бұрын
Ma,astahilo wasiirka gaashandhigu mansab ciidan. Waxaan rajaynayaa kuwa gata shidaalka ama partiska gaadiidka amase raashinka ciidanka. Kan xaday kan ka,iibsadayba waa dil toogasho hadii ay kucadaato iyo waliba hantida oo laga Mareego.thank you
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 күн бұрын
Thank you
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 12 күн бұрын
Mudane xshm hogaanka saadka ciidanka waxaa loodhiibay col, cabdixukun oo ah aabaha musumaasuqa oo la yaqaan waa ninkii markii uu ahaa madaxa hogaanka ciidanka sameeyey ID ciiidanka in la censelo oo la sameeyo mid cusub oo koofi la aan ah 10 dollar calaa qof
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 12 күн бұрын
Maraykan maraykan walawayn iyo daciifnimadooda
@user-jy2in9rf9c
@user-jy2in9rf9c 12 күн бұрын
Ninkaan 100 dollar kabadan raba gurigii habartiis ha aado yaadhahay?
@BigSmoke-fj7db
@BigSmoke-fj7db 10 күн бұрын
Xasan sheekh aa yiri hadalkas
@Qoslaaye26
@Qoslaaye26 12 күн бұрын
Aniga waxaan layaabaa mareykana lacag ciidn ka goostey ciidnka ma new York iyo Washington Mey difaacoyin shacabka soomali qol mugdi ah ayey kujirn ilahyow tuugadan caloshoda ushaqeystiyasha ah dalka iyo umada somaliyed kaqabo😢
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 11 күн бұрын
Waa damiir xumo in ciidanka raashinkooda naf laga raadiyo kuwaa waa in lasoo xiraa
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 12 күн бұрын
Asc abdi'fataah iyo taliye mocow wan idin sallamayaa sallan kadib cornleyl macow waruntaa. Weli waqtibaa kuharay weli masha allah mad dalkada iyo dadkada plz cawisid oo tagtid wayo waxad tahay purfushinal fadlan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 12 күн бұрын
Macow kama run sheegin arinta ee maraykanku go'aankiisa waa uu cad yahay dawlada somaliyana waa qiratay in la xaday raashinka iyo shidaalka ciidanka ee danab, weliba ciidanka gorgor iyo haramcad isna waa la dhacaa raashinkooda, weliba waxaa raray raashinkan oo amray Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyed kiiskuna wuxuu galay madaxtooyada, balse Macow waxan uu aqrinayo waxba kama jiraan.
@sharmanbeek
@sharmanbeek 11 күн бұрын
ku salaamaya kornelka iyo adiba from jigjiga ninkan tiktok laha ah ee gaashan dhiga loo dhiibay meeshu u qalmo hala geeyo sida wazaarada bilicda iyo nadaafada xagaasu uqalma bacdeen kolba meeshu nadiifiyo hasoo dhigo bartiisa tiktoka
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 12 күн бұрын
UFF😡 WAXAAN OOKALE CEEB WAYN DAWLAD CIIDANKEEDI WAX LASIINAYO WALIBA LA XADAAYO
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman 11 күн бұрын
Baga ee daa😅
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 11 күн бұрын
Yaa loo xirayaa madaxweynihii ayaa xadaye Xassan madharge subxaanaka yaa cadiim! war ciidamada hakukala tagaan meesha bela caleyka hada kadib waxa ay sugayaan garan maayo😮😮😮
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 12 күн бұрын
Sxb maraykanku asagaa dhibaatada wada musuqu asagaa furay alshabaabna asagaa maal galiya hanooga baxo wadanka
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 12 күн бұрын
Dalka aduunka ugu musuqa badan waa dalka somaliya
@SalmaAli9290
@SalmaAli9290 12 күн бұрын
😭😭😭😭😭😖😖😖😖😣😖
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 12 күн бұрын
SAREENKII DADKA MASAAKIINTA LOO KEENEY BAABUUR WAA WEYN INTA LAGU RAREY GANACSATADII LAGA GADEY EEY GOBOLADA U IIBGEEYEEN WASIIRKU WAX BADAN OO KHALAD AH BUU GALEY LAAKIIN XASAN BUU GACAN YARE UYAHAY MEELIHII ARIMAHA DIBADA WASIIR KOODA LOO DIRI LAHAA BUU ISAGA UDIRAA AMA UKEXEYSTAA IN DAD LA XIRO MAAHEE WAA IN ISAGA LOO XIRO
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 12 күн бұрын
Waa in lacaydhiyaa wasirka
@yussufismael6314
@yussufismael6314 12 күн бұрын
Waa in taliyaasaas waxas ka danbeeyay in la toogto ay 😢nacalada ku taalaaye
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 12 күн бұрын
Wasiirka gaashdhiga madaxwaynaha ma shaqadoodu raashinka cxd ee Waa madaxa hogaanka saadka cxd col, cabdixukun aabaha musumaasuqa hadii aan nahay saraakiisha hore èe cxd halaga qabta ninkaan kismaayo laga tuuray i am mmed
@Ciiltire572
@Ciiltire572 12 күн бұрын
Kan gatay saadka Askarta waa khawaarij qarsoon oo raba inuu fashiliyo dagaalka khawaarijka
@crisaaq3877
@crisaaq3877 12 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴
@hamzafarahgomod1684
@hamzafarahgomod1684 12 күн бұрын
dada soomaaliyeed ayah ciidanka biilayah kumana colusa O,,qofkasta 2 waa kadiyaar,,bilkastah
@crisaaq3877
@crisaaq3877 12 күн бұрын
Asc kudarsoo cxaafidoow meesha dawlada federalka soomaaliya Somalia 🇸🇴 boobayso hantidii dawlada umada soomaaliyeed raashin ciidanka waa meel soke
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 12 күн бұрын
Dadkan xukuumada hada hysta Runtii wxn ku tilmaamo wllhi magaranayo ? Kolay cid difaceysana wn arki doona
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Amuu wasiirka gaashaandhiga fuse ku raadinaayey waa Tik Tikoeree
@ahmeddhabibboko1311
@ahmeddhabibboko1311 12 күн бұрын
❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤️🙏🤲
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t 12 күн бұрын
Aad iyo aad waa runtaa taliye waa ceeb ciidanka raashinkisa bakaaraha laga iibiyo wa nasiib daro soimaalikudhacday
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 12 күн бұрын
It is shameful to be corrupted our military forces’ food
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 12 күн бұрын
Illaahay Hanoi ceeb Asturias Moor yaab fakeries ku Kirtag oo aan iimaan iyo SHARAF toona lahayn yaa meesha jooga Ilay ceeb looma dhinto🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
@cabdul6482
@cabdul6482 12 күн бұрын
Kuwii yiriaan kabadelno raashinka ciidanka weeye tuugada cuntey raashika ciidenka
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 12 күн бұрын
Waxaa gon Saad joogo nin laga keenay kismaanyo hadii aan nahahay saraakiisha xcds ma naqaan hogaaanka ciidanka ayuu ahaa 4 Sano maal ciidanka kasoo galay ma ogin I am col, maxamed
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 11 күн бұрын
Kan wasiirkaa maxaa daba dhigay shooshal midiyaha yaab badanaa
@adenhassan4254
@adenhassan4254 12 күн бұрын
Leefalka waa miid aan hore loo maqaal....woow.,
@mohamedmahad2440
@mohamedmahad2440 12 күн бұрын
Asc cadixaafidoow mahad karatey iyo calidheere waxaa kaxun kuwa ciidamada duruufeysan ee qaraxda iyo dhaxantu ku dhacaayso wixii doladaha shisheeye siinayeen kuwa dhacaya marka waxaan leeyahay dhuunta boogi haka soobaxdo
@maslax1119
@maslax1119 12 күн бұрын
Runata waa ka lexaneesan halmar maheen te Imaraadka usa guraha la ibsanoyo Xasan wuu la socda haka dhegana ino ka warqabeen reesawasaro asga eh madxweene asga eh
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 12 күн бұрын
Waa ceeb waxaas oo kale
@somaliboy9874
@somaliboy9874 11 күн бұрын
Asc cabdixaafid tani xalhausamey maxakaqaldan waxakulahadlayaa waa taliyihii sirdoonka somaliya maisaga iyo cunugyaro xaley dhasheybad kalasaari laadahey mise sitoosad madaxweynaha xasan sheekh maxamuud u difaaceysaa cadi iskadhig xafid waxanokale waxleyska indhatiro maaha 600 oo qof oo halmeel kudhintey beykaxanuukulusha hey adoo jiifa xataahada laguu sheego arinkano kale malaga yaabo inaad siijiifto ee ceebta iantanlee qiil hausameyn wariye weyn oo alaweyne somaliyaadbad taheye mardabe suaasha ceynkano kale hakucelin weyga talo iyo tuseele bay baay somali weyn dhamantin
@alimude9332
@alimude9332 12 күн бұрын
Waryaa somalia America hadabasoconina ee qeeyraadka dulkiina cunno. Mareekan waa cadhawga soomaliyeed xataa cunto sumeysan ayuu idhiin keeni karaa, marka haaisku aminina. Thanks alot i ❤❤❤❤❤you
@nasriina12345
@nasriina12345 12 күн бұрын
Tan sumeysan xataa waa xadayaan wax ma dhafayaan 😂😂😂😂
@khadragelle7801
@khadragelle7801 12 күн бұрын
Cuqubadii farmaajo ayaa shaqaynaysa . Unukaa leh waligoodna dhargi maayaan al shabaabna waa .iyaga hadii dhan liiga soo wada jeesto sheekadoodu way dhamaan lahayd
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 күн бұрын
Wasiirka gaashaandhiga waa in uu deg-deg isu casilaa waa haddii u damiir leeyahay isaga ayaa ka dambeeya musqmaasuq iyo tuugnimada oo dhan.Allaha ceeb asturo
@baxsan698
@baxsan698 12 күн бұрын
Kiirama in uu wx dheeqeyo afartan sano ka hor wixi dhacay bu ku raftaa
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 12 күн бұрын
Somaliyeey nimankaa ciidankii qaranka rashin kooda ka xishon wayey mxy ka xishonayaan ?
@user-ec6jn4gw2y
@user-ec6jn4gw2y 12 күн бұрын
Hada miya ogaten.iney cidanka xaqiranyihin sarakisha cidanka mid qaraxa fududeya iyo mid xaquqda cidanka cuna iyo mid isbaro utalo ayey ka Koban yihiin waxa loga Badbadi kara in sarakisha eyso xulan cali jeyte iyo shiiq axmed shakir
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Waa sababta loo leeyahay wasaarada gaashaandhiga hala geeyo qof milateriga aqoon sare u leh ,yaqaanana qiimaha milateriga leeyahay not nin iska soo istaagaya social media ha
@user-jy2in9rf9c
@user-jy2in9rf9c 12 күн бұрын
Geella duqdiisu oroday maxaad aarankiisa kafilan?
@jamacmire1911
@jamacmire1911 12 күн бұрын
Labadiinan hada kahadlaya musuqa waan hubaa hadii raashinka idinka masuul la iidinka dhigi lahaa waad cuni laheedeen
@BigSmoke-fj7db
@BigSmoke-fj7db 10 күн бұрын
Awoo gajada ku heyso kornelka ma hayso , kornelka waa waya arag oo aduun so maray dhan ka lahyn xoolo dowaladeed
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 12 күн бұрын
Aryaa Xasan is casil haddu damiir jiro
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 күн бұрын
Waxaa yaab leh oo ciidankeena qaranka somaaliyeed ma maraykanka ayaa quudiyo,ma ku filnaan waynay xitaa ciidankeenii
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 11 күн бұрын
Dawlada Soomaaliya musuq ayey ku suntantahay waa yaab arintanu
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 11 күн бұрын
War Soomaaliyey meeshan wasiiir Gaashaandhig majiro , madaxweyne majiro prime minister naf leh na majiro waa ibir dawladanu
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 11 күн бұрын
❤ meeshan hal qof oo masuul ihi ma jiro. Waa Koox maafiya ah oo boob iyo bililiqo ku tala gashey baa joogta. "Qabyo ninkeeda ayaa dhammeystira" ma waxay noqotey in dhulka iyo ummadda la boobo oo laga fara qabsado. Hal booli ihi nirig xalaal ah ma dasho. MW iyo Parliament wada xaraan ah khayr haka sugin.
@ismailabdi4115
@ismailabdi4115 12 күн бұрын
Kkk kiidhacay oogatay hadana habaaro shame on you Somali leader
@user-jy2in9rf9c
@user-jy2in9rf9c 12 күн бұрын
Waxay lamitahay 9 doller ee airportka oo kalle
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 12 күн бұрын
Waa in la badalo madaxa hogaanka saad cxd Waa aabaha musumaasuqa Waa ninkii hogamada cxd musumaasuqa Waa nin ku xiran mmaasuqa he is col, cabdixukun ciidan soo marin ?by col,mmed
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 12 күн бұрын
Waarntiis❤❤❤❤❤
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 11 күн бұрын
Xasan asagaaba lagu eedaynayaay3
@ajm13131
@ajm13131 11 күн бұрын
Madaxweynaha xaaskiisa ayaa cuntada ciidanka qandaraas ku qaadatay ee ayada hala weydiiyo sababta ay bariiska nooca raqiiska ah u siisay 😂😂😂😂
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 12 күн бұрын
Wasirki mar hdu yidhi dadba u xidhan wxan suugna wa maxay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 12 күн бұрын
Xasan gurguurte ayaa ka dambeeya waxa wadanka ka dhacay oo dhan
@deeqdacar708
@deeqdacar708 12 күн бұрын
Ninkaan sirdoon sax ah ma ahaan jirin ,kaliya inuu xoogaa soo jaajuuso yaa loo diri jiray
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 12 күн бұрын
Xasan ha is casilo shame on u mr president
@user-hw6bl5sf1v
@user-hw6bl5sf1v 12 күн бұрын
𝗤𝘂𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶 𝗿𝗮𝗯𝗼
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 12 күн бұрын
Hog saadka cxd waxaa loodhiibay col , cabdixukun oo aan aqoon lugesticaka ciidaanka marka aabihii oo caruurtii qiyaamaya caruurtii toogo ayey samaynaayaan ? Hogaanka saadka xcd hala badalo waa jaahil he dnt know ciidan
@ahmaddahir9853
@ahmaddahir9853 12 күн бұрын
Kodishi dinaal wlh waa ragii hore odaga
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 12 күн бұрын
Xassan Sheikh Xassan maafiyo markii hore ba qeyr miya laga sugaye tuugo moriyaan ah bahalo diirata ah nadaam dowlad Aanan aqon aya mesha ku hab saday waxan maqli jiray rer baow yaa ku leh soomaalia wa timid xabaal taalo soomaalia dowlad kama jirto wa un magac u yaal Allow madaxweyne dacad ah ino keen Yaa rabi
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 12 күн бұрын
Madaxdii Sheley ad udurban tumeyseen miyaa hada cayey San noga Daya dalka cayda iyo been aburka
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 12 күн бұрын
Xasan Asagaa Tuug ah tuug tuug waxba kama qaado
@user-qg3uf9bv1d
@user-qg3uf9bv1d 12 күн бұрын
I give one advice American forces or American government at large please don't waste your time and resources again why am i saying that is simple when someone needs support him/her self is very easy to support it if he vis versa can't work like that anymore and mistakes from the president changing general odhiwa to a business man by name call muhidin very shameful to the somali government 😢
@aliadam4699
@aliadam4699 12 күн бұрын
Ceebtu ninkii isu goda ayay wax ka dhintaa
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 12 күн бұрын
Dhibka waxaa uu kataagan yahay inuu xasan shekh xil umaga caabo ninba ninka uu ka musuq maasuq badan yahay
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku
@SurprisedCheeseBoard-ws9ku 12 күн бұрын
Ok waa shaqadii xsn gurgurte
@sudiissa5701
@sudiissa5701 12 күн бұрын
Hassan nafatiisu ciidamada Ma jecela iska taga waa tuulaha farmaajo ayaa ciidamada u wanaagasana dhisana hassan intii farmaajo dhisaye ayuu burburiye Hassan farmaajo waa nin famliy ciidamada soomaaliya ka bid Ahayeen wuuna yaqaan dhibkaye soo maran abihiis cidamada ha sidaan maqalaye Hassan ciidan ha ka sugunina soomaaliye
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 12 күн бұрын
Maraykan awalba wax dhacay sumay sanbuu bixin jiray dhulkena maraykan macdantuu ka gurtaye dawladi haday jiro hanaloo kugu badalo ruush io turki maraykan waa masiibo dawladkasta oo muslim ah inuu tir tiroh gumasto ayuu doonaya hada soomaalia waxaan umalaynayaa bada inuu shidal ka dhuuqo maadaaba ay xeebtahay halkuu fadhiyaa allaha qabtee hana dhaafo down👎👎👎
@abdiali4626
@abdiali4626 12 күн бұрын
cidamada somaliya haku biiraan Ashabaab waayo iyaga ayaa ka mushaar fiican dawlada beenta ah ee meesha fadhida
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 12 күн бұрын
Waa tuug budh cad alshabab musuq male aduu tuug qabiilste ah ayaad tahay .alshaabab no corruption I don't want pay my taxes to 4.5.troops.long livealshabab.
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-qy6fw3gd8l
@user-qy6fw3gd8l 11 күн бұрын
Doodads.madaxdi.ayaa.musukh.kutimid.cadaalad.lagasugimaayowarkana.wuxuukudhamaanayaadadbaalooxirayayeeykudhamaataa
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 12 күн бұрын
somaliyey su,aal xasan garguurte dadka uu qabyaalada ku soo xushay ee u dhiibay xilalka sarsare ee aysan istaahilin aqoontana u lahayn We We dadkaas xasan garguurte qabyaalada ku soo xushay xilalka sarsarena u dhiibay oo arkaya xog ogaalna u ah dhaqanka xasan garguurte iyo falalka uu maalin kasta faraha kulajiro somaliyey bal maxaa lagafilan karayaa??? !!!
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 12 күн бұрын
ASC YAA LADAGALAMAYA ALSHABAB XASAN DHIIQO ASAGABA DILAY IYO MAHAD KAWANLE ALSHABAB OO HADA KABAXAY OO BAMBADA GACANTA KUWATAY . CIIDAMADA SOMALIYED WA LA DILAY MADAXDOODA INTA KALEALAH BADBADIYO 😭🤲🇸🇴🇸🇴🕋☪️
@AbdiBuraleisse
@AbdiBuraleisse 12 күн бұрын
Ilmo ay hooyadood tuugo tahay caano kamadhargaan meel uu madax waynihii dalka ugusareeyay uu isagii musuq masuq isaga iyo qayskiisii dhulboob kujiraan halkay ciidanka saadkiisu kubadbaadayaan waliba mishaarkaa lakaboobi malindhaw
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 12 күн бұрын
No one view
@user-rk9db3hv9f
@user-rk9db3hv9f 12 күн бұрын
Ha is casilo wasiirka gaashaandhiga iyo xasan sheekh dawlad nimo majirto meesha please ciidanka ha lacaawiyo
@abdiali4626
@abdiali4626 12 күн бұрын
dadka af somaaliga ku hadla oo dhan waa wada tuugo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 күн бұрын
waa ruuntada
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 12 күн бұрын
Maanshalla. Waannu. Soo. Dhaweyneynaa. Caawimadaa. Laga. Jaray. Qadaadweynta Waa. Xaasidnimadii. Laga. Galay. Somaliland
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 12 күн бұрын
Ambassador Caalin wuxuu sheegayay sanado badan maantay soo baxday Falanqeeye Abtidoon Su aalahan oo kale hor dhig 😮😮
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 12 күн бұрын
Kkkkk shalay aay laheed doolada hassan munaafiq kuma heeno musuq falanqeeye caalin markuu lahaa dowlada hassan munaafiq waa dowlad musuq kkkk maantana musuqa hassan munaafiq baad ka hadleeysaa birina cadeen uma heeno miyaad dhihi doontaa kkkkkkk
@cabdilaahiaxmad2526
@cabdilaahiaxmad2526 12 күн бұрын
Wariyoy wàrkà falastiin waad ògtahay gaalo òo dhan baalawada dagaalaya marakaka hubka ku burburinaaya maa adiga kudhisaaya wixii gaal weheshanaayo ilaahaw nagaqabo musqu waailaah la aanta
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 12 күн бұрын
MADAX WEYNNUHU ASAGAA. BILABAYY. MUSUQ MAAAASUQ
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 12 күн бұрын
Runtiiii xasan waa musiiibo
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 12 күн бұрын
ASC ABDIXAFIID TAN DOWLAD MAHAN WAA QOWALEYSATO
@abdillahiahmedcheik7645
@abdillahiahmedcheik7645 12 күн бұрын
Hassan sheekh iyo wasir tiktok iyo généra ka cidanka wa tuugin
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 12 күн бұрын
Abgaal iyo Eelaay hala weydiiyo meeshay badarkaas geeyeen. Wasiir tiktok iyo madaxweynaha masjidka ka soo caytamo ma dhaafsiisno xatooyadaas. (Ha is oran cidi kuma arkaysee afka buuxso. Ha is oran cidi kuma arkaysee aqalo jeexo. Nin xilqaaday eed qaadyee.) ODay Xasan iyo wasiiradiisay maanta haysataa
@abdullahisaffa3375
@abdullahisaffa3375 12 күн бұрын
D'analyse mareeykan ayaa dabasocdee kuwa jale yaa daba socda wa yaab tuugo ayaa wadankii qabsaday
5-QODOB OO HALIS KU AH NETANYAHU | ILHAN WEERAR | WEERAR CELIS
16:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
ТОМАТНЫЙ ДОЖДЬ #shorts
00:28
Паша Осадчий
Рет қаралды 13 МЛН
Don’t take steroids ! 🙏🙏
00:16
Tibo InShape
Рет қаралды 8 МЛН
AMB CAALIM: DFS ''DAGAALKA SHABAAB WAA KU FASHILANTAY''
25:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
Dozens arrested during pro-Palestinian protests at NYU
3:17
CBS News
Рет қаралды 36 М.
DEG-DEG: ISRAA'IIL OO GODKEEDII BIYO UGU GALEEN - KALA BAX
10:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 63 М.
MARAYKANKA OO QARIYAY XOG XASAASI AH OO KADHAN ISRAEL, WAY?
15:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 46 М.
القطة المسكينة 😭😭🐱 #shorts
0:30
7amoda Gaming
Рет қаралды 13 МЛН
Думала, что попала в рабство
0:58
Cinematnica
Рет қаралды 5 МЛН
Умная продавщица 🤯
0:30
FATA MORGANA
Рет қаралды 3,3 МЛН