MUUQAAL SIR AH SAYID CELI U DHAARTAY GARSOORAHA DILKA KUXUKUMAY,SHEEKH UMAL AMRAY IN LA GUBO,XOG ...

  Рет қаралды 200,593

Darwiish Tv

Darwiish Tv

Күн бұрын

MUUQAAL SIR AH SAYID CELI U DHAARTAY GARSOORAHA DILKA KUXUKUMAY,SHEEKH UMAL AMRAY IN LA GUBO,XOG ...

Пікірлер: 276
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 4 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
@CaliCabdiyuusuf-kh9ry
@CaliCabdiyuusuf-kh9ry 4 ай бұрын
Rt8rut1yudurwl
@liibaanmuxudiinxasan-p3m
@liibaanmuxudiinxasan-p3m 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم😢😢
@FatumoWeli
@FatumoWeli 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 4 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 4 ай бұрын
Isago maxkamada hortagan ayu garsorihii udharanaya mujrim weeye
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 ай бұрын
Waa mooryaan ku soo koray wax dhac iyo isdil aan la xukumaynin sidii buu moodaa tiirkaa sugaaya
@iqraabduwali2406
@iqraabduwali2406 4 ай бұрын
Adiga maa oga wll
@SamiraDuala
@SamiraDuala 4 ай бұрын
Waa gardaro garab og walaahay dadkiisaa gardarada kutaageeray
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Alle udankii​@@TheNasraabdi20
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
​@@iqraabduwali2406KKKKK UUS QARMUUNE XAARAN LAGU SO KORIYAY MUNAAFAQ AH ISAGO SIL SILADAYSAN AYU DHIIG UHAMUUMAYAA KKK
@ayaanosman3360
@ayaanosman3360 4 ай бұрын
Sh. Umal masha Allah.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Yessssss was inlaa guub ninkas diilaga ah kkk
@MaxamedMaxamuud-w7e
@MaxamedMaxamuud-w7e 4 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 4 ай бұрын
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
@mohamedosman909
@mohamedosman909 4 ай бұрын
Dil xitaa maahee, waa in la gubaa Weliba sidii uu marxuumada u gubay ookale
@nasramoalim820
@nasramoalim820 4 ай бұрын
Kuqanca hadalka alle dadyohow
@ilyaas2000
@ilyaas2000 4 ай бұрын
Shaqsi maxkamadda u janjabaya waa dilaa waa gacan ku dhiigle waa in la qasaasaa
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Cdayn waxaa ah inuu rabo dhiig kale mujrimka alle ka fogaaday
@fadumo2199
@fadumo2199 4 ай бұрын
Sheekhan wacdi guud ayu ka hadlaa ee seydcali ma ahan illahsy ka cabso weriye
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Waa qudbad jime oo sheekhu hore u jeediyey Sayid Ali gaar uma aha laakiin beentaas ayaa views lagu raadinayaa
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 4 ай бұрын
Waa beenaale
@qadarofficiell8220
@qadarofficiell8220 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@qadarofficiell8220
@qadarofficiell8220 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 ай бұрын
ASC Masha Allah Allahu Akbar 🙏🕋📿Thank you ❤❤ Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Guul iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 4 ай бұрын
Mar horey iin ladilo amba lagubo ayay ahayd.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Waaloo seeto dheereyay Munaafaq wali dhiig si raadinaya
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 4 ай бұрын
Insha Allah tiirka aya lagaynaya dhawan
@sacdiyamahamedali417
@sacdiyamahamedali417 4 ай бұрын
Insha allah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ninkas diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah tuugo xalane waa odayal alkulistay ah ufff 40 ayuku jiira ninkan
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Ma sh umal baa amray war sheekha beenta kadaaa
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 4 ай бұрын
Alaha xafido soomaaliya dadkana alaha hadeeyo maamulka alaha noogu dhiibo caalim diinta yaqaan oo daacad ah allahuma aamiin
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 4 ай бұрын
Acuudi billaah dadkan maxaay ahaayeen inteey kasoo jeedaan kuwan waa kuwa xaqa shar u ah xaqdaradana ku farxa inteey asalkooda kasoo jeedaan waa in la baaraa ilaah iyo rasuulba mayaqaanin toodalee u cad allaha rogee gebigooda
@OsmanMungani
@OsmanMungani 4 ай бұрын
34 years this poeple. ( wax bey dili jireen cid maxkamad geyn jirtay oo xukumi jirtay ma jirin. manta wey la cusub tahay …. Takbiir ALAHU AKBAR…….. wabilahi towfiiq…!
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 4 ай бұрын
Diinta inlagudhaqmo. Weeye. Halatoogto mujrimka
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Waa qudbad jimce oo Sheekhu hore u jeediyey meel uu ku yidhi Sayid Ali ha la gubo yaa maqlay? Allah ka cabso kan yar oo makhaayadda lehow ee culimada ha ku been abuuran. Sayid Ali wuu istaahilaa in la gubo oo isaga ma difaacayo waa mujrim
@hollaatme2991
@hollaatme2991 4 ай бұрын
Sayid wa dilaa wana ladilaa wax kale ma I heesa
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 ай бұрын
Waa moryan meesha dowladba ka jirto
@USCRIVermont444
@USCRIVermont444 4 ай бұрын
allahu akbar
@AaminoShAbdi
@AaminoShAbdi 4 ай бұрын
❤ salalaahu calyhisalaatu wasalaam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw salaahu calayhi sallaatu wasalaam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@safiabarrecali6452
@safiabarrecali6452 4 ай бұрын
Sheekh Umal Ilaahay Cimrigaaga ha dheereeyo Ilaahay haku xifdiyo Mujrimkan waa in La gubaa
@ayaancadey1660
@ayaancadey1660 4 ай бұрын
Alahuma amin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Sheekhu waa qudbad uu hore u jeediyey Sayid Ali gaar uma aha laakiin Sayid Ali in la qisaaso waa is taahilaa
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 ай бұрын
Waa in la qisaaso labo qof ayuu gubay subxaanalaah reekiisana waa reer kibirsan yaan xinintiisa fuulaynqof walba reer buu ka soo jeedaa
@Awaare17
@Awaare17 4 ай бұрын
Inyaroo beena ayaad sheegtaye Muu odhon wadaadku hala gubo, Ilayn gubis wax laguma qisaasee.
@fatimafatxiomar3416
@fatimafatxiomar3416 4 ай бұрын
Sh umul qudbadiissa ha loo diro qoyska reer siyid cali ha kuwano qaataan qoyska dembilaha gadaal marsanaayo
@_Shorts251
@_Shorts251 4 ай бұрын
جزاك الله الف الف خير يا شيخ والله العظيم اني كنت ابكي من كلامك الجميل الرائعه انت شيخ الله يحفظك
@cabdullaahijazira7246
@cabdullaahijazira7246 4 ай бұрын
Xaqaa So Tabisay Allaah Nagu Anfaco Wa Maslaxadena Diinta Somali Waxey Tiri Wixi Umusha Uroonaa Canugana Uroon
@SacdiyoMaxamud-fl7rl
@SacdiyoMaxamud-fl7rl 4 ай бұрын
Illaahy miyeyka baqaan dumarkan filming loomahiiliyo villa ilmahaaga
@Ridwanmahamud-gm9hy
@Ridwanmahamud-gm9hy 4 ай бұрын
Waa ladilayaa Insha allha
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 ай бұрын
Sheeqa Waa runtiis aabaha gabadha ayaa iska lehaa go aanka 1 in loo dilo 2.inuu qaato magdhow 3 inuu cafiyo macal magdhowga, balse koow gacan looma gelin Laandheere ayaa leysaga dhigey sharciga waa qisaasna oo Waa dil ee dab kama wado sheeqa
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
AfKISA ayka shegay inu gubay sheeko
@a.j2428
@a.j2428 4 ай бұрын
Sheikh umal videogiiisa waa 1999 wuxuu ka hadlaayaa quraanku ka qabo dilka, laakiin maaha inuu ka hadlaayo sayid cali.
@safa.mohamed568
@safa.mohamed568 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 ай бұрын
Sheikha xitaa waa lagu qaraabanayaa illaahey kama baqayaan dadkan warkoodey cusbo uga dhigayaan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Waa beenaale ninka KZbin kan iska leh
@hollaatme2991
@hollaatme2991 4 ай бұрын
Cala kuli xaar dambiilaha wa ladilaa inshallah
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 4 ай бұрын
Mashaallah Alxmdullilaah ❤❤❤❤
@khadaraahmed2343
@khadaraahmed2343 4 ай бұрын
Asc waa in lagubo yaan la toogan
@BoqoradaNalka
@BoqoradaNalka 4 ай бұрын
MaSha Allah
@ubahguled5047
@ubahguled5047 4 ай бұрын
Sheekh umul jezakalaah. Bal waxa ka socda somalia 🇸🇴 ❤ Waa laysku rogayaa. Meesha Madaxwaynuhu dad masaakiin ah dhacayo ama uu amrayo in dad ladilo maxaa sugaynaa. Illaahow naga soo gaar.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ай бұрын
Waligay ma arag shekh kale oo xaqa cadeya shekh umal Allah haxafid ❤❤❤❤
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 ай бұрын
@ubaxguled5047 Qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto tuuga wax dhacaya aad sheegeyso soo ma ahan kan madaxweynaha ka meesha maanta cadaalada ka dhacday ma tuug baa aktiisa cadalad laga helaa teeda war inti ciilan ha is ceejiyaan
@cousinbro1580
@cousinbro1580 4 ай бұрын
​@@abdurrahmanHarbi-cy8hyMuxaadaradan waa mar hore sheikh saalada jimcaha buu ka aqriye arinkana kuma saamsanen
@ummuibrahimhomeofhope8457
@ummuibrahimhomeofhope8457 4 ай бұрын
A salaam aleikum warahmatullah wabarakatu
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 4 ай бұрын
Cidan ilaah waxa uu noojiheyey kuma dhaqmaan naartaa qoyo looga dhigaya isha allaah
@mustafabdi3763
@mustafabdi3763 4 ай бұрын
Waa sax wanye sheikh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoAbdullahi-jq4lm
@FadumoAbdullahi-jq4lm 4 ай бұрын
Naagahaan doqomaha ah bal fiiriya waxaykuhadlayaan gabadh iyagalamid ahbuu gubay
@AdoonAdoon-ei3dd
@AdoonAdoon-ei3dd 4 ай бұрын
Waa gardaro garab og,haduuna taa ogayn gabadhaa miskiinta ah saa umagaleen
@OsmanAbdi-fm5on
@OsmanAbdi-fm5on 4 ай бұрын
Scw scw scw❤
@ClaahiyusufXasan
@ClaahiyusufXasan 4 ай бұрын
Kusoco
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 4 ай бұрын
Baarakalaah kuwa kuandacoonayey diinta halaguxukumo wakaas sh,umul idiin dhameeyay qisaasta waa in lamariyaa qabiilkaaga waxba kuutarimaayo
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
War aygan aygu dhalay WA in ladilo oo lagubo Nacala dhalayga
@Moha57959
@Moha57959 4 ай бұрын
Walaal xisho caydu waa maxay ilahay kacabso
@Sarta100
@Sarta100 4 ай бұрын
1:02 Waa mooryaan dadkaan. Burcad ah xaaraan ku naac.ah tuugo ixo burcad kuwa dhaartay dowlada ha u soo qabtaan dhamasn rag iyo dumar haday waxyeelo geystaan mooryasnta.
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy 4 ай бұрын
Xaqiiqada dhabta ah
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 ай бұрын
Daaroodoow Hawiye nacaybka joojiya.
@NastexoXuseen-y6n
@NastexoXuseen-y6n 4 ай бұрын
7:39 ❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 4 ай бұрын
Ninkaa hadii aan ladiln waa gardaro garab og cidii uu ka dhashay ayuu ogyahay inuu garab ka helayo xamar inta saa loo hadlay xamar nabad kama jirto xamar halaga tashto cidan saa u hadleyso meeshay ku yaryihiin halagu ugaaro hala laayo
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 4 ай бұрын
Iisoo booqda muradkiina Allaha sahleee 🎉
@CasdaCarap
@CasdaCarap 4 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@BaashariiidleBaashari
@BaashariiidleBaashari 4 ай бұрын
Scw
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 4 ай бұрын
Nacalaa sinjiyaddaada iyo midda hooyadaaba ku yaal, tuug tuug dhalay oo dhabayaco ah. Xaggeey isku arkeen sayid cali iyo garsooraha? Inan gumeed.
@HodanMusa1
@HodanMusa1 4 ай бұрын
Why uu udiidi dika ❌❌❌❌❌🤠🤠🤠🤠🫤📛🤨🤨⁉️⁉️ isaguba gabar miskiina oo uur leh buu dab kugubay!! Xasbunallah Xasbunallah why waa inaad ogolaato because of you killed somebody who was pregnant with 6 kids umm
@Raho339
@Raho339 4 ай бұрын
Darwiish Tv Sheikha Been Hakasheegin Qofwalba oo Dhiig Islaamgaley Ayuu Kahadlayaaye Kamahadlaayo Kan Naagtiisa Gubey, Hadaad Beenta Deynweydo Kudaawanmeyno Fllowgana Waanu kaala Noqondoonaa Iskubdnow Waryaa oo Markaad Warsheegeysid Sheikhyada Soomaaliyeed ee Culumada Ah Been Hakasheegin Khaaf Rabak oo Lacagtaadu Hakuunoqoto Xalaal
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 4 ай бұрын
HABAR GIDIRNOO KALE LOMA HADLAYO WAA YAHUUDI MADOW OO MUNAFAQ AH ASALKODA HABAR GIDIR WAA MID GAN XABASHI YAHUUDI MADOW ITOBIYAN AH DILA DILA DILA HABAR GIDIR.
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 4 ай бұрын
Waryaada beenaale ayaa tahaye sheekh umal maka hadlayso ni ka REERKIISII iyo ilmihiisa GUBAYA ee waa maxaad ARo dhawrsano kahor lagaga HADLAAYEY qofkii qof dila in la dilo ee jooji waxaad isu keenay soo?
@fuadidiirie.567
@fuadidiirie.567 4 ай бұрын
Dadka Jaahilnimadooda Haka Faidesanine😮 Dadoow Videoga iska Fiirshe Deg'dega iyo Xamasade Iska dhaafa. Timeka Iska Fiirshe. Shikha Umul Qasas Diini ah ayu kahadlaya. Seed Cali kama Hadlaayo. Gabadha Fiiri time Fiirshe.😮
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 4 ай бұрын
Beenaale eedaysanaha iyo sheekhaba waad ku been abuuratay
@TobanKabe
@TobanKabe 4 ай бұрын
Shiikh buur madooboow, inad qaranku kuuma baah,na, Garac baad, Somaliland qorantay😂
@xasandhagey7923
@xasandhagey7923 4 ай бұрын
Adeer saydcali geeduhu madhalin shurunshuur lagalatashan maayo
@Moha57959
@Moha57959 4 ай бұрын
Walaal ilahay kacabso Malin baa hortagi adigoo qawan kawarn malintas majira qabiil ilahay kaa furaya malinkas majiro
@hassanmohamedhassan7547
@hassanmohamedhassan7547 4 ай бұрын
War Alle ka cabso Wiilkaan Darwiis TV so qortay Sheikh Umul Qisasta Sayid Ali kama hadlin sidii Luul ay gubatay said ali halo gubo muusan dhihin ee waxa aad isku so aadineyso iska dhaf Sayid Ali oo garsoraha u hanjabayo maanan arag Alle ka cabso 2dan reer wey heshin karan Aabe Abdiasisne Sayid ali wuu cafin kara.
@ya3746
@ya3746 4 ай бұрын
Naagahan foosha xun qaabka daran Dhahaaya wiilkeena Xabsi hala geeyo Baastariinta
@Warta.Dhiiga
@Warta.Dhiiga 4 ай бұрын
Clipka Sh Umal waa waahore si fiican ufiirsha waxaa ku qoran saacada iyo sanadka November. Hadana waxaan joognaa May
@SumayoAhmed-uc7vy
@SumayoAhmed-uc7vy 4 ай бұрын
❤😊❤❤
@AbdullahiShino
@AbdullahiShino 4 ай бұрын
Waryaa darwiish ha caruuroòbin maxaa awood leeyahay oday abdi aziz bay ku xiran tahay jooji qof taageeraya in xaàskiisa oo uur leh gaas ku gubay
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 4 ай бұрын
ALLAHU AKBAR.
@God-p5x
@God-p5x 4 ай бұрын
Ilahibasoceliye.halagubo.wamujrim.jahiljajana.
@YuusufCvok
@YuusufCvok 4 ай бұрын
Masha allaha sheeq baraka laah
@LakiliibaanMaxamuud
@LakiliibaanMaxamuud 4 ай бұрын
Naagtaas yaa ii keenah ee la dhlaty ninkii gabadha gubay wah 😏😏😏😏😏😏😏
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 4 ай бұрын
Sheqeeyso sxbow tuugsi iskadaayee duf kubixi waaye
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 4 ай бұрын
lkn sheekho halla gubo maba dhihine maxaad beenta uga sheegeysaa ninkaanba kama uu hadlayo CLIP'KUNA waa wakhti hore ee culimada been haka sheegin sheedhaanyohow madaxa weyn ""😅😅😅😅
@SiidaliBalasma
@SiidaliBalasma 4 ай бұрын
Kkkkk wale waayaab nin aakhiro u socdo Oo dhaaranayaa Aduunyooy maxaa Aragti kuu laaban
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 4 ай бұрын
Waxaad soo gudbinayso ka fiirso waad ku been abuuratay sheekha muu odhan hala gubo.
@MaxahamedAli
@MaxahamedAli 4 ай бұрын
War ilaahay kacabso wariye sh umal MA odhan waxan Aad sheegayso
@hassanalihashi2105
@hassanalihashi2105 4 ай бұрын
Qofkaste oo muuqaal lagahaayo kunahadlaaa Sayid Ali lamatoogo karo halaxiro hadii sidaas dowlada sameyso qofwalba dantiisa ow garanlahay dowlada waxaan kasugeynaaa in arintaan Tilaab aykaqaaado
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 4 ай бұрын
Beenta maxaad u sheegi Sheikha halagubo muudhihine waxuu geeystay waa in lamariyaa oo uu kawado maadaama uu wax dilay haloo dilo.
@abdisiad4403
@abdisiad4403 4 ай бұрын
Shiiqoow naga fariiso maxakamad miyaa tahay jooji waxa aadku jirtid
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 ай бұрын
YARKOOW SHEEKHA BEEN HA KA DHEEGIN, QISAASU WAA NOLOL CIDDII CAQLI U SAXIIB AH, HALA GUBO MA ODHAN
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 4 ай бұрын
Cunug dhib badan aa tahay , oo shaqeesan yaqaano, shiiqa wacdi horecwaaye ee ma ahan ninkan wax gubay.
@CaliXassan-w5n
@CaliXassan-w5n 4 ай бұрын
MADAXWEYNA XASAN SHIIKH MAXAMUUD IS CASIL HADAADAN WAX KA QABAN KARIN QAAR KA MID AH BEESHA SALEEMAAN EE GARAB TAAGAN GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WAX KA QABO INTA DAWLADA U SHAQEYSO OO GARAB SIINAYSO GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI KULIGOOD RUQSEE EE WAX KA QABO BEESHA SALEEMAAN QAARKOOD HADII KALE IS CASIL MADAXWEYNA XASAN SHIIKH MAXAMUUD HADAADAN WAX KA QABAN KARIN GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI WAA CEEB IN AAD MADAXWEYNA XASAN SHIIKH MAXAMUUD XAQEEDA DADKA DABOOLAYO KU FIIRSATO WAANA BEESHA SALEEMAAN QAARKOOD OO TAAGEERAYO GACAN KU DHIIGLE SAYID CALI
@cureji7877
@cureji7877 4 ай бұрын
Shekkh umal xafidullaah ❤
@abdinasir7998
@abdinasir7998 4 ай бұрын
wali wa kibir san yahay meshu ka tawbad keni laha ilen wa habar gidiro dadka iska layn jiray Bila macno...
@abdirahman8649
@abdirahman8649 4 ай бұрын
Adeer maxaa u masabedhatay Sheikh Umul Culemadha been ha ka sheegen
@nafisomohamed6542
@nafisomohamed6542 4 ай бұрын
War beenta ka daaya culimad iyo hadald beenta ah aad ku been abuurinayso bari hadii alle hor tagto maad ku hadli War alle ka baq been fayus ha ku raadinin
@HafsaQueen-iy7go
@HafsaQueen-iy7go 4 ай бұрын
Xaqiiqo wlhy ilahayo na cafiie aamin Aamin yarbi ❤😢
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 4 ай бұрын
Naagahaani diin iyo damiirna malaha nin naagtiisa uur u leh gubay qabiil.ahaam waxba idinkuma tarayee ilaahay nolosha ha idinku gubo
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 4 ай бұрын
waxaasaa laguleeyahay waa dawlad. cadaalada waxa kadaran nidaam xumada meesha taala. dawladi majirto waayo dilaa lama koolkooliyeen. oo xaakimka looma hanjabeen.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
MOORYAANTI UKASO JEDAY BEEN KUSO AQRISAY IYO IS DIFAAC KKKKKKK NIN DHIIG QABA OSIL SILADAYSAN ODHAARANAYA KKKK WAX LOSI HAYAA QALAD AHBA
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 4 ай бұрын
Asc wll hadii siid Cali macalin daauud latoogan waayo hanjabaada qoyskiisa ka imaaneysa darteeda in hada kadib qof qof diley aan latoogan doonin mogdishina waxaa cadaanaya ineysan cadaalad kajirin mahadsanidiin
@SacdiyoMohamed-us1mh
@SacdiyoMohamed-us1mh 4 ай бұрын
Qabiil wada mooriyan ah isma ceshtaan subxana allah away diintii awway alle kacabsigi miyaan la ogeen in ladhimanayo
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 4 ай бұрын
Cid kasta oo dhiig islaam duudsida ama arin ama aduunyo ama afka ama uurka hubaal waxaa ah inuu kula jiro dunuubtaas balse waxaa nasiib daro ah danbi Aadan galin oo qof kale galay markaad ciqaab rabi ku mudato Ha ogaado qaatil dhiig islaam galay qofkii dulmigisa ku difaaca inuu yahay shahaadatul suur kuwa shahaadatul suurka galana xataa riixda janad eebe xataa ma uriyaan alaah sw na mafiiriyo kuwaas maalinta qiyaame waana kuwa naxariista rabi Laga dheereeyo waana nabsi aduun ka ah iyo raxmada eebe sw oo lagaa dheereeyo mida kale dhiiga Timo dheerta haweena waa sun aan Laga cifan waayo waa masaakiin rumarku ilmadoow ah
@hanadomar879
@hanadomar879 4 ай бұрын
Sax sh Mohamed Umal
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 4 ай бұрын
Balaayo kugu dhacday sheekha wixuu ka had laayay sisal diini ah. Sayd Cali maxaa ugu lifaaqaysaa😂😂
@WardiIbraahim
@WardiIbraahim 4 ай бұрын
Waar sxb khaniis khaniis maad u eegtay mise aniga ayaa mooday ficilillada aad bixonayso ama carrabkan àad kolba soo saar saarayso iyo dobnahan aad leefleefayso jaahilnimo may kaa tahay mise action ayaad u haysataaba waar sxb talo iga qaado ku anfacaysa oo shuqul naageedkan iska daa
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 4 ай бұрын
SH UMAL AF CULIMO IYO DIINNEED MIDNA KUMUU HADAL NACAYB KA FOG WAXAN DHACAY AYAA HADALKIISA KA MUUQDA
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 ай бұрын
Masha Allah shiikh ❤
@MarshalBahnan
@MarshalBahnan 4 ай бұрын
dadka sheikhoga iyo shaydankooga wa isku miid qof bini-adam ah lama gubii karo ee sayid cali wa in la xiiro umal maha sheikh ee wa shaydan weyn oo ka daran sayid cali
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 245 М.
Dhibaatooyinka qoysaska & xalkooda || khutbah || Sh Maxamed Umal
27:48