MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳+ QOSOL🤣

  Рет қаралды 166,263

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@dhaqane143official3
@dhaqane143official3 2 жыл бұрын
Wasiir waa iga nixisey ano dhageysnya ayan umaleyey in albabka lagrcyo waaba naxee se cml maleys gaadaa kor ahow wasiir
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk igu raali ahow sxb
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 2 жыл бұрын
@@zakibinxaaji waziir Sharaftii Halkay Kaamartay ninka Anaa pinka Kaga Horeeyay 📌 *Waziir Waa Qalad*
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 жыл бұрын
@@apthrizakpihi123 Waa Run Wllo 🏃‍♂️
@dhaqane143official3
@dhaqane143official3 2 жыл бұрын
Thnks waziir
@khadiijaabokor5824
@khadiijaabokor5824 2 жыл бұрын
adigu ku quruxda badan ee aan shukasnsiga aa bilaabin baad tahay
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Qofki ugu kheyr badna uguna wanagsana uguna aqoonta badna rabi inta uu abuurey wa Nebi Muhammad ﷺ ❤❤🙏
@fornext7099
@fornext7099 2 жыл бұрын
Scw
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
scw scw scw
@diiniadenibraahim8157
@diiniadenibraahim8157 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 2 жыл бұрын
Scw
@bangalimohamed1630
@bangalimohamed1630 2 жыл бұрын
Scw
@zupeirindhoos2276
@zupeirindhoos2276 2 жыл бұрын
Nabi allow naga raali noqo 😭😭🙏🙏
@abdiqafaradan9588
@abdiqafaradan9588 2 жыл бұрын
Waziir ani wn kuwata legenoow.. Gordaw Ayn Barnamigkaga kusobiiri.. waar adiga qofyahy kulaha 🤣😂🤣🤣caadi u qoslaay
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Kabtan subscribe iisaar
@abdiqafaradan9588
@abdiqafaradan9588 2 жыл бұрын
Ok bru
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
@@abdiqafaradan9588 mahdsanid walal noolow
@drsikraanruunmohamuud7970
@drsikraanruunmohamuud7970 2 жыл бұрын
Legend is always legend 🥰Big fan from baladxawo 🇱🇺 wan ku wataa wllkeen zaki funny ayaa thy aad bana ugu xiranahay youtube kaga Wana meesha kaliye aan qosolka usoo doonta 😂 Like inan saarana waa igu waajib 👍💯
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
After long hours of waiting ✋ finally am watching 👀 today's video 📹 thanks the 🐐
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 жыл бұрын
Horta Pro adiGa sidaasba Caan ku Tahay😅 youtubkasto aan ku xidhanahay Waad JooGta hadana Comenti kastana Wn kuGu arkaa😅😅
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 2 жыл бұрын
Walahi imika ayaan KZbin kasoo baxey oo aan kan soo galey horta waa inaan comentiyada hore aan kugu arkaa,caan caan dhalay🤣😂
@abdulahiyusuf9727
@abdulahiyusuf9727 2 жыл бұрын
Waxay ogyahin in aysan wajilaheen 😂😂😂🤣
@queenb1003
@queenb1003 2 жыл бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam
@canabcali8947
@canabcali8947 2 жыл бұрын
​@@queenb1003 😂😂
@ismailahmed2219
@ismailahmed2219 2 жыл бұрын
Wasiir waxaan kaa so salaamey sxp hargeysa xaafada calaamada 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹⚽️⚽️⚽️😎😎😎😎☝️☝️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍🇮🇹
@cabdikarinhasan3731
@cabdikarinhasan3731 2 жыл бұрын
The legend always Legend 🙌 🔥🔥🥰
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Arimaheena v/s Sharma boy Mid u Codee 2023 Kee Magaalka Shidan Doono👉🏃
@walalek2514
@walalek2514 2 жыл бұрын
ayyy wasiirka hargysa hargysa waa kala taqaanaye well come wllhi 🤔😍😍😍😍
@Boby_maman09
@Boby_maman09 2 жыл бұрын
Qof walbo inoo qurxoonyahay isku maleyaa😂
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Walal subscribe iisaar
@Boby_maman09
@Boby_maman09 2 жыл бұрын
Waku Saray pro 🫡 nasiib wacn 🫡
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Mahdsanid walal noolow
@umalkhayromarabdi7082
@umalkhayromarabdi7082 2 жыл бұрын
Heestii sidii quraanka loo subciyey waanku jirey onli duriyadah wasiir keep going
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 жыл бұрын
*Ilaahay Riyadaada HaKuu Rumeeyo Walaalahay waxaan Niga Codsanayaa SUBESCRIBE Inaad IsaartO* 🙏🙏😭😭😭
@wiilkadariskagabadhoodagaa4843
@wiilkadariskagabadhoodagaa4843 2 жыл бұрын
Zaki taliyoow channel ka sara kisha aya leh ani wn ka mid ahy saraakisha channelka mnta wxn ugu bahdy 400$ 🤣🤣
@sureyaxarbisalax6226
@sureyaxarbisalax6226 2 жыл бұрын
Waziir cabsi cabsi waye yaa waye aa maleys ku dheelaa keep going ❤🥰
@manka7019
@manka7019 2 жыл бұрын
Waa la raabayadeeyay ayan filaa
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 2 жыл бұрын
Wasiir waa kuwataa ani gar io gardarabo keep going kuleeyahy noloshu kuma ciisho wll
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Rayyan subscribe iisaar please
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 2 жыл бұрын
@@Mohamedofficial8 waaa kuu saaray wll
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
@@rayyanshahiin9242 mahdsanid walal noolow
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 2 жыл бұрын
@@Mohamedofficial8 adaa mudan wll
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas 2 жыл бұрын
Zaki waa KZbinr kali ah ee aan daawado hore u soco waayo wuu soo daayaa wa macquul ah oo la daawan karo inkastoo San aad u jecelahay arigtida dadweynaha walaahi marar baan kaligay qoslaa guul baan kiu rajaynayaa hore u soco
@alsal24sports87
@alsal24sports87 2 жыл бұрын
Hhhhhhh waziir qosole ka faida wlhi my favourite keyga aa tahay
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Walal subscribe iisaar
@alsal24sports87
@alsal24sports87 2 жыл бұрын
@@Mohamedofficial8 zxp wa KU saray Al ready horay usoco zxp
@kingbarbar5515
@kingbarbar5515 2 жыл бұрын
Wasiir dhalinyarada school waa reer zool school ka muuse Yusuf baa la dhaha😁 daraawiishta update weeye
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
كلما رأيت مقاطع فيديو صومالية أشعر بالضحك كثيرًا 🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdullahijelle9420
@abdullahijelle9420 2 жыл бұрын
نعم
@Binyaminibra07
@Binyaminibra07 2 жыл бұрын
مرحبا يا اختاه
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
@@Binyaminibra07 yes 🥰 but I can't write ✍️✍️ because my beloved mother Somalian
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 жыл бұрын
@@Binyaminibra07 thanks 😊😊 friend 😊
@Binyaminibra07
@Binyaminibra07 2 жыл бұрын
@@رحمه-ذ1ح شو رايك
@abdilahiabdi7484
@abdilahiabdi7484 2 жыл бұрын
Libaaxan laga cabsanayo awoowgay bilaawe ayuu ku layn jirray 😅ina lipaax sanka taabte 😅
@ihsanmohamed7086
@ihsanmohamed7086 2 жыл бұрын
Xaafada idaacadda ayaad ilawday waziir😅
@ahmedhayle6574
@ahmedhayle6574 2 жыл бұрын
FAMILY LAYAAB LEH OO KUSO BIIRAY AALADA TIKTOK🤣 & WACDARIHII AY KA DHIGEEN TIKTOK 🤣 ADAA YAAABAYO 🤣
@farxiyoabdulahi4053
@farxiyoabdulahi4053 2 жыл бұрын
300 boqol fiidyow adleedahah wax maidhaafin kasheekeey😜😜😜😜
@anazabdirazak5662
@anazabdirazak5662 2 жыл бұрын
Wasiir Manta pinka📌 igu qabo anga shaqda kale nagu daa
@abdullahihayir2175
@abdullahihayir2175 2 жыл бұрын
Malmahan Update matihid wasiir caajislow noqotee sidii KZbinrska kale
@highlights8838
@highlights8838 2 жыл бұрын
Wasiir Waad iga nixisay Qol mugdiyaa videogan ku dawanayey run run in laiigusoo Gar garacay moday 😂😂 Zobir soconya oo iso glay ba ii swirmay 🤣🤣
@alimohamedadow5497
@alimohamedadow5497 2 жыл бұрын
ani xittaa muqalka inaa damiyo gaaray xethay waxa darabiga garaacaa wllhi wacabsaday
@mahaakaagalay5362
@mahaakaagalay5362 2 жыл бұрын
😂😂aniga hita earphones Dagaha igujireen waan iskunahay
@highlights8838
@highlights8838 2 жыл бұрын
@@mahaakaagalay5362 Ayri foon iyo codkoo ii dheeraysnaa iyo Qol mugdiyaa isugu ky drsamy 😂😂 WlHi inaan craraa ku sigtay😂😂
@mumtaazmaxamed9675
@mumtaazmaxamed9675 2 жыл бұрын
Wasiir waad iga qosalisay🤣🤣🤣🤣🤣
@adanmohamud4427
@adanmohamud4427 2 жыл бұрын
Legend waa iga nixisay qofka albaabka qaraacayo yawaye 😂
@walalkalmeye4675
@walalkalmeye4675 2 жыл бұрын
Wiilka shidan wasiir adi mooho🤣🤣
@HassanAli-sv1ip
@HassanAli-sv1ip 2 жыл бұрын
Legend respects 🙏
@khalidapdi6204
@khalidapdi6204 2 жыл бұрын
6:50 wanu ka qaadnay legend from hargiesa✌7:12 wlhi hargaysa wad kale taqaan😂
@maxamedcabdifarax4564
@maxamedcabdifarax4564 2 жыл бұрын
Wazir adine gorme naga barejene arimahena oo hal rab oo walan nogu ture🤪🤣
@nutureisthebest5871
@nutureisthebest5871 2 жыл бұрын
Wasiir libaaxa indho surcaad amaa lagu aqriyay ma fahmin Gaaladan wax walba ka filo kuwii wadno doofaar isku talaalay waaye😂😂😂 wa ku Salaam a I like your reaction ❤️👌👌👌👌
@daacadmaxamedxasankheere3266
@daacadmaxamedxasankheere3266 2 жыл бұрын
Wasiir xay tahay mushaharka bishan waanaga sodahise wa qolada muqdisho
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Araday hadii lahay schoolka marka lagujiro waaa lakala,soocanyahay marka banaanak loosooboxo kuwa aan xishoon ayaaa saas sameeyo
@timacadde15
@timacadde15 2 жыл бұрын
somalia is the only fans on the world😂😂😂😂😂
@fadxiyahassan3763
@fadxiyahassan3763 2 жыл бұрын
Sidan ku tageero cidna uma tageero walahi legend baa tahay
@aaminaadan4268
@aaminaadan4268 2 жыл бұрын
Wasri waaxaa socotoba waa noasoo xustay hadan reer lascanod nahay✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋
@cabdimowlid1530
@cabdimowlid1530 2 жыл бұрын
Waziir libaax somali mawa aha kaas libaax another country waaye waziir hhhhh
@saynabsalleeban2124
@saynabsalleeban2124 2 жыл бұрын
Wasiirka hageisa ayaan kasosalamaya khastan biibsiga keep going wllo
@M.khadar
@M.khadar 2 жыл бұрын
Libaaxa sababtuu u cuneynin dadkaas waxa waaye in uu la qabsaday oo ay marwalba dalxiis utagaan deegaankiisa sidoo kalena dadka waxaa la socdo marwalba waardiyeyaal qoryo wata oo udiyaarsan hadey wax dhacaan iney ka hortagaan… xataa libaaxyada qaar waxey kusoo koraan dadka oo baabuur agtooda kumaraayo kuna dalxiisaayo marka waa laqabsadeen libaax kaliya ma aha ee waa xawayaanka mesha joogo oodhan marka laga reebo maroodiga oo dadka baabuurka la tuuro 😂
@barwaqosso7405
@barwaqosso7405 2 жыл бұрын
Wazir barnamijka aragtida dad weynaha next ka dhig
@mohamedalielmi3445
@mohamedalielmi3445 2 жыл бұрын
Wasiir arimaheena naga bareejey oo Hal Rap noogu soo tuur
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 жыл бұрын
Wah erafon igu jiray wllhi albabka aday inaa furo waziir waa iga inkaarsatay hhhhhhhhh
@abdishideeye2338
@abdishideeye2338 2 жыл бұрын
Waziir xaywaanadaan sida libaaxa iyo waraabaha waa latarbiyeyaa mariidka iyo miciyaha waa laga saaaraa dad baa lacag kasameeya jaaw ✅
@caehonest8460
@caehonest8460 2 жыл бұрын
Markas waa xili oo dhargan yahay waaye kuma taawanayo libaxa
@mohagurta4813
@mohagurta4813 2 жыл бұрын
Wasiirka waligey ma soqadn comntice kega ee isoo qado isi aan isku argno🥰😂
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Diyaar ayey naga yihiin wasiirkeena keep going
@muxudiinarbaca7930
@muxudiinarbaca7930 2 жыл бұрын
Wazir Barnaaaamijka Aragtida Dadweynaha 8 days si Maqan Yahay wazir Lasoo Carar 🙏 Big Respect From Muqdiaho ✌
@abdiwakilmohamud9760
@abdiwakilmohamud9760 2 жыл бұрын
ugaas reer hargaysa dhapa tahee🤣🤣
@husseinhajir7275
@husseinhajir7275 2 жыл бұрын
Wazir keep going legend
@imaanjamac8856
@imaanjamac8856 2 жыл бұрын
wasiir rer aakhirood American sheeganayana waa keentay cabsi cabsi🤣
@ilwaadabdi5175
@ilwaadabdi5175 2 жыл бұрын
Waa kaa qaadny hadaa re gargaysany hore u soco wll
@khadarcabdiraxmaan9269
@khadarcabdiraxmaan9269 2 жыл бұрын
Wasirka umada soomaaliyeed noolow my pro🙏🙏
@hudaabdirahamaan2622
@hudaabdirahamaan2622 2 жыл бұрын
From hargeisa lkn siinay waad ilowday deee wasiir waanu ku waadan
@cabdicasiismaxamed2509
@cabdicasiismaxamed2509 2 жыл бұрын
Waan ku wata walahi wll
@casiisaapdalle4447
@casiisaapdalle4447 2 жыл бұрын
Wagas wa xasusta iyadon dagal ka dhaxayn hdana wa lays nebca😂ana isla yaba hada hadana videogan ayan tiktok ku arkay wa ilamahan 2022 wa wataa keep going😂😂😂👋
@rashkaff3242
@rashkaff3242 2 жыл бұрын
Ooh anaga xiligii hore ismaan arki jirin kuwan ku adkeanooh
@NimcoMaxamud-c9i
@NimcoMaxamud-c9i 6 ай бұрын
Hadamadpurxbadan😂wasir😂
@WAAHEENTV
@WAAHEENTV 2 жыл бұрын
Wasiir ninkaa socdaal waad isku eegtihiin kkk kaftan
@suhaybbashe6143
@suhaybbashe6143 2 жыл бұрын
Vedio ugu dambeeyay reer mouse yuusuf lasanod
@haredibroomar3889
@haredibroomar3889 2 жыл бұрын
Fadlan Wasiir waha codsi aan kaqaba inad naga deyso music kaan wayo waa madah xanuun
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 2 жыл бұрын
Waar xaafadayadii waad ka tagtay ag xumidaa wasiir
@iskopro1423
@iskopro1423 2 жыл бұрын
Yaa ku kala baray magaalada hargaysa ma beri baad joogtay sxb
@ikrammohamudyusuf7798
@ikrammohamudyusuf7798 2 жыл бұрын
Airpods isticmalye gurigeena in lasoo garacyo baan mooday😅😅😅
@fardowsoabdisiad2171
@fardowsoabdisiad2171 2 жыл бұрын
Asc waan ku salaamay walallkey zaki ilaahey hakaa farxiyo pagekaaga soo galay mana qoslin beeen
@mohammedhassansaid1193
@mohammedhassansaid1193 2 жыл бұрын
Wasiir goormaa Wasiirnimada ka daleceey?
@kingseerar4499
@kingseerar4499 2 жыл бұрын
Anoo sadex Sano ka hork ka baxay Waligay Schoolka Gabdho kuma Arag Markaan Arkana mid iharuufaysah baan arki jiray 😂😂😂
@khalidhanad1745
@khalidhanad1745 2 жыл бұрын
Wasiir mobile ka waan soo xaday waaana like gareeyay
@sumayoshire7234
@sumayoshire7234 2 жыл бұрын
Wasiir waa edabtarantahy soo badi yaakhey
@ahmaydhayow8691
@ahmaydhayow8691 2 жыл бұрын
Waziir manta ma qoslin see Wah ujira 😂😂
@qalbinuura7626
@qalbinuura7626 2 жыл бұрын
Ilhay hkudaysto dar Alle BN kujclhay saki Bini xaaji
@w.shadow4189
@w.shadow4189 2 жыл бұрын
Cabsi cabsi waye wllhi
@wardaabdi4168
@wardaabdi4168 2 жыл бұрын
Nio naga so hagaag sidan ku motion granny wan daalnaye hana maslaxanine 🤣
@claahicmmc4868
@claahicmmc4868 2 жыл бұрын
Thanks from hargaysa
@cilmiwadani4962
@cilmiwadani4962 2 жыл бұрын
Wasiir saan u qoslay waligay uma qoslin mhdsnd wasiir
@mukhtarissack6160
@mukhtarissack6160 2 жыл бұрын
Sxibow Koo aan arkey intee aadey
@rashfordmessi8483
@rashfordmessi8483 2 жыл бұрын
Asᴄ ᴀsxʙᴛᴀ ᴢᴀᴋɪ ʙɪɴ xᴀᴀᴊɪ ᴍᴇsʜᴀ ᴍxᴀ ᴋᴀsᴏᴄᴅᴀ😅😅
@abdullahiaden8794
@abdullahiaden8794 2 жыл бұрын
Kkkk wasiir wad iga qosalisay wlhi
@cabdicasiiscabdulaahi9319
@cabdicasiiscabdulaahi9319 2 жыл бұрын
sxb afkaa kuqolocanayee iskagaar shinbirowaa kugusoosocdo
@abdullahimuhumad8927
@abdullahimuhumad8927 2 жыл бұрын
Wasirka waa mahatsantahy wixii dhiman dhiman ah soqabo halna yuu kaabaxsan jonfarngo xow socunay idhahesa gadud afarto mo kudokaday
@SOMALIMUSIC-k2p
@SOMALIMUSIC-k2p 2 жыл бұрын
wasiir waankusalame nio runta makushegaa howshada waad gabtey waxa waye barnamijki aragtida dadweynaha maiska deyse mise
@princemohadii9885
@princemohadii9885 Жыл бұрын
Libaxa kii ataqaanay ma ah kan waa update waye kkk
@apdizhakuorkazhka2714
@apdizhakuorkazhka2714 2 жыл бұрын
Waziir from jig jig yr😂😂🙋‍♂️
@abdirizakbakar9038
@abdirizakbakar9038 2 жыл бұрын
Waziir barnamish ka aragtida dad weenaha
@ubaxabdi5490
@ubaxabdi5490 2 жыл бұрын
Waziir aragtida daaeeynaha hahilmamin plz
@badriyasalah7973
@badriyasalah7973 Жыл бұрын
wasiir waa naxay wlhi albabka marki laso garacay🤣🤣🤣
@maanka1001
@maanka1001 2 жыл бұрын
wasiir arimahena wxisa wba rapee qosolka intuu ka imadey
@muniiracabdulahi5018
@muniiracabdulahi5018 2 жыл бұрын
Anoo dhago kufiirsanaayo in albaabka lasoo garacoyo umaleenaye shaqo aaba igalisay saa soo socod iyo sii sa cod ugu jiray waziir nagadaa cayarta yaqey🥵🥲🥲
@sabiriinmaxamudxasan3864
@sabiriinmaxamudxasan3864 2 жыл бұрын
Hhhh wll zaki mid an jarnahay ba sidan ah 🤣🤣
@bidhaanshe6004
@bidhaanshe6004 2 жыл бұрын
Waziir wlh waa iga naxsatay saacaan yaa albaabka kuusoo garaacayo ayaan is dhahay hadane waxan isdhahay amey daaqada tahay kaaga daran earphones ayaan isticmaalayey labada dhagood weligey maba gashan jirin horor caadi ah ayaa ii shiday caafiyo awoowe 😱🤗
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279 2 жыл бұрын
Wasiir xasan Shikh Sun ayaa lacabsiiyay kadib bararkaheee
@Mariama_Dagan
@Mariama_Dagan 2 жыл бұрын
Wah waziir sideh wax u wadah in erida la garaacaya moode 1:30 habeen nima dawanaye waan cabsoode wllhi
@soyaalkadunida1435
@soyaalkadunida1435 2 жыл бұрын
Waziir howsha meesheeda ka wad
@naimastar9366
@naimastar9366 2 жыл бұрын
Xajiyay bin xaji saan xaq mahan maad anaga ma soo martid
@ahmedsaadaq9497
@ahmedsaadaq9497 2 жыл бұрын
Libaaxii hore majiro ugaas hhhhhhhh
@mariyahaaji
@mariyahaaji 2 жыл бұрын
Wllhi wan isku naxay wasiir hormar wacan
@dooli4096
@dooli4096 2 жыл бұрын
Team HarGaysa wasiir wan ku wadana 🥰
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 142 М.
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 87 МЛН
GABAR TIK TOKLEEY CAAN AH AYAA MALAYSIA TIMID WAATEE GABADHAAS KOKO
17:16
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН