Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali - Cishqii Dulundulceeyaa Kaban

  Рет қаралды 364,938

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali - Cishqii Dulundulceeyaa Kaban

Пікірлер: 55
@abdihakimmussa4485
@abdihakimmussa4485 4 ай бұрын
Waa jiilkii jowharada ahaa rabi qabriga ha u waasiciyo labadaan fanaan
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 3 жыл бұрын
Saado Cali warsame, Allaha u naxiisto fansnad qiimo badan bay ahayd.dilkii la dilay Illahay ha ugu dambi dhaafo.
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 жыл бұрын
Waaaah waaaah waa boqorkii codka hibada ah lahaa Waanadii duqaysayoo Ku duduucimaayee Tiradaba kumaad darin Meesha aad dagaysee Doontii asqawdee Duufaan ku kacaybaad Saabaan dul saartee Didibsaan ku leeyahay Ceel kaama duminine Kula durug kalgacalkuye Isagii dib ugu noqo Daw hakuu sameeyee
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso dad qaaliya ayay ahaayeen Muuse Ismail kaariye(mr,Qalinle) Iyo saado cali warsame
@Muslixtrades
@Muslixtrades 3 жыл бұрын
Waxa ay sheegayaanba qoraalkaaga ayaan kufahmay😁 guuleyso
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 ай бұрын
Meel laga helo qalinle iyo mamo saado la igama wayo Naxaristii jano allha siyo labada fanan 😢
@halimoali6059
@halimoali6059 2 жыл бұрын
Ale hawada naxariisto aaamiiin
@abshirabukor2947
@abshirabukor2947 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto saado iyo qalinle ❤❤❤❤❤
@m.a.seeqrte-to3po
@m.a.seeqrte-to3po Жыл бұрын
Muuse.ismaaciil.qalinle.and.saado.cali.alhyaaraxmuka.alhyaaraxmuka yaarabii.yaarabii
@jawaahirxasan7350
@jawaahirxasan7350 6 жыл бұрын
Ala ya cizag dad weyn alla ya raxma maxan idin jeclahay qalinle iyo saado
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
Cajiibsanaa umadahas tagay qarnigaas19aad waxu ahaa qarnigii xikma
@sidiiqgarduur7186
@sidiiqgarduur7186 Жыл бұрын
ANH sado ali warsame&muuse ismacil(qalinle Xidigii wabari
@abdullahimahamud8009
@abdullahimahamud8009 2 жыл бұрын
15/2/2022 waqtiga 12:12PM waayaab maalinta isniin adigana waxaad soo gelisay 2017
@farxaancali61
@farxaancali61 3 жыл бұрын
Muuse saado heestii macan♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❣
@khaledjamagazz3442
@khaledjamagazz3442 2 жыл бұрын
Aad ay ku jaceyalahay hees allah haw naxariisto
@maxamedfaarax682
@maxamedfaarax682 Жыл бұрын
12/8/2022 4:00Am baan dhegaysanyaa allah hawnaxariisto labadan fann.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@caliismacil3814
@caliismacil3814 Жыл бұрын
Allaah labadiinaba qabriga haydiin nuuro
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 3 жыл бұрын
Hamse Naaji media bahasha ha qabyaaladayn. Fanaan qabiil maa leh ee taageerayaal buu leeyahay.
@qadromohamud9763
@qadromohamud9763 Жыл бұрын
Alla ha unaxariisto dhamanatoda
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 3 жыл бұрын
54k ee dawatay Qalinle 143like ma siisen🤧🤧
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 3 жыл бұрын
Two great Somali musicians .... Love in it ..
@saleebaanabdi4560
@saleebaanabdi4560 2 жыл бұрын
Aun qalinle iyo saado cali
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Cawa waaa 14feb 2023 waxan dhax dabalayaaa somali musican lovers hadba dhanba la iwada
@xasanmaxamedaxmed9435
@xasanmaxamedaxmed9435 2 жыл бұрын
jiimi aya tumya
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 2 жыл бұрын
Rabaw u naxariiso aamin
@cabdiraxmaanyuusuf8123
@cabdiraxmaanyuusuf8123 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@ziciidmohomed9684
@ziciidmohomed9684 2 жыл бұрын
Alle labadaba hawnaxariisto
@shukriaadancabdi6357
@shukriaadancabdi6357 4 жыл бұрын
masha allah
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Wah waah eesh calaa cod iyi midho
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Muuse ismaciil qalinle
@caliismacil3814
@caliismacil3814 Жыл бұрын
Ax yaa salaam kamanka ayaa igayaabiyay iyo sida laysula eeganaayo
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 2 жыл бұрын
Asc axya qaraam
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Soi xidho cunaabiga
@moogeyareofficial679
@moogeyareofficial679 Жыл бұрын
Didibsaan ku leeyahay Ceel kaama duminine
@hassanmahamuud9899
@hassanmahamuud9899 2 жыл бұрын
Kinsixaajiaadan
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Hassan Mahamuud maaha kinsi xaaji Aadan waa Saado cali
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme Жыл бұрын
"Kula durug kalgacalkuye Isagii dib ugu noqo Daw hakuu sameeyee." Erayada culayskooda waa sababta aan fankii hore u dhegaysto mar walba. Qalinle iyo Saado waa laba xidig oo si cajiib ah u wada heesa.
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Cajiib wlhi fankii hore falsafad ayu ahaa dad loo xulay ku luuqeeyaan ilaahay haunaxaristo halyeeydan mar nolasha ku midoobay
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq Жыл бұрын
They were also the first husband and wife to each other. Muuse iyo Saado.
@shiilalle
@shiilalle 6 жыл бұрын
Kula durug kalgacalkuye isagii Dib ugu noqo daw hakuu sameeyee., wow qalinle si darran ayuu ugu daadshay qofta hahahahha
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 5 жыл бұрын
waa nadii duqaysoo ku duducii maayee tiradaba ku maad darin meeshaad dagay see hh
@ikhajji
@ikhajji 5 жыл бұрын
Waanadeey dhugeeysa oo!
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 5 жыл бұрын
@@ikhajji waanadeey dhugaysaa wa maxay
@ikhajji
@ikhajji 5 жыл бұрын
@@hibaaqsaakin9790 Hibak, isug wahyar, ninkan kaso higtay ayan weydini bal.
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 5 жыл бұрын
@@ikhajji wllo saas aan kuusoo qoray weeye soomaali igama badisid
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku
8:50
Ik Hajji
Рет қаралды 104 М.
Muuse Ismaciile Qalinle Ahun | Heestii Waan Ku Waramayaa
6:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 172 М.
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Qalinle Iyo Saado Cali Hagar La,aan Ila Heshi lyrics..
8:04
xoosh shire
Рет қаралды 105 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xasan adan samatar iyo saado cali warsame (AUN
9:48
Xasan Cali
Рет қаралды 56 М.
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 7 МЛН
My daughter always appears at the most critical moments
0:35
昕昕一家人
Рет қаралды 20 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 7 МЛН