Muuse Ismaciil Qalinle - Dhulkeygow (Wadani)

  Рет қаралды 906,763

Dirir Samaale

Dirir Samaale

11 жыл бұрын

Hees wadani ah oo uu fanaanka weyn ee Muuse Ismaciil Qalinle qaadeyo, ilaahay naxariista ha u naxariiste. Heestan waxaa la alifay dagaalkii 77.
Hadii aanan dhulkeygow dhuux cadaawo kuu karin
Hadii aanan dhulkeygow dhiig kuugu fooldhigin
Hadii aanan dhulkeygow gobanimada soo dhicin
Somali kamaan dhalan...

Пікірлер: 1 000
@abdimalikosman4472
@abdimalikosman4472 6 ай бұрын
Dadkaan halgankoodii iyo sida ay dhulka ugu soo dagaalameen, maanta dad aya dhulka iyo badda xaraashaayo. Naga raali noqdo dhaxalkii aad nooga tagteen sifiican waan u ilaashan weynay😢
@abukarali3558
@abukarali3558 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
I came to Sweden when I was only 5-6 years old from Ethiopia most of my life I have lived in Sweden I’m 20 turning soon 21 and I have never been to somalia. Whenever I hear “wadani song” I just start to cry, I just wish I could live in my homeland my motherland❤️🇸🇴 I love somalia and my malis from the bottom of my heart. I don’t care what qabil you are from wallahi at the end of the day we are one big family we fight like families but at the end of the day we don’t like other people to come in between us. I came from lander/mareexan family I just wish we come together again wallahi and fight al shabab together❤️❤️❤️💙🇸🇴 i love my Ina abtiyaal from Sland ❤️ love to all qabils hawiye,isaaq,mareexan,Geri,Ogaden, habarjeclee, habargidir, mejeerten etc big fam
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
OMG it touch me walahi qofka kahadleyso inuu ani yahay umaleysa #Iskuqalbi ayaa nahay ani 2sano kawenahay lkn walahi isku fikir nahay 100% Sidaaz ayan u ilmeya marka wadani hees dhagaysto. Dadka adi cml ah ayuu wadankena u baahanyahay. I will encourage you to do something for your country whatever you can. Thanks
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
Sergio Ramos I’m finally going back this summer after so many years in Sweden, I wanna do something big for my country and my people wlh. I didn’t speak or understood somali before, but after watching a lot of Somali videos I learned alhamdulliah I can read now but I’m working on my writing. Hodan nalayeh was a big inspiration for me wallahi ilahaay ha u naxariisto. I remember crying the day she died and thought somalia will never get better. But I still got hope and I always pray for somalia. I pray for peace for our people. I don’t have to wear somalia bracelet to show I’m proud somali but I got somalia in my heart and blood. And it’s something I flex with wallahi big time 🙌🏽
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
@@salisben8982 lol I thought you can speak and write Somali. It's interesting Coming to Somalia without speaking somali with Somali family. Ciyaalka xafada will call you dhaqan celis and will make fun of you by saying say after me that (Somali) word Lol. Masha,allah I'm so excited to see such a wadani 😍 person like you. It. Means a lot for me. Wlhi I love wadaniyaasha. Me too I remember that day when I got news about the death of hoddan I was absolutely shocked, 😔 She was Amazing human being wanted to show the world the bright side 🔆 of our country. May Allah grant her to jannah. Dear never lose hope even though horrible things on going, we can change and make Somalia great again as a Somali youth. Thousands have lost their lives trying to reach that goal. Hodan was one of them. We will just continue their efforts make their dream become true. Yeah being wadani is Inside you it's not taking flags and something like that I'm in Somalia hope to meet you then.
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
Sergio Ramos I can read but I’m just working on my writing. I just wish more people was like that tho. If we could stop with the qabil shit or at least use it as allah said. Somalia would be one of the country in Africa. Like it used to be back in the day. I won’t lost the hope walal I can’t lose the hope of my people. I will never lose the hope, even tho i feel like that sometimes. Where in Somalia are you walal❤️ I’m coming to cabudwaaq,burco,muqdisho, hargeisa.
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
Sergio Ramos I don’t use Facebook do you have instagram?
@cabdixaaji1730
@cabdixaaji1730 2 жыл бұрын
I love Somali weyn, From Hargeysa. Rabbi Naxariistii jano hakugu abaalmariyo Muuse Ismacil Qalinle quluubteena ayaad ku dhex noolaan doontaa.
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 жыл бұрын
kollay darood ayad tahay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 6 ай бұрын
Sida ay bilaabeen markay Somaliland soocelinkariwaayeen laakiin maxay beeni u tari lagu fahmay wsliba
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 6 ай бұрын
Hanlaata soomaaliweyn
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 6 ай бұрын
Sxb somali lee uga harteeday walaal macaan Waxa lagukala dagay waa qabil aniga Reer gedo lee ahay ka somali ahan
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 6 ай бұрын
Waan ka xumahay
@sangeofficial2543
@sangeofficial2543 7 жыл бұрын
waxan u malaynayaa in somali waqooyi la aantood aan dawladi dhismi karin sababtoo ah waa dad ilaahay u dhaliyey jihaynta quluubta dadka iyagoo adeegsanaya suugaanta rabi ku maasheeyey.
@queenbuntish2652
@queenbuntish2652 7 жыл бұрын
abdirashid mohamed Heesta waxaa iska leh oo qoray (abwaan sanguub ❤️) ilaah ha xafidee 🇸🇴
@ismailahmediin3657
@ismailahmediin3657 7 жыл бұрын
queen Buntish wll sangub dhul ahaan wuxuu ku dhashay duleedka hargeysa meesha ka yidhaa wado bariis lkn qabiil halasoo boodin runta marka laga hadlo fanka asalkiisu waa waqooyi oo dalka somalia waynu naqaana tariikh ahaan waqooyigu waa wadaniyiin dhab ah
@miskiabdi7300
@miskiabdi7300 7 жыл бұрын
ismail ahmediin guul
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
abdirashid mohamed laxanka yaabka leh ee quluubta gilgilaya waa nin Koofura oo la yiraah Xasan Gareeyt.
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 7 жыл бұрын
Mudane Sooyaal konfurta ama iminka somalia waxay lahayen musika lakin heesaha iyo samYntoodaba rer xamar iyo rer puqland toona malahayn
@khadarhussien7118
@khadarhussien7118 8 жыл бұрын
Wlhi markaan heestaan dhagaysto waxaan dareemo wadani dhaba anigu somaliland ayaan u dhashay hadana waxaan jecalahay Himilada somaliyeed ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 8 жыл бұрын
qof caqli badan baa tahay sagaaro laba tun oo lakala qalo maleh Allaha kuxifdiyo walaal.
@yonisibrahim3503
@yonisibrahim3503 8 жыл бұрын
waa wax wanaagsan walaal midnimo soomaaliyeed waa muhiim alaha kaa dhigo kii oo usoo baxo oo badbaadiyo umada soomaaliyeed qaloobooda isu keeno guulayso
@khadarhussien7118
@khadarhussien7118 8 жыл бұрын
waad Mahadsantihiiiin Ameen Ilahay ha inagu simo somalia oo mar labaad quwad ah Inshalaah
@khadarhussien7118
@khadarhussien7118 8 жыл бұрын
+yoonis Ibrahim AMeen Ameen wllo
@ayaanbarqab5617
@ayaanbarqab5617 7 жыл бұрын
somali boy. stubid
@alijama6419
@alijama6419 9 жыл бұрын
Musse ismaaciil qalinle (ina-galool), AHN waxaan bartey shaqsiyan anigoo yar - 1972-kii. waxaanu ii ahaa big brother. inkastoo aanu da'da kala fogeyn, qaline isku si ayuu ula dhaqmi jirey dhalinyarada iyo dadka waaweyn. waxuu ahaa nin balaadhan oo dadka u siman. Muse, muu ahayn fanaan oo kaliya. runtii fanku waxuu u ahaa "hopy". waxuu bulshaawi cidwalba ka war haya magaciisa iyo caanimadiisana ugu adeega dadka. Qaline, waxaan ku xasuuta galab uu noo keenay tigidhadii riwaayad uu xidiga labaad ka ahaa. waa riwaayadii "WEJIYAAL IS XASUUSTA IYO JACEYL KALA WAALAN" 1975-kii. waxay ahayd riwaayadii ugu qaalisaneyd ee tiyaatirkii xamar lagu dhigo xiligaa. shan ayaa lagu geley, halka markii hore ay ka ahaan jireen 3 shilin. AHN, kinsi x. Adan iyo Xarago ayaa jilaaga 1aad ak ahaa hadaanan qaldaneyn. wejiyaal is xasuusta heestii la odhen jirey ayaa caan ka noqotey riwaayadaa Buuq ayaa ka dhacey markii aanu gelayney riwaayada, waxaana igaga lumey kabahii habeenkaas isaga ah. waxaan kaloon Muuse Ismail ku xasuutaa aroos uu igala shaqeeyey 1983-kii. Arooska waxaa lahaa wiil aanu qaraabo nahay oo carabta ku korey. sedex habeen ka hor ayuu arooska weyni ahaa. Goor fiid ah ayaa ninkii arooska ahaa iyo laba nin la socdaa noogu yimaadeen Retuarent qoysku lahaa hortiisa. Waa Benaadir Restaurent e. wiilkii ayaa gaar iila baxay oo yidhi "waa layna sugayaa, magaaladiina cidi ma maqna, cidna ma hayo". waa habeenkii xeedhada la furaayey oo aanu aroosku (wiilku) warba u ahayn hawsha meesha taala. AHN Muuse ayaan ku soo noqdey oo aan u sheegey halka xaal maraayo. Gaadiid ma inoo haysaa ayuu iigu jawaabey. laba gaadhi ayaanu 8 ku fuuley. waxaanu galey golahii oo camiran, kooxdii waaberina la filaayo, cid maqanina aaney jirin. dhalinyaro ayaanu u badneyn. Qajilaad iyo baqe ayaanu dib u isu taagney. hase ahaatee, waxaa na hogaamiyey qalinle oo uu weheliyo ISMAIL CALI FARAH maamulahii dugsiga sare ee Benaadir. Inanta waxaa dhaley wasiir hoodeedna masriyad ayay aheyd. halkaa ayaad ka fahmi kartaan sida xaal yahay, cida joogta iyo waxaa laga filaayo wiilka qoyskiisii. Geesi ilaahey ma xilee Muuse ayaa markiiba marakafoonkii la wareegey. muusic ma jiro, kooxi ma jirto oo 8:30 habeenimo. jaandheer - ciyaartii hidaha iyo dhaqanka ayuu qabsadey Ismaciil Ali farah-na la jiibeyey. in yar ka dib, sacabkii iyo mashxaraddii ayaa is qabsadey. waxii ka danbeeyeyna waaba la ogaa. Waxaan kaloon muuse ku xusuustaa hawl uu iga qabtey arin iga gashey xafiiskii dawlada hoose ee xamar. waxay ahayd isla sanadkaa 1983-kii. Waxay ahayd markii ay soo kululaaneysey. haddii aanad cid ku lahayn xafiisyada dawlada fooda maad gelineyn. muuse ayaan u kaxaystey, markii la arkey, kadinka ayaa lanagaga hor yimid. hawshii aanu lahayna fadhiga ayaa loogu dhameeyey. Gunaanadkii iyo heestan wadaniga ah hadaan in yar ka idhaahdo. Waxay ahayd wakhtii dagaalka 77 uga adkaa ee warso oo dhami soo gashey. dadka waxaa laga raafaayey wadooyinka. Hase ahaatee, habeenkaasi uu ka duwanaa. waxaa sameecado lagu xidhey Ceelgaab iyo suuqii hoose si heesahaa qiirada leh loo wada dhegesto. Heestan iyada ah markii qaadey Qalinle, baabuurtii suuqa iyo gaadiidkii dawladda ayaa dadkii shacabka ahaa boobey si dagaalka loo geeyo. uga soo joogey. intaas ayaan maanta jooojieyey qalinle iyo xasuusteydii gaabneyd. ilaahey naxaritii jano ha siiyo. caruutiisina ha laga warhayo.
@fuziyamoham43
@fuziyamoham43 8 жыл бұрын
walal tarikhdiisi wax ka ma heysa waayo waad is wada garaneysan hadad wax yar faahfahin ka siini karteed marka laga reebo than adiga iyo asaga gar idinku ah.marko dhashay marko fanka bilawaay, marko dhintay, qofki asaga guursaday ilmaha asaga dhalay. waad ku mahadsantahay hadaad iga soo jawaabto suashaas
@user-rz4xl7ro4w
@user-rz4xl7ro4w 8 жыл бұрын
+Layla Masoud , aad iyo aad ayaan ugu mahadsantahay inaad ila soo xidhiidhey. mashquul ayaan ahaa maalmahan. beri ayaan galinka dambe wakhtigayaga ayaan kula soo xidhiidhi. ali jama
@fuziyamoham43
@fuziyamoham43 8 жыл бұрын
+𐒑𐒖𐒒𐒆𐒜𐒎 𐒃𐒛𐒑𐒖𐒋 walal I gala soo xirir emailkeyga sabirinlatif65@gmail.com
@ayaanmmladan2351
@ayaanmmladan2351 7 жыл бұрын
qarar qarankeeni
@ahmedismail2182
@ahmedismail2182 7 жыл бұрын
ciyaarha
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
Waxan u dhashy gobolada waqooyi balse nasiib daro wax dowlad ah masoo gaadhin waxn garaadsady somali qaxooti dhac qarax iyo dhib aduunba ku sugan..💔 nasiib xumo wlhi🥺💔😭 ilaahow somali midowdy dowlad quwad iyo diinbaleh baanku weydiisany iyo🤲🏻🥺
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Waxaan ahay inan dhalinyaro ah oo reer woqooyiya wnku dhashay oo ku koray waxna ku bartay iminkana ku noolahay waligayna maan arag meel calanka bluega ahi sudhan yahay ama ka taagan yahay saasoo ay tahay hadana uma malaynayo inuu jiro qof somaliyoo iga midnimo jecel oo iga wadaniyad jecl wxn ku riyoodaa inaan arko inta afsomaliga ku hadashaayi iyagoo mida oo hal dawlad iyo hal calan iyo hal madax weyne leh waxaana ku rajo weynahay inay maalinuun riyadaasi ii rumow😭😭😭😭🤲
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 7 жыл бұрын
Heestaan Marna kama Xiiso dhaco✊✊ We are only as strong as we are united, as weak as we are divided!!
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 7 жыл бұрын
Mohamed Dheeliye thanks y out somalie dood boy
@ummoshahinaaz4522
@ummoshahinaaz4522 6 жыл бұрын
Mohamed Dheeliye allaha ku barakeeyo xaqiiqda ayaad kahadashay
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 6 жыл бұрын
Umu shahinaaz thanks abaayo😍😍
@abdifitaxabdullahi1812
@abdifitaxabdullahi1812 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@maankaali4239
@maankaali4239 4 жыл бұрын
@@abdifitaxabdullahi1812 noo funny
@guul4onlf
@guul4onlf 11 ай бұрын
Can't stop crying...from wardheer..Wali taangiyadii 1977 baa Naga Ag Dhow..
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 10 ай бұрын
🇸🇴😭
@AyubAbdi-ez8nl
@AyubAbdi-ez8nl 7 ай бұрын
😢😢😢 I.a sxpkey wadankeena maalin wuuka bixin
@jamalabdi303
@jamalabdi303 5 ай бұрын
Waynu is xorayn doonaa Insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Allow U Naxriiso Wadani Geesi Qaran Halyey Muse Ismail qalinle 🤲🇸🇴❤🙏
@najmaartan3472
@najmaartan3472 2 жыл бұрын
Waa nin isaaq ah oo lander ah heestan somalialnd ayaa leh
@omarionshev798
@omarionshev798 Жыл бұрын
⁠@@najmaartan3472somalialnd maxaa ladhahaa ?
@somfarming9449
@somfarming9449 Жыл бұрын
Dhiigu biyo maaha. Somalinimaa ka weeyn. Toos from hargeisa waliba.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 11 ай бұрын
don't forget it was under somalia's siad bare unlike today 2023.
@casalasal6466
@casalasal6466 6 ай бұрын
Aamiin Allaha u naxariisto
@AyubAbdi-ez8nl
@AyubAbdi-ez8nl 7 ай бұрын
Waa waqti naftaa aan ku sababyo Iney xili badii la gatey 😢😢😢
@jecliyaajabkaaxmaarada4594
@jecliyaajabkaaxmaarada4594 7 жыл бұрын
waxaan udhasahay gobolada waqooyi ,waxaan jeclay midnimada inta afsomaliga ku hadasha ,waxaan jeclay guusha dadkayga soamaliyeed, waxaan jeclay taariikhdii iyo dawladnimadii inaga dumay in ilaahay inoosoo celiyo iyadoo aan wadan qudhunkii teenii horeba inaga dumiyay (qabyaalad) aad baan uga xumaada marka aan maqlo muqdisho oo ciidamada cadawgeena madaw (ethiopia ,kenya,.....) ay galeen ama qarax ka dhacay ,guul iyi gobanimo dadkayga somaliyeed .
@firdowsadahir4297
@firdowsadahir4297 6 жыл бұрын
insha allaah mar uun waan midoobi doonaa hadii eebbe idmo
@toosane1030
@toosane1030 6 жыл бұрын
Mashllah walal alle ha ku daayo sida ad tahy hadii ay daka dhan yahiin dhulkeena nabd ayuu noqon lahaa
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 5 жыл бұрын
+mohmed ahmed aniga ogaleyn taas inta dhiig dhib igu jiro laga tagi maaye calen aan kaa towxiidka leh ahyn...
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 5 жыл бұрын
Waxaan kula qabaa anigunaa anigoo ka mid ah dhalinyarta waqooyigaa soomalinimo ayaa wax lagu noqonayaa iyo inagoo mid qudha ah
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 5 жыл бұрын
Waala waayay waydii koonfur qiiro jabaan waatii ibogsatay halkii ixanuuni jirtay waxan ahay reerwoqooyi Was hooyadaadii faqashtu wastay
@mohamedismail104
@mohamedismail104 7 жыл бұрын
siday somali jacayl ugu dadaalayeen ayay somaliland ku dhamaatay abwaan kasta iyo fanaan kastana afar darbi loogu xidhay m.arkaas ayay maanta somali ku leeyihiin
@mojo-vl3en
@mojo-vl3en 6 жыл бұрын
Soomaaliyeey walaalayaal kuligiin waan idin wada jeclahay hais caayina, caruurtiinana kailaaliya qabyaalada oo is jeclaada mahadsanidin.
@abdulkarar2885
@abdulkarar2885 3 жыл бұрын
Inshaallah
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Qof wacan bad tahay allah haku xafido
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872 adaa kasii wcn abaayo
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
@@ENG_Mowlid_Hagiaden thanks sxb
@faizali5182
@faizali5182 3 жыл бұрын
@@ENG_Mowlid_Hagiaden adi kasii wacan aboowe
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Somalida laguu shegaayo iyo wadaniyada iyo afka murtada iyo luuqda mcn leh waa reer waqooyi dhigaygii qofkaan ka dhalan baa ciil qabo alhdulilah ❤️❤️😍😍
@xwestvibes1297
@xwestvibes1297 Жыл бұрын
From ciidagale empire to the 🗺✍🎙♥️
@xildhibaannuurafarah3754
@xildhibaannuurafarah3754 Жыл бұрын
Xaqiiq hooyga fanka iyo martida ilahay baa ku manaystay
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 Жыл бұрын
Nin ciidagale ah o abokormuse ah ayu ahaa
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
@@suldaankabeesha8650 se heesta ma leh ee waa loo dhiibey ee qabyaalada yaree heesto somali oo dhan bay mideyneysaa
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs Жыл бұрын
Ka waran ninka laxanka macaan u sameeyey waa kuwa aad dhahdaan QADAADWEYN.
@adoonallah7947
@adoonallah7947 5 жыл бұрын
Somali midawday oo nabada ilaahow na tus. Wadani from Hargaysa
@cabdirashiidmawel1143
@cabdirashiidmawel1143 4 жыл бұрын
Heestan saan la ilmeeya waxa la tiriyey wakhtigiii dagalkii itobiya 1977 waxay ixasuusisaa awoodu dalkeenu berigaa lahaaa muse ismacil ina galool alle hakuu naxariisto waxan ahyn wadani dhab ah una dhashay somaliland alle hamideeyo somali
@idhaafsaxap7388
@idhaafsaxap7388 3 жыл бұрын
Wllhi waan oyaa markan heesta maqlo Ilahay Mar uun farxadii noso celi 😭😭😭 from soomaliland
@jrinho172
@jrinho172 3 жыл бұрын
Jaceyl xad dhafa idin qabna wlhi❤️😭
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 3 жыл бұрын
Haa walhi somaliya mid illohw it's oonabda wada haysoto aadban ujecalhay walhi melkastey kunolyhin allaw idin dhowr my dhiigeygii somali
@bintucabdala3238
@bintucabdala3238 3 жыл бұрын
😭😭❤️❤️❤️
@jrinho172
@jrinho172 3 жыл бұрын
@@bintucabdala3238 dhamnteen wada qirona ilin nagu so istagta Somaliland and somalia meel makala jiran we love umadena ❣️😭
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Жыл бұрын
Allaw jannee awawgay muuse isamaaciiĺ qalinle wuxuu ahaa hooyaday adeerkeed ruma😥
@muwaadinsoomaaliyeed6865
@muwaadinsoomaaliyeed6865 4 жыл бұрын
Ilaahayow Soomaali is jecleesii oo cadawgooda fahansii Somalia nolol dheer 👏💪🇸🇴
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 жыл бұрын
Wasidan horba Usheegaye Somalia SOMALILAND kamadabeynin hadanlays Xaqirayn Idinkuba wad Aragtaan !!! MUUSE ISMAACIL QALINLE (AUN)😇
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Halima Yusuf Way Ogyihiin Indro Lakiin Waa Xaasidiinoo Way Ku Adagtahay Quluubtoda Inay Afka Ka Sheegan 👈 Midhaha Heestana wxaa sameeyay Abwaan AXMED SALEEBAN BIDDE oo ah reer Somaliland 👈
@jaamajanno7874
@jaamajanno7874 4 жыл бұрын
Waa dhab runtiii
@sahraadan6762
@sahraadan6762 6 жыл бұрын
Fanaan qaran Qalinle janna firdowsa ilaahay haku geeyo Amiiiiiin waxaan ku faraxsanahay in libaaxyadii Africa mar labaad soo laba kacleeyeen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴
@NS-vx7fn
@NS-vx7fn 7 жыл бұрын
ilaahoow dhulkeyga iyo dadkeyga kusoo celi isjaceylkii awoowayaashii hore yaa rabi shisheeye oowna naga faaiideysan qalbiyo nadiif ah iyo cafis yaa rabi .aniga waqtigaas ma ogeen balse I love al somali magaladaa rabto joog aloow dhowr all is my blood
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
4/10/2019 my age 20 oo joga isla magaladan ku dhashay #Burco insha allah somaliyey anu cadawga iska dhicino bad iyo bari ba inagu haysta
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 жыл бұрын
MK PRODUCTION my old ha dhihin my age bro thanks 🙏
@user-fv9hp1ib7z
@user-fv9hp1ib7z 5 жыл бұрын
Iam from OGAADENIA waxan dhashay xiligii burburka😭nasiib umaanan yeelan inan arko somali oo mid ah oo dowlad leh inan arko 😭😭😭 ilahay waxan ka rajaynaya inuu ii rumeeyo riyadayda😭
@heegaaleabdi7835
@heegaaleabdi7835 4 жыл бұрын
I’m from Haud and Reserved Area
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@heegaaleabdi7835 Rageedi 💪
@fatimafarah5311
@fatimafarah5311 3 жыл бұрын
🇬🇲🇬🇲🇬🇲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
Inshallah guul iyo gobanimo inshalah ogadeniya haxorodo Amin yaa Rabin
@dahir022
@dahir022 3 жыл бұрын
Iniga laftigaygu Doollo ayaan ku dhashay meel udhow xuduudka mudug. Inkasto aanan soo gaarin wakhtigi da’a dahabka aheed ee Somaliya( golden age) waxa jeclaan laha mar inaan arko innago qabil inta katagnay qaranibo xageed u liicsanay oo gacmaha isqabasannay🚀 somali oo dhanba✌🏽
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 3 жыл бұрын
Heesahaan waqtigii la qaadaayqy dadki joogay ee dhiigooda wada wadani ahaay ayaa inaga fiicnaaya qarnigaan dadka soomaaliyeed waxay wada noqdeen qabiilo wada soco ee ilaahaya soomali oo mida woo ina tusi karaahe illahay ha ina tuso🇸🇴❤
@aaliyaamaahir8296
@aaliyaamaahir8296 7 жыл бұрын
Allaha unaxariisto best fanan I have ever heard,, janada Allaw guri uga dhis aamin wadani 💟💟💟❤❤❤💓
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 жыл бұрын
Dawladeenii somali oodhan ey lahayd waxaa inaga baabiyey wallaheen isaaq 😭😭😭 from Jabuuti
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 4 жыл бұрын
Ina dhillo, orod qobadaad ku nooshahay u tali.
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
dowlda hawiye bur buriyey ceudiid hadey nabd rabaan markii siyad baxy nidam lo samen wayey isaaq nidam sameytey
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 жыл бұрын
Hooyo lama caayo duriyadu nasab bay ahayde maxaa kaa qaldan hooyo way kudhashay ceeb
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@maamemadrid5288 Duck off
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Markalana wan burburin doona landherinimo hoyada iyo faqashtad aheyd waew
@ikraanahmedjama9874
@ikraanahmedjama9874 4 жыл бұрын
Walahi waaa caloool xumo Qarax muqdisho. Malin kasta. Hesahan qalbiga ku dajiyaaa. Alllow somalia mid 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
Ilaahay walaalahayo dhibka iyo colaadda haka dul qaado. Adiga oo mid Somalilland caayaya aad isku soo buuqdeen oo cadhaysan ayaad maqlaysaa Xamar ayaa qarax ka dhacay oo dad Soomaaliyeed ku wax yeeloobeen. Inta aad kii Somalilland caayayba ilawdo ayaa iimaankaaga walaalnimo iyo Kalgacayl Soomaali jacayl iyo u damqasho walaalahaaga dhibku haysto ayaa qalbigaaga buuxinaya, markaas ayaad dareemaysaa in Soomaali hal qoys oo sinaba u kala maarmin tahay. Hargaysa ayaan ku sugnahay heeskanna waa balwaddayda. AUH Muuse Ismaaciil Qalinle nin xabbad loo quudho ma ahayn runtii aheey ah!
@assomaliano4482
@assomaliano4482 8 жыл бұрын
so sad they don't make songs like this anymore......our generation needs to hear something like this in order to succumb the bad situation of our beloved country.......spread the peace and love
@sayidcaliahmed2351
@sayidcaliahmed2351 8 жыл бұрын
the problem is our new generation we didn't understand deeply what nationality and unity means , then when we cover and get all of the remarkable ideas that our fathers had we can create even more lyrical songs like this. Thanks :)
@assomaliano4482
@assomaliano4482 8 жыл бұрын
maybe 100 years from now, who knows bcus surely no one can predict the current of future Somalia.There are very few chances of seeing Somalia back to what it was.Am sorry to say this but this is the reality of our people and our country.Back in those days people were proud to be Somalians now everyone is like am American,Canadian,British blah blah blah and they would get offended called them Somali or if you tell them to visit their homeland such is the situation of our people,before we had people who would sacrifice their lives and die for their Nation and there were good leaders who didn't feared anyone now we have bunch of uneducated idiots,thief's,morons and selfish leaders and i guess we are cursed bcus no country is blessed like we are,one RELIGION,one LANGUAGE and a CULTURE Yet the biggest problem and issue that remain is Qabiil............
@somaliaguul7310
@somaliaguul7310 4 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@bastakingbasta5494
@bastakingbasta5494 3 жыл бұрын
Basta king basta waxuu dhahayaa yaa nool
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 Жыл бұрын
You're a poet and it doesn't surprise me coz as Richard Burton said :four of the five somalis you encounter are poets. Yes, it's sad but there is still hope, insha Allah. Long life, honor and dignity to somali people.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Allaw unaxariso wadani dhaba Muse Ismail Qalinle
@Ilyaas777
@Ilyaas777 5 жыл бұрын
Allaha unaxsriisto marxuum muuse ismacil qalinle janada allaha kawaraabiyo dambigiisana allaha cafiyo Amiin Amiin
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 3 жыл бұрын
Hadii aan dhulkeygoow AUN Muuse Ismaaciil Qalinle legend 🙌. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
@MohamedAhmed-qn1yn
@MohamedAhmed-qn1yn 4 жыл бұрын
''Somaalinimadiyo Sinjiygu Wacaan'' ALLOW SOMAALI Midnimadeedii Ku soo celi
@shgamaljalaludin8Trioner
@shgamaljalaludin8Trioner 3 жыл бұрын
Somaalinimada sxp wacanaa sinji wacanaa
@ibraahimnuuriye9346
@ibraahimnuuriye9346 8 жыл бұрын
Adeer ilaahay janno baan kaaga baryay ruux soomaali jecel baad ahayd
@bashirabdiali447
@bashirabdiali447 7 жыл бұрын
waa runtaa
@faaraxcabdi8730
@faaraxcabdi8730 7 жыл бұрын
alle ha unaxaristo nin wadni ayu ahay
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 7 жыл бұрын
ibrahim ali amiin
@ayanmuse9764
@ayanmuse9764 6 жыл бұрын
ibrahim ali sidaasanu uwada jecleyn idinkaa naxumeeyey
@sirafatihjmcdheere4082
@sirafatihjmcdheere4082 6 жыл бұрын
ibrahim ali sxb adeer magac ku dayasho mudan ayuu eebahaa kusiiyay masha allah
@gentleman5049
@gentleman5049 7 жыл бұрын
from Borama
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
GOON_BOI-_- Ninka Maxaad Umaagin
@GOON_BOI-_-
@GOON_BOI-_- 6 жыл бұрын
Isxaaq Maryacade waan ka xumahay. Waxaa uwaday midkoo maangaab ah oo wax sheegaaye.
@GOON_BOI-_-
@GOON_BOI-_- 6 жыл бұрын
General Taaj sorry brother adiga kuma wadin cayda. Wadani dhiig leh oo somalinimo yaqaan baat tahay.💪🏽🇸🇴❤️
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
GOON_BOI-_- Haye Poqrtooyo😍
@GOON_BOI-_-
@GOON_BOI-_- 6 жыл бұрын
Isxaaq Maryacade ❤️💪🏽🇸🇴👑
@faizaahmed5220
@faizaahmed5220 8 жыл бұрын
Allah ya rahmo Muse ismail qaline , jinnatufardowsa rabbi ha kugu bishaareyo Aamiin yaa Allah. wadani. guusi ayu ahay😍
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Muse Ismaciil Qalanle Illaahay Ha Naxiisto Geesigu ma Dhinto
@mohamedmusse8901
@mohamedmusse8901 4 жыл бұрын
Heestan mar walbaan dhageysto waan ilmeeyaa. Waa hees aad u qiiro badan. Ilaahayoow Soomaali dantooda tus Aamiin
@asli3420
@asli3420 3 жыл бұрын
2021ka yaa dhagaysanaya heestan. Alle haw naxariisto qalinle dalkeena somaaliyana sidii waayadaas alle hakuso celiyo😢😢😢😢😢
@haniibrahiim8287
@haniibrahiim8287 8 жыл бұрын
1977 ma bilaaban snm waxay ahaayeen somali una dhimanayeen sikastaba ha ahaatee somaliland waanu taageersanahay xataa hadii ay kala go'aan oo somaliland aqoonsi hesho kala go'imayno waana kufaraxsanahay jiritaanka umadkasta ee somali ah magacaydoonaanba hayeeshaane insha allah hadii cadow weeraro koofur somaliland kaharimayso sidookale koonfuri kaharimayso ee sheekooyinka shisheeyaha iyo maangaabka raba magaca umada somali layiraahdo inay aduunka katirtiraan yaan run lamoodin hada somaliland baa wada taa ee xataa hadaa Scotland labaxdo afsomali baad kuhadlaysa asalna somali un baa tahay
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 6 жыл бұрын
Hani Ibrahiim Dad Badan Waad Ka Caqli Iyo Qalbi Furan Tahay ALLAH Yaxfdka
@crisaaqxassensh107
@crisaaqxassensh107 5 жыл бұрын
Hani Ibrhiim
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
Walaashay Honey Ibrahim, guulayso walaal macaan. Haddii sidaada Soomaali u wada fekerayso maanta xaalkeennu sidaa ma ahaadeen. Aabbahay dagaalkii 1977-kii wuxuu ahaa raggii ku soo dhiig baxay ee nafta u huray dhulkaa laynaga haysto. Dhib badan ayuu kala kulmay dawladdii uu ciidanka u ahaa ee uu ku soo tacab iyo tiir beelay oo ehelkiisii walaalihii oo ka yaryaraa iyo dadkiisii si arxan darro ah u laysay, haddana ilaa hadda Aabbo wuu jecel yahay Soomaali meel kasta oo ay joogto weligii Soomaali jacayl maahaane cadaawad naguba soo korin, Allah ha dhawre
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 6 ай бұрын
Xasuustu waa muhiiM Shaly io manta😢😢
@somalilandguuldhe7725
@somalilandguuldhe7725 8 жыл бұрын
alle janada ha ka waraabiyo muse ismacil qalinle ... koonfur waxaa wax ka celin jirey waxay ahaayeen reer waqooyi, reer waqooyina kaa tag ee yaa wax kaa celin wataa ugadhiis iyo xabashi iyo keynyan ku kala qayb saday , hal kaa ka qayli ilaa waligaa somali kala socotaye VIVA SOMALILAND
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Nin rageed #somAliland4ever
@maxamedaadan9960
@maxamedaadan9960 6 жыл бұрын
Geesi somaliyed hayey naxaris allah haku diyo ❤❤❤❤❤ wan jeclhay wadani yasha
@jabra4205
@jabra4205 4 жыл бұрын
Sido kale sxb allaha kudayo
@muslimcartoon9403
@muslimcartoon9403 6 жыл бұрын
Somali boy from burco I like All somali people Noolada😘😘😍
@Boobe-wc4eq
@Boobe-wc4eq 5 жыл бұрын
Mahuraan dhulkaygoow
@jabra4205
@jabra4205 4 жыл бұрын
Aaminsxb
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
M.a
@mohamedkoronto7538
@mohamedkoronto7538 6 ай бұрын
Run ahaantii wan qiiroodah markan dhagaysto heestaan nasiib umayeelan Inaan soo gaaro dawladii soomaliyed Ee quwada lahayd oo lagu magacaabi jiray Lion of Africa habenkan dhashay iyo caawa Waxan joogah dalkayga oo burbursan Illahayow hadilin anoona arga soomaalia oo dawlad leh dadkeeduna mid yihiin aamiin yaarabi
@faankawiilka4297
@faankawiilka4297 7 жыл бұрын
Somalia Neve give up ❤❤❤❤❤❤❤ Allah Yarxam Ismacil Qalinle
@sirafatihjmcdheere4082
@sirafatihjmcdheere4082 6 жыл бұрын
Hees Qiiro leh weeye wallaahy ninka dhiiga leh #qoriga ugu dhaw ayuunbuu qaadanayey wallhy Saan ku maqlay #Erayada Abwaan #Axmed saleebaan #codka #muuse Qalilnle
@shgamaljalaludin8Trioner
@shgamaljalaludin8Trioner 3 жыл бұрын
Isaaqa Hubkoodu waa Sugaan #Abwaan #Ahmed #Saleeban
@aptipaazitmohamud4195
@aptipaazitmohamud4195 4 жыл бұрын
Haddi Aan Dhulkeygo Dhux Cadawo Karin Haddi Aan Dhulkeygo Gonimada So Dhicin Somali Kama Dhalan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Love Soomalia Dhulkeyga Hhoyo From Hiiran Somaliya Ha Nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xafsaqaali7130
@xafsaqaali7130 3 жыл бұрын
Dhiigaa ikaca markaan heeskani maqlo allaha unaxariisto alfanaan muse ismaail qarankii soomaliyeedna allaha soo celiyo awoodiisii
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Way way ax ax hdii anan dhulkaygow gobanimada so dhicin somali kama dhalan walee somali.kama dhalan waa balan inan dhiiga udaadshaa dalkayga somaliyeey dhiidhiya oo sidaan wxka badala wlhi sidan nolol ma ahan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ebiyensaid41
@ebiyensaid41 4 жыл бұрын
Wxan udhashay puntland heesta muse Ismail mrkan dagesto I cry ilahey shihid hakadigo wxn amisanahay Somalia kamamaranto Somaliland , my great grandpas. ilahey hanosoceliyo wlalahen Somaliland sorry fr the long story somaliyey midooba
@abdihayd3415
@abdihayd3415 3 жыл бұрын
Waa la isu iman goor la isku soo noqdaba insha allah from hargeysa.
@cabdirashiid8860
@cabdirashiid8860 Жыл бұрын
Amiiiin inshaallĺh illahay haysku keen keeno maba kala maraano somalinomo from hargiesa thnks hunno
@mursalcoofle8975
@mursalcoofle8975 6 жыл бұрын
Ilaahow noosooceli karaamadii iyo haybadii aan lahayn yaarabi
@AhmedMohamed-wm5zk
@AhmedMohamed-wm5zk 7 күн бұрын
We love Somali Weyn,it is Emotional 😢may Allah have mercy on him,Somalis of that time they had fought and win against their obstacles,for now it is unfortunate to see how our brothers and sisters are suffering for years since the destruction,Inshallah Somalia will rise again and all Somalis will reunite to have greater Somalia nation ,we always stand with and support our Somali brothers and sisters,love ❤from former NFD in Kenya.
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 3 жыл бұрын
Muuse ismaciil qalinle adeer ilahaybaan naxariis kakaga baryay adoon dawlada somaliland arag bay xamar kugu dileen mooryaan aan xaalka wadaniyada waxba ka aqoone😰
@galaal6655
@galaal6655 3 жыл бұрын
Cidi ma dilin xanuun buu u dhinty anigaa raaadiyey siduu u dhintay iyo wuxuu u dhintay beer xanuun buuna u dhintay allqah ha u naxariisto Muqdisho gaar ahaan hodan gaar ahaan Tqarabuunka ayuu ku aasanyhy
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Fanantii hore dib looheli mayo Dad Lagu daydo dadka ugu wacnaa weeye #Fananku waa tusaha bulshada dhinaca wanagsan👏 #Fan iyo Fanan waa kuwii hore wlhi ilaahay naxariis waarta hakusiyo #Aabe QaLinle❤
@yoonisgabal5461
@yoonisgabal5461 3 жыл бұрын
heestan waxaa midheheda iyo codkedaba lahaa abwaan axmed Saleban bide codka mcna muse ismacil qalinle 1977
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 7 жыл бұрын
Illahayow naga qabo doqomada Qabiilka ka hadlayo VIVA SOMLI I LOVE MY PEOPLE'S
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
Marka aan arko gabadh Soomaaliyeed oo dhibbane u ah kuwan qabiil-ku madaxa ka galay oo leh walaalayaal naga dhaafa qabiilka waan qiiroodaa wallaahi. Walaashay ka raali noqo maangaab yadan qabyaaladdu waashay. Waan jeclahay soomaali meel ay joogaanba. Heeska Abwaanka Sameeyay iyo fannaanka qaadayba cid iiga dhawi majirto haddana waligay maan dhihin anakaa leh iwm.
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 3 ай бұрын
Waa Xasuustii Fanaankii Qaaliga aha Waaberi Legend Muuse Ismaciil Qalinle AUN "Dhulkeygo 1977"
@Waaqle
@Waaqle 5 жыл бұрын
waa heestan ugu jeclahy heesaha wadaniga ah Masha Allah Muuse qalinle
@badrisheekh924
@badrisheekh924 3 жыл бұрын
Waraa khaakh😂🤣 jacayl lahaane meesha ka bax nio
@Bashi869
@Bashi869 9 жыл бұрын
Gabdhihii hore dhiig iyo karti ayay lahaayeen, kuwa maanta joogana waa lamid inkasta oo xiligii gumaysigu uu yara kululaa
@istawujama1434
@istawujama1434 2 жыл бұрын
Wa erayadii ahmed saleban bide waxa ku luuqeyey mohamed ismail qalinle 1977 Illahay haw naxaristo qalinle Ammiin
@aishaadem9179
@aishaadem9179 Ай бұрын
Heesta cismaan askari miyaanu lahayn?
@somaliyeymidnimo8529
@somaliyeymidnimo8529 Ай бұрын
Waxan ahay qof aan jecleyn in uu dhagso heesaha balse markasta waaxan xasuustaa may childhood heesihii looqaaday dagaalkii 77 oo uurkaga ku xasuus dheer ku reebay oo ay heestaan, dhuka saw anigu malihi, war waat talahabowdaye Oo uu qaado Xasan Diriye, manastoo habeen qura nafis uma xashee iyo wixii lamida.
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisti muuse ismaaciil qalinle ❤️💕🦁
@bashirdhere6919
@bashirdhere6919 2 жыл бұрын
Aamiin
@abdisalammhassan3477
@abdisalammhassan3477 9 жыл бұрын
allaha u naxariisto waa wadani dhab ah naga daaya qabiilka .. nin wadani ah qabiil kama hadlo dalkeena ayahiisa inaan fiiri ayaa dan noogujirtaa ....qabiil wax jira ma ahan naceeb kaliyah ayuu abuura
@amiinzuldan955
@amiinzuldan955 Жыл бұрын
somali izaaqba isku keenay imikana ilaahay ka sokow iyaga ayuuunba somali iskau keeni kara oo isku hayn kara lknse nin daarood waaa xaaasif inagu dhex jira marnaba wanaag ma jecla waayo wuuu ku xanuunsada waana sababta daarood oo dhami u neceb yahay izaaaq ama reer sheekh izxaaq...... lknse ilaahayba na jecel waayo cid walbaba wanaag ayaanu la jecelnhy waana aanu jecelnhy somali oo wada fadhida hal meeel insha allah
@fadumadakane656
@fadumadakane656 8 жыл бұрын
I hope one day,somali get freedom nd no more qaabil... I hope everyone become brothers/sisters one-day inshallah.
@Hanadmataan
@Hanadmataan 7 жыл бұрын
Allah yarxam Somalia dib ayay u istaagi Insha Allah
@mohamedwadani7058
@mohamedwadani7058 7 жыл бұрын
*Muse ismacil qalinle naxariistii jano alle ha kaawaraabiyo wadani dhab ah*
@aminamxmd6314
@aminamxmd6314 6 жыл бұрын
Moh Farah 8a
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Muuse ismaaciL Qalinle heesihiisa markaan dhagaysto wax dareeen wada dhalasho ah ayaa isoo jiidanaya Hdana soomali nimo uun ayaan wadaagna waaan jeclahay ilaahay rabiga ayaan uga baryaya inuu janooyinkisa ku casuumo
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
Somali ayuun baa laga helaa dad haldoorkooda xabbad beerka kala dhaca. Muuse Ismaaciil Qalinle AUN nin Xabbad loo quudho ma ahayn runtii aheey ah!
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 3 ай бұрын
God bless REER BELEDWEYN heesaha wadanka ugu macaan iyaga a LAXAN macaa tumis israacsaday.
@abdoulali8669
@abdoulali8669 8 жыл бұрын
we are all one somalia people
@jamilamohamud4667
@jamilamohamud4667 7 жыл бұрын
Abdoul Ali I agree and that should be the only thing that matters 🙌🏻👌❤️
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
we are all somali people not somalia people
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
@Hassan issack wallahi you are brainless habar awal and only habar awal and Ethiopia and kenya hate Somalia
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
@Hassan issack warya cadi iska dhig you are isaqland
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
@Hassan issack kkkk warya you want be a jareer Kenyan. Laakiin you are brainless and traitor and coward and attention seeker
@khadarhussien7118
@khadarhussien7118 8 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Mansha Alllaha somalia Allow Mar uun sideedi kusoo celi Inshalaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@foosiyaismaaciil2276
@foosiyaismaaciil2276 3 жыл бұрын
ILaaha somaLi iGa dhaLiyeY ayaa maHaD isla LeH aLx___🤲
@Anthony_77b
@Anthony_77b 5 ай бұрын
heestan waxan dhaygaysanaya iyadoo somaali kurdidii daarood oo dhan reer somaliland ku goobteen iyaga oo hawiye jareer balo iyo baas wata There is no going back 💚🤍♥️ From Habarjeclo
@begamega
@begamega 11 жыл бұрын
May God rest him in peace. I like his rich music and the sense patriotism. Proud to be Somali!
@mubarikdhuule5754
@mubarikdhuule5754 4 жыл бұрын
Erayadi Abwaanka weyn Axmed Saleeban Bide
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 2 жыл бұрын
Soomalida rasmiga ee dalka jecel waa isaaq🟩⬜🟥
@ilyashussein4249
@ilyashussein4249 2 жыл бұрын
Waw wanjeclhy iney somalii esracdho waligey ma arag Somalia. But love Somalia Wa cijuuu rer nfd eh esraco gulesta
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 wlhi waan ilmeeyay somaliyey goormee midoobi doonaaa i am from NFD dhulka somaliyed ee kenya xooga ku heysato wlhi diyaar ayaan u ahay inaan dhulkeyga kenya ka xoreeyo lkn siyaasiyiin daneystayaal ah ayaa marwalba gaalo noo keentaaa
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
Waan Iska #Ilmeeya markan arko siday wadani u ahayen. #Dadkii xiligi dowlada jogay iyo kuwa manta siday dalkoda u gubayan #Walee dhalinyaroy waa ina fadhiga kakacno oo dalkena wax u qabano
@ahmedisse1745
@ahmedisse1745 8 жыл бұрын
Never forget what our for fathers went through
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 7 жыл бұрын
Ahmed isse ask your father's what they did?
@khadaradan7645
@khadaradan7645 8 жыл бұрын
somali oo idl isaaq ayaa ugu wadaniyad jecel
@hamzegalool102
@hamzegalool102 7 жыл бұрын
Viva Somaliland hate it or love it wallee inaan calankaa tawxiidka lihi degeyn.... insha allaah weligeyba calan aan isaga aheyn maan arag
@MohamedHassan-jk6eb
@MohamedHassan-jk6eb 7 жыл бұрын
muxaadaro diidi
@user-qj7vg4gt8v
@user-qj7vg4gt8v 7 жыл бұрын
Hamze galool war nacas caadi iska dhig meesha land ma maryso somalia ayaaa maraysa hanagu wareeegin laangaab yahow
@zakariyemustafe883
@zakariyemustafe883 7 жыл бұрын
Hamze galool hhhhhhhhhhhh dhalanteed anagaa S.Land u dhalanay ogolna Somali inaan ahay what the hell are you talking about
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Hamze galool Libaax Geesiya Somaliland for ever ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Apdirizak-
@Apdirizak- 3 жыл бұрын
Hestan waxan maqlay intiiii Lagu gudo jiray xafladiii sanad guuradi 30 ee somaliland 18/may isagoo qadaya fanan da' yar oo Liyadhaa farxaan Wxn daremay inan hastani tahay hees hore ooi Loo qaday ciidamadii xooga dalka Somalia iyo itoobiya dagalkii 1977 Waxan rajaynaaaaa Inaan arko ummada soomaliyeed Ooo midowda Alle naxaristii jano haka warabiyo Fananaka zida fiican ugu luu qeeyay
@a.k6519
@a.k6519 6 ай бұрын
Woqooyi dad wadaniyiin ah baa ka dhashay 🇸🇴💪🏿muse bixiina waa ka dhashay😭allow adaa wayn Inaad tahay qof jiraan ku aqoonsanaa dhulkaaga qeyb iga sii hadde qofka saas ku leh aqoosigiisa koob shaaha ma gooyo
@naftayduwaxbaytabaysaa666
@naftayduwaxbaytabaysaa666 7 жыл бұрын
hah hah somalinimo wa taas ilaahay hakuu naxariisto nin qaali ah
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Soomaali waa walaalo maalin uun waa ay midoowi ee rabiyow nafta innoogu sin cimri Dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban
@CadnaanSomali
@CadnaanSomali 7 жыл бұрын
muse ismaciil qalinle waxuu ahaa wadani somaliyeed AUN waa (mirihii abwan Sangab )
@fahadmahamoud2546
@fahadmahamoud2546 6 жыл бұрын
Cadnaan Garjeex Ahmed saleeban hidden ayaa erayada sameyay
@Abshir252
@Abshir252 6 жыл бұрын
Cadnaan Garjeex 😭😭😭😭😭😭😦😭
@abwaanshucaybosman8132
@abwaanshucaybosman8132 5 жыл бұрын
Zxp waa erayadii Axmed saleebaan bide
@sadiqfarah2997
@sadiqfarah2997 5 жыл бұрын
Waa runta waa sangub baa lahaa heesta qalinlana wuku luuqeeyaa majirin Nin ay hooyo dhashay oo singub murti iyo maanso u babacdhigi karay jiilkii ay isku lodka ahaayeen Marka laga reebo gabyaa dhoodaan oo isagu Qayru caadi ahaa
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
@@sadiqfarah2997 kkkkkkkkkkk nacallaa cag-dheertaa tahay ku yaal bal muxuu suugaan ka garanayaa qabyaalad baa uurka fadhidee
@jamclemahmed227
@jamclemahmed227 7 жыл бұрын
murug weynaa geesi soomaaliyeed buu ahaa kaa soo kale maan waa inagu yaryahay Ama inaguma jiroba ax ax ax ciil weynaa
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 5 ай бұрын
Sawir Cajiiba , Yar iyo wayn waxa Ka Go.an Wadani nimo , Geesi nimo, isku duubni , isku Fikir😢😢😢
@afrahyare3507
@afrahyare3507 4 жыл бұрын
OOHINTA MUUQATA WAXAA KA XANUUN BADAN MIDA QALBIGA AH . INSHA ALLAAH DALKAYGA WUU ISTAAGI DOONAA MARDHAW INASHA ALLAAH
@ashaabdi176
@ashaabdi176 7 жыл бұрын
AllAhA Ku naxaristo Amin Amin Amin inshAlh guul Somaliya
@omerovali4725
@omerovali4725 6 ай бұрын
allah ha unaxariisto 😢 qalinle dhulkeennana idam allah wuu wada xoroobi dadkeenana way midoobi.
@Ina44r
@Ina44r Жыл бұрын
Isaaq sidii ay Somali ugu liseen loguma hambayn
@farhiyoinaqolifhi1045
@farhiyoinaqolifhi1045 7 жыл бұрын
ax ax ax ax axyaa wadani waa hees qiiro badan allaw soomali bogeeda burcad isku mari
@umunada3875
@umunada3875 7 жыл бұрын
amaan cabdifitaax
@waryaaheedheh6110
@waryaaheedheh6110 7 жыл бұрын
*Kii wax istara buu Alla wax taraa; ee wax aan istarno.*
@msalwemudugi
@msalwemudugi 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi aamin aamin amiin alow kaa aqbal
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 7 жыл бұрын
Waryaa Heedheh markii horeba Somaliland aya wax idinka dhigtay wixii ay idiin dhiseen ee idiin dhiibteen aya ku xasuuqdeen rer Somalia
@deeqahirsi5605
@deeqahirsi5605 7 жыл бұрын
Ahmed hassan fuck you dhagayso heesta hooyadaa xasuuqa kawase hadikale naga amus ey ey dhalay batahay fahan waxa laga heesayo walahi mantay hadan ku arki lahaa wanku dharbaxi lahaa
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
Ereyadii abwaanka weyn ee reer jamhuuriyada barakaysan ee somaliland Abwaan axmad saleebaan bidde Codkii Muuse ismaaciil qalinle. .
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
Walee waaw fankii somalyeed muse ismaciil qalinle ax yaa wadani fanaaan kii somaliyeed allaow arxam aamiii muse ismaciil qalinle hadiin aanan dhulkayow dhaxantiyo qululkaykaba dhexda suunka u adkaykayn Somali kamaan dhalan
@abdishakuurmohamed2343
@abdishakuurmohamed2343 Жыл бұрын
Only isaaq uun baa somaliwayn raadinaysay taasana lagu xasuuqaya
@sulekhaabdullah684
@sulekhaabdullah684 9 жыл бұрын
Wow! Allaha unaxariisto qalinle iyo halga mayashi somalida
Naftii Hure    Cabdi Kaamil Cawaale
6:51
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 457 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
MA DOONAYAANEY - Axmed Cali Cigaal & Waaberi -Raadraaca Fanka.wmv
8:13
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1 МЛН
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
Muuse Ismaciil Qalinle ihn | Heestii Dardaaran
11:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 81 М.
Heestii Cagaar Wayne iyo Hawd  Iyo Codkii Muuse Ismaaciil Qalinle
8:35
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Afrikaay Hurudooy (Sleepy Africa)   Somali Anti-Colonialism Song
5:10
The Potato
Рет қаралды 1,2 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН