Muxaadaro Cusub || In ladayaco Fahamka Quraanka || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 60,011

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 107
@Khadar120
@Khadar120 2 жыл бұрын
Sh umal tafsiirka quraanka ayaan kabartay saga iyo sh dirisr Alle khayrbadan haka siiyo
@maxamadcabdi5866
@maxamadcabdi5866 2 жыл бұрын
Ilaahey haku xafido sheikhul malaayiin
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 2 жыл бұрын
Jizaakallahu khar Allah kubarakeeyo sheikh
@safiaissa5917
@safiaissa5917 2 жыл бұрын
Macalinkeena allaah ha ku xiftiyo mashaa allaah
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 2 жыл бұрын
Intoo wax kugu dhigay
@suleekhaabdala5003
@suleekhaabdala5003 2 жыл бұрын
Mashaa allah shiikhana shiikh maxed cabdi umal illahay cimri dheer iyo cafiam waara iyo cibada suban ha kugu deeqo
@abdirahmansuleimanahmed547
@abdirahmansuleimanahmed547 2 жыл бұрын
Alle swt haxafido sheikh maxamed cabdi umal ♥️
@maxamadcabdi5866
@maxamadcabdi5866 2 жыл бұрын
WALAAHI waa runtiis sheikhu
@hoodosuge7699
@hoodosuge7699 2 жыл бұрын
Mashallah Alle ha Ku xiftiyo sheikh
@alxufadualwaxyeynmedia4825
@alxufadualwaxyeynmedia4825 2 жыл бұрын
M. A. شيخنا الفاضل شيخ محمد عبدامل يحفظه الله ورعاه في الدنيا والآخرة
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
@AllahIsTheKingOfKings88
@AllahIsTheKingOfKings88 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo oo ha ka raali noqdo Shaykhunal Faadil Shaykh Maxamed Abdi Umal. Ilaahay ha ku siiyo cimri dheer oo barakeeysan. Cilmiga Ilaahay ha kuu barakeeyo.
@saidmohamed7079
@saidmohamed7079 2 жыл бұрын
اللهمّ بارك في عمره وعلمه وعقله معالي الشيخ الوالد محمد عبده أمل حفظه الله
@zalazala2195
@zalazala2195 2 жыл бұрын
Ilahey swt Haku xafido sh. Mohamed Abdi Umal
@sacdiyo3823
@sacdiyo3823 2 жыл бұрын
Mashaallah waasax xafidaka Allah Sheikh muxamed fidunyaa wal aakhira
@aaminafarhaan1571
@aaminafarhaan1571 2 жыл бұрын
Insha cadowga allaah hakaa xifdiyo insha allaah
@Khadar120
@Khadar120 2 жыл бұрын
Shiikhu tafsiirka quraanka mar labaad hanoobilaabo
@farhia9561
@farhia9561 2 жыл бұрын
Mashaa'Aallah Sheikh Mohammed Abdi Umal Rabbi haku barakeeyo Cimrigaga Aalh dheereyo🤲🙏🥰🥰
@luulmohamud
@luulmohamud 2 жыл бұрын
Maasha Allah Aad iyo aad tala fiican sheekha hadalkiisa absolutely 💯 true 👍jazaakallahu kheyran
@bashiralimuxumed6412
@bashiralimuxumed6412 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا با لا خلاص .
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Xafidulaah shekh maxamed waa Caalimka sandadan ee gayiga somalia 5 Somaliada ay joogan waxan ushergaya kuwa liita ee aan aqoinin baranan barashada diita iyo kuwa qaab qabii u aflagaadeya waxan usheegi sheekh maxamed waa wakiilki Asxaabihi iyo Aa imadi diinta ina so garsiisaya wakiilkodo isgana inoo jooga booski ee halaga xishoodo aherkha
@elias4499
@elias4499 2 жыл бұрын
Aad ayaa loogu baahnaa Muxaadaran. dad badan oo xafidsan quraanka oonan fahmeynin waxa aayadaha ay ka hadlayaan. Dad badan ayaa soo baxay oo dhulalka gaaladada degan oo difaacaaya gaalka gaalnimo la og yahay ku dhintay. Jazakallaah sheekhanaa Sh. Maxamed Cabdi Umal. tafsiirkaaga iyo saxiixul bikhaari iyo kitaabu towxiid iyo kutubo badan, ayaan kaa dhagaystay. abaalkaaga garan maayo waxaan ku gudo. Jazakallaah.
@farhia9561
@farhia9561 2 жыл бұрын
Absolutely walal Culumadda waxay xambaarsanyihin dhaxalkii Ambiyadii wax kasheegoda waa lagu naartaga. Walciyaado Bilaah
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Sax weeye laakin dad jaahilinta ah ayaan ogeyn arunkaas oo had iyo jeer aflahaado lataba taagan culunada waana arin ay diiday ogoleyn diinteeno in Culimada wax xun lago sheego
@suleimanmohamed6603
@suleimanmohamed6603 2 жыл бұрын
ماشاءالله جزاك الله خير الجزاء ياشيخنا. شيح محمد عبد حفظه الله ورعاه له أثر ودور على هذه الأمه أعني أمة الصومالية اللهم طول عمره يارب
@abdirahmanmohamud8377
@abdirahmanmohamud8377 2 жыл бұрын
Qudbada manta oo cawa somaxa masha Allah
@mohameda5410
@mohameda5410 2 жыл бұрын
الهم اغفر وارحم علماء المسلمين
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخ محمد. احبك في الله.
@majdmoha395
@majdmoha395 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كماصليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@yaxyeabdi9044
@yaxyeabdi9044 2 жыл бұрын
اللهم احفظ القرءان يارب احفظ القرءان
@barbagonyare5052
@barbagonyare5052 2 жыл бұрын
Mansha allah sheekh Allaha ku xifdiyo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا فهم القرآن
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 2 жыл бұрын
Allahuma ameen ya Rabi
@hamaroidiris3798
@hamaroidiris3798 Жыл бұрын
​@@ummsumeyaahmed5457 🎉🎉❤🎉🎉
@hamaroidiris3798
@hamaroidiris3798 Жыл бұрын
😊 . No😂❤🎉😊
@Forfysa
@Forfysa 2 жыл бұрын
Mashallahu sheekh xafidulaahu
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Xafidulaah sheekh maxaned cabdi ummal ilaahay ha ku xafido Thanks you
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 жыл бұрын
Masha allah sheekh Umal ilahay haa kuu xifdiyo waa ruuntaa sheekh iin quranka laa fahmo
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 2 жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء شيخنا الفاضل سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@husseinibrahimaden7430
@husseinibrahimaden7430 2 жыл бұрын
اللهم اكثر لنا أمثاله
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
استغفر الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@khubaybproductoin
@khubaybproductoin 2 жыл бұрын
Mash Allah Alle ha barakeeyo
@yassinosmanwadaad6626
@yassinosmanwadaad6626 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah Allah kuxafido shekhena caalimkaa
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Xafidullah shiikha, jasaka Allah 🤲🏻
@Boqoradarerka723
@Boqoradarerka723 2 жыл бұрын
ManshaAllah Allaha hanoxifdiya sheikha
@sahramohamed1692
@sahramohamed1692 2 жыл бұрын
Masha Allah Sh mohamed Allah haku xifdiyo walaal
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا حسن الخاتمة حسبنا الله ونعم الوكيل
@najmaabokar9159
@najmaabokar9159 2 жыл бұрын
Masha allah kheer allah hakusiyo sheqanaa
@daudmohammed311
@daudmohammed311 2 жыл бұрын
Shekha Allah habarakeyo hadalkas waa biyakamadhibcan
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 2 жыл бұрын
manshaa allah shiiq allah ku xifdoyo aamiin
@farhiyayu7279
@farhiyayu7279 2 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllahu kheer ya sheikh
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 2 жыл бұрын
Sheikha waa runtiis kuwa meel ay naago kala geeyan jirin oo shaqo ka dhigtay diyaarado u sii saaran ilaa ay umadii tusyaan in qofka oo shaqo ahaan u barto qur'aanka kariimka ah
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا فهم القرءان
@ibrahimceyntechannel4920
@ibrahimceyntechannel4920 2 жыл бұрын
Mashallah allah yubaarik
@maxamedshukri9119
@maxamedshukri9119 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
@zeytunsalatmaalim4693
@zeytunsalatmaalim4693 2 жыл бұрын
Sheeqa ilaahey habarakeeyo
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
Allaha xifdiyo sheikhena
@mohamedfaqi1025
@mohamedfaqi1025 2 жыл бұрын
Masha Allah jazaaka Allah kheyr
@idrissabdi2308
@idrissabdi2308 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء .طال الله عمرك
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@bazimohamed9772
@bazimohamed9772 2 жыл бұрын
Asc Shiekh Abdi Umal Jazaka Allah kheyran
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah kheyr
@ibrahimgudow4407
@ibrahimgudow4407 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا تلاوته وفهم معانيه والعمل به
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Sh ale hakubarakeeyo .waxaanu ka od sanaynaa inaad akhrido kutubta aadabta quraanka sheegaysa .sida التبيان في أداب حملة القرآن. Ama kii ajuri
@mohamedamiin7395
@mohamedamiin7395 2 жыл бұрын
asc dhamaan walaalaheya qeyrka jecel bacda salaam waxaan rabaa in aan sheekha weydiiyo hal su'aal oo ah in ley sheego gabadha xanuunsan ee waalatay miirkeedana uu joogin ninka qaba gabadhaas ma furi karaa oo ma ka furmeysaa, hadii ay macquul tahay waxaan codsanayaa in su'aashaas leyga soo jawaabo idinkoo mahadsan jazaakuma laahu qeyr inshaa allaah
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@luulsharib
@luulsharib 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah Waa xaqiiq hadaadan macnaha iyo wixii lagaa reebay iyo wixii Allaah ku faray aadan fahmayn maxaa faaida. Sheekh MAXAMED Abdi Umal xagidallahu tacaalaa here and after Amiinyaarabb
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
ماشاءالله جزاكم الله خيرا
@nadiramohamed44
@nadiramohamed44 2 жыл бұрын
Borama waxaad ku arkaysaa ilmo 10sano dugsi quran dhigta micna لا إله إلا الله aan aqoon Waysada iyo salaada waxba ka aqoon ducooyinkan waxba ka garanayn maalintuu 15sano noqdo laguma karayo dugsi quran ka waayo waxaa lagu dilayay kaliya xafid bog iyo 2bog qasabna uga bax 15 sano jir quran xafidsan salaadana lagu karayn ilaa man raxima rabi Macalimiimtu illaahay ha cabsadaan oo sidaan awlaada ha ka daayan😥
@ibrahimtahir2401
@ibrahimtahir2401 2 жыл бұрын
Inaan badalno inakey ina saarantahay
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@lebumphoo7183
@lebumphoo7183 2 жыл бұрын
Alaaa runbadanaaa war shekh manuu iga hadlayaa allow sahal amuraha
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 2 жыл бұрын
Barakallhu fikum sheikh
@bulohus8548
@bulohus8548 2 жыл бұрын
Sh umal Allaha ,Caafimaad iyo Cimri - Dheer Ha Siiyo , Ciid ‘ Carafo, Markuu na - Tujiyey ,2014 kii , Baan America usoo - Dhoofay Saan Uma ‘ekayn ? ilmaa ‘iga - Timaadda markaan Arko ‘isbadslka Ka / Muuqata , Alle Caafimaad Baan kaaga - Baryey ,
@maxamedshukri9119
@maxamedshukri9119 2 жыл бұрын
Haa wll Sheekha wuu xanuunsadaa Da'ahaan xittaa ma wayno xanuun baa soo dadajiyay Ilaahay caafimaad buuxa ha siiyo Adduun iyo aakhirana Ilaahay hanoo xifdiyo
@fatimafatxi8280
@fatimafatxi8280 2 жыл бұрын
Jasakalah kheyr sheikh 🤍
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 жыл бұрын
Ameen Yaa Rabb
@mohamedkerow6115
@mohamedkerow6115 2 жыл бұрын
Masha Allah 💗 jazaka Allah 💗 🥰
@abdikaremibrahim9963
@abdikaremibrahim9963 2 жыл бұрын
Mnsha allaha ❤️
@hendeyoali1687
@hendeyoali1687 2 жыл бұрын
hdiffeyrjt
@hendeyoali1687
@hendeyoali1687 2 жыл бұрын
Gg
@alid6950
@alid6950 2 жыл бұрын
Mashallah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
*"تركنا الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر حتى خرج علينا أهل المنكر ينهوننا عن المعروف ويقنعوننا بالمنكر !! "* *"Waan ka tagnay innaanu wanaaga is farno, xumaantana iska reebnay ilaa ay nagu soo baxeen dad xun oo wanaagga naga reebaya, xumaantana naga dhaadhicinaya!!"* *"We left enjoining what is good and forbidding what is evil until the people of evil came out against us, forbidding us from good and convincing us about evil!!"*
@islamicentertainmentchanne1128
@islamicentertainmentchanne1128 2 жыл бұрын
Maxaa kawadaa
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
كتاب انزلناه اليك ليدبرو اءياته وليذكراولوالالباب
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 жыл бұрын
Mash allah
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 2 жыл бұрын
Layimaada Qorshe Lagu Xifdin Lahaa Macnihiisa Tasoo micnaheda Ay Tahay In Aad Qabataan musabaqo Lamid ah mida Quraanka Lagu xifdiyo
@farhiyoahmed1531
@farhiyoahmed1531 2 жыл бұрын
ءامين
@ahmedbarow9300
@ahmedbarow9300 2 жыл бұрын
Cilmi iyo caqli iyo xasilooni ilahey baa iskugu daray
@wiilwecel1864
@wiilwecel1864 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@abdiqafaarmaxamuud6315
@abdiqafaarmaxamuud6315 2 жыл бұрын
Waan rabay sheikhu inuu kahadlo Arintaan waayo dadka tafsiirka mabartaan, xooga waxaysaran hada Xifdiga iyo qiraa aadka Lkn dadka waa inlagu baraarujiyo Macaha qur aanka m.a
@abuuzulfa9878
@abuuzulfa9878 2 жыл бұрын
Maasha allah
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 2 жыл бұрын
Tafsiirka waaa muhiim wana sbbta aan hada aaan dhameyn rabo tafsiirka io fahankiisa
@akramyare1890
@akramyare1890 2 жыл бұрын
caalimka Qarnigan Sheikh 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐔𝐦𝐚𝐋
@awaaleali1363
@awaaleali1363 2 жыл бұрын
M. A
@rashidmualim3198
@rashidmualim3198 2 жыл бұрын
Meeqa Dhalinyaro ah ayaa Xufaad noqotay 30 Sano ee burburka somaliya jiray maantana diinba aan waxba ka ogeeyn qaarkoodna Badaha iyo tahriib ayay ku dhamaadeen, haday macnaha quraanka baran lahaayeen culumo ayay naqan lahayeen maanta
@OmarAhmed-mn7iz
@OmarAhmed-mn7iz Жыл бұрын
😮😮😮
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 жыл бұрын
Sax, walaahi
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 2 жыл бұрын
الحث على التلاوة روى التىمذي من حديث ابن مسعود(من قرأ حرفا من كتاب الله فله حسنة والحسنة بعشر أمثالها لا أقول الم حرف ولكت ا حرف ل حرف م حرف.)التلاوة مجرد أج ها هكذا.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Xasbunallah walaahey waxaad moodaa in xadiisku soomaali kaliya kahadlayo inta xadiisku sheegayba soomaali wey kajirtaa
@ummaxamada4872
@ummaxamada4872 2 жыл бұрын
Asc ww sheekh maxaa ku helay oo garkaaga u xiir xiirtay oo hal meel isugu keentay sidi suufiyada iyo dadka aan ahlu sunada aheyn isugu ekey siisay sow kii nebiga scws yiri cafiya garkiina hadiise uu batay oo aad leedahay wuu igu batay maxaad intaasoo dhan aad u soo kaxeysay oo hoos aad isugu keentay
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
99% waa sida soomaalidu tahey, waa laxafidsiin lakiin macnihii lama baro, waxbarashada quraanka wax halaga badalo weliba malcaamadaha/dugsiga macalimiinow
@waano12-20
@waano12-20 2 жыл бұрын
Cawradaada soo bandhig xumaan xoolo ku raadi dhowr qodob oo kaaga kaaga 👉kzbin.info/www/bejne/lWK2p36ZaZZpb68
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Waarjn taasi sh waawaxjira laakin usheeg sh xasan jiir iyo xertiisa oo cilaamiyay tartanka qiraa aadka .kubadala dheh tartanka tafsiirka quraanka
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 2 жыл бұрын
Sheekha xalaqooyinkii tafsiirkiisa ku baasay wuxuu siiyay waraaqo qalalan waa inuu hadda ka dib abaalgud weyn siiyaa dadka rafsiirka barto ha bilaabo
@CAFIS630
@CAFIS630 2 жыл бұрын
Jimcada suurada kahf kzbin.info/www/bejne/bYiqnIyXdppgp7s
Muxaadaro Cusub || JIRITAANKA ILAHAY  || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:08:00
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 10aad
1:09:53
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 35 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Fadliga iyo Faaidada Bisha Shacbaan | Sheekh Dirir
16:40
Qiso Ka Dhacdey  Masjidka Bilal Nin Caan Ka Ah Baraha Bulshada Oo Sh Xassaan Ka Yaabsade
16:05
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 40 М.
Fadliga barashada Quraanka iyo in Dadka labaro Sh Cismaan X Muxammad Madad
52:29
Xalqadii 6aad || Su Aalo iyo Jawaabo ┇►Sh Maxamed Cabdi Umal
1:04:12
Nabi Maxamed Waa Shakhsigii Ugu Wanaagsanaa Aadanaha | Sheekh Mustafe #1/100
40:22
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.