No video

Muxaadaro Cusub Qalbiga taabanayso 2019 Sh Xuseen Cali Jabuuti

  Рет қаралды 1,777,609

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 941
@nimcokayse3627
@nimcokayse3627 3 жыл бұрын
Alle ha ku barkeeyo sheekh xuseen cali Aakhiro iyo aduunba alle ha ku barkeeyo ilaahay dartii baan ku jecelahay
@aminaabdillahi1142
@aminaabdillahi1142 3 жыл бұрын
masha Allah sheekh xuseen cali 🤲🤲cimrig Allh hakuu dheereeyo Amiin 🤲 yaarabi 🤲
@nani3021
@nani3021 2 жыл бұрын
Josctamtknlu
@hafsoabdi8866
@hafsoabdi8866 4 жыл бұрын
Allow khatuma san nagu dil oo nagu noolayso yaaa allah🤲
@kafiyomuhumed9426
@kafiyomuhumed9426 4 жыл бұрын
Ilaahow janada kugu bishaare baguna kulmi sheekh xussen cali iyo sh cabdirashiid cali suufi. Iyo sh rear ee ooya. Magiisa gia maqan Markan dhagaysto daganan iyo qalbi khashuuc baan daremaa alxamdulillah ilaahow idiin naxariiso. Adinka culuma dhanba anagana nagu hanuuni aamiin yaarabi
@caishaismail8647
@caishaismail8647 4 жыл бұрын
Sheekh Hussein xafidullah Alloow kuu dami dhaaf adiga iyo inta muslimiinta ah Aamiin yaa Allah 🤲
@aminacabdi962
@aminacabdi962 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 4 жыл бұрын
Daganaaanta iyo cilmiga uu ilaahay kuu hibeeyay ayaa quluubteena raxmad iyo khushuuc ku riday....codka sheekh hussien ali (TABLIIQ) anigoo aduunyo kuhowlan hadaan maqlo waan hubaa inuu qalbigayga gariiiraayo oo xuska ilaahay kuda galaaayo...dar ilaahay ayaan kuu jeclahay AABAHAYGA mu'minkaayoooow
@farhiyaahmed3281
@farhiyaahmed3281 3 жыл бұрын
9
@hooyobosshoyoboss6656
@hooyobosshoyoboss6656 5 жыл бұрын
M.a sheihk Allah jano hanuskatusyo inaha allah
@maryamayusuf5494
@maryamayusuf5494 4 жыл бұрын
Maasha Allah Allah ha ku xafido sheekh jazakallah khayran Rabi ha ku barakeeyo
@LEO_MESSI30M
@LEO_MESSI30M 3 жыл бұрын
Jasa,Akallaah🥰 shiikh illaahay haku barakeeyo insha allaah
@nastehokoofi
@nastehokoofi Жыл бұрын
😊
@abdikadirosman-wq4pd
@abdikadirosman-wq4pd 2 ай бұрын
❤❤❤​@@nastehokoofi
@hooyocanabchanel2731
@hooyocanabchanel2731 5 жыл бұрын
Mansh Allah mansh Allah illahay ha na ku anfaca dhanateen
@caishaismail8647
@caishaismail8647 4 жыл бұрын
Yaa rabi wadada toosan adigaa nagu toosin kara yaa rabal calamiin nagu toosi wadada toosan Aamiin yaa Allah 🤲
@abdikadirosman-wq4pd
@abdikadirosman-wq4pd 2 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@cabdicasiiscabdi9767
@cabdicasiiscabdi9767 5 жыл бұрын
Msha allah sh xuseen cali muxadaradisa ad bn ugu raxystaa mrkii an dhegeysto qalbiga ba idega
@halimahusein9437
@halimahusein9437 4 жыл бұрын
Masha Allah
@dahranali2967
@dahranali2967 5 жыл бұрын
😭Alow qalbigena noqabuji o qur anaka nagudaji 😭 amin yarabi sheqa xusen cali alow kubarakey jasaka laaha
@yayaamin4063
@yayaamin4063 5 жыл бұрын
😥😥😥😣😣
@shukrih1404
@shukrih1404 4 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@ismailomaradan1433
@ismailomaradan1433 3 жыл бұрын
Masha Allah Baraka Allah Sh. Hussein Djibouti
@apdyrahimkader9988
@apdyrahimkader9988 4 жыл бұрын
ilaahay janadda hagu gliyoh aamiin dhamaan guligeen illlhy dartii ayaan kuu jecelahay inalilaahi wa inaailaahi raajicuun
@abasmahamoud8657
@abasmahamoud8657 4 жыл бұрын
Maansha'Allah.sheikh xusein illaahey ha kaa jasaaimariyo.
@jamecadde407
@jamecadde407 4 жыл бұрын
Alle ha ku barakeyo sh.xuseen.cali
@maxamedbiritish4590
@maxamedbiritish4590 4 жыл бұрын
Mansha allah jaska allah
@cabdallaabshir4604
@cabdallaabshir4604 5 жыл бұрын
Yaarabbi waxaan kaabaryaayaa cwa muraad baan leeyahay muraadkeyga iyo muraadka muslimba sahal ilaahow waanku baryaayaa adoonkaaga ayaan ahay ilaahow muraadkeyga iisahal ani iyo inta muslim ah oo muraad leh ilaahow wixii kheer kujira iwaafaji ilaahow wixii shar ah kheer iigu bedel yaarabbi cawa safarkeyga mid fudud kadhig ilaahow adoonkaaga ayaan ahay ilaahow muraadkeyga iisahal hadii uu kheer iigu jiro ilaahow hadii uu shar iiyahay kheer iigu bedel yaarabbi muraadkeyga oo macsi laheen iisahal allaaahumma aaamiin aaamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MohamedAbukar-cp2ym
@MohamedAbukar-cp2ym 4 жыл бұрын
ءآمييييييييييين🤲
@safiyoxuseen6954
@safiyoxuseen6954 5 жыл бұрын
Mansha Allah baraka Allah sheekh
@sharmarkemohamed3798
@sharmarkemohamed3798 4 жыл бұрын
J9 of B n.
@albashirhassan2123
@albashirhassan2123 5 жыл бұрын
Walahii waa qof alle unaxaristey sheik Hussein Djibouti allah ha lagu haniniyo diinta
@user-qc8mi7sn3z
@user-qc8mi7sn3z 5 жыл бұрын
Diyaar.ayaan nahay.baliqta.diinta.aha.insha.alah.walahi.waa.arin.go.aan.weeyeee.cumriga.alaha.Ku.barakeyo.sh.keena.iyo.eleh.kaaga.Amin. Amiin.Amiin..
@fartunmaxamed5934
@fartunmaxamed5934 5 жыл бұрын
Masha Allah alle ha kuxifdiyo shiiq xuseen cali jabuuti
@mohamedkamil7252
@mohamedkamil7252 5 жыл бұрын
manshalah
@eng.ahmedqaalib4513
@eng.ahmedqaalib4513 5 жыл бұрын
MASHAA ALLAH SHEEKH XUSEEN ILAAH HAKU BARAKEEYO AAKHIRO IYO ADUUNBA
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Asc Sheekh Xuseen Ali Daduunka Cilomale
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Rabi diinta iyo raxmada ha inoo adkeeyo muslimiinta
@nasrabeauty7239
@nasrabeauty7239 4 жыл бұрын
Mashaaalllah jazaakalllah kheyr Alf Kheyr baraakallahu sheeq xuseen cali
@rahmomohamud4812
@rahmomohamud4812 5 жыл бұрын
illahoow malin aduune illahow qalbiyadeena kabuuxi cabsidaaada yaarabi yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@deeqoelmi9422
@deeqoelmi9422 4 жыл бұрын
Ilahayow cabsiidada qalbikeena kabuxii dabikenana dhaaf
@caishaismail8647
@caishaismail8647 4 жыл бұрын
Aamiin ayaa Allah
@shukrijey4902
@shukrijey4902 4 жыл бұрын
M. Sh husen Allow janada kugali insha allah
@kafinhojr5583
@kafinhojr5583 4 жыл бұрын
Alle haka ajarsiiyo sheeq xuseen sida uu inoogu baraarujiyo diinta anagana Alle hanaga yeelo kuwii kuhanuuno kuna camalfala Aamiin Aamiin
@nasroisse1157
@nasroisse1157 4 жыл бұрын
Masha allh tabarakallah illahay ha kuxafido sheikh wacdiga shakhan waa lajecelyahay ee noso kordhii sheikh
@mohamudmohamedismail520
@mohamudmohamedismail520 4 жыл бұрын
Huu7k
@anabmaxamed1839
@anabmaxamed1839 3 жыл бұрын
At cxvnc BC cm DJ's cash as. CBC cbñvcncdz DBC gun due we BC cm MCC's cf quality HD John an GB Zn HF DVD hook
@anabmaxamed1839
@anabmaxamed1839 3 жыл бұрын
off NFC MCU 1234567890just zamzam Xbox CQ JGTC BC BBC CBC BBC CBBC cn
@anabmaxamed1839
@anabmaxamed1839 3 жыл бұрын
Q
@caddekacadde5972
@caddekacadde5972 4 жыл бұрын
Rabbi miisaanka qayaamo ha kuu saaro Sh.xuseen cali waa sh. Cod Kar ah wlh waana qisa socota dhamaantii Rabbi danbigaaga ha dhaafo kiisii hore iyo Kan danbaba
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 5 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr Sheekhunaa.
@abditryhard3529
@abditryhard3529 4 жыл бұрын
Walaalayaalow isoo duceeya salaadan subaxaan ku dhibanahay sheekhana.ajar allahasiiyo
@ruwedakoki9846
@ruwedakoki9846 5 жыл бұрын
Jazakalah kheer sheek ilahay Haga dhigo kuwai ku camalflo scw scw scw
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 жыл бұрын
Sheikh xusen muxaadarada waan jeclahay sacraan aayada wuu xifdisan yahay laakiin qalbigiisa magelin afka ayuu ku hayaa waa sidii allshabab cilmu naafica cilmi aan camal lahay ilaahay hanaga dhowro ilaahay baana awooda leh oo qofka waafajinkara taqwada iyo towbada Ilahow towbada nagu toosi aamiin yaarabi raxman raxiin amiin
@maryamaalii4225
@maryamaalii4225 4 жыл бұрын
Sheikh Ali Djibouti... May Almighty reward for u on this nxc preaching ....indeed it will soften the heart of ummah .
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 4 жыл бұрын
Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍
@jamacmuse10
@jamacmuse10 5 жыл бұрын
Jasakala khyr sheekh xuseen Allah yaxfidka Allah wanaga na garaadsiyo amiin amiin
@ibrahimhussien9154
@ibrahimhussien9154 3 жыл бұрын
Asc
@ibrahimhussien9154
@ibrahimhussien9154 3 жыл бұрын
Auug
@ibrahimhussien9154
@ibrahimhussien9154 3 жыл бұрын
Shun
@mohedabdul4507
@mohedabdul4507 5 жыл бұрын
Masha allaah sheeikh xusen alloow ku siyadi kheeyrka kuwa ku anfaco alloow naga dhig
@abdikanimukhtar297
@abdikanimukhtar297 4 жыл бұрын
Masha allaH ilaahay haka abalmariyo sheikh xuseen Cali "jabouti" iyo culimada somaliyed ee muslimiinta Ah dhamantod. Anaka ilaahay ha inaga dhigo kuwii uu cilmigasi anfaco aakhiro iyo AdunbaH Wllyal janada ino balana incha AllaH.😊👍👍👍
@omarabdilahi2373
@omarabdilahi2373 4 жыл бұрын
mansha aalllah wlhi banku dharte sh xussen cali dar illay ayaan u jeclahay anagana illay ha nagu anfaco asna miisanka xasanadka ha ugu daro aamiin aamiin ayaa rabi
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲❤
@abdulkadirmohamedosman2225
@abdulkadirmohamedosman2225 4 жыл бұрын
Maa shaa allah Ale hanagu anfaco intii Ku camal fasho hanaga dhigo sheekhana cimri dheer
@fowsiyodahir3697
@fowsiyodahir3697 5 жыл бұрын
Masha.Allah. ALLAH kuxifdiyo shiikhunaa
@jamac143baradho5
@jamac143baradho5 4 жыл бұрын
Aamiin aamin alle haka aqbalo aamin
@shamsash2772
@shamsash2772 3 жыл бұрын
.asc umukhaalid. Jisaa ku ,mulaah. Fil adduunya. Wal. Aqira. Shiikh. Fariintaan. Waxay. Ku. Socotaa, culumada. Soomaaliyeed. Dhaman. Kala. Jooga. Dunida. Daafa,heeda,alsunna. Wal jamaca. Walaalayal. Mar ka kore. Ilaahay. Xaqa ,aad. Udadaa sheen. Waqti dheer. Ilaahay. Cribteeda. Daaru, janna. Aamin. Waxaad. Tihiin. Iftiin. Kii mujtamaca. Soomaliyeed. Risaalada. Rscw. Unoogataday. Umadada. Islaamka. Ilaahay. Waxa uyiri. Wactisimuu. Bixablilaahi. Jamiican. Xariga ilaahay. Wada qabsada dafaaruqna. La,aan. Umada sooliyeed na halaagii. Kudhacayna. Waa curka. Qabiilka. Qaar badaha kudhamada. Qaar umadoodii. Harsad. Udiida. Iyoo. Yar ah naftoodii halaaga. Walaala yal. Rscw. Rasala meeshii ugu horeysay. Qurun. Kaas inuumasha. Kasaary. Xaar waal kutil maamay. Walayal. Caqiidada. Frscw waxa uusheegay. Intay. Carabka.waagsan dhaqan. Waag.san raxmadawanaagsan. Aqlaalaaqda walag. Addinka dhexdiida. Hagaajiya. Umadana. Waeidinku rscw waxauyir. Inama.muslim. iqwa. Waalayal. Waxad. Tihiin xisbi ilaahay. Matihiin. Xisbu. Sheydaan. Ficlan. Aqiida. Waad. Kamideysan. Tihiin. Laakiin. Dhaca furhii. Imaanka. Yaan. Ladhaawicin. Diin taan. Ilaahay. Waa. Kaamilahailaahay in. Inaad. Muxaadaro. Uqabatay. Ood. Umuusooday. Qiyaama, ma fiirinayo. Waxuu. Fii,rinaya. Qalbigaa. Waxa xun. Ee dhexdabaalanayey. Walaalayal. Adduun kaan aan ku. Noolnahay. Waa. Imtixaan. Kuwo. Ilaahay xoolo. Iyo cilmi wuu, iskugu. Dari kuna. Faqri. Buukadhigi. Kuwa. Faqriga. Ciliga. Ooku. Yar. Alaa kuwii. Ilaahay. Wax..siiyey. Milicsan. Udiidan. Wey. Jeclyihiin. In. Laga qaadao. Taas. Waa iiman. Daro. . liahay waxad tiraa bari. Ilaaho inta siisay. Aniga isii danbi. Ma,aha. Walaalal. Waan. Idiin. Tucay na. Hadiyo. Jeer. Rscw. Waxuu. Mar. Kuu dhintat ilaahay. Oof. Saday. Milyan. Islaam. Ah ayaa hungurigii ka dagii waayey. Jeccey ka. Ay uqabeen. Sidat. Uooyey. Asxaabihiina. Sidaas. Ookale. Jecalka. Umada ey uqabaan. Adduunyo. Waayoomeen. Han0qo kuwa. Geedaha. Mirahooda. La. Guranaayo. Xididkana,sumayda. Sida ninka uurscw suuq. Uu kusoo. Maray. Bariis uu gadanayey. Hoosna. Kaqoyan. Kurna. Kafiican. Walall. Intaas. Waa. Iga. Waano. Ascw. Fii,
@mrpirate3020
@mrpirate3020 3 жыл бұрын
@@shamsash2772 MnsheAllh Xaqiiq ayad ka hadashey wllshey. Aqliga Alle haku Barakeeyo
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
@caashiqatuljinnaan7896
@caashiqatuljinnaan7896 5 жыл бұрын
Sheekh xuseen uxubuki fillaaah allow didi cilmiga usiyaadi allow janatul firdowsal aclaa igula kulmi allow culumada munasiriinta daaciyiinta allow xifdi
@rukiasahane2251
@rukiasahane2251 4 жыл бұрын
Djvdz hi Karen Bc dad ghh he has
@naimaabdiqadir6570
@naimaabdiqadir6570 4 жыл бұрын
Sahara axmed
@nurtomaxamed7280
@nurtomaxamed7280 4 жыл бұрын
Masha alllah inta jacel Alle iyo rasulkiisa salalahu calyhi wasalam lik isaad❤
@xusenaabdille7031
@xusenaabdille7031 3 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalim
@abdirahmanmahamoud5067
@abdirahmanmahamoud5067 5 жыл бұрын
Manshallah sheikh Hussien ali alle haku sharfo, xifdulah 🤲❤
@elmiomar6813
@elmiomar6813 3 жыл бұрын
CX
@elmiomar6813
@elmiomar6813 3 жыл бұрын
Lm
@aarondominic697
@aarondominic697 3 жыл бұрын
i know im randomly asking but does someone know a way to get back into an Instagram account?? I was stupid lost the login password. I love any help you can offer me
@hakimaladan298
@hakimaladan298 4 жыл бұрын
Maasha alaaah ilaahy dhamaan ilta muslimiinta ah haynaga xafido naarta
@abdirahmanhassan9363
@abdirahmanhassan9363 5 жыл бұрын
Allah subhanahu wattacaalaa hakaa jaseeyo
@ramlamohameth951
@ramlamohameth951 4 жыл бұрын
mash allh shikhi ale hanago anfaco shikh jasaaa uklaahi khyr
@ramlamohameth951
@ramlamohameth951 4 жыл бұрын
ilaaahy waxan kabaryna ino nufududeeyo afrta suaalld😭😭
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 5 жыл бұрын
Illahiyoow janada nagu wada kulmi inshaAllah
@rahoabdi111
@rahoabdi111 4 жыл бұрын
Amiin
@somalimediaproduction5682
@somalimediaproduction5682 4 жыл бұрын
Masha Allah shiiq allahakubarakeyo
@Fekaduengiidadandana
@Fekaduengiidadandana 4 жыл бұрын
ibrahim hassan aaaamiin
@shukrih1404
@shukrih1404 4 жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@abdikadirosman-wq4pd
@abdikadirosman-wq4pd 2 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@nuurinaofficial4147
@nuurinaofficial4147 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh alle haku xafido
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 5 жыл бұрын
Mashaa Allah ya sheikh Xuseen Alle SWT haku xifdiyo ameen Ya Rabbi
@mahdiiman
@mahdiiman 5 жыл бұрын
Allow culimadena noo xafid danbigooda iyo kuweenana dhaaf walalaha soo tabinayana waad mahad san tihiin ❤️
@fatimasaed5325
@fatimasaed5325 5 жыл бұрын
Ameen ameen
@abuuxasan7261
@abuuxasan7261 5 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@halimahassanmuhumad8945
@halimahassanmuhumad8945 4 жыл бұрын
Mahdi Imaan alhyow culimadena udanbidhaaaaf anagana cimiga noziyadi
@fatumaxasan5683
@fatumaxasan5683 4 жыл бұрын
amiin
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 4 жыл бұрын
Jazaakallaah Jaa,an sh illaahay hakubarakeeyo aamiin annagana allaha nagu canfo kuwo khayrka u degdegana allaha inaga dhigo aamiin aamiin
@mohamudibrahimali5028
@mohamudibrahimali5028 4 жыл бұрын
Sheikh Hussein Ali Allah haku barakeeyo.
@fahmoyurub5250
@fahmoyurub5250 5 жыл бұрын
JazakaAllah sheikhow ❤️❤️❤️
@zhavicimohmett6558
@zhavicimohmett6558 4 жыл бұрын
😎😍😁😋😊
@nasraabdi1890
@nasraabdi1890 3 жыл бұрын
Sheikh xuseen Masha Allah ilahay cimriga haku barkayo❤🙏
@fatimaabdirahman2296
@fatimaabdirahman2296 5 жыл бұрын
Mashallah sheekh ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo ammin 😦😦😦😭
@saaadaqmoalindini3351
@saaadaqmoalindini3351 5 жыл бұрын
Ilaahaw xiriirkaaga ii hagaaji
@aliabdiomar631
@aliabdiomar631 4 жыл бұрын
1m ayuu gaaray m.a qofti wacdigaan dhameysataa shekh xusen wcdiyadiza int bdna kuxirnaata hubal wey isbedele qoftaazi❤
@Gaas_gaming
@Gaas_gaming 5 жыл бұрын
Illahow anaga iyo shiiqa iyo inta muslin oodhan xifdi ❤️
@filsancabdi9774
@filsancabdi9774 5 жыл бұрын
Amiin dhamanateen
@ayanollal7099
@ayanollal7099 5 жыл бұрын
Allahumma ameen
@rachiddaher_69
@rachiddaher_69 5 жыл бұрын
Dadju
@nocopyright2283
@nocopyright2283 5 жыл бұрын
Aamiin
@idoorawilkaxaawo8351
@idoorawilkaxaawo8351 5 жыл бұрын
Amiin
@sahrahashi8838
@sahrahashi8838 4 жыл бұрын
Masha allah jasaaka laahu hkayr
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Ku saliya suubanaheena mohamed scw ❤️
@hassanparadise
@hassanparadise 4 жыл бұрын
Wadasab
@cabdiladiif527
@cabdiladiif527 4 жыл бұрын
scw
@hanishoomohamed1148
@hanishoomohamed1148 4 жыл бұрын
No
@abdirahmanhabib398
@abdirahmanhabib398 4 жыл бұрын
اللهم صلي علي نبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه وسلم
@aliqoordheere4787
@aliqoordheere4787 4 жыл бұрын
Scw scw
@abdiomar1779
@abdiomar1779 4 жыл бұрын
Sh xusein illahay darti ayaan ku jecelahay ilaahay ha inaga dhigo kuwi janada ku kulma insha allh
@shukrianabdille384
@shukrianabdille384 5 жыл бұрын
May Allah bless you.... For real u r a wonderful human being
@xaawayasiin7392
@xaawayasiin7392 4 жыл бұрын
Y in
@xaawayasiin7392
@xaawayasiin7392 4 жыл бұрын
1
@abdirisaaawi9832
@abdirisaaawi9832 3 жыл бұрын
MAAN SHALAA SHEEKH XUSEEN CALI JABUUTI
@aaminojamacyusuf8428
@aaminojamacyusuf8428 2 жыл бұрын
@@xaawayasiin7392 maansha allaah alle hacifdiyo jisaaka allaahannagana noogu ducee in illaahey nagu hanuuniyo òo nawwaafajiyokheyrka
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 5 жыл бұрын
Jazakallah Sheikh Xusen Allah ku Dhowro Aduunka & Aqirada Anakana Allah Nagu Hanuuniyo
@adoontiiallaah4963
@adoontiiallaah4963 5 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku Xifdiyo sheikh xusen ali
@abdirizakabdi5705
@abdirizakabdi5705 3 жыл бұрын
Asc maxamed Masha allah🌸🌸🌸🌺🌺🥀🥀🌻🌻🌹🌹🌹🌷🌷💐💕💕💕💞💞💓💝💝💝💘💘💘💘💘💖
@najaxcali305
@najaxcali305 3 жыл бұрын
Mansha allh ale ha ku barakeyo
@naimaabdikarim9957
@naimaabdikarim9957 4 жыл бұрын
حفظك آلله فضيلة الشيخ الدكتور حسين بن علي
@mohamedalahmed3151
@mohamedalahmed3151 4 жыл бұрын
Mnshlh illahiyow cimriii der kusiiii ...illahiii dartis ayan kujclhy
@naimamohamed4497
@naimamohamed4497 5 жыл бұрын
Mansha allah sheek alloku xafid oo janada ku gee😍
@stelodeuniquebowy5887
@stelodeuniquebowy5887 4 жыл бұрын
Yaa Allah ya Xayu ya QayuuM Sheikh Hussein Cimrigiisa Dheree Cafimadkisana Usiyaadi Allah Dartiis ayaaN ujeclahy Ammiin iidhaha Ducada yaa Muslimiin
@hilalmakeuphenna8167
@hilalmakeuphenna8167 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh hussien ali
@syl2internet953
@syl2internet953 5 жыл бұрын
Masha allah ilhay haynoo barakeeyo shekheena Shekh xusen cali jabuuti.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Shiikhaan Hadaladiisa Xaqa ah Waan kudiirsadaa. Masha'Allaah Jazakallahu khayr sheekh Allaha kuu barakeeyo Cilmiga iyo Cumrigaba, Amiiin💕💝
@caishaismail8647
@caishaismail8647 4 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah asaga iyo inta muslimiin ah
@dahabodiiriye5963
@dahabodiiriye5963 2 жыл бұрын
1
@hanihuseengurey3905
@hanihuseengurey3905 5 жыл бұрын
Alllow diindaada Nagudil yaa Allh Iimaanka Nooxooji
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 5 жыл бұрын
amiin yaraabi
@user-qc8mi7sn3z
@user-qc8mi7sn3z 5 жыл бұрын
الحمد.لله.على.نعمت.الاسلام.ولله.الحمد. الحمد لله.على.كل.حال
@ayanollal7099
@ayanollal7099 5 жыл бұрын
Allahumma ameen
@lindamohamedjamca.2190
@lindamohamedjamca.2190 4 жыл бұрын
Ilhy waxn uga baryaya Jannda ino galao❤
@walahawanagajecel2454
@walahawanagajecel2454 3 жыл бұрын
Wallhi sh jabuuti alla dartiis ayaan u jeclahay waa shiiq qiimo badan Allah nasoo wada hanuuniyo all ya xifdak shiiq
@ibrahimabdi355
@ibrahimabdi355 4 жыл бұрын
Massallah jazak allahu qeyr sh
@Yasmein1_minivlogs
@Yasmein1_minivlogs 4 жыл бұрын
Jasakallah khyr shiikh ❤️
@lulabdullahi5668
@lulabdullahi5668 5 жыл бұрын
Mashallah,,, adun iyo aqiraba alaa hakisiyadhiyo
@abdirisaaawi9832
@abdirisaaawi9832 3 жыл бұрын
Mash allaa
@fatumayahya7215
@fatumayahya7215 4 жыл бұрын
MashaAllah sheikh Allah kuxafido.
@halimaabdullahi1086
@halimaabdullahi1086 4 жыл бұрын
MashaAllah sheikh Allah hakubarakeyoo
@abdikadirhakim3052
@abdikadirhakim3052 5 жыл бұрын
Alhamdulillah for the best religion HE has bestowed upon us.Alhamdulillah.
@isackomarhassanooyow6370
@isackomarhassanooyow6370 4 жыл бұрын
I love your voice and your speech for the sake of allah
@sundusalhaji5615
@sundusalhaji5615 4 жыл бұрын
sheik xussin kher Allah hakusiyo
@faadumotiyeglow7980
@faadumotiyeglow7980 4 жыл бұрын
Maashaa allah allah kuxifdiyo anagana allaha hanugu anfaco
@shabdiwalihashi9810
@shabdiwalihashi9810 3 жыл бұрын
Masha allah. .walle warkaaga waa qaatey. .shukran
@maxamedmuxumud128
@maxamedmuxumud128 5 жыл бұрын
Shiikh allaha kuxifdiyo
@abdikadirosman-wq4pd
@abdikadirosman-wq4pd 2 ай бұрын
Amin ya Allah ❤❤❤
@suweysodawaa1028
@suweysodawaa1028 4 жыл бұрын
maanshalaah shiiq alle ha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@iqradolasaney2602
@iqradolasaney2602 4 жыл бұрын
Sheikh Hussein Allaha kuhafido aqara iyo dauna inshallah wakujeclhy Allah dartesa God bless uh sheikh qof igu qali ayatahy
@maxamedamiir
@maxamedamiir 7 ай бұрын
masha allah khyar allah kusiiyo sheakh xusen ali cimirgaga allah ku siyadiyo
@dhawrsancabdi3077
@dhawrsancabdi3077 5 жыл бұрын
mashalllah alle haku barakeeyo shekh
@abdirisaaawi9832
@abdirisaaawi9832 3 жыл бұрын
ILAAHAY
@abdirisaaawi9832
@abdirisaaawi9832 3 жыл бұрын
Hakaacaqbalo
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 3 жыл бұрын
masha Allah Sheekh Xuseen Cali Jabuuti Allaha ku xafido jiza kalahkheyr. Aamiiiiin
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 5 жыл бұрын
Mch alle mch alle sheekho 😭🤲
@saamiyamuuse7372
@saamiyamuuse7372 3 жыл бұрын
Msha alh sheekh wlhi wngsn ilhy hakaa jisa isiiyo
@qalpiqalpinhoo8995
@qalpiqalpinhoo8995 3 жыл бұрын
Alle Haku xifdiyoH❤
@xamsemaxamud4496
@xamsemaxamud4496 4 жыл бұрын
Jazakalalaaah sh xusen cali.
@bisharxassan424
@bisharxassan424 5 жыл бұрын
Mashaa alaha alaha xifdiya sheikha cimrigisana dheereya dambigiisana dhaafa
@somalilamakalahanaqaan1143
@somalilamakalahanaqaan1143 5 жыл бұрын
Sheeekh xussen cali allow cimriga u barakey
@askaritomazarito8030
@askaritomazarito8030 5 жыл бұрын
Somali Lama kala Hassan
@hanadnor2457
@hanadnor2457 4 жыл бұрын
Aamiin
@bishaaromacalinyusuf8194
@bishaaromacalinyusuf8194 3 жыл бұрын
Masha alaah
@bishaaromacalinyusuf8194
@bishaaromacalinyusuf8194 3 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo sh xasan cali jabuuti
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 4 жыл бұрын
,mansh Allah sheekh jazzaka Allahu khyran
@xaawoofficial7908
@xaawoofficial7908 4 жыл бұрын
🤲Sheekh suseen cali Masha allah ☝️🕌☝️
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Ascsheekh Xuseen Alaha Hakushafro Amiin☝☝☝☝☝☝💜💜💜💜💜💜
@aishahassan7671
@aishahassan7671 5 жыл бұрын
Maasha alaah sheekhow alaha ku badbaadsho aakhiro iyo aduun
@youndpooy3076
@youndpooy3076 4 жыл бұрын
Masha allah allah qabiyadeena hahanuniyo
Muxaadaro Cusub ┇► Sh Husen Ali Jabuuti
1:02:23
Salafmedia
Рет қаралды 2,5 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Muxaadaro Cusub Qalbigana taabanaysa ┇► Sh Xusen Ali  Jabuuti
52:56
MUXAADARO CUSUB IYO QISSOYIN CAJIB AH SH XUSEEN CALI JABUUTI 2024
1:13:21
Waa Sidan Xaalka Aduunyada  ┇►Sh Hussein Ali Jabuti
58:35
Salafmedia
Рет қаралды 2,6 МЛН
DIINTU WAA NASTEEXO | SHEEKH XUSEEN CALI | MASJID SHUHADA
1:19:44
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 276 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН