Muxuu ka dhigan yahay dagaalka Lubnaan! Ma bilowday dagaalkii laga cabsidda qabay

  Рет қаралды 54,563

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 2 ай бұрын
Muuqaalkan sida quruxda badan u diiyarsan isago 3daqiqo yaala buu isoo gaadhey guuleyso ustad Cabdiraxmaan
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
In sha Allah guul musliminta dhamanten suniga ah walalahen musliminta falastin allaha siiyo
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@abdinajiibmaxamed2670
@abdinajiibmaxamed2670 2 ай бұрын
waa bari media nin an jeclahay sidoo wax usoo gudbiyo thnks waxbadan ka kafaiday bro kursada siraha muqalsameyna freee iga dhig zxb lacag la aan jirto bro 😮
@MohamedOsman-p2i
@MohamedOsman-p2i 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Khadargadhle1
@Khadargadhle1 2 ай бұрын
Xaqa ayaa guulaysan اللهم انصر إخواننا في الفلسطين
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@XalanesuldaanAli
@XalanesuldaanAli Ай бұрын
Insha allah ❤❤❤
@Bashir-d5k
@Bashir-d5k 2 ай бұрын
Wabad. Soogashye. Kusa liya. Nabigena. Muxamad. Swc swc ❤❤
@XalanesuldaanAli
@XalanesuldaanAli Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@HusseinZiyad-mn5zp
@HusseinZiyad-mn5zp 2 ай бұрын
Guumaystuhu waa jabi doonaa Insha Allah goor dhow.
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Ай бұрын
سبحان الله العظيم واتوب اليه
@SacadMaxamuud-s9y
@SacadMaxamuud-s9y Ай бұрын
Ilaahay ha u gargaaro wlaalaheen
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 2 ай бұрын
Waa dhamaadka gumeystaha xamaas wey guulaysanaysaa insha allaah
@KHfanpro-b4g
@KHfanpro-b4g 2 ай бұрын
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay صديق
@Ajuraner
@Ajuraner 2 ай бұрын
Ustaad mar walba waxaan kaa codsanaayaa inaad ka soo hadasho xaqiiqooyinka daahsoon ee ku saabsan 5ta soomaali plz kasoo hadal🇸🇴
@AbdirahmanJota-b2o
@AbdirahmanJota-b2o Ай бұрын
Hoyadaa somalia wastay langaab yahow langaabku dhalay 😡
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub Ай бұрын
Maxaad ku maagtay​@@AbdirahmanJota-b2o
@najaxiita
@najaxiita Ай бұрын
​@@AbdirahmanJota-b2omaxa dhacay hadii laga hadlo see adiga halke ku gubanaysa waraa
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 Ай бұрын
Qaab dhiig iyo damiir muslimnimo leh ayaad u hadashaa❤❤ nolow geesi baa tahay shaqo fican dadkisa u haya ❤❤❤
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 2 ай бұрын
Magacaygu waa clraxman omer halkanina wa waaberi media kusodhwada dawadayal muqalkena manta 😁😁 kaftan xalala clrahman waaberi big legend guulayso lipax
@MohamedOsman-p2i
@MohamedOsman-p2i 2 ай бұрын
إتقي آلله حيثما كنت ❤
@abwaanduulaaye7095
@abwaanduulaaye7095 2 ай бұрын
Waaberi Media ❤
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal . Alle ayaa xaqiiqada og balse xizbullah in uuna awood hayn baan filayaa oo isdhiibayo ,alle haw gargaaro walaalaha reer falastiin cadawgana ha jabiyo
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 2 ай бұрын
xisbullah 10jeer ayey ka awood badan thy xamasta aya yuhudu la yapn yihin waxano awood halkay ka kenen
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 2 ай бұрын
@@Mohomettnaasir waynu eegi
@hiruto_teume_barca
@hiruto_teume_barca Ай бұрын
Haa wllah xizbullah +Iran ba awood mahyan wxod waa afga u galiye!!
@MohamedOsman-p2i
@MohamedOsman-p2i 2 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر 😊
@wanaagchannel
@wanaagchannel 2 ай бұрын
Da'daadu intey aheyd markaad ogaatey in commentingga oo 2 jeer la click gareeyaa uu yahey LIKE❤❤❤
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@HassanYacin-k3o
@HassanYacin-k3o 2 ай бұрын
Allahu abkar
@XaawoCabdulaahi-h7o
@XaawoCabdulaahi-h7o 2 ай бұрын
Waa rabaa
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 2 ай бұрын
🇸🇴 Somalia ❤
@FarahMahamed-d3p
@FarahMahamed-d3p 2 ай бұрын
My favorite channel wabari media Keep going abdirahman omar🙏
@fahadinho6654
@fahadinho6654 2 ай бұрын
First comment ❤
@Awraali
@Awraali 2 ай бұрын
Golden voice Masha allah
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@hassansaeed8914
@hassansaeed8914 2 ай бұрын
Goorta laa sassay xisbula iyo awooded military muqal ka waramaya nooso dub waa codsi takale awood military ee dagalka dhuulka haada xibulah way ku awood sareysa sxp waxa Mar khati ku aah dagal ki 2006 ee Israel iyo xisbulah way ku jabiysay gumaystaha dagalka cirka uu buu gumaystu ku awood saareya waxana uu fududeyey diyarada F 35 American ka dagalka haada socoda American ku waa uga digay gumaystaha inu gallo dagal luugta aah xisbulah thanks bro🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏respect 👍👍👍👍👍
@MaxamadXuseen-cz1dt
@MaxamadXuseen-cz1dt Ай бұрын
Guul ayaan u rajanayaa islmka xamaasna waay guulaysan
@WilloHawaaboubaker
@WilloHawaaboubaker 2 ай бұрын
Machallah
@BADHADHE
@BADHADHE Ай бұрын
Insh Allah yahuuda alle ayan ka baryeyna in ay burburto ❤amiiiìin yaarabi Allah ❤
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 Ай бұрын
Magaceygu waa cabdiraxman cumar halkanina waa waberi media kusso dhawada dawadayal muuqalkena maanta Maansha Allah Allah kuubarekeyo codka iyo cimriga
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Ай бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 2 ай бұрын
manshaa Allah
@ifraaxfaarax9005
@ifraaxfaarax9005 Ай бұрын
allaahu akbar
@XalanesuldaanAli
@XalanesuldaanAli Ай бұрын
Insha allah wayguleysanayan.rer falastiin❤❤❤❤
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 2 ай бұрын
ISRA'IIL BURBURKEEDA BAY FARAHA LAGASHAY
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 2 ай бұрын
Muqaal aad udiyaarsan waaya guulayso ustaad mohamad dee 😢
@جلالالدينمحمد-ش2م
@جلالالدينمحمد-ش2م 2 ай бұрын
Aragtida Kadanbe in sha allah
@horyaalkaaqoonta
@horyaalkaaqoonta 2 ай бұрын
Allow ugaar❤❤❤
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين وإذ الشرك والمشركين أعدائك أعداء الدين
@الق
@الق 2 ай бұрын
top KZbinr
@Bashir-d5k
@Bashir-d5k 2 ай бұрын
Asc
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Ай бұрын
Allow Jabi Gumaytaha Yahuuda iyo intata Tagertaba
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
@CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad Ай бұрын
اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى اللهم إني أسألك باسمك القهار أن تقهر من قهر إخواننا في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى اللهم أمين يارب العالمين 😊
@SiciidApdulahi
@SiciidApdulahi 2 ай бұрын
Sobadi kahadalka dagalka iyo wixii lahalmala
@amalismail7772
@amalismail7772 2 ай бұрын
Lebanon iyo Jordanian ka baabiyo ayaaa ka rabaa wayna baaninayan cadawgu waayo ma jiraan wadamo musliminta ah oo u hiilinaya
@maxamed9633
@maxamed9633 Ай бұрын
Rabiyow xisbullah sii garab
@Shacni724
@Shacni724 2 ай бұрын
Yahuuda waa waasheen waxaana ka waalaayo USA ee aan aragno meesha ay ku danbayn doonaan.
@cabdimajiidmaxamed7208
@cabdimajiidmaxamed7208 2 ай бұрын
Ww3 is coming
@ShugriCali-jj8jz
@ShugriCali-jj8jz Ай бұрын
Hambalyo 600k 🎉
@JibriilFarxan
@JibriilFarxan 2 ай бұрын
Dagalkan wuxu ku so dhamandonaa iyadona xabad jojin lasameynin in lakle nasan dono ama ugu yarsn xabad joji. Lasameyo lkn cid laga atkandonto majiridonto
@AbdullahiBurhaan
@AbdullahiBurhaan 2 ай бұрын
waan jecla markaa tiraahdo sxb"GUUMAYSTAHA ISRAEL GUULEESO
@AbdirahinMohamed-l5i
@AbdirahinMohamed-l5i 2 ай бұрын
600k🎉 caming soon zxp🎉
@HodanHodan-qe4js
@HodanHodan-qe4js Ай бұрын
Taariikhda soomaaliya taliye ayaan rabaa taliye
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 2 ай бұрын
Malmahan waan ku la aaba clrahmanoww
@Xirsiev
@Xirsiev Ай бұрын
Hab sameyska Muuqaalku waa cajiib!
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Ай бұрын
Nothing else
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 ай бұрын
Mahadsanid جزاك الله, Alle ha u gargaaro falstiin marka hore iyo intii muslim dhibaataysan, ilama aha inay xisbullaah dagaal la galayaan ciidamada gumaystaha haday is dhiibaana la yaab igu noqon mayso.
@MohamedAbdullahi-ke6un
@MohamedAbdullahi-ke6un Ай бұрын
Bur bur iyo halaag alle haku rido yahuuda
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 2 ай бұрын
Magaacayguu waa abdirahmaan omer halkaana waa waaberi media oh what a voice mashallah 😊😊❤❤
@Geelle445
@Geelle445 2 ай бұрын
Asc waxay ilatahay inay xibulah is difaaci doonto xamaas na ay jaaska heli doonto gumaystuhuna halkaas ku fashilmo miiska wada hadalkana degdeg utago
@Falanqayntafilimada1
@Falanqayntafilimada1 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@queenramla1397
@queenramla1397 Ай бұрын
Si kasto gumeystaha xoogisa u saaro dagaalka qaza walee guuldaro mooye guul lagama sugaayo ileyn sanad ayu socdaa welina awooda xamas seey la rabeen ma noqonin lubnan iyo iran la jirkoda la jirka alle ayaa ka weyn weyna guuleysan donan insha allah.
@MohamedDhere-uw2ot
@MohamedDhere-uw2ot Ай бұрын
Fiiri dhibka,Dib udhaca iyo kala qaxa wadankeenii geeska Al ifriiqiya inaga keenay
@KAYDMEDIA
@KAYDMEDIA 2 ай бұрын
The first comment
@NuuradiinCabdi-p2s
@NuuradiinCabdi-p2s Ай бұрын
❤❤❤
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Hadixaalku sidasyahay xisbiga sideykunoqonaysa xm owalijirta dagalamaysa inayisdhiban cebinteleg daremayan iyaga iyo gudahan dadka shiicadu? Qacidaday udhisnayense ama lagudhisay maxayahayd mainay sabablaan jiran ururahan mise cabinta israiil? Ilenxagalubnanna heshisbaygalen awodqaybsi odasturiya hadayxukunka damcilahayene? Ilamaha surtogal inayisdhiban hadaydhacdana gobolku nabadbuaaday ama heshiis.hakutimado ama gumaystuhu xoghakukeno carabna haka adkaado!!!!
@SakariyeJammal4
@SakariyeJammal4 2 ай бұрын
War somaliya kahadal
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 Ай бұрын
Difaac ayey xisbu Allah sameyn doonta hadii kale weji gabax ayey dadka reer lubnaan Kala hor iman doonaan
@SafaSalaad
@SafaSalaad 2 ай бұрын
Kan labaad ayey ila tahay hda waayo xizbulah wxu isku si diyariyy daglka lugta o wxuba so samesty tunnels sida xamas
@moreadyofficial3063
@moreadyofficial3063 Ай бұрын
Kolayn shiico naf ma lahan dina uma dagalaman
@nasiraden4628
@nasiraden4628 2 ай бұрын
hadii ay is dhiibto ama yesho Hisbullaha waxuu gumeystuhu rabi ... marka laga soo jeesto gaza , maxey filan kararaan?
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi Ай бұрын
Haday muslimiintu miduubi lahayd cidna may daandaansateen kuwa tamarta yar
@khadarraage4379
@khadarraage4379 2 ай бұрын
Sida aan filayo xisbulah way iska caabin doon taa gumaystaha israil si guamaysataha laba jiho ugu furmaan oo dagaal ah sababtoo ah xamaasna sidaa ayaa ufiican gumaytahana caqabado badan ayaa soo wajahaya muslimiintana allah hagarab gallo
@Xanaano-f2u
@Xanaano-f2u 2 ай бұрын
Alow jabi gumeataha
@RudwaaanRuto
@RudwaaanRuto Ай бұрын
Xusbulahi waa ka awood badanyihiin xamaan horena 2006 ayay Israel ka awoon sareeyeen wayna adantahay inay isdhiibaan oo ugu yareen 150kn oo askari ayuu hastaa
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 2 ай бұрын
Kuwan waa lagu dhex jiraa madaxoodi waa la dhamey hubkoodana iyagoon dhicin baa halkiisa lagu gubey sadaasha 20 sana kadib jordan ayaa booskii Falastiin badalidoonta
@SuhaybhitlerFuaadyuusuf
@SuhaybhitlerFuaadyuusuf 2 ай бұрын
Dagaal 3aad aduun bilawgisi
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 ай бұрын
Shacabka israel waa la xafidey dhulka hoostisa lagu qariyey shacabka lubaan 24 saac gudo h9od bey ku dhinteen 558 taas na waxa dhali yey difaaca cirka baa ney haysan dhintu halkas bey ka haysata lubnaan
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 ай бұрын
Xisbulaah wan ka yaabay maalin walba saraakiil baa laga dilaa marka ma dad sirtooda la hayo baa guulaysan takale haday lubnaan dagaalka soo gasho ama iiraan waxaa soo gali dagaalka maraykan iyo yurup israil na taasay rabtaa
@AhmedAli-v6k7i
@AhmedAli-v6k7i 2 ай бұрын
Lugnan maynay dal cidan leh ahayn
@XAMSE-q6g
@XAMSE-q6g Ай бұрын
Guushu way danbaysa
@MaxamedcNasiirShucayp
@MaxamedcNasiirShucayp 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@roobleamed3421
@roobleamed3421 2 ай бұрын
Shiicada ayaan ku biirayaa insha Allah waayo iyaga kaliya ayaa wax iska celinaya
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 2 ай бұрын
Yaah ma shiico ayad ku biireysa sbbta nosheg😮
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow 2 ай бұрын
​@@Kaligeed-Amiiradwaa Mujahidin ❤iyo gisiyal
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad Ай бұрын
@@ibrahimdekow adoo suni ah geesi wad noqon kartaaa intaa cali binu abiidalib ku salin laheyd aamin diintada bro
@Axmedcabdifaarax-x8i
@Axmedcabdifaarax-x8i Ай бұрын
Israeli way jabi doontaa
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 2 ай бұрын
2 dhinac ba israel faaido ayay u aragtaa weerarka waayo waa fursad aama marmarsimo lagu soo galinayo dagalka taagerayasheyda isu soo diyariyay sida mareykanka iyo dowladaha galbeedka madama ay ka adkaan weyday falastiin cabsina ay jirto oo ah haday qolada kale fursad hesho ay qabsan karto dhulka gumeystaha oo idil taas marka ufaaido kama ahan geesinimo ee waaa 2 midod 1 xaqiijinta dhinacyada kale ee aan xamaas ahayn in ay kusoo qaadeyn dagaal 2 aad oo ah soo galinta dagalka tagerayaasheyda bananka taagan in loo sameyo marmarsimo taas waa sadasheyda xun 😂😂😂madama waxa aan sheegay midna aysan guul ugu jurin walalaheyna falastiin waayo iyaga malahan taagere sugaya marmarsiimo si uu dagalka usoo galo 😂 laakin Allah ayaa og waxii dhici doono ❤❤❤ waana rajeyneynaa in Allah uu ka qabto gumeystaha 100 sano kabadan dhibka ku haya walaladeena
@CADAAWE1200
@CADAAWE1200 Ай бұрын
Asxabta waaberi media halmar chennelka iipooqda mahadsanidiim wlalo❤
@ShugriCali-jj8jz
@ShugriCali-jj8jz Ай бұрын
Hambalyo 600k 🎉
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 119 М.
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 13 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,4 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 52 МЛН
Новости дня | 24 ноября - вечерний выпуск
4:52
Euronews по-русски
Рет қаралды 10 М.