MUXUU KA MACNO YAHAY GO'AANKA MAXKAMADDA ICC EE IN LA SOO XIRO MADAXDA ISR4IL & XAM4AS

  Рет қаралды 27,492

HBN Online TV

HBN Online TV

25 күн бұрын

MUXUU KA MACNO YAHAY GO'AANKA MAXKAMADDA ICC EE IN LA SOO XIRO MADAXDA ISR4IL & XAM4AS

Пікірлер: 40
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 24 күн бұрын
Aad baan uga xumahay ismaaciil haniya in maxkamadu uyeedho waayo nin reerkiisii laxasuuqay caruurtisii kuwuu awoowga u ahaa Alloow ugargaar
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 24 күн бұрын
Allow Adigaa Xaakim ah Ya Rabi
@adanjamba
@adanjamba 23 күн бұрын
Thanks for news muwleed
@user-ec3vv1qx6s
@user-ec3vv1qx6s 24 күн бұрын
Asc
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 24 күн бұрын
Waa sheeko waxaa ay wadaan waa ha is difaacin ha lagu xasuuqo hadalka sidaas ayuu u ogyahay falastiin imasa sano ayaa la xasuuqayey ee Allah ayey leeyihiin walaalaha xamaas yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin, Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah Aamiin Allah ha ku rido hurdo aan dhamaad la heen iyo indho la aan dhego la aan yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 24 күн бұрын
Wa lawajilinibo reer geelbedka weyine
@Dalmar66
@Dalmar66 23 күн бұрын
❤❤❤❤hpn
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 24 күн бұрын
Waa arin khalad cad ah in nin gumeysi lagu haysto lana xasuuqay umadiisii iyo kii xasuuqay isku dambi laga dhigo taa anigu waan diiday cadaaladna uma arko
@TawlaneDjib
@TawlaneDjib 24 күн бұрын
@musemohamed4508
@musemohamed4508 23 күн бұрын
Asc. Ustaad. Mowliid. Maa weydiisid. Maxaa. Xamaas. Na. Loogu. Daray. Iyagaa. Ba. La xasuuqee. ??? See. Cml
@bossman1024
@bossman1024 23 күн бұрын
Man fikir koda ayu aminsan yahay reer galbedka
@FatumaDeheye
@FatumaDeheye 24 күн бұрын
Ismaciil haniya baa loo jeedaa yuhuud looms jeedo
@markcaa2942
@markcaa2942 23 күн бұрын
Dee markaa waa cidii laga adagyahay waa lajoojiyaana banaan lajiifiyaana banaan
@ThelightofAllah6236
@ThelightofAllah6236 24 күн бұрын
Asc, waxaad waraysatay oday yar oo cilmaani inuu yahay aan u malaynayo, aqoon badana aan u lahayn wuxuu ka hadlayo.
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 24 күн бұрын
Odaygaan waa kulul yahay is daji dheh 😂
@mohamedsharmaan7779
@mohamedsharmaan7779 23 күн бұрын
Waxeey usocdaan waa haniya shayaadiinta
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 24 күн бұрын
AFRICA HAVE A COMPETITION. TO. MEGA. 📽 PROJECTS. BUT. SOMALIA 🇸🇴 .???????????? ...
@naam9190
@naam9190 23 күн бұрын
Masuuuliyada maskaxdada fuuli wayday ee xamaas fuushan layabanahy😂😂😂😂
@hanafarxaan4309
@hanafarxaan4309 23 күн бұрын
Kan la waraysanaayaa ma laftiisaa ataniyaahu ah xamaasbaa dambiilayaala ku lleh
@user-sx6sw3ci1z
@user-sx6sw3ci1z 24 күн бұрын
Falastin Waa Gobanimo doon
@libandahir3719
@libandahir3719 24 күн бұрын
Thank u you lawyer Zachariah and moulid Mohamed the beautiful way that you have elaborated for us this program.
@user-yv2bt9yj9c
@user-yv2bt9yj9c 24 күн бұрын
Xasuuqan iyo danbiyadan hada socda may joojiyaan horta tulagay ha uwacaan hadhaw
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 24 күн бұрын
Wa maxkamad usuriya poutine markii laxuqumicey maxa loqu sodariwacey zelensky
@janaralyacaaye
@janaralyacaaye 23 күн бұрын
😳😳 odaygan qanuunka kuwaashay waxaan ka urinayaaa rer galbeed jecleysi waanba sii sexan rabay hadalkiisa iyo mataataciisa hurdada ow iga kaxeeyay ee mar dambe hanagu wareeysan kumantigii iigu horeeyo aaan kabixyay waaye chanalkan dhageeste fiacan leen ahay iyo like bixiye fiican marka natix gali mowliid kan oo kale hanoo sooqaban mardabe plz
@user-wz2od4tr7t
@user-wz2od4tr7t 24 күн бұрын
Maxud cade me mawliid saaka barnaamijka wararka kumaad soo darin falan qaynta
@user-sx6sw3ci1z
@user-sx6sw3ci1z 24 күн бұрын
Abukaate Kabaqeyaa Weli Reer Galbeedka Ayaad Waraysatay Mowliid kkkkk
@ibraahincadaancadoow5179
@ibraahincadaancadoow5179 24 күн бұрын
Haa wlh waxaan madaxa ayaa laga heestaa oo dhaq dhaqaaqooda wa lala socdaa caku muxuu doqon dhexaa oo duliyeesan aduunkan ku noolyahay
@LuxurySkylines
@LuxurySkylines 24 күн бұрын
@@ibraahincadaancadoow5179 waa runta walahi waba 80 jire muxu ka baqa oo u harsan
@ibraahincadaancadoow5179
@ibraahincadaancadoow5179 24 күн бұрын
@@LuxurySkylines waxaan la yaabay marki uu dhahay labo wajiile aniga ma dhihin wa sidaa adiga u aragto
@ZakiSami-by2cu
@ZakiSami-by2cu 24 күн бұрын
Maxay ka dhiganthy hanagu waliine war cuusub la yimada
@MaxamedKhaliif-du2qh
@MaxamedKhaliif-du2qh 23 күн бұрын
waa in laa soo xiraa sii deg deg nataniyahuu oo laharkena maxkamada ICC
@FatimaAbdullahRahman
@FatimaAbdullahRahman 24 күн бұрын
😂😂mardambee ha waraysan odagaan bisinkaa
@LuxurySkylines
@LuxurySkylines 24 күн бұрын
Dabcan waa hagjir mindhaa
@LuxurySkylines
@LuxurySkylines 24 күн бұрын
Ninkan abukataha wanba u jeda dhinacu u janhjeraye Lkn maxa magaca Israil iyo Xamas 4 looso dhex galiyey ???
@ashawooo
@ashawooo 24 күн бұрын
Ada aya ugu xumayaha ina ismaaciil haniya dacawada waa mida qalada ah ayiga dhiban oo dadlada baya ina dawa lagu soo oga waa qalada waxa garab sinaya Yuhud waxaba kama qadi karan reer falsatina inshallaha gusha waa walaalah reer falsatina
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 24 күн бұрын
Barmaamijkii shalay ee Israel Aad kaga hadlaysay ee hawada ka baxay idinkoo ku dhex jira maxaad ugu soo celin waydeen? Had iyo goor waad raali galisaan macaamiishiina markaa minfadlak noogu soo celiya Barmaamijkaa .
@TawlaneDjib
@TawlaneDjib 24 күн бұрын
Asc
QASA/RAFAX + XISBUULAH + MAREYKANKA OO GUJIS NUKLIYEER U DIRAY CUBA
19:44
Эффект Карбонаро и бесконечное пиво
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Купили айфон для собачки #shorts #iribaby
00:31
TRY NOT TO LAUGH 😂
00:56
Feinxy
Рет қаралды 10 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 87 М.
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale
Рет қаралды 252 М.
HONG KONG | China's Stolen Democracy?
14:06
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 22 М.
DEG DEG..., GO'AANKA MAXKAMADA EE KAMA DANBAYSTA AH WAA MAXAY?.
31:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
Kaftanka Siyaasada 497 oo aad u xiisabadan
29:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
This Shape Is IMPOSSIBLE To Draw...
0:57
Stokes Twins
Рет қаралды 26 МЛН
Who won this time 3 🤣 #vfx #dance
0:18
Super Max
Рет қаралды 13 МЛН