MUXUU YAHAY BAMBKA "AXMAQA" & HUBKA KALE EE MAREYKANKU UU KA XAYIRAY ISR4IL?

  Рет қаралды 34,646

HBN Online TV

HBN Online TV

28 күн бұрын

MUXUU YAHAY BAMBKA "AXMAQA" & HUBKA KALE EE MAREYKANKU UU KA XAYIRAY ISR4IL?
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Пікірлер: 51
@Subeyriga
@Subeyriga 26 күн бұрын
ALLAHAHOW ISLAAMKA IYO SHANTA SOMALIYED IYO FALASTIIN GUUL SII
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 27 күн бұрын
Awood baysheegteen sahnuuniyada israil iyo marykanka alle uun baa awoodleh allha dhulka lasimo
@HbnHsn
@HbnHsn 26 күн бұрын
000⁰00000000000⁰0000⁰0000000⁰0p⁰😮❤❤❤❤❤
@barlinjama8423
@barlinjama8423 26 күн бұрын
الله كريم
@SHAFIYusuf-wy8px
@SHAFIYusuf-wy8px 26 күн бұрын
Caalamkaeegaya.maraykan.iyoyuhuud.hadayindho.iyo.dhegomidnalahayn.allaah.ayaaarkaya.allahakusalido.waxkale..yaaqawiyu.yaajabbaaru.allaahuakbar.!!!
@calibare1641
@calibare1641 26 күн бұрын
Marumaysni inuumareykanku run sheegayo awlbaxasuuqa qaybbuuka ahaa waxailatahay ruwaayad caalamka lagumarin habaabinayohubkadadka lagu xasuuqay iyodiyaaradaha dhamaan waxaaleh mareykanwaanacadawga muslimiinta belo allahakusalado.aamiin
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 26 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@barlinjama8423
@barlinjama8423 26 күн бұрын
اعوذ با لله من الشيطان الرجيم ((( قل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي فليتوكل المؤمنين يعيشون ))) حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول و لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم أعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 27 күн бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan,ilaahey masiibo,dhulgariir,uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 26 күн бұрын
Wa riwayad ay jilayan israiil natayahu iyo taliyashiisa iyo mareykan si calamka lo qaldo
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 26 күн бұрын
Waa Ruwaayad maaweelo mar horay u direen hadana waa u direen Baden doorshada darteed buu been u sheegaa shacabka iyo ardayda Mareykanka oo kacsan buu ku maaweelinaa taas waa lasoo qarxiyay beentiisa wey is ogyihiin Beydan Netayahu dhamaan nacakad iyo curur dhiig Allaha kuwada fura oo xasuusta tirta Allaha burburiya xukunkooda Allaha kusoo xasuuqa Rafah iyo Gaza daanta galbeed Allaha guusha siiya dagaalyahanada Falastiin iyo inta la jirta Allaha jabiya cadowga isku soo baheystay Gaza iyo munaafaqiinta Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 26 күн бұрын
Mahadsanidiin. Mudaneyaal. Hadii.aan eegno. Xaalada.adag.ee kajirta Qassa. .israa.iil..waxay. is.leedahay. guul baad ka..gaadhi. lkn. Guul. Iyo. Guuul daraba. Waxay. Is leeyihiin. Waad.xasili. .taasi. waa. Wax. Qalbi soo.jeedaana. ku fikirin... qalbi hur daana..ku riyoon..
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 27 күн бұрын
Gaalo waa minaafiqiin way og yihiin bamku in lagu xasuuqayo reer falastiin
@Subeyriga
@Subeyriga 26 күн бұрын
Maraykanka iyo yuhuudi wakhtigodi baa dhamadey
@aminakhadar581
@aminakhadar581 26 күн бұрын
Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi 2dan cadow baabie Baiden Netanyahu & xulufadooda
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy 27 күн бұрын
Waamaxay warkan live ka aad kasoo dhigaysaan isagoon ahayn live asc h.b.n.
@Mohamed99993
@Mohamed99993 27 күн бұрын
Mowliid’s iyo M cadde maadnooga hadashaan horumarka chiinaha uu gaarey maalmahaan dambe
@mohamedkeinan7045
@mohamedkeinan7045 26 күн бұрын
Mareykanku wuxu xakiyey majiran we Mar Hire ayu uqadimey hubkas wa iidheh 🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😅😅😊
@abdiwahidomar1664
@abdiwahidomar1664 26 күн бұрын
Waxaa ka awood badan kuwa Russia ay haysato ee hada Ukraine ku is ticmaalayso
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 27 күн бұрын
Wa isku mid maraykan ingiriska iyo yahuuda
@seadyare6357
@seadyare6357 26 күн бұрын
Asc mawliid hubkii aydooneysey waa lasiiyey hub xaniban majirto ayaankuleeyahay hubkii waaiasiiyey
@NaimaMahamud-fm1bp
@NaimaMahamud-fm1bp 27 күн бұрын
Free palestine 🇵🇸❤️
@AbdiDabaqaac
@AbdiDabaqaac 27 күн бұрын
Saaxiib waxaasi sfgubaadsi ee hubka waa lasiiyay yahuuda
@omarabdi2910
@omarabdi2910 26 күн бұрын
Mar hore aya la siyey hubkas wa qawda maqashii shacab ka iyo aduunka 😂😂
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 27 күн бұрын
Yuhuud abaal malaha way Ku fiican tahay maraykanku
@abdiyusuf-vq4jv
@abdiyusuf-vq4jv 26 күн бұрын
Alla weyn, ninki aamina awood le
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 26 күн бұрын
Maxay joojisa wa hoore bay ba ka dajisey hubki ugu cuslaa
@asmaabdirahman2417
@asmaabdirahman2417 26 күн бұрын
Filim hindiga aydhigayeen yuhuda iyo maraykanku aqliga muslimiintay ogaadeen wan siyay wanka joojiyay
@user-lm1fk7lv3c
@user-lm1fk7lv3c 26 күн бұрын
Mowlood mar hore ayaa la siiyey bamka
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 26 күн бұрын
Uma malaynayo in wax layiraahdo maraykan,oo hub iyo lacagba u diidi kara Natanyaahu in ay jiraanwaayo Reer galbeedkaba yuhuuda ayaa haysata!!
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 26 күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA AAMIIN YAA RABBI
@user-cw4ib2yh8d
@user-cw4ib2yh8d 27 күн бұрын
Doowladeena goormeey noosameeyn doontaa ?
@dayibshcumar
@dayibshcumar 27 күн бұрын
Mabuu joojin ee wuusiiyay lkn dadkaa waxaa lamaqashiinayaa
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 26 күн бұрын
dadka reer falastiin waqtiga alle u qoray ayay dhimanayaan maraykan bomka axmaqa iska daa ibliis xataa soo wado xamaas alle Wayne ayaa idinla jiro booto wax laydinka qaadimaayo alyaasiin ayaa ka adag aaway markaafa guul ayaan idiin rajaynayaa insha Allah
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 27 күн бұрын
Way u samaynaysaa oo 1mk baa dhimandoonta
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 күн бұрын
Waxba hub ah maraykan kama xariyin yuhuuda lkn waa been iyo afka baarkiisa iyo marin habaabin
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 26 күн бұрын
Wuuba shi sheegaya wuna isla qumaan yahay
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 27 күн бұрын
Mareykaku macbarka Rafah icey xireen ey shixnadihi awimadii adunka soo ururiyene ba Israël laquu wereyjicey
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 27 күн бұрын
Barbarie nikii berta icey quubta netanhayu iyo biden
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 27 күн бұрын
Biden ruune hadi ey qatahey daqalka ina lasoo afjaro maxqamada dunida buu orone lahaa soo qabta netanhayu
@daauudshiikh8265
@daauudshiikh8265 27 күн бұрын
HBN WAX LAMA SOCOTAN ISRAEL HUBKI MAR HORE AYAA LOO SOO RARAY, MADAX WEYNAHA MAREYKAN WAA BEENLOW.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 27 күн бұрын
Oday Biden maxkamad hala soo taago
@mohamedallahi3756
@mohamedallahi3756 27 күн бұрын
Wa hadoow warkaas been abuur israil warka marekanka ma diidikarto e waxeey iney shacabkaas baabiyaan balse illah ayaa ka badbadiyey
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 27 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin 😂
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 26 күн бұрын
Eeeee naga dhaafnoooh
@habiiboduhuhlmahamed654
@habiiboduhuhlmahamed654 26 күн бұрын
Waa been dadka ayaa lagu dejinaa waa udiraayan
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 27 күн бұрын
Been weeye illaahay baa inoo sheegay inaynaan aaminin Yuhuud iyo Nasaaro. Imikaba waata la kashifay in already ay siyeen hubkii. Laakiin wax walba awoodda illaahay baa ka weyn oo ciidankiisa faraha badan ayaa ula dagaalamaya maskax ahaan iyo jidh ahaan ba. Falastiin way xoroobaysaa waliba gabbi ahaan inyar iska suga
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 27 күн бұрын
Mowliidow banka aad shegaysid waxbawuutariwayay lkn gantaalka all yaasiin wuushaqeyay
@AadamShaah
@AadamShaah 26 күн бұрын
وما رميت إذ رميت ولكن الله رمى
@SmilingBarnOwl-jm6yy
@SmilingBarnOwl-jm6yy 27 күн бұрын
Marekan wa manafaq bomka culus e falastin lagu xasuuqayay 7 bilod muxu jojin wayay yahuud iyo marekan walaba cadow .
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 7 М.
IRAN NUCLEAR LA'AAN MA JIRI KARTAA?  SINWAAR OO SOO HADLAY
18:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
When someone reclines their seat ✈️
00:21
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
когда достали одноклассники!
00:49
БРУНО
Рет қаралды 4 МЛН
Hot Ball ASMR #asmr #asmrsounds #satisfying #relaxing #satisfyingvideo
00:19
Oddly Satisfying
Рет қаралды 20 МЛН
Final increíble 😱
00:39
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 33 МЛН
Gaza : offensive à Rafah, trêve impossible ?
44:52
Public Sénat
Рет қаралды 77 М.
'We Can Stand Alone', Netanyahu Replies US + More | Around The World In 5
4:47
DAGAALKA QASA  + RAFAX/ISR4IIL + XIISADA RUUSHKA & MAREYKANKA +UK
18:16
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA OO MARXALAD CUSUB GALAY #TOOS
33:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3,1 М.
Өзгерген өмір!
1:16:09
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 260 М.
🦧She Made A Gummy Bear Out Of Gummy Frogs🤪🤠
0:38
BorisKateFamily
Рет қаралды 76 МЛН
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
0:35
TooTool
Рет қаралды 23 МЛН
ДЕВУШКА проучила МУЖА изменщика 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 5 МЛН
Дайте газа! 😈 #shorts
0:27
Julia Fun
Рет қаралды 8 МЛН