Maalin maalmaha kamid ah ayey cadaalad heli doontaa ikraam hdii sida eyshegen ee geriyotayne allah naxariistiisa janada hasiiyo
@Birds-i5b3 жыл бұрын
Alshababa nisa waa isku mid ,farmaajo wuxuu yiri 4yrs alshababa sidey wadanka ku haysta baan ku hayn
@malaboa5913 жыл бұрын
WEEYBA KA DARAN YIHIIN ALSHABAABKA
@issaali60483 жыл бұрын
HANOLATO: WAA HOGAAN DADKENU WA HARSADAN, HANOLATO HAB QABIL WALIGED U HIILI MEE, HANOLATO WAA HAR ya HOY HADADADNA YELI MEE. WALIGEY MA SHIRBIN LKN TAGERADA AAN U HAYO DARTED GABAY IYO SHIRIB IGA HOOYA.
@Falanqeynta_musalsalada_Somali3 жыл бұрын
Dalkaan maafiya aya madax ka ah Farmaajo wa malcuun wasaq ah
@omarishirwa3 жыл бұрын
WAA WAX LAYAAB LEH XUKUUMADA SOMALIYA AYAABA ALSHABAAB AH SIDEE WADANKU U DAGI WAA YAABE
@saharwafa75393 жыл бұрын
Doolada Soomaaliya masuuliyad ma qaadi karaan ee xaqa dadka Allaha tuso. Ikraan ilaah ayaa xaqeeda soo saaraayo.
@hannaismail44823 жыл бұрын
Madaxweeyanah somaliya rajo danbe ma lah hadi run laysku sheegyo caruurbadn iyo hooyoyin ayu dhib u geestay ha ina dhaafo
Waare geesi kujecliya👍👌🙏xaqii ikraan allaha so ifiyo
@samiiraxiirey41983 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏
@koshinyusuf45153 жыл бұрын
Sac walaalo labaantan qof oo nabadsugida ka tirsan ayaa la dilay oo aan la isweydiin,waxaa ka danbeeye farmaajo,jiis iyo Fahad.ha la qabto iyaga ayaa mosuul ka ah.
Ayaanle nio waan mahadsantahay thanks more and more wlhi shaqo fiican ayaa heesaa waxaana jeclaan lahaa warbaahinada in ay sidaadoo kale ay noqdaan maxaa yeele warbaahinta waxaa la rabaa in ay u taagnaato dadka dhibaateesan Nio awaaalkaada wax lagu gudo magaraneeno Thanks more and more
@ismailmohamed12513 жыл бұрын
Dad Diiiiday Shareecada Islamka Ma Hashiiiinayan Ogaada Dhibka WAA In Lagu Jiraa Baan Leeyahay Gaalada Inta Lagu Kufrinaayo Laga Qaadanaayo Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Guuul Baan Leeyahay inta Gaalada Nacban Jecel Qifka Shareecada Islamka Rabo Guuul Mujahid Walbo Halkiiisa Ayaan KU Salamayaa
@muhanadyusuf84873 жыл бұрын
Dowlad maahan ee wa mooryaan fursad heshay
@ladanjama79283 жыл бұрын
Anagoo dhanbaa ka xun arinta ikraan
@mohameda.salah14393 жыл бұрын
Nairobi ayay la joogtaa, jaajuusad Khaa’inul Wadan ah , kuwani waa Og yihiin balse waa tuugo kale
@jiijodaqere88813 жыл бұрын
Ilahhey baan idinkaga dacweyney beenta jooji mucarada ilahayow nooga gargar gaalo iyo munafiiqiinta iyo mucaraadka jahiliinta ilahhey ha naga qabto shartooda kuwa donayo in ay dumiyaan qaranimada umadeena
@godlegabowjeele1173 жыл бұрын
Gabadhan gacan ka xaq daran ayaa dishey alah ha u naxriisto
@badalabshir5023 жыл бұрын
Guulayso ayaanle brother daacadnimada iyo runta ku soco
Sxb ani mucarad iyo muxafid ma ahi lkn siyaasi walba mrku bananka joga wa daacad 💯💙
@siciidaxmed44363 жыл бұрын
wooe
@Ruun-finder3 жыл бұрын
Su’aasha Waare waxaa jawaab u ah waxaa lagu fiirsaday dalka dad aan masuul ahayn oo ku jiray faldanbiyeed.
@m.h.a84763 жыл бұрын
waaw waa mr ha dhimato haye maantana aagee kaga jirtaa dagaalka looga soo horjeedo in soomaaliya yeelato Dawlad adag dadku wali kuma baran laakiin hadheeraato ama ha dhawaatee dadka uruuriya dhacdooyinka xiliga adag mar hore ayey magacaaga iyo shaqada aad haysaba diiwaan galiyeen iska wado hawshaada sugna waqtiga Cadaalada ay wajihi doonaan gurana doonaan mirihii ay beerteen inta sidaadoo kale ku foogan dibin daabyaynta dalka iyo dadka soomaaliya
@mohamedhersi82163 жыл бұрын
Mudane waxuu istaahilaa madaxweyne Somaliyeed.
@Naturalthingschannel3 жыл бұрын
Waare war wanagsan
@zahromahamed34833 жыл бұрын
Meeqa kumaqan xasan shiiq lamana buubunin origaga baroorta kaweyn hadji dowlada aad bur burisan gaalo unbaa niqabsan ilahay ka baqa wixii dilay alaha kashifo marmarsiyo dadka qaar unoqotay dadkaa oo dhan kama naxayaan ee ujeeda kale ayey leeyihiin alow somali xaqa tus
@hormuudkadhalinta53793 жыл бұрын
Hebel waxbu haleeyay miya qiil uga dhigin dambi miyaysan ahayn in ladilo two counts of crime waye kidnapping and murder
@Ruun-finder3 жыл бұрын
Dr Waare ha waaro
@MsSuusu3 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah ma qofkii ugu horeeyey oo somali ah oo la dilay waa maxay sida looga hadlaayo arintaan waala qabiil siinaayaa Illahay ka cabsada ee joojiya qaska
@jamalmeta6152 жыл бұрын
Ayaanle ??? Adeerkaa? Ali guudlaawee?? Ma galisay shabaga? Wistlblower miyaa u tahay? Mise? Ku tahay wistlblower?? Ayaanle saxafinamadaa?#####✌️
@canbuurguleed88573 жыл бұрын
Wlahaya waa aarin aad laga xumada wadanka xage lagu wada dadkan somaliyeda side isku fahiwayeyen
@Musab79823 жыл бұрын
Ikran waa in ey cadalad heshaa
@abdallamohamedabdi14993 жыл бұрын
Ikraaaan maxey sameysay hanoolaato
@saidburale92532 жыл бұрын
Ikraan tahliil wacaa dilay ani fikirkeeyga rooble waana in aan laga harin oo lala xisaabtamo maxkamad dag dag Ahna ha la saaro anigoo ah Reer puntland marnaba Ma ka aamusi karno kiiskaa foosha xun oo xanuunka badan Adelsfamilie Hada jirta xasan shiikh haduu dacad yahay waan u wada jednaa kolay inuusan awood u lahayn inuu kiskaa Hada furo Waa hadii sharci jiro
@jiijodaqere88813 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين ورئيس الصومال محمد عبدالله ودولتنا الصومال
@maxamadfuaadxuseen18923 жыл бұрын
Ilaahow lacnadaada ugu roonow Fircown Farmaaje.
@AhmedAli-fb7ub3 жыл бұрын
كيف يحفظه الله وهو لم يحفظ الأمانة وجنوده يختطفون الشعب من الشوارع، ويعبثون في الأرض فسادا اتقق الله
@Theblues19923 жыл бұрын
Fahad Yaasiin Balad Weyne Bartamahiisa Ha Noolagu Soo xiro Markaa Toogano Wanka Sabreynaa Ikraan Markaa.
War maxaa qalbi dagax keenay thousands of somali youth is missing
@saylirobleh56983 жыл бұрын
Soomnali ilaah ma aaminsana. Caqlina male 600 ayaa soobe kudhintay wawa la aamusay waxana lama sameen hal gabdh oo la layahay miyaa qarandhan loo dumini waxii dilay ilahay ayaa arkayay isga ku daaya
igraan waxaa dilay dadka neceb sirdoonka iyo dowlada ee 24/7 ka aflagaadeeya social media waa kuwii yariisow dilay waa mucaradka jaajuusiinta u ah imaaraadka iyo kenya waa kuwii gabre iyo tigreeygii jabay u shaqeen jiray ilaa iyo hadana social media ka taageeroo cidii ka danbeeysay waana lasoo bandhigayaa iinsha alaah
@@maryamaabdiazizahmed8291 qalbi dhagax jaajuuskii ahaa ee tigreyga u shaqeenayay ma qof la yaqaan buu ahaa isaga iyo mucaradka iyo gabre iyo sanbaloolshaha igraan maanta lagu tuhmaayo waxaay ahaayeen jaajuusiin gabre u shaqeeya dowladii farmaajo markeey timid ee tigreygii iyo gabraba dalka laga saaray baa iyaga la soo adeegsaday sidii dowlada oo shacbiyad badan haysato shacabka looga horkeeno lahaa maantana kenya iyo imaraadka baa tabtii oo kale adeegsanayso jaajuusiin mucarad ah beeyna adeegsaneysaa
@fartuunj64263 жыл бұрын
@@Samawade25 sanbaloolshaba dowladuu ka tirsanaa markuu jaajuuska ahaa waxaan aaminsanahay in eey jiraan dad sirdoonka ka tirsan oo sida sanbaloolshe wagaas ahaa oo kale hoos kala shaqeeysta mucaradka iyo dowladaha somaliya horumarka u diidan dowladaan tuugadii dalkaan 30 kii sano lugaha haystay iyo jaajuusiin somali ah oo madax dalkaan ka soo noqday oo u shaqeen jiray sida kuwa badeenii iyo hantidii dowlada laheed gatay beey dowladaan socda tiri dalkaan somali baa leh mustaqbalkeedana kuwa dhalan doono baa xaq u leh oilkeena iyo badeenaba doqladaas intaas beey tiri taas baana afar jeeblayaashii iyo dowladihii eey u shaqeen jireen u careetsan yihiin meel walbana u soo marayaan ayaanlahaan waa jaajuus kenya laga nasruufi waa dadka social media cadowga shisheeye wararka u soo dhiibtaan dalkiisa iyo dadkiisa labo shilin uhuru siiyo ku badashay
@abukardhaay83603 жыл бұрын
Saaxiibtinimada famaajo itoobiya la leeyahay, ayaa wixii dhamaa.isku fiiqsaday, ee adigu ma ogtahay in aad ikraan, la mid tahay, oo farmaajo iyo fahad yaasiin, doonayaan in ay ku dilaan kuna kufsadaan
@encrypted9833 жыл бұрын
Gabadhu ma shabaab ayeey la shaqayn jidhay waa yaab ee?
@calioumar29673 жыл бұрын
Farmajo waa dilay Ikran oo amaar kaa bixiye fahad Yasin is criminal sociopath i can tell his eyes say everything and i believe fahad Yasin is farmajo boss
@wardiliverpool85253 жыл бұрын
Waare waa dadka macquulka ah ee daku ubaahan yahay hadal cadaan karti iyo hufnan badan ayuu leeyahay
@ayaansiciid7653 жыл бұрын
Horta maydkeedii reerkeedii ma loo keenay oo ma la aasay mise afkuun bay nisa tidhi waa la dilay
@niinaabdi60633 жыл бұрын
Somaliyeey waa ogtihiin culayska ku furan rwasaraha wax badan way halabayan waqti yar ayaa noo haray iinsha alah intii gaarta wax ha iska dhiciyaan jileeca dhaafa dad badan ayaa ku dabeyn doona baroorta iinsha alah somaliyeey far noqda xukun xunna iska qabta haddii kale idinkoo daris ah qabiil isku laaya qaaf rabakum
@munaaden95493 жыл бұрын
Alshabab waa dawlada ma jirto alshabab kale shicibkuna ha is ilaaliyo
@onlysports14163 жыл бұрын
Nisa iyo alshabaab waa mid nacalada Allaha unaxristo walashen 😢
@abdigah53643 жыл бұрын
Waar bilaa caqli weeye Somalia. Waxay leeyihiin Roble hannoo hagaajiyo wixii Farmajo naga xumeeyey. Hadda Roblena marka horeba waxa doortay oo soo magacaabay Farmajo. Labadii nin ee iyaku is doortay ayaa weli xafiiska idiin jooga markaas ayaa moodaysaan in isbeddel laydiin sameeyey. Waad caqli xuntiin quruunyey
@farhiafarhiamohamed85883 жыл бұрын
Shaqada ay hesey ayaba ehed mid halis ah. Tankale hadii lawaye gabadha in lasoosaro masahlano oo kiska ma aha madani waa kiis laxirira muqabaratka. Sida kisaska cadiga lamid ma aha. Waxan codsaneyna uguyaran in loo shego walidkeda. Wariye adiga si wariye somaliyed uhadal
@billaldhaqane75333 жыл бұрын
Ikraam cadalad bey rabtaa 🤳🇸🇴✅✅(((waxan qabaa hadeysan dowlad war sax ah ka heynin gabadhan dalka waa iney ku warejiyaan Al shaabab ayaga ayaaba no dhaame oo awooday in madaxtoyada dadka kala baxayee wlhi wan sida qabo🇸🇴✅🇸🇴✅🇸🇴❣️🇸🇴✅🇸🇴❤️❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@abdiabdi17383 жыл бұрын
Igraan ilaahay ha unaxriisto)2igraan waxay ogayd arimo qarsoon oy nisa fulisay lana xidhiidha xasuuq loo ugaystay madax somaliyed igraan ciyaar Loma dilin
@zakixaafuuni40673 жыл бұрын
Hanolato madaxweynuhu ma hayada nisa buu haystaa wa adiga leh wuu ka amusaye waryadha hadii ri dhimato madaxweynaha in la waydiyo waaye baa na ledihiin sanbalolshe maad way disaan qalbi dhagax
@24Sevendays3 жыл бұрын
Ayanle sidan kumatihid wariye dhexdhexaad ah. Anigu farmajo waan necebahay laakin waxaan kasii necebahay sida aad wax u buunbuunisid.
@kalidmawlid64803 жыл бұрын
Abdilahi Haji waan kugu raacsanahay fikir kaga lkn zxp guulwadeyn ta ayaa kasi xun haduu qalad jiro ama hala buunbuuniyo ama si saxan halo sheege waa in wixi qaldan la sheego, Jidka ayuunpa kala duwan
@24Sevendays3 жыл бұрын
@@kalidmawlid6480 Haa waa run laakin kolayba Xaarmaajo inkastu wadanka waalay hadana waxa jira dad ayaguna xun oo ay fiicantahay iyagana in tooshka lagu ifiyo.
@AAhmad-hi4pg3 жыл бұрын
Kkkkk dameer waare orodoo is duug dulli daciif eh war bahalkaan ma xaad ka warsanee
@fnw86883 жыл бұрын
Dr waare wa qof aqoon leeh oo laa yaqan lkn adi aya dameer ah runti
@AAhmad-hi4pg3 жыл бұрын
Kkkkkkk aqoontoow leeyahay magaaladoow ka yimid ee jalalaqsi xoow u qabtay iska dhaaf hiiraan iyo hirshabeele guud ahaan aqooneey xaal qaado waligiinba daba orda kuwa ugu liitoo daciifiintaa oo weliba idin dhibaayo ilaa aad naarta islawada gashiin. Aqooneey xaal qaado. Dulli wada qanaaziir eh.
@@fosiyacali9212 dadaab waxa ku waaraya adiga iyo reer haawiyo
@handsomeboy80963 жыл бұрын
Wa Ceeb wana musiibo inu shego qofku wuxusan kawar qabin.hadi la iwaydiyo ya dilay waxn dhihi magaranayo, hoyaded ban garanyn cida dishay. Ninka kuhayo fahad ba dialy wa inu kena cadaymo.sawir maka haysa.muqal maka haysa.cod maka haysa. MAYA. SO shut up.😷 Maxkamadu wala yiri kama shaqayso.
@hajiyusufhassanmahamud41443 жыл бұрын
By ft
@mousamohammed73553 жыл бұрын
ayaanle m hubta in dilka gabaha ay dowlada ka dambaysay ma cadaymaad haysaa waa Maya marka ayaanle waxaan kuleeyahay buunbuuninta ka dhaaf naqo weriye dhaxdhexaad ah
@maryamaabdiazizahmed82913 жыл бұрын
Waxaan layaabay dadka dhahaayo dad dowlada kasoo horjeeda oo suncad daro iney usoo jiidaan rabaan aa ikraan dilay Oo mawaxaa lawaayey qof masuul ah oo dadka dhan yaqaanaan oo ladilo Ikraan Tahliil maba la aqaanin qadiyadeeda ka hor marki lawaayey kadib leeba dadka barteen 🤔🤔🤔
@hamudtani20453 жыл бұрын
hanuulaatu ayaa isle was?? ayaanle hadulmin farmajo maigi amigo in adiga ku dulmay lakin warbaahinta eaaad ka joogaa cadaawad bay eased hausa monk m.w.dalka ah maanta. maha jirsa ayaan lo ? waan ku salaamy