NAAGTUU ILLA GUURSADAY AYUU IYIRI WA WALASHEY QADO U KARI

  Рет қаралды 173,316

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 452
@saybillahi5198
@saybillahi5198 5 жыл бұрын
Anigu gabadhaa miskiinta ah ee laa khayanay eey isaga iyo hoyaadi khayameen waxaan usheegilaha hadiiba ay waxbaarashadeedidhamaysatay hada waxan dhiihilaha guurso inkasto raaga somaliye wadaa khayaanole yiihin haadana ninka haa iso jaabiniin ee guurso waxaba lagaa yaaba ino ilaahay kusiiyo ku kaakharbaadan allee hakusiiyo Amin amin
@yahyeibraahin4695
@yahyeibraahin4695 5 жыл бұрын
Mamo adiyo inta qoralkeyga aragtana rabi muradkina o macsi lahayn ha idin sahlo waxan idinka raba talo qofad is jeceshihiin o family giisu kuneceb yahy qaladka fahansan yhy side Lo arimiyaa amuurta all thanks
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 5 жыл бұрын
Wll wxan ku odhan lahaa kudadaal inaad tusto wanaagaaga warayso gabadha weydiii waxa ay kugu nacayaan iyada ayaa og waxa ay kugu diidan yihiin dabcan qof famil dhan manici karo wxuun ayaa jira ayaan isleeyahay at kugu diidayaan San filayo wiil ayaad tahay wxan kuurajay nayaa jecaylkaagu inuu noqdo mid miradhala insha Allah 🥰
@nimcodaahir9192
@nimcodaahir9192 5 жыл бұрын
Wllo ha ujoojinjn dadka xiriirkaaha Alle wanaaji dadkuna iyaga ayaa ku jeclaan doona inshallh
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 5 жыл бұрын
Waa dhib allaha kuu sakhiro wll lkn waxaan kugula talin lahaa dadku isku mid ma aha qofka aad jeceshahay cida kuu diidan ama neceb hadii ay waalidkaa yihiin ama midkamida necebyahay iska daaa oo faraha kaqaad waayo labada qof ee is qabta midkamida hadii lanecebyahay oo gabadha wiilka reerkiisu necebyihiin ama gabadha reerkoodu wiilka necebyihiin reerkaasu suu kunaqmo ama kudhisnaado way adagtahay marka sifiican ooga fakar illahay khayrka haku waafajiyo wll
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 жыл бұрын
Yahye Ibraahin ilhy hakuuu sahlo Elli kasbo faamilkaga ayadana usheeg haday diidaana ha ujoojin ilhy talo saaaro
@hawasalaad7883
@hawasalaad7883 5 жыл бұрын
Walalow arinka ku heysto ana somaray wana dhib lkn sabar badaan iyo adkeysi kadib wan guleysNay aniga iyo xajigeyga qali ga ah hadey gabadha ku jeceshahay waxa lagugu heystana dulmitahay waad guuleysaneysa ee sabar gacalisadadana madaxa ha ku sarnato a iga xajigeyga madaxa ayuu isartay jecelkisa ayuu itusay wax alala waxan dhoho ayuu subon jiray masha allah hadana 5 caruur ah ayan u haya masha allah adunka ayana iskugu jecelnahay allah nobarakeyo inta heysan allah siyo allahuma amiin amiin amiin
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 5 жыл бұрын
burburka qoysaska soon waxaa sabab u ah hooyooyinka wiilkooda oo xaaskiisa jecel oo owlaadiisa dhaqanaayo ayey albaab kale kufuraan hooyooyinka soomaaliyeed xaqa allaha waafajiyo
@nawalabdurahman931
@nawalabdurahman931 5 жыл бұрын
Wlhi waa run anaa kugu racsan
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 5 жыл бұрын
Yaaa.
@AliHassan-lr5sl
@AliHassan-lr5sl 5 жыл бұрын
waa tuntaa wll
@hamdidahir7812
@hamdidahir7812 4 жыл бұрын
Ahmed Said 🤣🤣🤣🤣 yaa kulahaaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
I will forgive him for anything else... but the part that he made her Cook for his Woman... 💔💔💔 if is me I will never Ever Say his Name Again!!!! dead to me 💯
@halimamohaa1545
@halimamohaa1545 5 жыл бұрын
Exactly walahi that's so hurting men are so mean and selfish in fact the same story happened to my own aunt it's hurt 💔💔💔
@TUFAAX411
@TUFAAX411 5 жыл бұрын
He is disgusting uffff he sounds cheap why not he takes her to restaurant if they are hungry
@xasanmadfaac4105
@xasanmadfaac4105 5 жыл бұрын
soryy damashadka Ila so galaay😁 meshan lkin see hadii wxn so maray ragan👨 Somaliyed ee dumarku 👩ka cabanayan somari lahayen dumarba ma cawden aniga hoyaday ayaa iso korisay👶 waax iso bartay igu so tacabtay marka waan daremi kara dhibatada aay ledahy korinta ubadka shaqsi qudha oo waliba dumara marka imika alxm waan faraxsnhy sababto ah waan gursaday 20 sano ayan jira xaskaygana waax kanixaya waan ka fogada sababta ma taqanan hoyaday ayaa iso bartay dhibato ka ilalinta qoyska dad badan ayaa odhanaya abaha mee dee abahy wuu jogay markay hoyaday ikorinaysay lkin see laman nolen marka ragow isku daya inad nolosha dhabta so baratan dumarka somaliyed Allah haydin barakeyo oo no samra insha asc
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 жыл бұрын
sayidali00 99 ilhy hku daaayo
@manasharif8471
@manasharif8471 5 жыл бұрын
It's very sad Wallaah, if only he could tell her could be different. Offcouse he can marry according to Islamic. But wemon are aloud and had Right to know everything about her husband. Silly and greedy man. Wlh it's heart breaking and painful story.
@elzunaariofficial1935
@elzunaariofficial1935 5 жыл бұрын
Have you heard we dont knw how to speak somali
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Gabdhaha Soomaaliyeed masaakiimo waaye. Wallahi haddaad i aamineesaan intaan anaga Ragga u qabano ma u qabtaan dumarka kale ee aduunka taas kadib Bahdilid ha u dulqaadanina, anagoo ubad dhalno, korino, Reer ka dhan dusha saarano qiimo tirid iyo naag kale in laguugu qalbi jabiyo ha qaadanina wlhi. Iska buriya ninka beejadiisa ka adkaan waayo.
@warsanweedhsan6919
@warsanweedhsan6919 5 жыл бұрын
😢😢😢😢 ilaahoow nin ha noo jebin nimanka qaar waa cadow illoow naga najee subxaanallaah
@sahrasalad461
@sahrasalad461 3 жыл бұрын
Wlhy waa qiso cajiba lkn hadaney maskaxda wax noqon waa qof adag subxana lah adunka intad jogto wax walba filo lkn ka gudubo naftada ha haligin casharna ha ku noqoto isaga & reerkisuba wey qiyamen ilahey ba uga arayo dulanka ilahey rali kama aha 😭. Waxan ilahey uga baryaya inu gabadhas ilahey xifdiyo ayada& gabadheda adun &aqiraba siyana nolol raaxo badan oo ay kaga nasato wixi so marey insha allah😍😘🌷👩‍❤️‍💋‍👩
@munahassan7406
@munahassan7406 5 жыл бұрын
Exactly walahi waad igu banantahay doqontas xunee saas samaysay waxad ogataa inaykugu dhicidonto tasokale
@caaliyacunaaye981
@caaliyacunaaye981 5 жыл бұрын
Mamo canab sheekadaan madaxaa igu xanuuney Calaamo Allah haku rido kaas iyo inta lamidaba wlhi dhaawac Ka weyn majurto xanuunka waan xareemadaa uff dadka aan damiirka laheyn markuu dhaho waan kuu geynaa iney diido ayey aheyd ileen iyadu weey ogeyde
@dhucdhucofficiall9158
@dhucdhucofficiall9158 5 жыл бұрын
Gabdho badan illaahay ha urumeeyo hamigoooda
@dekasabriye3725
@dekasabriye3725 5 жыл бұрын
Qiyaano badana ninka waxa Iga daran nagta dumashida laga dhiganayo adunka qiyamo an ugu necbahay haka tagto weku saxan tahay Lkn nolol kale ha sameysato, nin xun ciilku ku baday ragba howga cagine nasibka markale cugo an leyahay walashey
@choukriahmed-yacin8176
@choukriahmed-yacin8176 5 жыл бұрын
hooyo thanks wallahi wan ilmeyey runti 🥺😢
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 5 жыл бұрын
Walaahi waa qiso cajiibleh maamo soomaliyed kaaliin waxan layaabanahy mar hadii aad ubadheedhy inaad hawshaa gasho qarintu inaanay barako lahyn waana xaaran xaga alle wax kuu xalaal ahaa inaad kala qarsato alleba qarso kuma odhan
@amishmuse8026
@amishmuse8026 5 жыл бұрын
War waxas dhib malahanee gabadha samirkudheh oo maxadiroyinkadhageyso wuu qiyaameeyay lakin ilahey kusamro ayuu lajiraa
@mohamudosman9085
@mohamudosman9085 5 жыл бұрын
wiil aabiii saas oo kale BAA loo caqliyeeshaa
@ruweydacibaar460
@ruweydacibaar460 5 жыл бұрын
Alla mamadan wan iska jeclahay ilahay akhiriyo aduun hakuu naxariisto mamo nimanka qaar waa cadal aad gacal moodo wlhi lkn walala jira wana laga jira qosolkiisa badan yuu idin sirin
@lylalool7370
@lylalool7370 5 жыл бұрын
Allahyo raga noohade dumarku waa wlladode mahadhayso khiyamadasu
@som1
@som1 5 жыл бұрын
That is heartbreaking. Sounds like a movie not real life. I want to cry for her walahi.
@beygadaalo7670
@beygadaalo7670 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa sheeko qurux badan oo iga qoslisay alla maxa Canada ahalu naar jooga
@AnfacD
@AnfacD 4 жыл бұрын
BEYGA DAALO, walal hana dhihin saas Canada dad fiican oo helo jana ah way joogaan
@bilanqaali8027
@bilanqaali8027 5 жыл бұрын
nin haduu so dhaxo lug baa u lawan haba ka yeelin inuu so dhax
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
bilan qaali saxiix
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 5 жыл бұрын
Subxaana laah. Miyuuna Allah ka baqaynin xaasidsanaa.ilaahay gabadheeda Allah xafido aamin yàarabi.
@kalsooncabdullahi7790
@kalsooncabdullahi7790 4 жыл бұрын
Qq
@kalsooncabdullahi7790
@kalsooncabdullahi7790 4 жыл бұрын
mahadsanid mama soomaali sidad ulatalisid hablaha soomalidaa thki
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Gabadha 32 jirka ah hore 1 gabar buu alle ku siyey mid wanagsan waad heli donta somalidu ku dhexjiraa calaf haduu yimado gaca o furan ku soo dhowe ha u joojin mid ku qiyaneyey
@aminaali9509
@aminaali9509 3 жыл бұрын
Asc abayo mashallah hori usoco wax yabahaan weey dhacdaa ilahow nomiciin
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Shekadaan hooyadeey ayaa lagu sameeye abaheey ayaana sameeye gabar uu qabay oo Dugsi isla dhiganjireen waagi layaraa marki dambe qurbaha leesku arkay xabadi dugsiga isla dhigan jireen ayuu abahay ku qabtay kadibna hooyadeey in uu ukeenay qado loo kariye ugu sheekeeye waaa walasheeyn ilmo abti iyo ilmo eedaaa nahay weeyso igama jabiso wuuna qabay kadib sheekada soo baxday
@maariyaxasan1435
@maariyaxasan1435 4 жыл бұрын
Wlhi wa xanun ciil badana war ragu khiyaano badana
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Subxaanalaah hadeysan waalan oo aysan maskaxiyan wax noqon it’s very sad 😞
@sharaf5040
@sharaf5040 5 жыл бұрын
waa dhawac xun allah maskaddeeda kama qaado.guurka alla baneeyey lakiin nimanka qaar qiyaano waxku radiyaan dhibtina waxay ku dhacee gabadhi soo maliyeed subxaanal
@shankaroonrahma2918
@shankaroonrahma2918 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa sheeko qosol naxdin weynaa anigu intaan iska aamusaan oon casuumaad usameeyo ayaa cabaar kagaga balaq balaq siinlahaa
@maryamaciise3104
@maryamaciise3104 5 жыл бұрын
Ruuxii ruux aaminay qayaano illaahay baa ka jaasi doono.
@habooncadeey91
@habooncadeey91 5 жыл бұрын
Axxaxx walhi wanka naxay maskiinta😥😥
@siraadhassan4116
@siraadhassan4116 5 жыл бұрын
KKKK AR NIN HALEYSKA DHAAFO NAAG KASTAAY ILMAHADA KORSO MADAX WAREER ISKA DIIDA
@salmamoha2965
@salmamoha2965 5 жыл бұрын
Siraad Hassan wlhi Beenta maha rag saynu iskugu Mashquulinaynay ayaynu nafteni ilawnay haduu ilahay ubad ka siyey korso sagana faraha ka qaad meshu doono ha maro
@asmahoodoabdi7251
@asmahoodoabdi7251 5 жыл бұрын
Siraad Hassan waa sida forget a man
@siraadhassan4116
@siraadhassan4116 5 жыл бұрын
@@asmahoodoabdi7251 MY SISTER ME FOR GET MAN BE FOR 17 YEAR HHHH CARUURTEYDA USHAQEYSTAA OO 4 WAA LUGOOYO NIMANKA SOMAALIYEED CARUUR ABAHOOD NOOLYAHAY OO AGOONA LA ARKAY AQIRU SAMAN IYO INKAARAA KU DHACDAY NIMANKI SOMAALIYED BARKOOD ALOW SAACID MAAMOYINKA SOOMAALIYED
@Cawrala10
@Cawrala10 5 жыл бұрын
Walaahi waa sheeko iga ilmeysisey hadaan run ka hadalo 10 ka hor sheeko la igu sameyey ayey isku dhowyahiin Anigoo caruur 5 ah heysata uurna leh ninkeygii naag cadaan iga raacey markaan maqaley anigoo uurleh coma galey 6 bilood saxarada iyo kaadida iyo matag sariirta hospitalka kor keeda la iga qaadi jirey sheekadaasi 10 sano ayaa ka soo wareegtey lkn markaan dhageysatey mamadaan aan soo xasuustey aduunyo waa sidaasi caruurti waa I koreen aniganna waxbarasho ayaan galey hadanna waa shaqeysataa marwaliba I cafi ayuu I dhahaa ninkaasi marka waxwaliba waa lagu arkayaa nin somali mana aamino nin o dhan anigoo yar ayaan ka baqayaa
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 5 жыл бұрын
@@Cawrala10 adiga ma nin baa tahay mise dumar waa yaabe
@dekasabriye3725
@dekasabriye3725 5 жыл бұрын
Mamo waku dawada in badan mansha Allah Allaha ku xafido hada isku Mel jogno waba ku balansan laha si an kula shekeysto on wax badan kaga faido
@Muna4r-
@Muna4r- 5 жыл бұрын
illaahay u mahad cali in badan hadadan waalan wad nasiib badantahay runtii
@Change4Life579
@Change4Life579 5 жыл бұрын
Masha allah video. Love it.✅👍😁💖💖💖💖
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 5 жыл бұрын
Walaahi way dhacdaa nin naag guursady way dhacdaa laakin nin naag uu qabo u keenaayo xaaskiisa waa musiibo ninkas inuu waalo uu raby uf uf nacas waaye naagta gadaal ka timid ilaahy Wuu ka soo Saaraa iyda bal maxy ku keenty gabadh ay ka daba timid gurigeeda iny timaado oy iska dhigto dumaashi , yaab waaye walaahi , abaayada qisada ku dhacdy waxan lee yahy gabadh wanaagsan bad tahy waxna Baraty qiyaanadooda hadad iska fogysy kuwaas goal baad ka dhalisy iyagana alle wuu ka soo saaraa
@munaali10
@munaali10 5 жыл бұрын
Waa sheko cajiib ah waan kaxumahay gabadhaa dhibka kudhacay sida loogu quriwaye rerkeeda balse in uu ushego asaga ayaa wanagsaned balse meydhicin waxaan leyahay abaayo sabirka kaasho allane talo saaro ee markale guurso
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 жыл бұрын
Alaha u saqiro nimanka sanadkan joogo amin magalaan xaqa alaha tuso ilaahow aamiin yaarabi
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 5 жыл бұрын
Asc walaaleey waxaa iga talo ama waano inaad kitaabka Quran ka xafido ood wakhtigaado galiso wax aakhiro daada iyo aduunkaagaba ku anfaco hadaad karaadsanaysana oo shaqo eey kuu tahay a u wacdi walaalayaasha meeshan kuxirana waxaan usheegayaa in ay aqligooda isticmaalaan anaga waxa aan nahay dad muslima wax dhaqan noo ahna way jiraan wax Diin noo Ehna way jiraan marka hore waan in aad wax walbo ku saleeysaa diintaata teeda kale waxaan idiin sheegayaa gabdhaheena soomaaliyeed iswaydiiya ilaahay maxuu oogu ogalaaday ninka ilaa afar xaas naagtana loogu diiday, naagta way kaydisaa ninkase wuu siidaayaa marka ilaahaygii na,uuntay maslaxadeena ayuu sidaa uyeelay marka labaad nin ilaahay waxa usiiyey in uu handle garayn karo marka sadaxaad ilaahay waxuu doonayaa inuu taranka bato waxuuna ninka raga ah ku abuuray hami ama rabitaan ah in uu tarankiisa bato ilaahayna waxa uu ugaliyey xubinkiisa taranka marka who are you to say no teeda kale ee meesha ku jirto waxa ay tahay ninkan shalay baad aragtay asagoo wayn oo surwaal iyo shaati xiran ma iswaydiisay hooyadii dabadeeda kasoo saartay ee dhashay lagu soo jarjaray sagaal bilood caloosheeda kusoo siday xaarka khasoo dhaqday ilaa adigu waxaad aragtay asagoo dhisan oo carfayee hooyadii habeen iyo maalinba haduu caafimaad qabo ama hadii uu jiranyahayba lasoo taagnad oo lasoo kufay oo lasoo dhacday ma iswaydiisay halkuu ooga soo dhaqaaqay maxaadse ismooday mahooyadiis baad kafadli badantahay sow ilaahay ma Oran war guurso oo lamaanee allaahas ayaa ubaneeyey in uu labeeyo sadaxeeyo afareeyo hadii uu awoodo oo simo oo uusan ukalabadin ee adinka Kaligiin laidiinma gudin nimankee ka leexda maxuu ilaahay midba mid oogu sunti waayey oo oogu dhajin waayey ma uusan yeelin with he’s on reason marka back off baan idinleeyahay ilaahayna kaxishooda oo iska daaya dagaalka aad allaah kula jitaan waa waxaas waxaad meel lagaari waydeene kiise idinka yeelaase idinka xun gabadhana haday wax wanaagsan sameeysay oo ilaahay raali ka yahay ilaa iyo hada nin la,aan ma,ahaateen wax in way heli lahayd iimaankana kama tageen haday sabri laheed wax kafiican baa ilaahay siin lahaa hada jaamacada nin ha u noqoto hadee ileeyn ilaahaygii ku uuntay kama aqli badnide walaahi waxaan ahaa tan xataa lamasayrta saaxiibadeeda laakiinse markuu ilaahay iimaanka isiiyey alxamdulilaah anaaba laraadinayo gabarfiin oo ilmahayga walaalahooda dhasha inshaa allaah xaweenka soomaaliyeedow waxaa iga tala ah gabdhaha yaryar eed guryaha kaduminaysaan iska daaya waayo waxaa laga yaabaa gabadha yar in aysan haysan markaas aqli kufilan oo ay go,aan ku gaadho subxaanalaah bal haweenkaas maxay shaqeesteen guryaha dadka duminaayose war ilaahay halaga baqo oo guryaha muslim ee aad kala tuuraysaan hala,iska daayo ilaahayna kaxishooda aduun waa mataacal quruure haadaa wasalaama
@bosmanabdulle4851
@bosmanabdulle4851 5 жыл бұрын
waxan kulatalin laha inaygursato waayo midka fican bayhelaysa insha allah
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 5 жыл бұрын
Kkkk walee hada ka hor gabadh baa igu tidhi ninkayku naag baa qabay muqdisho baan wada joognay oo wuxuu ahaa darawal bus wuu iqari jiray naagtisa cishaha buu soo mara oo soo casheeya markaas buu dhahaa bus kii baa gerash igaga jira. mar mar habeenkii baan shaqeeya wuxuu waday long time allahu akbar
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 жыл бұрын
Tan la keenayaa iyadu doqonimo iyo indha adeeg bay isku darsatey. Siday u ogalaatey naag min weyn. Gurigeeda timaado oo waliba cunto bariiskeeda.
@munocali9272
@munocali9272 5 жыл бұрын
Kkkkk riwaayadey lajileysaa farxad bey heysataa
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
Wa xolo
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Dee iyaduba ma ogaa laga yaabaa
@hodanabkor7816
@hodanabkor7816 5 жыл бұрын
Ekram Abdirahman Naago Nooc badanaa
@halimamahamud1995
@halimamahamud1995 5 жыл бұрын
@@seibjilly7603 wwo ogrhy sbbto aha tan gurigs ninka wee ku dhageys ama hbbi hdl kaasofakayo tantimdy wee ogthy koley
@yahyeibraahin4695
@yahyeibraahin4695 5 жыл бұрын
Nimanku wa qashin qiyano badan badanka
@nuurafarah5734
@nuurafarah5734 5 жыл бұрын
Asc walala mam Somalia wan ku Salamaye abtiiyo kkkkkkkkk
@saadaqmaxamed2926
@saadaqmaxamed2926 5 жыл бұрын
warkaaga toosi fakinyahow🖕🖕🖕
@1saamax
@1saamax 5 жыл бұрын
Adigu soo nin matihid sheeko run iyo been waxeey tahay aadan aqoonah inaad raggii u caydo soo khalad ma ahan.
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 5 жыл бұрын
Xanuun waaye wallahi bal ha gursade muxuu ugu keni qayamo badana
@meysooumer1261
@meysooumer1261 5 жыл бұрын
Masha allah
@farhiaali5107
@farhiaali5107 5 жыл бұрын
Subxaana laah kan oo kale maa aduunka jooga subxaana laah bal maxuu faq iidey nin beenta Badan maradiisa sheegeeso
@idilqalanjo
@idilqalanjo 5 жыл бұрын
Asc wr wb. Mama waxaa tiri waxay gabadhu tiri waad ikhayaanteen ilaahay ha idin khayaanee marka ilaahay wax ma khayaano intaas waxay iga tahay sixitaan waad ku mahadsantahay mama I always watch video yadaada I really love it I love you mama somaliyeed 😘😘😘 Marlabaad khalad ha ii fahmin mama sixitaan bay iga ahayd ok 👍
@abdallaomar1434
@abdallaomar1434 5 жыл бұрын
calashaan waxa waye sida igashe Allaha ka abalmariyo
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 5 жыл бұрын
Mamo tell lagaala soo xiriiro hadaad leedahay let us know thanks
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 5 жыл бұрын
Maamo lkn su'aal wiilka ey gabadha danba dhashay miyuusan Aabe deheen aabihiis halkas wali kafahmin?
@ifraaxmaxamud333
@ifraaxmaxamud333 5 жыл бұрын
Ifraax waa runta dumarkeena waxbaay qariyaan timirlafaa ku jirta
@munadagan5500
@munadagan5500 5 жыл бұрын
Ifraah Abdi hahaha wa runta gabdhu mesha ha inaga so hubiso
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
Dee isagu lama joogayo iyaga unbuu isku keenaa deedna waa takaa ilmuhuna inaay yaryar yihiin baa laga yaabaa
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 5 жыл бұрын
@@seibjilly7603 ilmuhu wey yaryihin oo aabe magarin in ey kudhawaqan waa macqul taas lkn wutagayaa oo majoga mashaqeyneyso waayo carur aabahod marwalba waa kuwii aabe yiraa waaqasab.
@nagibabdi3183
@nagibabdi3183 5 жыл бұрын
Waxani waa ku tidhi ku teen waxyaalo bdn ba ku jira oon si fcn loo faahfaahin dumarkuna wxn wey iska jecelyhiin
@anabmohamed
@anabmohamed 4 жыл бұрын
Raga somalii gabdaha Wey qalbijibiyan lkn Allah ayaa laxisabtami doona
@sadioosman1474
@sadioosman1474 5 жыл бұрын
raga somaliyed waa dahab in yarow dunsan ma hine dadka isku mid ma ahan waa farahow kale say Ku simanin bayku sinin marka raga iskumad ma ahan by
@elhanabdirahman7345
@elhanabdirahman7345 5 жыл бұрын
Maamadas xaasidada cadaabta alaha kuciqabo inshalaah laakiinse jaceylkii dhabta wuu usoosocda farxada weey udhanbeysa gabadhaas ninkaasna waxbaa u dhanbeya
@iftinahmedsabriye6002
@iftinahmedsabriye6002 5 жыл бұрын
Warkaan macquul maaha ilmaha aay dhashay mida qadada loo karinayo aabahood aabe ma dhahayaan miyaa
@nasraqaali7050
@nasraqaali7050 5 жыл бұрын
Ilmaha yar yar nimanka dhan ay aabo dhahaan.
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 5 жыл бұрын
Sheekadan fake waye ilmaha aabo madhahayaan dabcan stop 🛑 fake story
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 5 жыл бұрын
Nasra Ahmed shekadan igama gadna
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 жыл бұрын
Iftiin.ala ma ila atagtey beenta lugaha leh oo socota naagta dambe oo lagu leeyahey walaalka lahadal wuu soo dhaxaaye kkkk
@khadijoquruf
@khadijoquruf 5 жыл бұрын
Naago laisla qaboo isu imanaya aaan isogayn😂😂macquul Maha shekadaaan
@nochatter7134
@nochatter7134 5 жыл бұрын
SubxanAllah wa sheeko Yaab leh.
@shamsodaauudaadan9577
@shamsodaauudaadan9577 5 жыл бұрын
Wlhi we naxday miskinta wa aaaax aaax waxanunu walahi hadey na walan nasibkeda
@Sahan12341
@Sahan12341 5 жыл бұрын
Aad baan ooga xumahay Abaayo canab ana midaas mid lamid ah ayaa igu dhacday aan kaga sheekeeyee xageen kala soo xariiraa? 🇸🇴🌹👍
@Maxamed-fp7uo
@Maxamed-fp7uo 5 жыл бұрын
halow
@Sahan12341
@Sahan12341 5 жыл бұрын
Maxamed123 hello
@libansharif6872
@libansharif6872 5 жыл бұрын
ALLE WAA HEEYBAD BADANE. BILAAWGII AADANAHA AYEEY HOWSHAAS SOO BILAABATAY. QEEYB WAA CADAAB ADUUN SIDA KUWA HADA AAD KA SHEEKEEYNEEYSO OO QAYAANOOLEYAASHA WADA AH. KUWANA JANADA ADUUNYADA AYEEY WADA HEEYSTAAN, HALBO OO UU U BAGAANBOGAY AYUU HEEYSTAA AMA 2,3,4, OO SARIIR WALIBO ISLA JIIFANAAYO SIDII LEEYBIYAAN OO KALE SI FIICAN UGU RAAXEEYNAAYO. Waxaan si RAGANIMO ah u weeydiiyay sida labo naagood uu qabo ku ogolaadeen hal sariirna u jiifanaayaan. Waxuu yiri, tiibo hal mar dhibcaha ah ayeey leedahay ilaa tan kale doorkeeda ay qaadato. Markaas ayagaa is xaasidnimeeynaayo tan doorkeeda la joogo waxeey rabtaa ineey ku dareensiiso in ay tan kale ka adkeeysi badan tahay ,markaaseey saacado enough ah istamateeco kuugu raaxeeynee, markaa maraan dharbo la wadanin ayaa jirtay 20 iyo 30 iyo xataa waxaan fiirsaday film cadaan cowboys ah oo nin indhoole ah uu qabo 100 gabdho iyo naago isugu jira. Bistoolad uu ku soo dhacsanaayo tii laga dulmiyo oo dulmi watayaasha uu meel iska saaraayo.
@sadiacisman6971
@sadiacisman6971 5 жыл бұрын
ax Ax ax murugo badanaa xanuun badnaa Anaa is Monday ciil badnaa
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@fardushassan6675
@fardushassan6675 5 жыл бұрын
Asc habo thanks for your history habo wlhi sheeko Dan maseerbbay igu abuurty wlhi odaygayga 3 habeenbuu shaqeyaa lkm wlhi aadban kalsooni ugu qabaa lkm majecli inuu habeen shaqeyo 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@intisammohamed4816
@intisammohamed4816 5 жыл бұрын
Fardus Hassan insha allah khayr noqon byo
@HAMZAHamza-bl8jh
@HAMZAHamza-bl8jh 5 жыл бұрын
Fardus Hassan Naa nin ha amiin ee iska ilali hadhaw hawalan
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 5 жыл бұрын
Raga somaliyeed waa wacalo Walaahi qayaanada maxey ku jecel yihiin yaa iiga jawaabo
@abdiassisbarre7965
@abdiassisbarre7965 5 жыл бұрын
wacel ma jiro ubadkasta aabo iyo hooyo ayaa iska dhalay ninka cabsida raga ama tan naagtiisa tee daran ilaah ayaa u baneeyey
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 5 жыл бұрын
abdiassis barre kkk ilaahay qof na uma baneyn beenta waana xaaraam in been la sheego ilaahay ka cabsada oo niman jeesi iska dhigo oo u sheega xaasaskiina hadii ay dhacdo inaad guursataan gabadh kale ama way kula jooji ama way kaa dhaqaajin ayagay u taal taas adinkana ma dhalin oo hooyo iyo aabo ayaa dhaley qiyaano ilaahay ma baneyn adinkaba ka jeclidiin in laydin qiyaano sheeko bal fiiri ninkan wuxuu sameeyay ayadaaba doqon ah oo wali ninka ayay rabtaa walee nin saas ii galey talo iyo inaa la sii joogo waa calaacashoo timo ka soo baxey Waan ka tagi lahaa
@babyfoodchannel6461
@babyfoodchannel6461 5 жыл бұрын
@@shukrihussein1043 wacalo weye abayo🤣🤣🤣🤣 nin raga haday yihiin ha is cadeyan
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 5 жыл бұрын
Dumarka cadaabta uubadan wa somali wlhi wax ka dhaqan xuun oo ka adaab daraan majiro nasiib xuma raga somaliyeed shiit
@nasraismaail3060
@nasraismaail3060 5 жыл бұрын
Subxaaan allah anigaaba hada dhagaysan waayay gabadha ayku dhacday maxaad moodaa illahayoow ugargaar gabadhaas yaas allaah
@kiinadenzaliid4720
@kiinadenzaliid4720 4 жыл бұрын
Wlhi wa qiso xanuun ah ala ninaaa naarta kuwaar dheh
@mohameddaganem4412
@mohameddaganem4412 3 жыл бұрын
Walaley shikadadn jeclaxay wlh mashaallah wacyagalin bat besha kuxrysa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Midna xaaskiisa saaxiibteed ooy Derisna yihiin ayuu qardadey.... Tan kalaa umusha ka saarta mar walba... oo cruurta la korisa waayo nin Afrika jooga bn guursadey bey ugu sheekeysey..... Da, dii afraad ayey arintii ka Qaraxdey ninkii.
@sadiaabdikarimmediapro6672
@sadiaabdikarimmediapro6672 5 жыл бұрын
Aniga sheekadaan waa diiday sababto gabadha lamartiqaadayo maxaa loshegay o rerka qadada usameye uyahiin ileeyn qof rer hebal laguu wadaa ladhihin iskamaso aadayo martiqaadkee halkaa I kala cadeeya inta fahanty
@se1059
@se1059 5 жыл бұрын
Ceeshkeedu ku qabay tan inabtidii ihi may iska diido gabadha uu khiyaameeyay inay cuno u kariso oo ay gurigeeda tagto adna sidaas buu kuu khiyaamayne taa ku bushaarayso
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 5 жыл бұрын
Subhana. Allah. Alle. Kangan shartooda. nimanka. Somaliyed. qayaano. badan. oo. Kufis. badan. oo. been. badan. oo. Indho. Adeeg. badan. oo. Af. Ku. Xoog. badan. oo. hagar.daamo. badan.
@borsoyinfashionbags9970
@borsoyinfashionbags9970 5 жыл бұрын
Aah waan kanaxay maskiina qalbiga allaha udejiyo maskinta lkn maha inee. Ujoojiso waa inee hore usocotaa oo aay foojignataa nin wax walbaa laga fishaa lkn yaysan nolol dhan uga tagin asne wuu iidhaqmaa miyaa naagbuu adunka noloshiisa ka quusiyaye wixii qiyaamoloshin ah allaha xaqa hatuso
@leylomahamud8902
@leylomahamud8902 5 жыл бұрын
Maamo illheeya kabaqa xaadis kasheke
@mohamedkamil7252
@mohamedkamil7252 5 жыл бұрын
Naaktan maaqlaa (Friend iyo Dating ) yaab (Western cultures iyo Social-Media) waxyabahaa an kadhaxalnay wakaaa
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Iimaanla' youtube bay arsaaqad mooday bixi dharka adna barri kolba sheeko beena soo alif balaayayay ummada Allah haydinka qabto m alyuun baa macsidii faan ku noqotay bay is tidhi
@munocali9272
@munocali9272 5 жыл бұрын
Waaw aad ayey uyartahay haguursato wey yartahay sidaasbaa fiican waa imtixaan dhib maleh waa aduun waalagusabraa wax walbo ilaahbaa kaa bad baadiyay marka kulatali iney guursato noloshu marna waa qabow marna waa kuleel sabar eee kasoco
@munahassan7406
@munahassan7406 5 жыл бұрын
Walashay guurso carurtada ayaa ku anfaci insha allah
@abdisalanalimohamoud3563
@abdisalanalimohamoud3563 5 жыл бұрын
wallahi waa qiso aad u layaab badan
@amina8700
@amina8700 5 жыл бұрын
sheekadan ma dhaagysankarnee mom naga baandhee, madaxa baaba igu xanuunaye.😭😭😭😭
@istahilnor1953
@istahilnor1953 5 жыл бұрын
Amina D haa wlhi anoo maseer ihaayo cawa meeshaan maxaa ikeenay
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 5 жыл бұрын
Ilaahay haydin qiyaano aa subxaan allah..astakhfuralah
@luulmoha92
@luulmoha92 5 жыл бұрын
War.dumaraw.xasadka.iskadaya.oragina.hakumashqulina.alla.ubaneyay.xaskale.qoyano.maha.qarintana.xalbey.modene
@mubaarikabdlaah3036
@mubaarikabdlaah3036 5 жыл бұрын
Mamo qof fiican oo nolosha dhinc walba fami karta ayaad tehee waxan ah gabdh somaliyeed oo qiso haysto ayaan ahy ee aan kaga sheekeye labar iso sheeg wll plz
@suhuurmaxamed687
@suhuurmaxamed687 5 жыл бұрын
Aniga ma amisanid inu qof I niyad Kevin karo wax kasto horay ayaa Logan socdaaa inshallah wax xun alle mama tuso
@abdullahaziz7470
@abdullahaziz7470 4 жыл бұрын
Walhi waa xanun anika rag ban ahay lkn waa arin xun lkn waxaa nihi lhaa abaayo markle traying samey nolsha haka qusan ilahey mid wangsan inuusiyo ayaa macqul ah ilahey nxrista lakama qusto ha quusan insha allh Allah bdl ka kherbdnn allh ku siiyo lkn tdal oo ha quusan walashey ayaan bilhi dhihi lha
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
soomaaliyeey hala is tageero. intas ayan waajib nagu ah
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 жыл бұрын
Horay u soco
@sacdiyoabdi572
@sacdiyoabdi572 5 жыл бұрын
Abayo.haiskujabin.nin.eekuurso.walaal
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 4 жыл бұрын
Canabey qisooyinkaaga nala wadaag fadlan
@amiraaqueeny5829
@amiraaqueeny5829 5 жыл бұрын
Maamoy maxaad island kala wadwadaa qof weyn baad ba rahay,xishoo ha ,' iskala wadwadine.
@fardowsaali3366
@fardowsaali3366 4 жыл бұрын
Kaas ⛽️ basiin ayan ku bilbilaha ileen qiyaanada weyna waaye Nin kaas cafis malahan illhaow ayan ka magan galay ninka noocaas eh Mid baan hada ka shakisanay Lkin naag walan baan ahay masyr dumarka somaliyeed way sheektan masyerka lkin aniga naag walan baan ahay walee Basbaas iyo biyo karkaris way ka weyn tahay ⛽️🔥🔥🔥🔥 👈🏻🔥🔥👈🏻🔥🔥👈🏻🔥🔥🔥👈🏻🤣☝🏾
@shamsodaauudaadan9577
@shamsodaauudaadan9577 5 жыл бұрын
Alaaa xanun badanaaaa ilahey ha usaqiro qalbijabkas anagana alaha naga hayoo wkhi aniga ban ismoday
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 жыл бұрын
Maan.sha.allah.mama.somaĺi.wAxaan.jeclay.qosolkagaa.allah.ha.kuu.xafido
@shukrishuceyb8449
@shukrishuceyb8449 5 жыл бұрын
Imaan ayey leedahay sory waan ka xuumahay ineey taas ku dhaacado alle huukaragaro ankaane alle naakum keeno allahum amin yarbi
@CosobAli
@CosobAli 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahow qalbiyadeena adkee hada ani ayaaba ismooday waan ilmeeyay wlhi
@amishmuse8026
@amishmuse8026 5 жыл бұрын
Masha alah waa nin wanaagsan
@sahracabdi9105
@sahracabdi9105 5 жыл бұрын
Asc habo waxaan donayaa in aan kula soxiriraa please number kaga isoqor talo ayaan karabaa
@yaheiwali7517
@yaheiwali7517 5 жыл бұрын
Hhhh waxaas ayaan ku necbahay gabdhaha soomaliyeed. Way kaa daba shaqaynayaan haday is helaan. Waan ka naxay miskiinta ay saasi ku dhacday. Ilahay mahadii somaliyad man huursan.
@raxmoruun8123
@raxmoruun8123 5 жыл бұрын
Xanuun waye lkn waxa oo dhan waxa usabab ah dumarki dariskeeda ahaa balayo dumarku mexey ahayeen firi guri dhisan bey sabab unoqdeen inuu burburo alah banu kamagan kalnay gebedhana alah waxan uga baryaya inuu alah qalbikeeda uu katirtiro dhibatadi sogartay alahuma amiin amiin amiin
@rodaabdirahman1496
@rodaabdirahman1496 5 жыл бұрын
Alxamdullilaah she got her self back.
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897 2 жыл бұрын
Labadii isqoontaa qofkaleeto aanheeyn sideelookla qancinayaa
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897 2 жыл бұрын
Ok
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
Hada kahor gabar ayaa igu tiri ninkega naag aan daris ahayn ayuu ilmo kadhalay kadib ayaan ogaaday asagoo shaqo igu maqan ayuu dariska qabaa kkkkkkkkkkkkk
@mumtaazcadey3195
@mumtaazcadey3195 5 жыл бұрын
Sharafeey Cadeey hooyadu waa Lama huraan saa mexey subisay markey ogatay
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 жыл бұрын
Waa khisadii iigu yaabka badnayd ee aan maqlo. Cajiib
@fatxiaxmed2230
@fatxiaxmed2230 5 жыл бұрын
Nin waa baastar daneesta ah lakin waa laga danesta nimanka noocaasa
@deeqoabshir3720
@deeqoabshir3720 5 жыл бұрын
Fatxi Axmed sax kaas dib looma fiiriyo in uu dhinday aya laga soo qadaa nin ku qayamay
@elzunaariofficial1935
@elzunaariofficial1935 5 жыл бұрын
Meshas ninka wax qalada kuma lahan hoyadi aya kuqasabtay nagtan ilma abtiga aay yihin.nagtana wuu jecel yahay kamana marmo marka maxa rabta inu sameyo. Labadaran mid doro furitaan mise iin lakala qariyo waye
@nochatter7134
@nochatter7134 5 жыл бұрын
Fatxi Axmed 😂😅kkk
@fartuncabdullahi7692
@fartuncabdullahi7692 5 жыл бұрын
Nin wax qaris
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 4 жыл бұрын
Mama shekadada waku raxesta wlh m.a si maskaxiyan udhagesta
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Lama yaa in gabar yar oo lala guursada 4baa loo baneyey haduu awoodo lakiin waxa aad II dhawacay walaashay ee casuun sidu u aminay naagta kale inu u keno wax walba ku samayn kartay intay maserto len tani iska illalin maysee war sirta iska daaya gabadha hadal ka garka ahaw hatagina gabdhaha aad ragooda la gursaten idinkoo indha indhaynaya waa ceeb habahdilin adana ha is bahdilin
@souhaybwacays1083
@souhaybwacays1083 5 жыл бұрын
Anaaba arkay walahi 2005 ayaan adisababa nin an saaxib ahayn hoyadeed igi tidhi nin inader kaya ayaan qarsoodi igu qaba iyaduna uurbay I lahayd xaaska kalana caruur umay dhalin ingiriiska ayay katimi wuxuna kuyidhi markay I dhoofiso anaa u sheegi doona markaa malin buu kuyidhi nookaly bari qadada isgana dhig inad na soo martay ana nala qadee baanku odhane walahi wayla soo qadaysay galab tii makay ka timiday bay iiga sheekaysay inan teedana wala qabay laakin qof iska dayer bay hayd wiil bay udhashay mooyi halkay imika ku danbeeyen wan kala halowney walahi
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Hadaanka shekeyo waad oyaysaan walahil cadiim
@maryamaganaane6014
@maryamaganaane6014 5 жыл бұрын
Lkn ninkaas nin iyada jecel buu ahaa saas awgeed buu uga qariyay niman badan buu ka fican yahay inkastoo ay xanuun tahay , ilahay hanaga badbaadiyo
@rowdaali3273
@rowdaali3273 5 жыл бұрын
Abayo kaas inyar oo jacyl xitaaa Uma uuqabo because hadu jacayl jiro si kalsoni leh Buu ugu. Sheegi lahaa lkn kaas waaa khaain
@istahilnor1953
@istahilnor1953 5 жыл бұрын
Rowda Ali haaa
@istahilnor1953
@istahilnor1953 5 жыл бұрын
maryama ganaane nin haduu kula guursado ifur maba ladhoho dhuunta loogalaa
@halimaali9473
@halimaali9473 5 жыл бұрын
So painful story
October 21, 2024
28:02
mama soomaali
Рет қаралды 6 М.
Balantii aan qaadee ii hirgshay (qaybtii koobaad)
40:34
Luul youtube
Рет қаралды 229 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 62 МЛН
Naag Baadariyad ah oo Mucjizo Layaab Leh la Kulantay
21:39
Sheikh Bacadle
Рет қаралды 474 М.
August 25, 2024  TOLOW BEERTAN YAA ISKA leh  REER  AUSTRALIA
22:42
mama soomaali
Рет қаралды 9 М.
MAREYKANKA IYO MW XASAN SHEEKH (4941)
1:00:16
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
3 CALAMADOOD NINKAAD KU ARAGTID  GO AN BUU KAA GARAY KATASHO
25:02
mama soomaali
Рет қаралды 173 М.
Wiil Soomaali ah oo lagu ganaaxay 47 kun oo doolar - Mucjiso
11:44
Shiine Culay
Рет қаралды 221 М.
SIR  NINKAAGU KUGU JECLANAYO   OO UU KU DABA ORDI DOONO
33:26
mama soomaali
Рет қаралды 110 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН