Eeddo hore u soco umaddu way isu eeg yihiin ninkaa calasey ha u joojin from khaatumo love you eeddo ❤❤❤❤
@NasroNasro-c9j2 ай бұрын
Abayo ilahy kabaq wiilkan raxan waynimadu way kamuqata malin uun waxan bananka way imanayan wanad isoo xasusan dontaa
@waberihassan78672 ай бұрын
Asc umada somaliyed Aj walal hadi ay hooyada ama abaha ama walalaha so fadhiisi oo adiguna caadeyn keen ishaallah
@Duqabto2 ай бұрын
Waxaan maqli jiray maraykanka markii qof madow ab soo caan baxo baa dhib loo maleega hada somalida sidii ayay biloowday waa sheekadii farango Subxanallah waagii baryaba warcusub baan sugaynaa marka layaab majiro horay u soco
@farhiyaali11832 ай бұрын
Edo macan dadkaan warkoodaa kaa bax guulayso edo❤❤❤❤
@xafida1232 ай бұрын
Mashaa Allah runtii oomaar waa nin qalbi fiican
@malaboa5912 ай бұрын
DNA ayaa lagu kala baxaa oo qofaan ku dhalin kuma dhaheeyso waan ku dhalay , laakiin wiilkaan AJ wax buu inkirooyaa oo waa nin cabsi ka muuqato oo hooyadaas wuuba u egyahay Waqtigaan leesma inkiri karo DNA ha ogolaado in laga qaado inshaa Allaah
Aaway aj hooyadii iyo aabihii maxaa wareer keenay🤓
@XaliimoMuuse-n8r2 ай бұрын
Daahir calaow waa sheydaan ilaahey ka furtey
@ummuisra67212 ай бұрын
Ha u joojin daahir mooryaan
@AhmedSaid-ow2ds2 ай бұрын
Cumar waa nin rageed illahow ku xafid
@FatimaJama-d9m2 ай бұрын
Cumar illahay ha ku xafido
@Janno1902 ай бұрын
Hooysdii ayuu dafirayas😂😂😂
@sucadoaxmed51632 ай бұрын
Aj walalo wan.ku.salamay walika ciyarmah inad ku qososho Mahan cumar taladiis qado
@fahmoali19202 ай бұрын
Mogoo Aj family anaa seattala kula joogee aman aniga ku dhalay
@adenabdiyussuf59212 ай бұрын
Aniga waan aaminay clipka aan arkay Aj should not deny his mum. It is not good
@fadumakabdi27912 ай бұрын
Edo AJ waxan ku weydinaye dadkan ku dhahayo wa isku a ektihin warkoda kabax midda kale away hooya iyo abaha iyo xafadda a ku so kortay ciyaali wardhigley bad ehed caan bat ka ehet dadka ku dhahayo DNA iska qaat war bax dheh wiil edeb badan bat tahay o rerkisa ku faraxsan allaha isku kin dayo.midda kale lacag hakula ordin sug fikirkoda dhageyso fiiri saasan kula talinaya❤
@halimahassan-pd2fq2 ай бұрын
DNA is the only way brother ❤😂
@amalahmed99232 ай бұрын
He won’t accept DNA because he knows he’s lying.
@ummuisra67212 ай бұрын
Daahir iyo kuwa la socdaa rajo ma leh Views bay rabaan
AJ INA ADEER HABARTAAN ARKAY OO KUU EG KA GARBAX OO RABBI KA BAQ.
@NewUberEatsDeliveryGuy2 ай бұрын
Málaga yaabaa inaysan advantage ahayn EE run tahay maxaa diidaya haduusan wax qarinaynin inuu cadeeyo oo qutbada kale layska daayo
@yasmiinanas63032 ай бұрын
AJ looks very stressed 🥺
@amalahmed99232 ай бұрын
Because he’s lying .
@IfrahAli-d5s2 ай бұрын
Aaway waalikiisii wiilkaan ? AMA walaalo ma jiraan
@amxaar2 ай бұрын
Adi. Reerkaaga sow ma Lakeenin. Been. Ma Keeno. Daahir.
@ragemohamed38432 ай бұрын
Ninkan gabadha wey isku egyihiin haddi alle laga baqayo
@shafinoor70312 ай бұрын
Ninkan maw iska bari yelo
@ragemohamed38432 ай бұрын
Ninkan sheegatuu noqday
@ragemohamed38432 ай бұрын
War nin miyaa jira hoyadiis inkiraya war ninyahow hoyadiis weydii omaarow ninkaan hoyadiis ma yaqaano miyaa ma wacalbaa mise ninkan mentali miyuu u jiran yahay
@SakariyaDeeq2 ай бұрын
Xasan an radical mahan ceeb lkn adigu gar exercise hagglin islantu wa may maxatiri mataqaan
@huda91052 ай бұрын
War hooyada ha ikirin hooyo mcn waa u egyahay
@MADINOMUXIDIIN2 ай бұрын
Qof ba mar maa lagu dhagaa waa yaabe
@MohamedAbiib-n3w2 ай бұрын
HADDAAD ISHUBTO DADKA QANNCI OO DNA.ISKKA QAAD HOYADAA.. HHADDDAFIRIN. WAAD U EEGTAHAYE OK
@KvikkLunsj-t1g2 ай бұрын
Aamus doqo yahow
@alinaaden76742 ай бұрын
Maxkamada caalaso way toogsanaysa
@HindoOmarAfahSi2 ай бұрын
Guuuleyso eedo waxba kuma yeeli karan dadkas jalaska ah noloshiina qurux da badan ayaa laga xun yahay
@amxaar2 ай бұрын
Walee. Gabdhas ku eg tahay
@fosiyaseid14032 ай бұрын
Waa war iska cad
@LibanGondo2 ай бұрын
Kkkkk
@amalahmed99232 ай бұрын
She went to other places ( illintir) looking for you. She doesn’t need your money, is he trying to silence her with money .. she needs DNA not money.
@ragemohamed38432 ай бұрын
DNA HADUU RABO HA ISDIYAARIYO HADUU RUNTA SHEEGAYO MUXUU WALIDKIISA UGA CARARAYAA WAA AQIRA SABAN NINKAN WALAAHI WAA RUNTIIS NIN WALIDKIIS KA CARaraya waa cajiib
@Jibriil5952 ай бұрын
Caawimo meesha ma taalo,Angaa dhalay,ayay leeyihiin.Miyaad ku cadaynaysaa,
@usern134-h4g2 ай бұрын
Dna qofka isago weyn wu iskaqadi kra sharcigu umu ddidin
@SakariyaDeeq2 ай бұрын
Wa boor isku qari s waxbuu qarinaya 9 jir wax magaran waye
@ragemohamed38432 ай бұрын
DNA HA U DIYAARGAROOBO
@faadumosaalim96682 ай бұрын
War nin habaxarayn
@hawoali1202 ай бұрын
Duruuf yaa kahaley mamada wiil ayaa ka maqan ee dheh ma ihi wiilkagii iyo wan ahay labadas ayey mid rabata
@hawafarah24102 ай бұрын
Hooyadaas fadkeeda waa iney raali gelin bixiyaan marka hore
@nanaDada-tz2yp2 ай бұрын
Which tribe? Has always been asked to be obsessed with which tribe are you ? It is not healthy, I'm Muslim from Djibouti and you are Muslim from Somalia.
@ragemohamed38432 ай бұрын
Ninkan waa elay weyba iska cadahay lskiin waa cajiib nin hoyadiis macaan inkiraya war fusto ma jirto onaar walidii lagu sheegsyey ayaa kugu cadaaneysa dadkan nacnaleynaya kulli dahir ayey ladagaalsanyihiin
@MulkiCadaawe2 ай бұрын
Oomaar barbarroow Willkaaga Maa wax tartid
@fatal23402 ай бұрын
Ninkaan tuuga ah oo hadlaya oo Aj dusha ka saaraya dadka ku sheegtay caawi xataa hadaysan ku dhalin waa nin reerkaas ku xiran oo lacagta loo dira wax ka cunaya. Tuuganimadaada intaad wiilka iyo xaaskiisa acountkooda waydiinaysid tuuganimadaada maad adiga dadka caawisid. War ninkaan ha la iska jiro oo magaciisa noo soo sheega
@NasirNasir-m3d2 ай бұрын
war hedhe xaram eaye hoyada ha in kirin bisinka
@rashiidisack28442 ай бұрын
Wlhi dahir calasow dad wa ciilay omar bar bar o wiilkiisi lobilayo Aya hadlayo
@munahassan55792 ай бұрын
War maamada meela kale ayay ka baafisay wiilka wuu ka maqan tahay DNA ha ogolado wuxu isku qarina maamada wax kale iguma baahna
@ashaelmi35752 ай бұрын
Istaqfurulah hadey run tahey iyo hadey been tahay DNA aa jiro ogolow oo iska bari yeel aduunkan waa horumarey
@Cinnamaroll-clp2 ай бұрын
Mammadaan DNA waxba kama taqaan ee Daahir calasow ayaa ka dambeeya oo raba inuu dhulka kula galo ee ha u joojin hawshaada Oomaar ayaa kuu dhameeyey
@khaalidcusmaan27782 ай бұрын
War ilaaheey ka cabsada Islaantaas cidna kama hoos hadleeyn ee hooyada waxaa ku adkeeyd afka maxaa tiriga Ninkaan hadlaayoow qarigaagaaga xasuusa hooyadan wiil ayaa kamaqan ninkaana wiil ayuu u edkaaday cadeeyn AJ SXBA 9 jir wax waliba waa ogyahay. Waadna u ektahay Adiga hadaad dhuumata forta weey kugu godmeeysaa
@SakariyaDeeq2 ай бұрын
Wa run wana dhaga jikta lkn wiilkan laradina DNA ha ogolado 9 jir haduu ahaa wax wuu og yahay reerku baadiya kamaqan hala ixtiraamo
Muxu la fiigsan yahy aj mamada dhik u mar qanci wax weyn ma aha wil ba ka maqan hade lacg rabto wey shegi laheyd
@HalimaWasays2 ай бұрын
Aj family waxey dhehen farahu ka go an yahay bal tus gacmahaga inaney go neyn haba ka racde dadka cuqdada dishey
@idrisnoor35122 ай бұрын
Aduunka DNA jirto qanci reerka wax laga waregto mesha mayaalo maxaa lacag ugu carareysaa lacag hala siiyo taas aa gaf ah
@malaakyakub25592 ай бұрын
Sababata aat lacag ugu dirayso maxaytahay mamada lacag Kuma waydisan ee DNA ) finish ) forget enithing else)
@ragemohamed38432 ай бұрын
Omarow ninkan weydii hoyadiis iyo aabahiis dagaladii dadku wey kala dhumeen taas waa caadi lakiin waa inkaartii ugu darneyd weeye in uu hoyadiis inkiro aqiro xaguu gelayaa
@AbdiAdan-o8p2 ай бұрын
Hassan hoyada haka cararin
@fadumaomar32152 ай бұрын
Oomaar beenta jooji foosto ma jirto daahirka hor ayeey meelkale tagtay horeey kuu raadi neey saa qosol gariirka jooji xataa cabdicasiis riyali ayeey tagtay far go an weey sheegeey say ejey isbarax
@ragemohamed38432 ай бұрын
Ninkan omaar dembiga iska daa hoyadiis ma adagaa ka dhalay doqontaan ha aamusto majeerteen ma iyadaa og dadka dagaalkaa kala geeyay
@Tasniim12 ай бұрын
Waar waa been qof kasta ayaa ujeeda inay Islaantan soo lugooyeen. Maalinba qof bay kudhagan yihiin. Media isbaaro udhigteen. Omar Barbaroow sow ku sharciyeyn maayaan oo oran maayaan wakaa hooyadiis uu inkiray wakaa lacagta udiraya? Kuligiin wada caawiya oo isugu dardara.
@ragemohamed38432 ай бұрын
Nin walan weeye ninkan walidkaa waa u egtahay hadii layiri ma caybaa nin hoyadiis inkiraya war qabiil lagama hadlayo adiga cirka kama dhalan yaa ku dhalay is cadee saxiib adiga ma ilmaad tahay raxan weyn ilaahbaa kaa dhaliyay yaa kuyiri wey xunyihiin waa qabiil ilaH abuurtay dahir miyaad isdagaalsan tihiin is cadee onar yuusan qarka kaa ridin ninkan waa in uu iscadeeyaa sheegaa abihiis magaciisa hoyadiis magaceeda in uu far ka go anyahay wey sheegtay walaashiis waa sheegtay 9jir waa yaqaan walaalihiis iyo waalidkiis omarow ninkan usheeg walidkiis yuusan inkiri wuu ku cadaab munayaa omaar bootoole weeye