NAFTINA WAAD KU CIYARTEEN LKIN CARURTINA YAA U MAQAN BAL WAXAN ILA ARKA.

  Рет қаралды 10,170

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@mamahajra2614
@mamahajra2614 11 ай бұрын
Allahuma baarik abaayo, I like how you talk, very wise and I like the advice you give to the young somali girls. Very necessary at this time. ❤
@MarianSayid-t7g
@MarianSayid-t7g Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@Sofia-mv3gh
@Sofia-mv3gh Жыл бұрын
Hamday waankujeclahay runtii❤...mashaallah tabarakallah abayo mcn.
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 11 ай бұрын
Subxanallah walhi waan egi wayay Allow xishodka iyo xayada hanaga qadin😢 قال النبي صلى الله عليه وسلم: إذا لم تستح فاصنع ما شئت.
@dekaibrahim6266
@dekaibrahim6266 Жыл бұрын
Waa dhownahay xamday habo mansha Alaha ❤❤❤❤❤
@saciidshariif7979
@saciidshariif7979 Жыл бұрын
wllhi ben.maha san hore io gadal iskaga jidayey tuur yeshy lkn kuman qasarin ilahada sideydaa umbaa ku socdaa alxm alle habara keeyo labadii idhashy qasatan hooyo mcn alle hoyo mcn ajar io xasanad ka siiyo sida wangsan ee i tarbiyeyysay
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Marwo dhamaystiran hamda alle caqliga saliimka hakubarakeyo somali noloshii qarsoneyd ayey bananka kenen social media wax badan qaribey runtii Duni xishoodkii kadhamadey jognaa ❤❤❤
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 Жыл бұрын
Meeshan ku yaaban fadhiya سبحان الله allow na astun adun io akhiro 🥺😥😱
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Жыл бұрын
Xasbunallahu wanicmal wakil..wala xoowla walaquwata illah billahil.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Istaqfurulla 😂romantic waaye dhehen 😅😅
@najmomahamed4035
@najmomahamed4035 Жыл бұрын
Alx ilahaygii tiktok firsashadiisa iga madoweyey waxan camal arki lahaa ilhy hana so hanuuniyo subxanallah naftada sharafteeda wala ilaliya 🥺
@FahmoAbdicaziiz
@FahmoAbdicaziiz 11 ай бұрын
Romantigii ayey siqaldan ufahmen Allah hanuunsho
@munamohamed1078
@munamohamed1078 Жыл бұрын
Waxaas waa cabsi ayadoo runta shegi karto ayay ledahay yaan lagu dhihin tan hormar ma ahan waa dambaysaa yaan lagu dhihin😂😂😂😂😂 xamdiyey sharaf io karaamo korkaaga ha ahanto❤❤
@Hamadaisse-po8mw
@Hamadaisse-po8mw Жыл бұрын
Ufff laba laba badanaa wllhi nolashii baa khadhaadhaty supxanallah illhy kamaysn xishoon xishoodki baa laga qaady
@RiwaaCigale
@RiwaaCigale Жыл бұрын
Diin tayna islaamkaa horay udhahdy dumarkaa wax fasahaadiyo balze zabankaan waa nagu soobateen ee ilaahy hanoo maciino tankle wali dumar xishoodaajiro balse waxn kaxumahy kuwi xumaayaa naga titabaty tankle maanta ninkaa ma ceebysno oo indhihiyaaba loo xiry cidne magaranyso cidii barer cad u taqaan maahane adne mataqaanid ane ma aqaan lkn ayada waji kawaiji waane baasa boor ay soo dhigty maxkamad sidy kusuusho ay adagtahy oo ebid jiry lkn dumarka hadybo guursadaan xishoodka maalinka Ala laaskuu raacaa oo ani qofta dumaroo Ala,laasto codkeeda waxaanbo u arkaa iny tahy gabarti oo xishoodki kaqaadaty waa sax waa ninkeeda lkn busho horteed iny saan ugu dhaqmaan maahan waa bilowga sida xoola nimada inaa udhaqano iy diinlaawayaasha maanty xoolaha mayaqaanaa waa niila, arkaa iy ikle 😢😢😢😢 waxaan ilaah kabaryaa in uu I asturo wali maan guursan lkn maanty guurki sunada iy quruxda ahaa waa nala nacsiiya 1 waxn ka wal walnaa siduu noqon donaaa ninka 2 amaa lagu furaaa 3 ninkuu qalmo armuusan ahayn oo kuqiyaamaaa Sababtoo maanty hdii uu badan yahy dhagysigaaga wuubadanyihiin efects marrie you hear tankle anigaa dagan isgoska towfiiq runti markaan maraayo waxaan kafiraa towlow kuwa gaariga saaran oo xitaa agtooda usoco oo indha iy dabysha uga gabo isleedahy agayane sow kuma dayaayaaan dumaraajiro xishoodo dumaraajiro aqlaaq leh dumaraajiro diin leh dumaraa jiro kafikiro zay aysan guursn wali ubadaysan dalin wali sidy u tarbiyay lahaayaan balse duni maanta waxaan kunoolnahy qofkaan diin aan la,hayn ay tahy ,ay xitaa dabaysha halmar huf dhahyso ay latagyso Ee rabow na astur Maanty ilbaxnimo ayaa loo arkaa walid in laga tago oo meelkle laga dago Maanty ilbaxnimaa loo arkaa walidka oo layska indhatiro oo la maqli waayo hadalkiisa waayo hdii walidka ladhagysan lahaa waxaan may dhaheen Sababtoo ah walid manty waxaan kumay raaceen waxaan ilmahooda Nimcada cida hysato madareento Nolasha lamaan qaadan waalid balse maanty hdii liidhihilahaa farxdaada ii sheeg siyaan ukamilo waxaan oran lahaa walidky aan lanoolaado an arko ixtiraam aan arko annigoo sacadkasto hooyo oran karo aabo oran karo aan habsiiyo balse aan sidn haday ahayne aan ahaado ilaahy taasne ha ii qadaro Oo shaqsiyadayda haysto aan haysto iy waxaan aamin sanahy runti farxadyda way kamilmilaheed lkn waa qadar rabi ii qory alxm for everything
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 Жыл бұрын
We ate well come to our queen ❤❤❤😊
@starspeaker809
@starspeaker809 Жыл бұрын
Aqas caleyk iimaanka alle idin ka qaad waxu aqlaaq xumaa
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft Жыл бұрын
Aqash dhalinyarada. Ay halynayaan waxkasta iga daran😢
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 Жыл бұрын
Romantic gi ayey qalad ka fahmeen
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 Жыл бұрын
Xasbunallah allow na astur
@WiiloMiiris-q6o
@WiiloMiiris-q6o Жыл бұрын
Mashacalax abayo alaxa kudayo❤❤❤❤
@codayboy3158
@codayboy3158 11 ай бұрын
⁹8
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Жыл бұрын
Waxani naago maha waawax dhintay nin iyo naagba isma dhaamaan bilaa akhlaaq iimaana waa qoom faasiqiina oo Alle iyo Rasuul kafurtay kuwa somaliya waaba wuxuush waxan yaadhalay qudhunka Nimankiina dayuusiin bay noqdeen aan xumaha kadiirayn takale nimanka eey kacabaadayaan iyagaa kudhalay duliga iyo akhlaaq xumida
@aminayasin102
@aminayasin102 Жыл бұрын
Uufffff😮
@dhamays5603
@dhamays5603 Жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa inaan ahy qofkii ugu horeeyay
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Жыл бұрын
WALLAALO QOFKA HADII JAHLI IYO CAQLI XUMO ISUGU DARSANTO HEERKA XAWAYAANKA AYAY GAADHAAN WALEE WAXKASTA MEEL BAASTAN WAYNAGAG SOOBIX
@hodaniishamohamed1969
@hodaniishamohamed1969 Жыл бұрын
Wlhi wx bdna sugayay hamdiyey Ina kso hdsho wxn ilen qof an adi ahen oo damqada mahesane adigu wxd kahadle ilmo an wli dhalan ani waxey caloosha ila roogmata waalidka dhalay so wxan arki Mayan familka xita ma arkayan miya taasa layaba
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran Жыл бұрын
Hal qof isaga oo i arkaayo xutaa ma salaamo
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk bismilaahi yaqaqsibadanaa😢😢😢
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Жыл бұрын
Ufffffffffff labolabo badan SubxanaAllah walahi waa yaab
@fahimaali8217
@fahimaali8217 Жыл бұрын
gacmaha armay ka goan yihiin😂
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 Жыл бұрын
Subxana allah dadkan inte ka imaden waxa shegno makaraneyno ilahey xaqa xatuso
@faraxismail632
@faraxismail632 Жыл бұрын
sidan maxa laaga faaiidyaa waa yaabe😮😮😮😮😮
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Hamdaay wanadi iyo wacdigi wa kaa dhameeyen kuwan malin dhawed baa ka hadleyse casharadiina waaba si badanayaan mid baa bilaabeysa saf waaba la copy yeynaaa ceebey tacaal waa dad xayadii iyo xishoodkii wa horw ka guuray
@munamohamed1078
@munamohamed1078 Жыл бұрын
Abayo walidka hada jogo qaarkod ma aqano say waxkayihiin sababto ah gabadheda oy arkayso ayaysan yac dhahaynin aniga waxan arkay hoyoyin io aaboyin hadad dhahdo gabadhada sidan wax kabadal dheh waxay ku leyihin gabadhayda wax ka fcn majiraan saan wayo waan kayabay wlhi aduunkaan illahay naguma fidneyo
@fartuunabdullahi4386
@fartuunabdullahi4386 Жыл бұрын
😮😢
@ifraaxhazzanhazzan1198
@ifraaxhazzanhazzan1198 Жыл бұрын
Wlhi anba kuwan iyo kuwo kale anba waan ka yaabanahay I kastoon ani tik tok daawan lkn anba waalid iyo wllo hoodii mayna arag tolow haday arkeena seem dareemayaan 😮
@maryuumahmaanoow
@maryuumahmaanoow Жыл бұрын
Kaaga daranay dumarkaani ma fahansana miyaah ninka saan ku yeelaaya ama raali kaaga ah mustaqbal fog kama rabe wuu ku jid maraaya oo views buu ku raba ama ninka naagtu rabo queen treatment uu siinaaya mana quuro saqaajaannimadaan bal caqligaas ma lahan miyaah waan yabanahaye😳🙈🥲
@SundusMohamed-f2l
@SundusMohamed-f2l Жыл бұрын
Video isheega 😅
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 Жыл бұрын
Akh wan lablabooday
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim Жыл бұрын
Xamdi awa indher garad malin dhaw daddhar la,ba imanaya orero dhisan lo arko walahi xamday dadku lama hadlayan kadib walagu dayanaa illahaw na astur😮
@shshss1192
@shshss1192 Жыл бұрын
Inaa shucaac yar saartid bay ehed videogaas anshax xumada hadi kale dambi ba qaadane dadki inta ka arko💔
@katramandeq45
@katramandeq45 Жыл бұрын
Gabdhaha filinee jilayaan ee ka wereeg hamdiyey mcnto😂😂😂
@najmaAbdi717
@najmaAbdi717 Жыл бұрын
Anixitaa wayabanahay 😂😂😂hoy urto wax kadaran waatan
@roodacawil4410
@roodacawil4410 Жыл бұрын
1 mint ago yes
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 Жыл бұрын
Walaalo maxaad dadka an bilaa xayada ah noogu soodeysey 😮
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 Жыл бұрын
Abyo waxan ogahy asiga sas sameynayo xata wxan ogahy ino mustaqbal ka lahen views ku radsana
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 Жыл бұрын
Dadka ma lalabodaan miyaa bisinka caday leskula cadesana biyo afka leskusina xishoodki wadhamaday
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 Жыл бұрын
Walidkodii amee qarax ku dhinteen yaa oghee somalidii aan naqanay maha waa somali cusub😂😂😂
@qadrodahirahmed3709
@qadrodahirahmed3709 Жыл бұрын
waxaan ilbaxdhimo uargaan iyo halaagaa sheego heblaayo nin jacel heesadaa camal badanaa waa gabdho niyad jabsan oo koo tarool naftuu gacan kabaxay
@Xafso25
@Xafso25 Жыл бұрын
Qoom soo socda hordhac uyahaan😂😂
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Жыл бұрын
Ani gacanta mesha wey iga dhagty waka fuqsa la ahee kuteh ar xamdiyaa runta kugu jecliyaa mcney 😂
@aminaibrahimali3397
@aminaibrahimali3397 Жыл бұрын
That is absolutely disgusting 🤮 😢😮🤮 😢
@roodacawil4410
@roodacawil4410 Жыл бұрын
Dhaqankibaa sii suulayaa wallhi Somali dhanan kii iyo diintibaa lagala dagalamayaa dadkan waa lafangaraynayaa
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi Жыл бұрын
Kanle ma argtay xamdiyey koo ay chocalte inte wajiga umariso ay ka leefeyso ma arkin miyaa😂😂😂😂kana Jane naqanaayo wlhi wan yabay
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 Жыл бұрын
Wayaab😂somaali😂dhinackasto😂weykabaabe😂en😂wamucjiso😂🙈🙊🙉🇸🇴🇸🇴
@khadrishgwal1202
@khadrishgwal1202 Жыл бұрын
Kuwa bacteria yada cadayga subaxdi iskula cadayanayo ma arkin miya 😂
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Жыл бұрын
Kkkk ala maxaa aduunyo yaal naag wanagsan nin wanagsan bey heshey kkk xamdiyaa tv weyna uu shida kulahaa
@bobaali7781
@bobaali7781 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم.. افعالهم جدا مقرفه بس نصيحتي لك يا اخت حمدي انك تنقلين سوء اللي منتشر حاليا ف وسائل التواصل الاجتماعي ما راح يغير الكثير كما ف ضنك لكن يسعود عليك بمضار كثيره منها اولا التشهير ونشر الفحش اللي خفي من الاخرين و تحمل وزر كل من شاهد الافعال فاضحة محتواك كان جميل جدا بس الحين قلبتي تماما تتبع عورات الناس انصحك لوجه الله ان تتوبي وتاخذي مسار مختلف لنفسك اولا ثم للمتابعينك اللي حبوك بروح النصح والفائده كنت اتمني انقل لك هالفكره بالصومالي لكن لا استطيع الكتابه جدا بلغتنا الله يصلحنا جميعًا..
@farhiya2269
@farhiya2269 Жыл бұрын
Waa lablabo iyo wiswis🤮
@AhmedSomali-p1n
@AhmedSomali-p1n Жыл бұрын
Man U business you are not lawyer for them
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft Жыл бұрын
Aqash dhalinyarada. Ay halynayaan waxkasta iga daran😢
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 74 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 32 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,1 МЛН
SHAQA ADAG AYAAN MANTA QABTAY .
13:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
JABRA OO FARTA XAAJI KU QAXAYA JABRA DHIB BADANA
12:29
FARTA CHANNEL 24
Рет қаралды 510
Qisadii iigu naxdinta badnayd. Iiguna farxada badnayd.
19:29
Turbashaash Family
Рет қаралды 14 М.
PART 1 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY
1:26:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 74 М.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 31 М.
WAAN OYAY WANA CISHODAY HOOYO WAAN KULA DAREMA DHIBKADA 🥲🥲
16:55
Hamda Home Decor
Рет қаралды 11 М.
DOOQEYGA. KAWARAMA
12:17
Hamda Home Decor
Рет қаралды 3 М.
LABADAN XALAD AYAA BADALAY NOLASHEYDA ADIGA MAXAA KU BADALAY?
13:10
Hamda Home Decor
Рет қаралды 17 М.