Aloow caawi masaakintas😭Wa yaab walahi,Caruurtiisa hooyadod,Caloosha ilmihiisa ku sido uu meel cidla mugdiya uga dhaqaaqey,Aduunyada iney imtixan thy ma oga.Ninkas wa doqon iimaanka la'Wallee naag qabiil male wa run.Masha allah caqliga iyo damiurka alle ha ku daayo.
@umuu1333 Жыл бұрын
Maansha Allah tabarak abaayo ilaahey ha ku barakeyo.
@suadabdi Жыл бұрын
Ax💔 لا يكرم النساء إلا كريم ولا يُهين النساء إلا لئيم حسبنا الله ونعم الوكيل
Wlhi ilmadan ceshan wayay illahayow na caawi yaa rabiii 😢
@faisaosman7092 Жыл бұрын
Walal qali illahay ha kuu fudeeyo intixaanka
@sahroali2547 Жыл бұрын
Allaha kagudo daynta waa run Xamday
@Qalanjo.14 Жыл бұрын
Allow qalbiga u qabooji maskiintaas faraj khayr qabana ha u furo
@DeqoDahir-q7x Жыл бұрын
Waa sax abaayo macan Waayo dadkii ku cawiya marknad u bahanhay Ayaa qabil u ah
@munamohamed1078 Жыл бұрын
Abayo wlhi waa run inasan gabar qabil lahayn nin manta haduu halkaas ku xirnan lahaa wlhi odayaal ayaa u fadhisan lahaa waana la daminan lacaftasna waa la arurin lahaa wlhi waan quustay inan naxaristo dhan ayaan ka quustay
@FatumaAdan-we5uj Жыл бұрын
Wcs abayo MashaaAllah abayo Jumaa Mubarak
@haniaden2700 Жыл бұрын
Guriceel maa meshay ayeyday ka so jodo cabaro cumar orey alah u naxaristo
@dgfb73Bd88-qu4ft Жыл бұрын
Ala.mcney waxan kudhashay guracel kuna barbary waxan dadkyga kuso dhex arky kama shekyn karo wayo wan ooya markan xasusto waxa runa ina qofna ku rabin markad xalad xun gashay😢
Abyo gabadhan dhiibka ilaah haka saro nag qabil maleh nin waa wacal oo daruufta kula firsado marka dhiibatoto oo ka caraara abyo ilaah u caraar oo istigfarta iyo saliga nabiga badi abyo xamdiyey wlhi warkaga waa run nag qabil maleh abyo abahey i dhalay aa dhaho nag qabil maleh marka ilaah aa na jecel❤
@madinaomar2344 Жыл бұрын
Labada aad sheegeyso habareji iyo ayaanle labadaba waa dad xun
@Fatush1210 ай бұрын
Subxanallaah😢
@نونيمحمد-ض1ر Жыл бұрын
Allow waxaan duco aheyn uma awoodiye allow u gargaar hoyo xaawo insha allah
@Fatuush1156 Жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰 illahey ha ugargaaro
@SacdiyoAden-j3v Жыл бұрын
Illahayow Somali maryooley ha noo jabin 🥲🥲🥲🥲🥲
@FaisaAAhmed Жыл бұрын
Subaxanalhi 😭😭😭😭
@maariyamaxamuud3831 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢sorry wlhi
@سميهاسماعيل-ط7ب Жыл бұрын
Waaruntaa abaayo illahay ha is keen jeclaysiiyo hadaa nahay gabdhaha somaliyeed balse badan kood ayaa lidi isku ah