Nasasho, neecow iyo guri lagu nagaado oo Nairobi ah u doono Paradise group of companies

  Рет қаралды 27,442

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@macluumaatkaxogaha
@macluumaatkaxogaha 7 ай бұрын
C/salaan herari wariye goormaad booqonaysaa puntland khaas ahaan magaalooyinka bossaaso iyo garoowe 🙏
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 7 ай бұрын
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdisalandahir9306
@abdisalandahir9306 6 ай бұрын
As always, Abdisalan thanking you for keeping your excellent standards. I was particularly impressed with the interviewee's comment about getting the Title Deed immediately the sale is closed. Hereri continue keeping your high standards. Thanks!
@mohamb3785d
@mohamb3785d 6 ай бұрын
Mashalah qurux waaye, mustaqbalka inshalah meel saan oo kale guri kadandonaa inshalah
@lebaan4795
@lebaan4795 7 ай бұрын
Thank you for your showing on Those place’s you called Paradise can you change the name to other names?
@user-rv9sg5ti6g
@user-rv9sg5ti6g 7 ай бұрын
Adeeer hareri sad ubodaysay waa iga qoslisay😂😂
@halimosalad6076
@halimosalad6076 7 ай бұрын
Cabdi salan hereri waaa ulaken ciyarta 👍👍👍😁😁😁😁
@husseinbuul7146
@husseinbuul7146 6 ай бұрын
60 000 USD ÷15 Months = 4000 USD per Month.,.Its a way too high ,people can get better payments plan than this., am not discrediting the company but their price is not for middle class
@MoKadir96
@MoKadir96 6 ай бұрын
agree. I think they planned these buildings for those who make easy money from the corrupted somali government. no workig somali can pay even $2000 every months in installments
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 7 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@mohaabdi9230
@mohaabdi9230 7 ай бұрын
3rd one
@user-zf2jm5oj6v
@user-zf2jm5oj6v 7 ай бұрын
Magaalada Hersare
@Dhiiragalin
@Dhiiragalin 7 ай бұрын
Dadaalka sii laba laab inader 😊
@yaxyemawliid7621
@yaxyemawliid7621 7 ай бұрын
Cabdi salaan sifiiciin baad isula hesheen jaanta masha allah😂😂😂😂😂😂😂😂
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 6 ай бұрын
Soomaalida guryahoodu qaalisana waxodu waba waali
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 6 ай бұрын
Nio ciyaartan xagee laga ciyaaro inaderow noo sheega lkn bahashu iyadoo intan ka yara bdn maad noosoo daysaan hereri media hadla
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
What is the mean falow my adea is very strict
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 7 ай бұрын
Rugcada saxaafadeed cabdisalaan hereri
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Laba Qol Boqol ku Is too mutch
@user-horo
@user-horo 7 ай бұрын
Mashalaa waa horumar aad uqurxoon lkn taloow somaliland inay maalgashaad mustaqbalka diyaar ma u yihiin?
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 7 ай бұрын
Qeemaha wax kawarama
@june6206
@june6206 6 ай бұрын
Majiro 😂
@user-yl9lu3dd9v
@user-yl9lu3dd9v 7 ай бұрын
❤❤❤
@samakaabfilms9573
@samakaabfilms9573 7 ай бұрын
Waxaad Guryahaa damanad qaadkooda & kalsoni ugu samayn lahaydeen aad uga hubsada
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Soomaali waxay isugu yeerta Dhul baadiye ah iyo wax xaqiiqada ka fog
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 7 ай бұрын
Goormaad ka dagtay markabki 7 cisho ma dhamaane
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 7 ай бұрын
Muuqaalku waa ka hor inta uuna markabka raacin
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 ай бұрын
Su’aasha waxay tahay Umada Somaliyeed Amaan ma ku heli doontaa haday Guryo, Ganacsi Kenya ku yeeshaan? Waxaan la soconaa in Dawlada Kenya Af duubtay dad ganacsato Somali ah , ka dib ay Jar Jareen. Waxaa ugu dambeeyay af duubkii wiil Somali ah oo dhowaan la af duubay
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 7 ай бұрын
First 👁️😂
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 7 ай бұрын
Second
@mohamedissack719
@mohamedissack719 7 ай бұрын
Third
@user-rv9sg5ti6g
@user-rv9sg5ti6g 7 ай бұрын
War waa iga qosliyaay😂
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 7 ай бұрын
C/salaan ninyahow dadka waad wareerisaye ma dabeeshii uu adeegsan jiray Nabi Suleeybaan ayaad adeegsataa?! Kk Shalay waxaan daawanayey adigoo Markab Dalxiis ku maraya (Mexico) maantana Nairobi!!!!!
@mohamedissack719
@mohamedissack719 7 ай бұрын
@@user-ex9qq4bs9i sida ma ahan bro muuqaalada hal mar aya la duuba ka dib aya qeyb qeyb lo so daaya marka ma ahan hada in u Nairobi joogo wadan kasto barnaamij ayu ka diyaariya ka dib ayu so daaya lkn qofkan fahansaneen wa u ku wareeraya
@AdamMaxamed-ib2nb
@AdamMaxamed-ib2nb 7 ай бұрын
Naqshada aan rabo raac waa qasab waxna iga wado isma qadaneyso walidan maxaa waye 😂😂😂😂
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 7 ай бұрын
CAQLIGA SOOMALIGA EE FOORAR WAXA CADAYN KUGU AH XATA KENYA HABA AHATE DHULKA SOMALIDA DEGTO DHISA WAY GARAN WAYEEN SIDA GARISA😏😏😏 HADAY GAARISA HANTIDODA GELIN LAHAYE INTAY NAIROBI DHISAYAN MAXA KA BI,IILAH🤔🤔🤔
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 7 ай бұрын
Somaali 😅😅😅😅
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 7 ай бұрын
Meel faaido leh baa wax lga dhisaa, dadka ma qasaarad la rabtaa. Dalka kenya waa dalkooda mesha ay rabaan ayeyna ka dhisan karan
@Cabdishamaa
@Cabdishamaa 7 ай бұрын
He used to work Kenya Bank hhhh
@Redman11829
@Redman11829 7 ай бұрын
UMAD WADANKOODII NACAY. DAL BILAA DAD AH.
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 7 ай бұрын
Somalia meel lagu Nolan karo maaha sababto ah waa dal burburay oo aan amaan ka jirin
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 7 ай бұрын
Wadanka qof nacey malahan ee amni malahan. Meel aan amni laheyn lama dhisi karo, waxay danta dadka ku qasbi in aad dalkale oo naftaada ku badbaadeyso dhisato
@Redman11829
@Redman11829 7 ай бұрын
@@user-th7zj8yk1q hadaad dalka nadeden Ethiopian iska siiya
@Gadhle02
@Gadhle02 7 ай бұрын
Kkk
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 7 ай бұрын
Somalida waa dad muslim ah, ee maxaa keenay meesha masaajid a ku yaal iyo school islamic ah. Wa Been ee ha maqlina oo dhulka ka gata Somalia.
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 7 ай бұрын
dhulka somaliya yaala waa kee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
​​@@adamsaciid4919 Dalka Soomaaliya ayaa Laba jeer Ka weyn dalka Kenya Kana xoriyad badan haybad waxaad Ku leedahay dhulkaada hooyo
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 7 ай бұрын
Somali waa wadan bur bura oo aan Amaan ka jirin ya so dagaya oo waalan ader somalia meel lagu noolan karo maaha
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 7 ай бұрын
Hahaha War caqliga intu kaa aadey? Somalia nabad ma ahan sikasta hadii loo dhisana dadka ma imanayan
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 6 ай бұрын
Rajada ha ka tegina oo amina dhulkiina iyo Ilaaha na abuuray. @@user-th7zj8yk1q
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 41 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Abdisalan Hareri iyo Amal Village Garowe Puntland
38:39
AC Kornayl
Рет қаралды 10 М.
Haddii aad Nairobi guri ka doonaysay, Rodol baa kuu haya nooc walba
35:18
Naicom Real Estate
12:20
Abdirizak Atosh
Рет қаралды 67 М.
Living in NAIROBI vs ADDIS ABABA: Which City is Best?
24:02
PLAN B-Back to Africa
Рет қаралды 294 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 123 М.
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 41 МЛН