No video

Abdifatah Yare Live Music Aan Damac jaceyl with Macaloow

  Рет қаралды 220,960

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

Күн бұрын

Abdifatah Yare Live Music Aan Damac jaceyl with Macaloow
Produced by Abdinasir Cirro_Productions_2013

Пікірлер: 81
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 4 жыл бұрын
Fananka kaliye fanantii hore badalay lkn fanka ka baxay dadba nasiib u yeshay inuu live ugu heso abdifitah yare😭😭😭 nasiib uma yelan kuwi hore io asiba❤ mi fav song🥰🌹 9/4/2020 subax khamisa sacadu waxey kusii siqesa 11:00 barqanimo jawigu aad bu u qurxan yahay waxan dib u milicsanaya hadba fankeni hore❤❤
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Gallabta ayan ku dawanayaa goobteyda shaqada wana ku raaxeysanaa legend abdifitah yare suuqbacad muqdisho xamar caddey galab wanagsan idinkasoo leeyahe legend waqtigan uu sidan u bashalaaye aniga dugsi quraan ban dhiganaye mantane jamacadi baa ii dhamate ala waqtigu orod badnaaa
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 4 жыл бұрын
Heestu macaana, abwaanku weynaaa, afku hodaansanaa❤
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
waqooyi mu-alifka ama curinta suugaanta somaliyeed good ku yihiin sida heestan maqalka wacan. erayadii ahmed saleban bidde
@fitaaxqasin2563
@fitaaxqasin2563 5 жыл бұрын
woooow
@emilianomarshall5257
@emilianomarshall5257 3 жыл бұрын
I know I am pretty randomly asking but do anybody know of a good website to stream new tv shows online ?
@israelalvin6210
@israelalvin6210 3 жыл бұрын
@Emiliano Marshall try flixzone. You can find it on google =)
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Legend Laba Maaha King Of Voice Legend Abdifatax Ahmed Tacabir Fanaan Kaama Dambayn Camo We Miss You All Of You
@amusaamir3664
@amusaamir3664 5 жыл бұрын
Miraha heesta oo awalba hore u macanaa baa Music aa ka dhicin miraha la si saray. Ustaad macaloow hesta meeshedi bu dhigay. codkana kama dhoco
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Ilove this song Abdifatah yare Xusustii Ahmed Mooge
@robtv9634
@robtv9634 5 жыл бұрын
Dad nasiib uhelay in e codkisa MCN kuraxestan 😭😭😭❤
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 7 ай бұрын
Waa Goor habeena 8:11 pm 19.1.24 habeenimo sabti soo galayso Goobtayda shaqada aaan ku suganahay brick time iyo Xasuus bari samabaana baan ku yara qadanayeey Legend abdir fatah tacabir. NOLOSHA iyo Wakhtiguba Wuu Socdaa Wxn Alle Cafimadka haynoo Siyadiyo. Wxn Idinka soo Salamaya New Zealand Wellington idil ahaantiba
@maxmdbarsigo9218
@maxmdbarsigo9218 6 жыл бұрын
Inta daawata 2018 ilaa 2019 like ii sara
@xaydarofficial
@xaydarofficial 3 жыл бұрын
@abdinasir cirro walaal iga gaadhsii fariintaa hadii aad aragto... abdifatax boqorka codka ma waxa u doortay maxamed saleeban tubeec mise shacabka somaliyeed💚 su'aashan wxy dawakhisay kumanaan somali ah oo fanka iyo abdifatah yare ba xiisaysa 🎤🎻
@arsenal20able
@arsenal20able 10 жыл бұрын
Abdifatahh yare waa top few ppl can sing live like u
@ladiahiiz8033
@ladiahiiz8033 10 жыл бұрын
xasuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuus axmed moge king wabari alle how naxriisto ameen alhuma
@yahdhipato9679
@yahdhipato9679 4 жыл бұрын
Eeshcala fanan Alle haku danbi dhaafo wllo❤Abdifatax tacabir
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 4 жыл бұрын
2020 abdifatax yare abid fanaanka qudheen kadhagaysto codkiisa macaaan kaama daalo kaama xiiso dhaco ♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@jooqleyare8053
@jooqleyare8053 3 ай бұрын
Xabeeeba fanka ka cuuryamisay abdifitah 😢
@arsenal20able
@arsenal20able 10 жыл бұрын
Macaloow waa waberi legend
@ladiahiiz8033
@ladiahiiz8033 10 жыл бұрын
wooooooooooooow cadi maa heesta axmed mooge alle hownaxriisto isga laa haa hesta thnkz abdifatax yare wad na xaxuusisay
@AbukarAdan-qx4ke
@AbukarAdan-qx4ke 9 күн бұрын
😢😢😢😢 i will remeber one day one time
@nimco84
@nimco84 10 жыл бұрын
I'm big fan faanki hore thx abdifatax yare he always sing most songs i love cirro also thx for sharing us walalo
@mohamedfarah1122-r
@mohamedfarah1122-r 7 жыл бұрын
walahi heestaan musigeedii ayay keeneen caadi maahan odayga musiga tumaayo
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Ustaad Macallow Baro Waa Waabberi
@goolis69
@goolis69 4 жыл бұрын
Macaloow kooxda iftin buu mar ahaa waa ragii laga soo gaaray biyaanada
@alfananxasan8056
@alfananxasan8056 8 жыл бұрын
MAANSHA ALLAH ABDI YARE WAA LAGUU QADAN KARAA SXP WAABARI NICE SONG AND GOOD VIOCE
@Say-its-not-so
@Say-its-not-so 10 жыл бұрын
woooow I love this combo thank you for uploading Cirro god bless xxx
@abdulaziizabiib4690
@abdulaziizabiib4690 Жыл бұрын
Cajiib mar la aragii c.fataax,tacabir musiigii macaanaa ee maclow
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 7 ай бұрын
Axyaa xasus NB 21/01/2024 haben xasus mudan allaha ku cafiyo
@user-ij4gv4bv4c
@user-ij4gv4bv4c 3 ай бұрын
❤🔥👉2024 bashal tacabir
@digriyowareef
@digriyowareef 10 жыл бұрын
woooow cood iyo miidho och music idin kala garan meyne way wacanty
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Wa live codkasa real ah no mixer or play back top
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 6 жыл бұрын
Macallow 👏👏👏👏
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Inan kan stage ka khatar kuyahay codmacaan allah ka moodoobeyay fankii cod cajiiba cabdi yare
@hodandegan4241
@hodandegan4241 2 жыл бұрын
King of voice
@mohamedhassan7741
@mohamedhassan7741 2 жыл бұрын
بتوقع انو فيديوهات قديمه لأنك تبت . متلي عم استمتع ب اشياء قديمه بعد التوبه .
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Hda fankiiba ka fadhiisayaye Muu codka igu wareejiyo aan ku qadhaabte....🤣
@xaydarofficial
@xaydarofficial 3 жыл бұрын
Hhh anu igu wareejiyay
@abdiazizaydarus1641
@abdiazizaydarus1641 11 ай бұрын
wali wana taageeraa 2023 waxa uu ahaa mar la arag
@nigaholla4773
@nigaholla4773 6 жыл бұрын
My bro respect still
@aapokhalid2538
@aapokhalid2538 2 жыл бұрын
Abdi fitax fan kamo dambeyn lagend🙏
@raxmojamac4586
@raxmojamac4586 Жыл бұрын
fanaan ka kaliya aan 2022 aan dhagayso ayaatahay ilaa hada
@abdiazizsalah4130
@abdiazizsalah4130 9 жыл бұрын
boqorka codka abdifatah yare
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
He waz legent
@Garad7
@Garad7 10 жыл бұрын
HEESTII Ahmed Mooge Liibaan (AUN)
@maayaqaali2658
@maayaqaali2658 7 жыл бұрын
axmed gacayte yuusuf
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
Axmes mooge liiban ayaa ku leeqeeyay eraydana Axmed saleban bide ayaa leh
@Ummumuhammad-hl4wu
@Ummumuhammad-hl4wu 5 жыл бұрын
Iga gaarsii X-Fanan Suasha Ah gareyski furato sii deysey timihii markuu dhahay, maxuu u raacsiyey (hi)?
@CirroFilms
@CirroFilms 5 жыл бұрын
Ummumuhammad 2012 Waa gaarsiinaa waa balan
@Ummumuhammad-hl4wu
@Ummumuhammad-hl4wu 5 жыл бұрын
+Abdinasir Cirro In Sha Allah wa sugaya
@Ummumuhammad-hl4wu
@Ummumuhammad-hl4wu 5 жыл бұрын
+Abdinasir Cirro Ok, tnk
@CirroFilms
@CirroFilms 5 жыл бұрын
Ummumuhammad 2012 ma xasuusto ayuu dhahay
@kinghajiali8761
@kinghajiali8761 5 жыл бұрын
@@Ummumuhammad-hl4wu wuxu dhahayaa An idhi madaysaa mise wa dugsiisa
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Abdifatah yare Fanan ween
@camokolay7104
@camokolay7104 4 жыл бұрын
Axmed mooge waa xasuustiisii wakhtul sabaan
@ahmedali-dq2ko
@ahmedali-dq2ko 5 жыл бұрын
Kaniwaa dadkiiho rookale codkii iyo musigiibawaa keenay
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
Ish calaa hees🥰❤️🥰🥰👏👏👏👏
@naimaabdi5004
@naimaabdi5004 5 жыл бұрын
Legend
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 6 жыл бұрын
Aan Damaq jaceyl Daad israba warkood kaa da dajee
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 7 жыл бұрын
fanku waa u dhalasho
@hudahussein9511
@hudahussein9511 10 жыл бұрын
Yaasalam axmed mooge abdifatah yarena maxuma
@nasraaden8755
@nasraaden8755 5 жыл бұрын
cabdi fataax cod kastaa wuu keenaa
@jamafarhan3820
@jamafarhan3820 4 жыл бұрын
Like saar hadaad daawanayso 2020
@alfananxasan8056
@alfananxasan8056 8 жыл бұрын
KING OF THE VIOCE NOOLOW SXP
@guuleedibrahim5254
@guuleedibrahim5254 7 жыл бұрын
Damac maha ee waa damaq ee hagaaji
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 6 жыл бұрын
guuleed ibrahim hhhhh damac weeyi wl adu dib ugu noqo heesta aday ka halowsante
@dekaabdi113
@dekaabdi113 4 жыл бұрын
abdifatah cid la cod majirto oon taageero runtii
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
Ha wllhi 👸❤️
@ahmedabdimuhumed9555
@ahmedabdimuhumed9555 5 жыл бұрын
AL FANAN ABDI FATAH YARE SXB
@ahmedderiawarsamejiir
@ahmedderiawarsamejiir 2 жыл бұрын
ÖTaka this Vedi
@ahmedkakasamatar3263
@ahmedkakasamatar3263 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ahmed mooge libaan
@maxmdbarsigo9218
@maxmdbarsigo9218 6 жыл бұрын
Fanaaan la tabay wleeee
@omerali4553
@omerali4553 4 жыл бұрын
Wuu dadaalay hore u soco sxb lakin halkeeda muu dhigin.....guul
@bilanadam5152
@bilanadam5152 7 жыл бұрын
Wuu qaribay heestii
@Firxad
@Firxad 6 жыл бұрын
Waka makarafoonka wuu kuu dhagay ee adi Yan laga weynin masraxa 😜
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 6 жыл бұрын
Mohamed jawaab aan ladhacay 👏👏👏👏💖💖💖
@malaak1
@malaak1 10 жыл бұрын
Abdifatah if you going to be our big Artist you need to stop singing this big Artistold songs ........A.fatah you are bigger then that with voice and words just stope repeating
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 5 жыл бұрын
Waadku Ciyaartay Heestaan Xatta cod iskaba music fiican malahan Maxamad mooge liibaan magaareysidee iska Aamus Wll
@axmedindho737
@axmedindho737 4 жыл бұрын
5sanno kahor inaad commentgan sooqortay ahyd zxp immika dhaishada waxba unoqon maayo oo wuukafdhistay ciyaarahaba
Abdifatah Yare Live with Macaloow Deeqaay damac wanaageey London 2013
5:09
abdifatah yare best song 2011
6:08
Maxamed Amiin
Рет қаралды 2,5 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 47 МЛН
tawaawac
6:19
Release - Topic
Рет қаралды 4 М.
Adiguna kastaraneey by abdifatah yare
4:37
wasi mouddin
Рет қаралды 501 М.
FARXIYA FISKA 2020 | NABSIGA SIDO | LIVE SHOW
6:25
Azhar Films
Рет қаралды 39 М.
Deeqa - Abdifatah Yare New Song 2010
7:36
King Production
Рет қаралды 790 М.
HEESTA DAGAN ABDIFATAH YARE  2012
6:49
Askariga Qaranka
Рет қаралды 889 М.
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Aar Maanta
Рет қаралды 1 МЛН
Abdifatah Yare Aan Aduunka Joogee Xusuustii Cumar Dhuule)
6:28
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 765 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН