Nasra abtidoon 4,000$ Ayey Ka Heshaa Youtube Bil Walba!!! Jawaab dhameestiran with

  Рет қаралды 137,603

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 510
@aragsan6552
@aragsan6552 7 ай бұрын
Masha Allah nasra abtidoon waa xalaal cun dadkan ku dhegen ee leh waa xaaran wax hubsada nasra 1 .waxay soo gelisa cunto karinta 2. Been ma taqaan oo wax been ah views kuma doonto. 3. Siyaasad kama hadasho 4. Ma qaawana oo jidhkeda kama radiso views. 5 qabilka iyo isku dirka ma taqaan. 6.sida hablaha kale ninkeda ma soo fadhisiso oo views kuma radiso Masha allah horumar fiican ayan ku ramayana F.g Anigu nasra ma aqaani,isku deegaan ma nihin ,isku qabil ma nihin iyadna waa gabadh koonfurta somalia joogta aniguna gabadh waqooyiga somalia kaso jeeda lakin uk degen ayan ahay balse ilaa maalintay bilawday iyo ilaa maanta waan la socdaa waa marwo dhawrsoon ❤❤❤❤
@ruunhaaji7137
@ruunhaaji7137 7 ай бұрын
Markii hore wey fiicned lkn hda nasradii aan na qiiney ma aha Lacagta badashey inta badan lacagha laga sameeyo social media in yar ma ahee waa xaaran wllhi qiyaamo dadka sugee isma dhahayaan Allow xalal na cun sii 😢😢
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 7 ай бұрын
Xaqiiiq ayad ka hadashay abayo Aragsan Intaad shegtay oodhan wa sax xitaa waliged qof soomali ah oo tinteda qawantahay mesan so dhigin Lcgta KZbin ayka shaqeso waa uxalaal Nasriin aniga 2018ki ilaaa hada ku xiranhy ilaa hadana xuman kama arkin Sidokale qabiil ahan isku mid ma nihin blse isku deegaan aanhay rer mugdisho isla nahay sikastaba illlahey ha ubarakeyo walashen❤
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 7 ай бұрын
@@ruunhaaji7137 Dadka yar oo xalal ugu shaqesto aye kujirta Nasra Waligey xuman kuma arkin Kaliya dharka ay wadato haku xukmin koley ma qaawane
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 7 ай бұрын
​@@FawziamuuseSALAAM ALAYKUMA siday lacagta KZbin ka laga sameeya xaaran u tahaye ifahamsii bal mahdsn 🎉🎉🎉
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 7 ай бұрын
@@hodanibrahin1569 Abayo Nasra xalaaal aye utahay blse dad ay lcgtoda KZbin xaaran tahaa jiraan wa kuwa prankiga benta sameya oo dadka ku caya chanelkoda oo 90ka wax xuman ah kuso gudbiya lkn Nasra wax xun maso dhigto xalaal aye utahay lcgta youtube
@Baro25
@Baro25 7 ай бұрын
Nabiga ku salli oo kaalay nasoo booqo oo nala dhagayso buug cod ah, guulayso labada daarood.
@iqromohamad8105
@iqromohamad8105 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@iqromohamad8105
@iqromohamad8105 7 ай бұрын
Scw❤scw❤❤scw❤
@muna-d2j
@muna-d2j 7 ай бұрын
Scw ❤scw ❤❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 7 ай бұрын
Scw scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 7 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@alla-aamin4540
@alla-aamin4540 7 ай бұрын
Awal waa ku daawan jirey laakin hada kadib aad baan chanalkaga ula socon maadaba aad wax ku helayso FROM USA
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 7 ай бұрын
Amazing, Laba shiqsi oo qiimo badan ku dhex leh bulshada ayaa is helay, iswaraysi xiiso leh weeye, guulaysta 👏🏼
@lerfoya
@lerfoya 7 ай бұрын
Kusali nabiga scw صلى على النبي صلى الله عليه وسلم
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 7 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Rayaan277
@Rayaan277 7 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
@jiijomohamed354
@jiijomohamed354 7 ай бұрын
Scw❤
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 7 ай бұрын
Scw scw❤❤❤
@kowtharmusa2995
@kowtharmusa2995 7 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام 😢❤
@mushtaqmaxamud3462
@mushtaqmaxamud3462 7 ай бұрын
Allaahuma sali wasalim calaa nabiyinaa Muhammad sallaahu calayhi wasalam
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 7 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 7 ай бұрын
Aan kuwada salino xbiibkeena scw scw csw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 7 ай бұрын
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@kaareburburiye
@kaareburburiye 7 ай бұрын
NASRA ABTIDOON,,,, WAA GABADH CAQLI BADAN OO FARXAANADA WALAAHI WAREYSIGAN AYAA IIGU HOREEYEY MUUQAALKEEDA HADA KADIBNA TAAGEERE AYAAN KUU NOQONAYAA,,, WAXAAD KA SAMEESIDBA DHAQAALE YTUBE ILAAHAY HAKUU BARAKEEYO
@RayaanAbdirahman-rc9lx
@RayaanAbdirahman-rc9lx 7 ай бұрын
Nasra cawa nin qaali ah kasoo muuqday KZbin kaaga keep going on ❤
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 7 ай бұрын
masha allh Nasro dadka wee qariyaan lacagta lkn adiga caadi baad noo tustay aniga intaas lacag ka badan in laga sameeyo ayaan moodi jiray youtube😃
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 7 ай бұрын
Ani xitaa. 🥰
@ILEYSS
@ILEYSS 7 ай бұрын
Guuleyso macalimadeyda, Qof lawada jecelyahay baa tahay xaqiiq wlshy
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 7 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Laugh772
@Laugh772 7 ай бұрын
Cisman hosow aadban utagera mshlh 🥰👍
@GaleyrHagio
@GaleyrHagio 7 ай бұрын
Shaaftada miyaa kugu badatay saxib Iga dhaca caadi weya waxaagu 😂waan ku fahanahay
@user-sports482
@user-sports482 7 ай бұрын
kani waa xaasid dad ka wuu niyad jabiyaaa beena wuu u shegaaa xaga lacagta yourube😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@laylamohamed2362
@laylamohamed2362 7 ай бұрын
Mashaa allah Nasraay sifiican ayaan kuu daawaneynaa aniga iyo qoska hadiiba aad waxfiican ku heleysi TVka iyo taleefonada ayaan ka daareynaa Iam from Uk ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 7 ай бұрын
Nasroy abyo iicodee halmar pin 📌 isar team nasra iikala kiciya noh KZbin iibooqda 🥺👍
@MohamedHassan-wr1jr
@MohamedHassan-wr1jr 7 ай бұрын
Taageero wayn from America horay u soco wax walbo aad jeceshay oo alaah raali ka yahay allaha ku siiyo shraf iyo karaamo ❤
@ContentCoastline-mx2up
@ContentCoastline-mx2up 7 ай бұрын
Good nice
@ayaankaaba9592
@ayaankaaba9592 7 ай бұрын
Nasra xbbti macmacaanadii ramadaanta noosoo gali
@farahnorhanduuleh6587
@farahnorhanduuleh6587 6 ай бұрын
Nasra waxa fiican ayaad soo galisaa youtube kagaga haadaa waa inaan u share gareyaa reer America waa lays gacan qabtaa guuleyso wllo insha allah
@ashao4594
@ashao4594 6 ай бұрын
❤❤❤mansh allah Nasro ❤❤❤
@xamdaxikma6999
@xamdaxikma6999 7 ай бұрын
Mansha allah hambalyo nasra shargey gabdhan ugu jecelahay yutubrada❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
Asc hosow iyo nasro abtidoon waan idin salaamay fikrad ahaan Dadka aqlaada ah fayuus badan ma heleen maxaa yeelay meeshaan waxaa iska leh waa dad gaalo, ah mana rabaa in qof muslim ah guuleeysti makaa yutubka feybuuga telagaramka waxoo dhan waa fasahaas ee iska joojiya intii eey goori goortshay hadii runta la sheego lacagtu waa xaaran sababtoo ah waa xoolo meel laga keenay aan la, ogeeyn waa in culumada ka hatlaan lacagta as meesha eey sal iyo aad ku leedahay alaah og ascww
@aragsan6552
@aragsan6552 7 ай бұрын
Walaalo inantan waxeeda waa xaaraan lama odhan karo dhawr sababood 1 waxay soo gelisa cunto karinta. 2 been ma taqaan oo maso dayso 3 siyaasad shaqo kuma lahaa 4 qabiil iyo isku dir midna kama hadasho 5 ma qaawana oo jidhkeeda ma banayso 6 ninkeedu kama soo fadhsito oo wax anshaxa ka baxsan maso dayso .side loo odhan kara waa xaaran
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 ай бұрын
@@aragsan6552 maasha alaah nasro abtidoon waalid baan u ahay marka koowaad marka xaga diinta baan ulala jeedaa walalo waana in culumada ka hadashaa yutubka lacagtii su ineey banaantahay sidaas u fahan walalo asc
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE
@ABOWABOWOFFICIALABOWKE 7 ай бұрын
Masha allah Wallahi Cawa Wax Badan oo iga Maqnaa ayaa ii Faa ideyseen Naro iyo Cisman Hosow Jira Oo Jooga Wiligiin
@atika5785
@atika5785 7 ай бұрын
Huuno nasraay xijaabo Waa fariin walashaa ku jecel
@ramlaqooje9579
@ramlaqooje9579 7 ай бұрын
Nasra abtidoon waxan kacodaanya iney janal isameyso qof walbo qoralkeyga arko xaa ishergareyo plz
@shukri1395
@shukri1395 7 ай бұрын
Masha alaha ❤ good information session. Watching this from Minnesota!! Keep going sister as it's not always about the money. You have good platform to share information and encourage your people!!
@katuunomar2814
@katuunomar2814 7 ай бұрын
Mashaa Allah Alle hku sharafow adiga iyo awlaadadana Alle haydin xafido
@cabuud16
@cabuud16 7 ай бұрын
keep going
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 7 ай бұрын
Sax weye lacagta sumcada iyo sharaf ka qalisan
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 7 ай бұрын
Cawa wan yabay walahi youto wax fiican aan u maleyay in laga sameyo iga tak $600 malacaga meeshisa oow iga joga hami aan kalaha caan maxow iitara waba naga nugu shihiin dhib waliba wa niila sariya
@SahanRaac
@SahanRaac 7 ай бұрын
24:52 wanu Dhamaysanay Muqalka Thanks For your sharing Information
@aminakhadar581
@aminakhadar581 7 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah ❤️❤️❤️
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 7 ай бұрын
Waan ku faraxsanahy inaan ka mid ahay 3% ka😂 waliba 25 minutes ka oodhan aan daawaday
@MuhyadinOmar-tw3vr
@MuhyadinOmar-tw3vr 7 ай бұрын
Hda wxba ma dhelyaalane KZbin ka😂 Msha Allah Allha idin xiftiyo
@ahmednuur197
@ahmednuur197 7 ай бұрын
4,000 dollar run umalenaye lkn Video marka dhemeste fahmay😂
@ANHARITA
@ANHARITA 7 ай бұрын
masha Allah my two legends have another collab 😊❤❤
@Qaliahm
@Qaliahm 7 ай бұрын
Ana ku bilaby from Canada 🇨🇦 abayo gulyso
@Sundus753
@Sundus753 7 ай бұрын
Best woman nasro xaqiiq iyo run ugu imow❤
@kifuuzhmohha6358
@kifuuzhmohha6358 7 ай бұрын
Waxan marwalba ka fikiri jiray wa maxay farqiga u dhaxeya somalida iyo cadanka sababto ah hadad aragto qof calamka joga on somali ku hadal 10k hadu haysto xata noloshisa wad yabaysa isbadalka laga arkayo somalida ka 1m ka hasta bajaj kula raacayo 😂😂
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 7 ай бұрын
Wllo dadka gaajeysan oo muqdisho jooga caawi
@hamdiabdishafed2999
@hamdiabdishafed2999 7 ай бұрын
Abaayo norwey kadawanaya 🎉🎉 Insha allh Marwalba waa kudawana
@-mj5jp
@-mj5jp 7 ай бұрын
Osman hosow my favourite content creator ❤
@Barkhad181
@Barkhad181 7 ай бұрын
Nasra waa qof Qalbi wangsan
@NajmajamaAbdlla
@NajmajamaAbdlla 7 ай бұрын
Aby salanta تعالى ka reeb kuma jirto
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Inta Jaahilka Ah baa Run Moodaya 800k Hadii la.gaadho In Lacag yutub ku siinayo Waar Taasi waa hawl dheer Mana Aha sidaa Ee sikale Ayaa Looga sameeyaa sida xayaysiiska Iyo In Lagu dawar sado
@SacdiyoYusuf-b1d
@SacdiyoYusuf-b1d 7 ай бұрын
Nasro hada kadib waan dawsneynee insha'Allah
@Aminodhyman
@Aminodhyman 7 ай бұрын
Mansha Allah dumashi ilaahey ha ku barakeyo waxaan kabar tay mandazi ama bur 🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰
@ibrahimhussein8926
@ibrahimhussein8926 7 ай бұрын
Dadka waxay u maleeyaan waxwalba lacag dartood in loo sameeyo. Lkn😮xaqiiqda waa tan
@Fatush-k9w
@Fatush-k9w 7 ай бұрын
Waxaan arkay gabdho saanbuuska kaabartay ilaahay gacantaada hakuu barakeeyo
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 7 ай бұрын
Ani xaseeysin 5 mar ayow isoo galay waxaa ku noolahay America 🇺🇸
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 7 ай бұрын
Masha Allah update no ahaaw ❤❤❤❤nasro abtidoon congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🥳🥳🥳🥳 keep going guuleso
@svmball9395
@svmball9395 7 ай бұрын
Beenta naga kala yareeya youtube somalia ayaa ugu lacag yar 1 million ayaa 4 kun oo dollar ma nasra bishi 1 million daawato youtube wuxuu isticmaalaa wax loo yaqaano cpm oo lacagta lagu xisaabiyaa ee naga daaya beenta
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 7 ай бұрын
Nasraaay waxad wareysaneysaaaa ,ina adeerkeyga labadiinaba guuleystaaaa
@Engmaxamedcabdiraxmaan1
@Engmaxamedcabdiraxmaan1 7 ай бұрын
Vpn baa furanayaa si youtuberska somalidu dhaqaale u helaan oo xayaysiimaha isoo fuulaan videoga
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 ай бұрын
Team Shamuure 1M noo balan ah I.a❤️🫶❤️
@QarniJoog102
@QarniJoog102 7 ай бұрын
Aniga Alx Wlhi Markan Ku Arkay Nasro
@foosiyaabukar.hennacare105
@foosiyaabukar.hennacare105 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🙏🙏🙏🙏 isoo boqoo sister 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 7 ай бұрын
Maa shaallah
@143-k1d
@143-k1d 6 ай бұрын
Canada And U S A And Australia weeka lacag badan tahay Europe Asia And Africa
@Umuisrachanel
@Umuisrachanel 7 ай бұрын
Congratulations 800 subscribers 🎉
@dahirhashichenel9425
@dahirhashichenel9425 7 ай бұрын
Anigaaba intaas ka badan bishii isoo gashaa nasroy
@AadamShariif
@AadamShariif 7 ай бұрын
Asc nasra alla hakuu barakeeyo xirfadaada abaayo ❤
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 7 ай бұрын
Ani waxaa ka daawadah America abaayo
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 7 ай бұрын
Naaro and Hosow laba shakhsi oo qiima leh.
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 7 ай бұрын
NASRA GUUL WEYN BE NOTAHAY ILAHAAY WAXAN KAGA TUUG NAY MALAAYIIN DOLAR INU ILAAHAY KU GU ARSAAQO ABAAYO
@engxaraar109
@engxaraar109 6 ай бұрын
Suaashii aad ka dhex gashay cismaan ee ahayd gabadhii kaa views ka yarayd hadana kaa lacagta badneyd, maxay soo duubtaa bal noosheeg.
@abdiazizmohamoudsalah4296
@abdiazizmohamoudsalah4296 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk wlhy nasra videoga been bay ka sheegtay dadka nimcada haa ka qarayn nasray lol lol
@Raqiyaluul
@Raqiyaluul 7 ай бұрын
Afrika iyo asia nah 1000 views 0 dollar 😢
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 7 ай бұрын
Allah kuu barakeyo intad kahesho ani hadan wadadii cagta saari rabaa lkn dumarlland ayaba igaarsaiin la,5k😢😢😢
@aragsanyusuf605
@aragsanyusuf605 7 ай бұрын
Wan ku saraay wllo sucrb
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 7 ай бұрын
Waan ku saaray welcome byo from dumar land 😊
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 7 ай бұрын
@@queenmaryama9237 ay mahadsanid abyo ❤️❤️👍
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 7 ай бұрын
Hablaha keliya ma’ahan aniga xataa hadda ayaan kuu saaray wlaashey guul wacan , program umada wax u tara in aad soo gudbiso ayaan kaa rajeynayaa.
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 7 ай бұрын
@@mohamedahmed4511 mahadsanid wllkey qeer allah kusiiyo 👍👍
@hashimyare4554
@hashimyare4554 7 ай бұрын
Congratulations mashalla abaayo watching u from Australia 🇦🇺
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 7 ай бұрын
😂😂ana ka mid ah abyo dadka ❤ daawo video 😂
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 7 ай бұрын
Allahu massalim wassalim calaa sayidiina maxamed
@MuscabDahir-p4g
@MuscabDahir-p4g 7 ай бұрын
Hore uso nasro from canada
@ahmett5835
@ahmett5835 7 ай бұрын
Kalay dumarka iney mushaharkooda sheegaaan dhib kuma hayso miya,
@abdishakurabdullahi2371
@abdishakurabdullahi2371 6 ай бұрын
Aniga Horta social media lacagblaga hela qayaali ayey ila tahay. Maba aaminsani.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 7 ай бұрын
Manshaallah hanbalyo nasro qurux 800k ❤❤❤
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 7 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@user-sports482
@user-sports482 7 ай бұрын
nasra kan mahe youtuber kle so qabo
@FathiMohamed-xv7uk
@FathiMohamed-xv7uk 3 ай бұрын
Mnshalah Abayo nolawa inteye Nolal jirata ❤❤❤❤
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 7 ай бұрын
Masha Allaha nasro abtidon iyo noolow parow wan in salamay Ramadanl Mubark
@ayubmohamedmohaud300
@ayubmohamedmohaud300 7 ай бұрын
Nasro abtidoon hooyo qiimo badan hore usoco wll
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 7 ай бұрын
Somalia Mxaa barakada ka qaade dawashadooda Waxbo lagama faa iidaay
@YouTuber_shorts2023
@YouTuber_shorts2023 6 ай бұрын
8:25 cartoon's ka ugu badan waxaa ku xiga Game's ka 8:53 🎉
@sacdiyosacdiyo3689
@sacdiyosacdiyo3689 6 ай бұрын
Pls abyo lacag isodir tageradaada ahay runti lacagna ma haysti
@yallowskyb7597
@yallowskyb7597 6 ай бұрын
Asc walal a an kula taliyo fanaanado aad design gareesay so saaro
@bilan1674
@bilan1674 3 ай бұрын
Farqiga waa daa wadayasha wadankey joogaan ayey ku xirantahay.
@ayanbadan3845
@ayanbadan3845 7 ай бұрын
Alle haku barakeyo chanelkaga from Germany 💐
@Mohamadabdimohamad123
@Mohamadabdimohamad123 7 ай бұрын
@Mohamadabdimohamad123
@Mohamadabdimohamad123 7 ай бұрын
Asc
@Maryam-d7u7j
@Maryam-d7u7j 6 ай бұрын
Mnsh Allah tabarakalaah ❤
@Maryam-d7u7j
@Maryam-d7u7j 6 ай бұрын
Mnsh Allah tabarakalaah ❤
@Hornscope
@Hornscope 7 ай бұрын
Dadka ha waalina lacag badan lagama helo KZbinka
@sameralck
@sameralck 6 ай бұрын
mashallah allah ha ku siyaadsho sister role model baad i tahay asturni qurux akhlaaq deganaan allah ha ku siyaadsho ishana ha ka xijaabo hambalyo ❤🎉🎉
@QueenHido
@QueenHido 7 ай бұрын
north america hadii channelkaga laga samen lahaa toban kun ku xisabtami laheed iyo ka badan
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 7 ай бұрын
Wlh dheh abaayo qof America joogo ii sameey madhahaa
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs Ай бұрын
Mesha lagu sameyo ma aha lacgta mesha laga daawado waaye ​@@poorindiansanddogsarenotal1276
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 7 ай бұрын
Africa anoo jooga waa kugu xirnaa marka America tagayna wali waxaa tahay my favourite KZbinr dadka halkan jooga waa inaa dhaha gabadha daawada
@amaladan5579
@amaladan5579 7 ай бұрын
Sister you are role model to my daughters. Intaa in ka badan ka samee insha Allah
@fadumocumar8517
@fadumocumar8517 6 ай бұрын
Wan fahan san ahey wayo dadka meshey jogan ayey ku xidhantahey
@zainaamohamed1585
@zainaamohamed1585 7 ай бұрын
Sorry wlh said ku so dawanaa lcg naguma heshid sorry sis America ku direnaa anaga dawada yashaada ah😢
@inashide1435
@inashide1435 7 ай бұрын
Nasra abtidon abyo aniga kamida dadka ethiopia kaa dawada
@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
@UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj 7 ай бұрын
Kuxumayn ayaan somaliya kaaga sodawanayna kawaran hee😅
@AbdullHuseein
@AbdullHuseein 2 күн бұрын
Bal maxa walashey unoqonweyse 😢
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 26 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 54 МЛН
Doolsho Somalia o aad u fudud jilecna ah hada kadib san usameyso
9:21
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 144 М.