Daawo Bisbaas Shidni Macan badan 10 daqiqo Ku karso

  Рет қаралды 413,335

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 628
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 6 жыл бұрын
maasha Allah, wlashey waad mahadsantahy inagoo badan oo ardeyda wax ka barata qurbaha wax badan baan kaa faaidny..👍👌 Horeumar baan kuu rajeynynaa wll.
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 жыл бұрын
Masha allah wll waad iga farxisay adinkoo wiilal ahba hadad wax iga baratan Farxad ayey ii tahay😍😍
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 6 жыл бұрын
Haa dabcan runti markad ardey tahay hadana guri hoyo iyo wlaha la jogin wax badan bad ubahane sida cunto inad karsato okale so wlshe Nadro abti don waxban ka faidney mashaa Allh wll horey usoco ayaan ku lenahy
@saritaobesh2031
@saritaobesh2031 4 жыл бұрын
@@nasra_abtidoon macalimad sharaf bdn ayaa tahay abyo mcn jazakallah khair
@abdulahiali952
@abdulahiali952 4 жыл бұрын
@@nasra_abtidoonthnks
@faraxiyoladan5675
@faraxiyoladan5675 4 жыл бұрын
Masha alllha
@UdoonOsman
@UdoonOsman 4 ай бұрын
Mahadsanid nasray 5 years kadib muqalkan manta ianface m.a gacanta ala haku barakeya sharafey
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 жыл бұрын
Wcs abyo akxndulilah waalaga helaa meel walba mooye qori waano yaala america waa yala somali meel hada ku nooshahy waxba wayn maysid alxmdulilah viva somali ree muqdisho love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdijamaali9346
@hamdijamaali9346 6 жыл бұрын
man sha allah nasro qaali walal hore u soco runtii adban ku jeclaha kana faida alle liibaan tiisa hakugu galado aduun iyo aqiraba
@naciimocabdi5642
@naciimocabdi5642 5 жыл бұрын
Maasha allaah qaali wax badan ayaa kaa faa iiday mahadsanid video yaashaada quruxda badan oo is hagar la aanta ah aa usharaxeyso alle haku barakeeyo
@kawsarkiin
@kawsarkiin Жыл бұрын
AMIIN
@habibahassan1388
@habibahassan1388 5 жыл бұрын
Masha allaahu illahay ha kuxifdiyo walalo qali runtii wankujeclaha waxan fiirsadanah barmamiykagan ugujecelaha aad iyo aad ayaan ugu qancaah sidawanaagsan ee ad waxnoogu sheegto noolow nasro qali 👍👍👍👍😍😍😍😍👄👄
@shukrimohamedhassan3789
@shukrimohamedhassan3789 6 жыл бұрын
Mashalh inbada ayaa ugu xisay raqaykaas qali illah hakaa awaal mariyo mahadsanid abyo
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Masha Allah maclimad aan xasidad ahyn oo nadiifa alx waxbadn ayaka bartay alle haku barkeyo wll jaskalah walhi waxbadn oo mcn ayaka baratay sharfi korkaaga sis from hargeisa 💚🤍🙏
@saritaobesh2031
@saritaobesh2031 4 жыл бұрын
Qli ani bas baas la,aan wax ma cuni kari badanaa xitaa burka caadiga ah waa ku cunaa sis thanks action aad u fudud aa i turtay runtii marki hore yaanyo aan ka sameesan jiray waqti dheer iyo xoga hawl ah ayaa mari jire lkn hada saan ku heestaa Nasra ku jclhy mcnteey💋🙏
@ashacadey187
@ashacadey187 5 жыл бұрын
Thanks you so much sister wan tijabiyey dhadhan macan ayuu leyhy masha Allah waxan kuleyhy keep going ❤
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 жыл бұрын
Shidni aad umacaan waye yaanyo la aan ma dhadhamayo ayan islahaa markii hore tnx xbibt nasro
@fadumoabshir1952
@fadumoabshir1952 4 жыл бұрын
Masha allh wan isticmla mana fahsneyn thks qqli nasra abtidon
@JamiiloAadam
@JamiiloAadam Ай бұрын
Maasha. Allah❤❤
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 6 жыл бұрын
Masha Allah aby mcnto waa mahadsanthy alle ajar hakaa siiyo quruxey waa nofaiidaysay waxyaabo kale nooga faa iidee sida shuwarmada iyo w .I .M
@izaqali8659
@izaqali8659 4 жыл бұрын
M.a shidniga aan kaa bartay ilaa hada gurigiina ani lee ukariyo macaan thank u dear teacher🙏🙏
@drsjuweriaabdirahman8885
@drsjuweriaabdirahman8885 4 жыл бұрын
Mazch Allh wllzhy ilahy ha ku xafido sida ficiin eee aad nug soo gubbisidi
@nimoadan5846
@nimoadan5846 5 жыл бұрын
Nasro qli wan sameyey wana kuguleystey mahadsanid xbibtii timirta markan kudarey kaley iska araag ayuu noqdey mnsha allah
@asmabintuabubakarasmabintu9781
@asmabintuabubakarasmabintu9781 4 жыл бұрын
Hooyadeey samideeda waxan jeclaan lahaa inan live kuu arko Wan ku taageera hooyo mcn💖❤
@Fiy7853
@Fiy7853 4 жыл бұрын
Fidiyowga intaan daawan ayaaba like ta dhac kusiiyay 😍😍😍😍😍
@faizamohamed6762
@faizamohamed6762 6 жыл бұрын
Masha allah basbaas shidni waa ka helaa mahadsanid qaali nasra abtidoon
@tinaaatae5276
@tinaaatae5276 4 жыл бұрын
shukran xbbti wax badan aa ka faaidey
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 6 жыл бұрын
Thnkx wlshena qrxda bdn jazakalah qer
@sacdiashuceyb8868
@sacdiashuceyb8868 5 жыл бұрын
qaliiii nasro allh noo kaaa dhowro aaadbaan kaga helaaa mrka abayoy waxyaabo badan aan kaa rbnaaa eee sidan ku helaaaa xppti ♥♥♥♥
@nasrinahaajisacid6132
@nasrinahaajisacid6132 4 жыл бұрын
Masha Allah mahasanid abayo macnto keep going ❤❤❤🙏🙏🙏
@hawashire833
@hawashire833 4 жыл бұрын
Mansh allah gabadhan adban oga faiday jisaakalah
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 5 жыл бұрын
masha allah gacantaada allah kuu barakeeyo
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
masha allah walashay qali thanks wan ka helay chenalkaga Bas baaska anaba Sokor yar ku darsado dadka qaar ma Yaqanan
@marwotimojilic5354
@marwotimojilic5354 4 жыл бұрын
Masha allah wlshy wax badan ayan ka faaiidanay sharafeey rabi haku xifdiyo
@LuulLuul-ux7pi
@LuulLuul-ux7pi 2 жыл бұрын
Wwww wlahi nasra waanka helay waana saneestay anigoo sameynaya ayaana kafiirsanaaye videogah isla maanta ayaan karsaday mhadsanid sidaad noogu faaideesay abyo Allaha ku sharfo xpipti🥰💋❤️
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 6 жыл бұрын
Thank you so much inaba caadi mhaa wlhi
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 жыл бұрын
Masha'Allah qali inaan is ognahay baad moodaa videogaan intaan duubay maanta markii aan edit ku Sameeyey ayaan kaaga KZbin ku arkay waanba iska dhaafayy inan soo apload gareeyo Marka qaaliyeey horey usoco 👍😘
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 6 жыл бұрын
Abayo Maxa iskaga Dhaaftay Wee dhacdaa sidaas oo kale Lkn soo gali waayo waxa laga Yaaba in asxaabtaada Iyi Kuweyga Ee kala Duwan Yihin marka u faa.iidee
@raxmadrabbi1578
@raxmadrabbi1578 6 жыл бұрын
Noo soo gali hayaat nasra adna thnks xbbti
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 жыл бұрын
Insha'Allah waan soo galinaa lkn maanta maaha midkale ayaan ku badalaa maanta thanks abaayayasheyda 👍
@somaliqueen829
@somaliqueen829 6 жыл бұрын
Cooking With Hayat soo gali ileen isku asxaab inaydin ahayna laga yaabaa
@suhracabdi3594
@suhracabdi3594 6 жыл бұрын
Nasro numberkaga isoo sheeg abyo
@ayan1407
@ayan1407 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo nasra waxaanka faiday wax badan jazakallah waa xayakallah😍🥰
@naciimaabdikarim4112
@naciimaabdikarim4112 5 жыл бұрын
Masha allh wlo macan jasakallh ilahy rali hakaa ahado Aamin
@asmaasma7088
@asmaasma7088 4 жыл бұрын
Mashaa Allah wllshay thanks
@salmomohamednour855
@salmomohamednour855 5 жыл бұрын
Manta ayaa afur ahan u karinaya nasro sida baan u dawaday wlhi aad ugu faida cnlkga allow kheer kusiio xbbt gcnta alle hkuu brkeyo💖
@nadiyaumar3684
@nadiyaumar3684 4 жыл бұрын
Masha allh allh ku barakeeyo adi ilmahaga
@decaafrica8017
@decaafrica8017 3 жыл бұрын
Maansha.alaah. Macda.saliidakayaree.waankahelay.laakiin.aniga.gastarikaanqabaa Dadbadan.oo.anigoo.kala.aajiro.mahadsanid😍
@saharajumale5095
@saharajumale5095 3 жыл бұрын
Jazakallahu their ukty
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 6 жыл бұрын
waan sameeye nuucaas ayuu ii noqday thnks xabiibti
@sahraadam4587
@sahraadam4587 4 жыл бұрын
Maanshaa allah gacanta allaha kuu barakeeyo quruxeey
@abdisamadyare2572
@abdisamadyare2572 4 жыл бұрын
Hormar wacan biska baska waiskuficanHy m.a
@hanihakiin3279
@hanihakiin3279 5 жыл бұрын
Masha.llh mclimadeyda wx bdn kaaa faaaidy
@hamdielmi3552
@hamdielmi3552 4 жыл бұрын
Masha ally wllahi walalahy haka faaiidayztaan nasra abtidoon abyo allha kudhowro adigana
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH quruxsan alle gacantaada ha kuu barakeeeyo ❤❤
@samiraahmed1409
@samiraahmed1409 2 жыл бұрын
Masha Allah walashey meshan America moy bisbas maba ku tumano wanba u xisay
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 4 жыл бұрын
2020 aa fiirsanooyaa video gaan
@tinaaatae5276
@tinaaatae5276 4 жыл бұрын
ani ama ka daranahay oo 2 weeks ka dambeeyo april dhamadkeed aa fiirsanooya
@whitecrystal1792
@whitecrystal1792 4 жыл бұрын
@@tinaaatae5276 ok waaye waa wada faaideesanay
@galadok7692
@galadok7692 4 жыл бұрын
@@tinaaatae5276 anigaba sidokle two weeks ayn ka dambeeyaa 15 may
@marwadiriye710
@marwadiriye710 4 жыл бұрын
@@tinaaatae5276 me
@tinaaatae5276
@tinaaatae5276 4 жыл бұрын
😅😅😅😅
@sahraolad5423
@sahraolad5423 6 жыл бұрын
Maasha allaah abayo gacantaada allaha kuu barakeyo nasro abayo mooyaha yurub waa yaala waayo ganacsatada aya keeno wax kasta waa yaaliin inta soomaaliya laga helo hadey noqoto canbuulo saliid macsaro qaxwo bun canbuulada lagu cuno abayo basbaaskaga waa kuleyl saan u argo
@ayanabdul5178
@ayanabdul5178 4 жыл бұрын
Masha allah ilaahay firfircoonidaada ha kuu dhaafo
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 6 жыл бұрын
Waan jacalahy www thnkz my abayo nasro
@بحبكأنا-ت5ه
@بحبكأنا-ت5ه 6 жыл бұрын
Nasra cadeey... allaha ku barakeeyo qaali... aragiisa kaliyaaba i deeqay anoo wali tijaabin.
@haniahmed6201
@haniahmed6201 5 жыл бұрын
M.a wlhi apyo waxbadan ayn kafaide Allah kubarakeyo Allah dartis ayn kujclhy xbbty
@bilanmowliid9091
@bilanmowliid9091 4 жыл бұрын
Masha allaah Wllhi wan jclhy wana kahelay
@fakishussein8893
@fakishussein8893 4 жыл бұрын
masha allah abayo qali ad ayan kugu mahadcelinaya wllhi waxadtahay maclimadena oo an ka faidnay wax yabo fara badan alle haku barakeyo wllhi ad ban kujecelahay xabiibti
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 6 жыл бұрын
Mashallah walashey jzkilllaah xaadir mahan
@zainababdirashid1795
@zainababdirashid1795 4 жыл бұрын
Asc abyo nasra wku salamy wxa Ku rajeynaa ina cafimaad qabtaan dhamaan reerkga wxa rabay ina Ku weydiyo abyo raqi waxa umaleynaa inu afsomali yahy mxa lagu yirahdaa English mahdsanid qaali
@asaldhaladindeeqasaldhalad6448
@asaldhaladindeeqasaldhalad6448 4 жыл бұрын
Waaw masha allah xabbti wallhi wad mahad Santahay dhan walbi
@amiiramohamud7763
@amiiramohamud7763 4 жыл бұрын
Masha allh wan ka fa idnaa
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 6 жыл бұрын
waaw thnks xapipti waan kahelay basbaas shidniga
@munanoura1986
@munanoura1986 4 жыл бұрын
Wll qali nasra ilahay khayr haku siiyo Barnaamiyadada wala socona mar walba
@hawoali3858
@hawoali3858 5 жыл бұрын
Dear nasra Masha allah nasro marka sii dawane 2 daqiiqo video igu danbeysay xitaa ma dawan hora ka caray waa ku tuuray lee waan ku qadeeye masha allah manta si fcn u qadeeye biris u karsaday video ga hadaa dhamees tirtay xaqiiq thanks
@Qisasudiin
@Qisasudiin 6 жыл бұрын
Masha Allah walshey gacantaaada rabbi ha kuuu barakeeyo
@muniitamuniita7506
@muniitamuniita7506 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo gacantada Allah haku barakeyo
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 жыл бұрын
Masha Allah gawadheyda jezekallah qeer xabibti
@ياسمين-س6ش
@ياسمين-س6ش 3 жыл бұрын
Masha allah abayo shukrn
@ikrambarre2385
@ikrambarre2385 6 жыл бұрын
Mahadsanid abayo nasro abtidoon.
@mkmoha3037
@mkmoha3037 2 жыл бұрын
Allah ku xafido sister ❤❤❤
@JARKOZ_PUBG
@JARKOZ_PUBG 3 жыл бұрын
Shukran nasra
@ayanabdi3904
@ayanabdi3904 4 жыл бұрын
Abaayo hore usamaysay thank you
@geenyomudug7215
@geenyomudug7215 5 жыл бұрын
Shukran abayo gacantada alle haku barakeyo
@مرحبامرحبا-ش9ط5خ
@مرحبامرحبا-ش9ط5خ 4 жыл бұрын
ماشاء الله لذيذ جزاك الله خيرا
@sahruja5777
@sahruja5777 6 жыл бұрын
Maasha Allah Illaahey gacantaada hakuubarakeeyo.
@ifraxabdulahinoor9246
@ifraxabdulahinoor9246 4 жыл бұрын
Alla haa wlHi wa hore igu dnbeze wan uxise moye sas ah
@xafsonuur9592
@xafsonuur9592 4 жыл бұрын
nasro xabibti wan kslamy waxan kamid ahy tagerayashada waxan kahelaa oona ka fahma dhanka cuntada adigo kaliya waliga jir oona joog ban kuleyahy
@bishaarolove1102
@bishaarolove1102 3 жыл бұрын
Masha allha abayo mcn thanks you 🤲🤲🙏🙏🙏👍👍👍💔💔💔🙏🙏🙏
@fardowsaabdi9996
@fardowsaabdi9996 6 жыл бұрын
Maaha allh horey usoco walal nasro wax bdn ayan kaa faaidney thank you
@UmumuxamedAsal
@UmumuxamedAsal 3 жыл бұрын
Nasro abyo runtii waxaan kugu abaal gudo oon duco aheen garan mayo abyo Allah haku sharfo
@xasancabdicali9755
@xasancabdicali9755 5 жыл бұрын
Masha allaah ilaahey ha ku xifdiyo
@fahimaomer7173
@fahimaomer7173 4 жыл бұрын
Wlhi anagu waan haysanaba waliba laba nooc hargeisa waa buxa moyahasu
@duniyojama1463
@duniyojama1463 6 жыл бұрын
Masha allaah manta ayaan karshay basbaaskan wa macaan wana fudeyd 💗💗💗💗
@deeqcade7995
@deeqcade7995 4 жыл бұрын
Masha allah alla raqaygas cusbuu leyahay maxan uxiisay nimcada wadan kena taalo
@umumeymuunxuseen5084
@umumeymuunxuseen5084 4 жыл бұрын
Msha Allah shukran xabiibti adan ugu heley💓💓💓
@najmowarsame6773
@najmowarsame6773 5 жыл бұрын
M.sh walashey nasro alha kubarakeeyo aad kaaga faidee
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 жыл бұрын
Ma sha allah abyo aan xiiseeyo alle haku barakeyo
@nafisamahamedmashaalahwaye9122
@nafisamahamedmashaalahwaye9122 6 жыл бұрын
Msha alah abayo ilahey ha ku barakeyo gacmahaga dharerka iga dhamaday saxibey thank you
@AhmedMohamed-xo3ec
@AhmedMohamed-xo3ec 5 жыл бұрын
Thanks abaayo
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 5 жыл бұрын
Mnsha alh abyo mcn wn broweeyaya kalay iska arg tnxz abyo
@zamzammohamed6921
@zamzammohamed6921 4 жыл бұрын
Masha Allah sis ❤
@saynabdahirabdulle4697
@saynabdahirabdulle4697 3 жыл бұрын
NASRO apyo baasto huuris maadan soo galin miyaa channel kaaga waan waa yee
@faraxcumar5854
@faraxcumar5854 4 жыл бұрын
Nasaro quxurey abaaayo alle daradii ayan ku jecelahay ee alle haku xafido adiga iyo carurutada iyo seygagaba
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 жыл бұрын
M.a alha ala macan badanaa xabibti ilahey haku xafdiyo 😘😘😘😘😍😍😍
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 6 жыл бұрын
maanshaallaah weeeye wll mahadsanid. sifiicn baad u samaysay lkn saliidda kaaga yara dhacday.
@dhoolali7869
@dhoolali7869 6 жыл бұрын
Wey kamiireYSAA mRkii ay dhameyso
@meysuncabdiwali8287
@meysuncabdiwali8287 4 жыл бұрын
Maasha allah alle xaku xafido gacantada iyo maskaxdada hore u soco abaayo
@abdirahmanmohamed5536
@abdirahmanmohamed5536 6 жыл бұрын
Ilahow gabar hanoo weyn abayo bariska marke subiso iskolka kumaqanahay qadadi imaado moyga basbaska iku dhagi jirtay bariska kudhaxshubi jiray kucuni jiray xasuus
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed kkkkkkkkk. Manshaa allh lkiin Somali majecli dumrka ama gabar mrkey dhalato waka naxaan kkkkkkk wana jahilnimoo
@ikramayan6660
@ikramayan6660 6 жыл бұрын
msha allh nasra quruxey gacantaada allha ku barakeeyo
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 6 жыл бұрын
Masha Allah maanta ayaan martiqaad leyahay marka wan samenaya qali malin hora daawaday wanso dajistay qeebta offline ka gashtay si aan u daawado malinta samenayo mantoo jimca samenaya masha allah mahadsnid qali nasra ❤
@nacimacabdinasir4265
@nacimacabdinasir4265 4 жыл бұрын
Shignigaan wajeclay wasamyn aqanaa mahadsanthy qaali
@queenabshiro9858
@queenabshiro9858 4 жыл бұрын
Masha allah abayo cimri dheer iyo cafimad ban kurajenaa
@amaleyamaley4029
@amaleyamaley4029 4 жыл бұрын
Masha allh xbbtii allh no kaa xafido
@umarayaanmylove5276
@umarayaanmylove5276 4 жыл бұрын
abaayo wax marka aa soo gilisid ha lex lexinin in si fcn loo arko
@nimcokoos7613
@nimcokoos7613 2 жыл бұрын
mansh allah wallshy nasra wad mahad santahy
@raxojaar8242
@raxojaar8242 2 жыл бұрын
Masha allah walashey nasra abdi doon
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah Aabayo jizakalaha qeer xabti ilahey haku xifdiyo adiga iyo qoskag Aabayo👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤👍🏻
@zamiirahaadi9954
@zamiirahaadi9954 2 жыл бұрын
AY MCN INU YHY ANA CDEYNA THNKZ QUEN❤
Daawo:- Gabadha calooleyda ku iibisa TikTok.
6:27
BBC Somali
Рет қаралды 207 М.
Somali Chutney (Shidni) الشتني الصومالي
4:50
Xawaash FoodBlog
Рет қаралды 493 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 33 МЛН
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 10 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 15 МЛН
Daawo Sida Loo Sameeyo Bariis Iyo Hilib Buskeeti ah
15:12
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 323 М.
QUR AANKA JINKA IYO SIXIIRKA MACALIN BASBAAS AFGOI
1:02:06
DOONDOONIS FAMILY
Рет қаралды 57 М.
Chutney recipe ---bisbaas shidni 😍😍
4:21
Queen dunia
Рет қаралды 10 М.
Barnaamijka Cunto Macaan |  Bur Kuus Kuus| Astaan Tv | 2020
26:57
bariis iyo basbaas shidni qadadii ciida
30:11
Fadumo Has
Рет қаралды 318 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 33 МЛН