No video

Suprise Romantic ah aan u Sameeyay Xaajiga & Hotel qurux badan oo İstanbul Ku yaalo, Nasra abtidoon

  Рет қаралды 79,230

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 364
@sahraahmed6779
@sahraahmed6779 7 ай бұрын
Welcome back walashey nasra abtidoon ilaahey culeyska hakaa dulqado fudeydna allaha kugu badalo abayo adkaarta iyo qur,anka badso iyo saliga nabiga scw abayo insha allah culeyska ilahey aya fudeyd kugu badalayo abaayo mudo badan ayan kugu xeranahay allah dartiis ayan kuu jeclahay abayo allaha ku xafido hormar wacan ayn kuu rajeynaa insha allah❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Amiiin shukran qali❤😊
@aishaosman6572
@aishaosman6572 7 ай бұрын
Walaashey macaan waxaan ookale waaye marka aad soo dhikto in culees kukeeno , meeqa ayada iyo xaajigeeda qilaaf taaagan meeqa naag groob ah hala furo.ama ninkeeda hadhinto , meeqa gawar ah o umaleeyo.nolasha guurka in uuyahy maalin walipo.romantic , fadlan isha waa xaq e is ilaaliya isxifdiya allah hana xifdiyee
@Farhiya_huzzein
@Farhiya_huzzein 7 ай бұрын
soo laabasho wcn wllshy from glkio 🇸🇱 illahay culayska hakaa qaado qaaliyey 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@suldaanapdullahi671
@suldaanapdullahi671 7 ай бұрын
Wlaashay nasra abtidoon alle culayska haka qaado🤲🤲🤲
@som1
@som1 7 ай бұрын
Nasroooooo I keep checking for your videos abaayo. It’s past my bedtime but I will stay and watch your video because you are special to us and we love u. One day I make duah to meet u xx❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
❤️🥹🫂
@madinamoumin8873
@madinamoumin8873 7 ай бұрын
Inchaallah bon rétablissement habibty ❤😢🇩🇯
@dagannouh3541
@dagannouh3541 7 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo allah ha ka dul qado culys kasta aad dareemayso kuna dadal akhrinta suratul albaqra iyo saliga nabiga Salalahu calayhi wasam wllo horay u soco
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@maryamonuur7557
@maryamonuur7557 7 ай бұрын
Nasra abayo wanku salamy waxa rajeyna alle inu culeeska haka dul qaado abayo hadey macqultahy noso dhig muqaalki nairobi ismahan ugu tageysay codsi waye Baayo❤
@ramloabdi4377
@ramloabdi4377 7 ай бұрын
Welcome back my favourite person ❤👸🫶 Caafimad taam ah Allaha ku siiyo 🥺😭🤲
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@maymuunsheybi1212
@maymuunsheybi1212 7 ай бұрын
nasro oo youtube mar hore ugu dambeeysa abaayo illaahey culeeska hakaaqaado
@nasramohamed5904
@nasramohamed5904 7 ай бұрын
Ilaahey ha ku caafiyo culeyska Allaha kaa qaado wax kaste oo kuu kheyr ah na Allagha kuu sahlo Nasro cadey sami horumar iyo fir fir cooni aan Rabi Subxaana Watacaalaa kaaga rajeeyey.
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@shamsohussein
@shamsohussein 7 ай бұрын
Wcs abayo qali hormar wacan OO wanaagsan welcome back
@kawthershire4782
@kawthershire4782 7 ай бұрын
❤it’s okay qaliyey Alle haka qaado culeyska 🤲🏾
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 7 ай бұрын
Masha Allah xbbti Rabbi hakuu barakeeyo Isku cimri dhameesta adinkoo isku faraxsan ❤ Adigana Rabbi Caafimad taam ah haku siiyo Insha Allah
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 7 ай бұрын
Welcome back wllshy ♥️ wllhi waku tabny inatd nag mqanyd alh k dul qado culysak wll
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@Cumeer_bigfan-e4x
@Cumeer_bigfan-e4x 7 ай бұрын
Nasro abyo ilaahada kaama niyad jabin abayo iishare gare 😢
@Cumeer_bigfan-e4x
@Cumeer_bigfan-e4x 7 ай бұрын
Nasro dadka dhan love usarosa ee igu sharaf noh inad ii share gareysid 🥺
@hodansheikh-jf5dy
@hodansheikh-jf5dy 7 ай бұрын
Nasro abaayo Alle hakucaafiyo waan kuuxiisnay xabiibt
@mariamali5060
@mariamali5060 7 ай бұрын
Masha Allah wllshey mcn Allah ha idin xifdiyo dhaman adiga iyo familkaga culeskan hakaa qaado tasbixda badso insha Allah kuna guleysan ku leyahay aduun iyo akhuraba
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@Najmanader
@Najmanader 7 ай бұрын
Ilahay culeyska ha ka dulqato hno mcneyy ❤👸🏼
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 7 ай бұрын
Asc. Nasra my teacher Allaha amuurahaaga kuu sahalo walaal. First comment
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran🥹🤲❤️
@Hafza3636
@Hafza3636 7 ай бұрын
Manshallh aadban ugu furxay ayaamkn ano mashqulsna waxbrsho iyo howlo aduno kle youtbe maso galin Manta niyda kugu qabty saaba ina waxsodhigty arky allh culys wlba fudyd iyo cafimad hakugu badlo hbbt San kugu xisnay allh unba og🥺 Wan kaxumhy qorlkyga wudheraaday wllo♥️
@AbdullahAbdi-ux7bz
@AbdullahAbdi-ux7bz 7 ай бұрын
Asc abaayo nasro abtidoon Allaha kucaafiyo macaanto Wallahi bariyahan baandhaaye abaayo nasro abtidoon awey baadhahaaye Allaha kucaafiyo abaayo nasro abtidoon caafimaada baankurajeyna adig iyo ilmah iyo aabohooda iyo waalidaka dhan igu salaam abaayo nasro abtidoon
@iqrahassan1
@iqrahassan1 7 ай бұрын
Welcome back apayo walhi wan kuxisanay❤
@user-gu4qg2fl7u
@user-gu4qg2fl7u 7 ай бұрын
Alla abayo wan kugu farxay so labashadada,alle culayska fudayd hakugu badalo abayo mcn❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@hanaboqran201
@hanaboqran201 7 ай бұрын
mnsha alla alle hysku kiin daayo adiyo xaajigaaga abyo nolol qurux badan bn kuu rjynyaa ❤🎉 from ayeeyo koris 😘
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@user-ko1dm9ef1f
@user-ko1dm9ef1f 7 ай бұрын
Welcome back abyo nasra Keep going wll mcn from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤️🎉🎉🎉😢
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@user-wr1pu1pf5w
@user-wr1pu1pf5w 7 ай бұрын
M. A abyo nasro wan ku jeclahy🎉😮
@zeynabcabdirahman7343
@zeynabcabdirahman7343 7 ай бұрын
Alla nasraay saan kugu xiisay😊😊😊
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 7 ай бұрын
Msha allah nasra wll adkaarul sabaax iyo adkaaru masaa akhriso allah hku xifdiyo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@warda_54
@warda_54 7 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah abaayo ilaahay Haa ku siyaadiyo farxadada waaliga ii faraxsanow ilaahay Haa ku ilaahay haku barakeyo reer kaga abaayo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@ifrahmohamed751
@ifrahmohamed751 7 ай бұрын
Video xitaa markaa arkay suprise ayuu igu noqday Queen wlh waa kuu xiisay dadkii markii aad you tube bilawday kula soo qabsaday ayaa a ahay markasta you tube kaaga asigoo subscribe ii ah hadana qoraa oo inaa wax soo digtay fiiriyaa mar mar waa Shakira oo waxan is dhahaa adiga miyaa subscribe kala noqday waa arki laheedee waxay ahaato waa ku jeclahay culeyska alle hakaa dulqaado alle haku xefdiyo xabbt guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 7 ай бұрын
M.a abyo mcn welcome back
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 7 ай бұрын
Allaha kucafiyo abayo farxadaada Allaha kusoo celiyo si qalbi ah ayaan kugu duceyay aqbalka Alla leh Allah kuu aqbalo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 7 ай бұрын
Asc. Illaahey ku caafi yaa Rabi gaber yar oo aad u fiican baa tahay. Illaahow yaa Rabi caafi na wada caafi xaasid iyo il iyo sixir naga qabo yaa Rabi yaa Allaah adaa wax walba og yaa Rabi.
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 6 ай бұрын
@@Najma12-o8e waa tahay.
@user-fo3pp7dm7p
@user-fo3pp7dm7p 7 ай бұрын
Welcome back inaadeerty marna rolle modelkayga nasro abditoon abyo culeeska allaahagaa dulaado waxaan rajaynaa inaad online nonoqondoondid ❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 ай бұрын
Nasr sharafeey inaad sanad maqaned ayaa iiga dhiganthy weba ka guurtey ayan isa dhahay cuntadaadi quruxad badaned noosoo gali inashallah
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@phartush_bint_ahmed4106
@phartush_bint_ahmed4106 7 ай бұрын
Best female youtuber❤welcome back mcny 😢xalay waankaxumahy qadka naga maqnaaay inaaa muqaalkaan quruxda bdn kasodaaho adi iyo dum iskuwaaara in.a xbbty our somali queen from 2019 manaal markaa dhaleese ilaaa hada kugu xiranhy inta cunto aaankaa bartay malasoo koobi karo kaligeey maahan ani iyo walasheey bo abaalkaaga janno Alle hakaga dhigo iyo cimri dheer ooo caafimaad iyo cibaado suuban❤❤in.a 1 day inaaa kula kulmo rajeena😊
@LovelyAnteater-iz5uk
@LovelyAnteater-iz5uk 7 ай бұрын
Nasraay in badan baad naga maqnaydee hadda ka dib hal maalin ha ka maqnaanin ..annaguna waan kuu soo ducaynaynaa I.n
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks walal
@xamdiali4488
@xamdiali4488 7 ай бұрын
Mash aallh welcome back ilhy culaska ha kaa dulqado abayo ❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@ANHARITA
@ANHARITA 7 ай бұрын
masha Allah Mcney welcome back you can't imagine how much I miss you 😢❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ayyy🥹❤️
@ANHARITA
@ANHARITA 7 ай бұрын
@nasra_abtidoon Wlhi wa ilmenayaa cos sa kujeclhy ma maleesan kartid habo Mcney waligaa jiroo oo joog aduunka hada kugula kulmi wayo janada inoo balana inshaAllah 🥹🫂
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
@@ANHARITA ilaahey haku jeclaado qaali🤲🥹❤️ love u
@ANHARITA
@ANHARITA 7 ай бұрын
@@nasra_abtidoon 🥹🫶🏻♾️
@Canabey.adunyo12
@Canabey.adunyo12 7 ай бұрын
Nasrooy welcome back apyo aad ban ugu farxe so laabashadada
@Zimraan-caday
@Zimraan-caday 7 ай бұрын
Welcome back xbbti yey waan yaabay hala haan nasro KZbin kama maqnaan jirin ayaa i dhahay ilaahey culeyska hakaa dulqaado my queen❤🥰👸
@Ummmustaf
@Ummmustaf 7 ай бұрын
Isku so noqod kheer leh abaayo mcn haben horad qalbiga iga so dhacday youtube kada so boqday 3 month ago waan yaabay abayo wax walbo kuu kheeer ah alh ku saqiro fudeed insha alh 1million ku rajeynaa dhawaan insha alh ❤
@xamdaxikma6999
@xamdaxikma6999 7 ай бұрын
Mansha allah nasra dagneey soo laabsho wcn ❤❤❤
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 7 ай бұрын
Welcome to back abaayo ilahay hakaa dulqado culeska kusaran insha Allah🤲🤲🤲🤲❤❤❤🎉🎉🎉
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@YUUNEY2
@YUUNEY2 7 ай бұрын
Abayo marwalbo farxad cafimaad iyo youtube kada sidii hore iyo si ka fiican abayo aad u soo dhigeysaa video yadada inshallah happy always sis you and family❤❤❤❤❤❤❤❤
@leyloxusen3809
@leyloxusen3809 7 ай бұрын
Wwww❤❤ walhi maanta xitaa anaa isweydiinay nsro mlmhn maxakudhcy islahaa aniga xitaa telka igahaleysnaa halbil qad ma isticmlin culyska allhkaaqaado abyo❤❤❤
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 7 ай бұрын
Welcome back abyo Allah hakucafiyo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@user-zz9mg7ry4i
@user-zz9mg7ry4i 7 ай бұрын
Alaah hagu caafiyo abaayo❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@xabiiboibraahim65
@xabiiboibraahim65 7 ай бұрын
Allah kuu fududeyo inaa wax so dhigto
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 7 ай бұрын
Masha allah abaayo soo dhawoow runtii waxaa tahay gabar boqorad ah abaayo guuleyso waligaa mar dhaw 1m insha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@halimaadan7977
@halimaadan7977 7 ай бұрын
Ma shaa Allah some minutes ago I was checking your channels mcnto we missed you welcome back❤
@halimaadan7977
@halimaadan7977 7 ай бұрын
Ilahey cules hakadulqado sz
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 7 ай бұрын
Abyo firfirconi iyo farxad allah ha ku siiyo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@nasra591
@nasra591 7 ай бұрын
Mashallah walal ilahay reerka hakuu barakeeyo
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran🥹🤲❤️
@maryamruun2925
@maryamruun2925 7 ай бұрын
Welkm back queen dumaashi ❤❤
@hawalula7963
@hawalula7963 7 ай бұрын
Abaayo suratul baqra akhriso habeenkasta ama subixii is bedel wayn baad daremi insha Allah 😊
@iftincumar3467
@iftincumar3467 6 ай бұрын
Ilaahay culeyska haka qaado fudeed Allaha kuugu badalo Aamin yaa rabi
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@maryamabdirashiid1824
@maryamabdirashiid1824 7 ай бұрын
Masha allah ilahay culska ha ka qado abyo farxad ku nolada❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@umumascuud3307
@umumascuud3307 7 ай бұрын
cuculeyska Alle ha kaa qaado abaayo dadka wxy ku fcnyhn in farxadda laga qarso waayo la isma quuro oo dadku ma wada qalbi fcna farxadadi Alle ha ku so celiyo iyo kartidaadii😢😢
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Amiiin🥹🤲 shukran
@shukriali5038
@shukriali5038 7 ай бұрын
Kuu xiiisney macney allh ku fududeyo insha allh ❤
@BarwaqoDheerer-ke1mh
@BarwaqoDheerer-ke1mh 7 ай бұрын
Amin yarabi wll alle culayska fudayd hakugu bedelo
@Lovesnaturechannel-bc9rz
@Lovesnaturechannel-bc9rz 7 ай бұрын
We love you boqoradeeni nasra
@hafsahassan5147
@hafsahassan5147 7 ай бұрын
After 3 months ago welcome back our role model 🎉❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
🫶🥹
@ExcitedDalmatian-kg4km
@ExcitedDalmatian-kg4km 7 ай бұрын
Asc nasro abaayo waan kujeclhy dar illahaay abaayo allah ku cafiyo jiro oo joog culayska allah kaqaado xamar cadeey ayaan kaso salaamaa❤❤❤
@Shaima.98
@Shaima.98 7 ай бұрын
⁠@@nasra_abtidoonالله يكفي همك😥ilahay wixi culays eekuhaysto fudayd hakugu badalo wll❤
@IsraJama-jl5sf
@IsraJama-jl5sf 7 ай бұрын
Masha allah my favourite KZbinrs woman ❤ nasra abditoon weceme back xbbti waxaan u xiisay cuntooyinkagii mcnaa ramadana way so dhawdaahay iyo waliba suxuurtii ❤ I hope inaad ina joogi doontid ❤xbbti noloow inta nololi jirto
@aishahassan6216
@aishahassan6216 7 ай бұрын
Abayo allaha ku caafiyo last week lee KZbin kaga firayey an wax cusub kawayey alx hda so labty inta dhimn allah kaqado culesyada 🤲🤲
@abdullahiali175
@abdullahiali175 7 ай бұрын
Anago wiil waku daawano ilahe haku caafiyo guleyso🎉❤😊
@cimraanduraan7076
@cimraanduraan7076 7 ай бұрын
Allah ku caafiyo wllshy
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 7 ай бұрын
Welcom back nuurki nalka nasra qaali culeska allha ka qaado ❤❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 7 ай бұрын
Ilahey culeyska hakaa dulqaado
@SacdiyoAbdi-bo7zu
@SacdiyoAbdi-bo7zu 7 ай бұрын
Gabr aan illhy dartiis u jeclhy wada jiro oo wada nolada inbdan macalimadeyda
@user-jc6ub1ow5w
@user-jc6ub1ow5w 7 ай бұрын
Welcome back Sweetheart Nasro I miss you a lot abayo❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@umriyaan9
@umriyaan9 7 ай бұрын
Abayo mcn allh kaadulqado culeyska kusacan adunku wamurugo iyo farxad ❤❤❤❤
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@bilanbaari6477
@bilanbaari6477 7 ай бұрын
benta mxan gabadhaha ayeeyo koriska aqli udhaa jah❤
@user-cg5ci7sl5e
@user-cg5ci7sl5e 7 ай бұрын
Mashallha wllo waan ku xiisay runti horay u soco sister ilahay ha ku fududeyo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@AliAxmed-qg8pc
@AliAxmed-qg8pc 7 ай бұрын
Asc wll qaali allaah haku caafiyo culeskana hakà dulqaado
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 7 ай бұрын
Mashallaah tabaarakallaah Welcome back hbbt
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 7 ай бұрын
Albaqra aqri nolosha laiskumaqure ina adeer from gurceel janaay ❤❤❤
@saciidamaxamuudaxmad3527
@saciidamaxamuudaxmad3527 7 ай бұрын
Baayo culeys kastoo ku haayo Alle fudeyd hakuugu badalo wax walboo ad tabaneysidna Alle hakaa tiro Cfmd taam ah oo dhiiga iyo dhimirka gala Alle haku siiyo🤲🤲
@shukriahmed111
@shukriahmed111 7 ай бұрын
Manshallh wlshy nasra Abtidoon imiss you xabbti 😢
@SalmaMohamed-uy3md
@SalmaMohamed-uy3md 7 ай бұрын
Alle ha ku caafiyo😢
@hudabuxane2294
@hudabuxane2294 7 ай бұрын
Masha Allah abaayo Nasra waan ku salaamay aad iyo aad walahi waan ku tabay waxan is dhahay malaha Waxay ku mash quushay Jaamcadii illahay wax walboo Ku saaran hakaa dulqaado huuno mcn Ilove you my Swaet sis❤❤❤🎉🎉🎉
@munamohamed1078
@munamohamed1078 7 ай бұрын
Abayo wixi khayr ah allaha kuu fududeyo illahayna culayska hakaa qaado
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran🥹🤲❤️
@user-dt5on9wv3x
@user-dt5on9wv3x 7 ай бұрын
Ilaahey ha kaa dulqaado culeyska cafimad taamana ha kusiiyo we miss you our role model welcome back nasroo
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
@IfraaxApdihakiim
@IfraaxApdihakiim 7 ай бұрын
Naa nasroy xalkad ku maqneed bariyahan😮
@user-kd1uo8ns3f
@user-kd1uo8ns3f 7 ай бұрын
Abaaaaayo Nasra macaaney ilahay culayska hakaa qaado isku day abayoy ❤❤❤wankuuu xiiisnay walahi
@Najma12-o8e
@Najma12-o8e 6 ай бұрын
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
@fatimamohamuud7222
@fatimamohamuud7222 7 ай бұрын
M.a ilahay ha isku kiin dayo
@faadumocali1544
@faadumocali1544 7 ай бұрын
Wan ku xiisnay abyob allh cafimaad taam ah haku siiyo mcnt macalimataydi allh hayka daayo
@Aaamina12
@Aaamina12 7 ай бұрын
Xbbti ilahy haku caafiyo wanba ku waynay 😊
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran🥹🤲❤️
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 7 ай бұрын
Soo noqod wanaagsan nasra alle haku caafiyo waa kuu xiisay wlshy
@sundusahmed9848
@sundusahmed9848 7 ай бұрын
Masha alah Ilaahay hakuu barakeeyo reerkaaga❤qali
@cabdirashid8470
@cabdirashid8470 7 ай бұрын
Raaliya tukatoo xijaaban Asturan rabigeed yaqiinsan Nasra abtidoon wll alle hakuxafido
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 7 ай бұрын
Wellcome back..am happy that you are back..illahey culeyska ha ka daaqo
@fowziyaahmed1122
@fowziyaahmed1122 7 ай бұрын
Masha allah horey usii soco
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 7 ай бұрын
Culeyska alle haka kor qado Sidanu ku jeclnahay ilahay hanoo wada jeclado wankuu xiisnay wllo welcm back ❤
@ramlaomer2228
@ramlaomer2228 7 ай бұрын
Wllhi shalay ban vedio yadaadii hore ku celceshanayay oon iska daawanayay ano hore u dawaday adi iyo ismahan ba big fan sisteryyy
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
ameen shukran 🥹🤲❤️
@user-ib6dd8im9p
@user-ib6dd8im9p 7 ай бұрын
Mashallh abaayo aad ayaan ugu farx sanahay soo lawa shadaada allha waxa ku dhibaayo ha kaa qabto inasha allha farom muqdisho ❤❤❤❤❤
@qaalicabdulahi5307
@qaalicabdulahi5307 7 ай бұрын
Welcome back queen nasra❤❤🎉
@fatmabosir5927
@fatmabosir5927 7 ай бұрын
Welcome back abyo mcn wan ku farxey marku video iso dhacey ilahey culeska ku saran ha ka qado insha Allah maclimadeda ayaa thy wan ku duceyey ❤❤❤❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran🤲❤️
@hindaabdulahi1162
@hindaabdulahi1162 7 ай бұрын
Allha haku cafiyo wllshy Mcn ❤
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 7 ай бұрын
Ameen shukran qali😢
@nimcomaxamed7538
@nimcomaxamed7538 7 ай бұрын
Ani KZbin lee kala socdy kuu xisay wlh xta cunta kariskgii duma qali
MORNING ROUTINE UNI STUDENT || JADWALKEYGA IYO NOLOSHA ARDAYNIMADA
13:55
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
ROUTINE  MANTA OI🧼NADAAFADA 🧹GALABNIMO🌹
3:30
AMAAL TUBE
Рет қаралды 1 М.
Guurka Gabadhan muujiraa mise xiriir Ayaa ….
11:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 194 М.
HOME TOUR GURIGEENA CUSUB EE DAARUSALAM LAGA DHISAY #sombank
14:23
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 462 М.
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 90 М.
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН