Ceeb iyo Qalad ayuu Mudaharaadkii shalay Ee Maadaraku Ahaa, xukuumadana in Lagu Ciyaaro maaha..."

  Рет қаралды 5,172

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@MohamedTuurtuur
@MohamedTuurtuur 15 сағат бұрын
odaygu si wacan ayuu arimaha qaar uga hadlay laakiin arimaha qaar xaqiiqada ayuu ka fogyahay adeer waxba kaama maqna madaarka waxanu unaqaanaa kaam ciidagale
@MohamedTuurtuur
@MohamedTuurtuur 15 сағат бұрын
midbaa wuxu yidhi isagoo aamusan inu soo galo ayay ahayd jaahaaga alla gub waxad caayaysaa dalka iyo dawladda ma waxad mooday makhaayaddii jiic aboorka kkk
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo Күн бұрын
MIDAHARAAADA GOOD
@mustafeciise4172
@mustafeciise4172 Күн бұрын
Waa geesi reer guleed suldaan qawdhan ducaaleh iyo cawa kara
@ali-hm7gz
@ali-hm7gz Күн бұрын
walee run baad ku hadashey reerku iney markasta dhangadii noqdaan maa aha
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 23 сағат бұрын
Liibaan horta runtii xisbiga wadani aad buu ugu dadaalay iyo madaxweyne cirraba Lkn markuu soo baxayay ingiriiska in uu isagoo afkiisa hayesta soo baxo oo hargaysa ka soo dago ayay ahayed
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo Күн бұрын
TOLAY WAAAR CIIDAGALE WADA DAGALK
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 23 сағат бұрын
Runtaa weeye Ina deer ragaas oo miidhan ayaa noo joogay caqli ga Alla hankuu barakeeyo illaahay cudurka hanga saaro qabiil iyo qoys qoys ayaa na curyaamiyay
@Nimco-o5g
@Nimco-o5g 23 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Reer miyi ilayn ma ilbaxo
@somtech.somalitechnologyst8724
@somtech.somalitechnologyst8724 Күн бұрын
Waar Ninku xusus dheeraa Qadiyadii Riigii bu xasuusta, cidagale kuleylka iyo caadifada wa lagu yaqana ceebna maaha, wa gesiyin dhaqsa u gadooda munafaqada ma yaqanan.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Күн бұрын
Eeyahay odagan ilkaha daar Somaliland idika halls dhigay tii 84 iyo 91 special ciidagalay iyo habar yuunis soo laidin ma talasolin oo mudany muuse xalka idinmadhigi kursigii aad uwalatay ee uga baxaday jinsiyadi rer sheikh isaxag iyo isxaq wadanka cagta udhiga oo odagan yar ee miskinka ahy kaday rabashka
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 23 сағат бұрын
O isagoo afkiisa hayesta inuu soo baxo
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed Күн бұрын
Uf uf uf ataa lagu yidhi daba dhilif ciro ayaad tahay munaafaq yahow
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 Күн бұрын
liibaan sakhraan ayuu runta u sheegay. sakhraanku. dad masaakin ah oo wax ma garayo ayuu maskaxda ka xaday
Aniga Iyo Mareye Darood Waad  Dawateen Wixii Nakala Qabsaday,
12:01
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Pastoralist Leadership Summit, Wajir County
1:44:06
Weega Digital
Рет қаралды 3 М.
Kaftanka Siyaasada 554 oo aad u xiisa badan
35:34
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 39 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН