Raaskambooni Kadib Loolanka Adag Ee Jubbaland Iyo Villa Soomaaliya Gobalka Gedo. Amniga Dalka?

  Рет қаралды 5,157

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер
@sumayah4349
@sumayah4349 19 минут бұрын
To be honest u r too good to be a journalist,u really r a hardworker ..m.a keep it up
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 сағат бұрын
Farmaajoo❤❤❤❤❤ Haddi somali talo laga waydiin lahaa hala soo ceiyi
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 сағат бұрын
Ok
@Xalkeen
@Xalkeen 2 сағат бұрын
*Hasoo dhaweenina Xasan Najaas siyaasadiisa*
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 сағат бұрын
Cerigabo waa meel somaliland anigu og in dhulbante aan ka soo jedddo khaldan yahay haddaana in bulsho lagaa baraciyo waa khalad ah 😢
@shukrilibax
@shukrilibax Сағат бұрын
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲😢 Dagal sokeye iyo 91 buu dalkena ku celiyay xasan xarash qaran Reer walbo waa in uu dhulka uu ilaah ku abuuray ha nabadeysto .
@AhmedHassan-l1c
@AhmedHassan-l1c 3 сағат бұрын
WADANKA ILLAAHAY HA NOO HAGAAJIYO 🤲
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Сағат бұрын
Cabdilaam Guuleed Waxaa Ka muuqato Caro uu u Qabo Farmaajo Kaalay Sababta asagaa og
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 сағат бұрын
Dalka amaanka ahmiyaad gaar ah buu leyahay oddawa marki lasoo ciyayay ayyu hagaagay ❤
@MohazeMude
@MohazeMude 3 сағат бұрын
Sxp hadhaan advice kugu dharsada kadhig part part I mean let it be part 1 ,2,3 like that for it to be interesting🙏
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 3 сағат бұрын
Xasan sheekh nin xishodo ma ahan waxa uu rabo buu samena. Sana dowlad laguma noqon karo
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 11 минут бұрын
Cadow walba waxa ka daran kan horgalka ah oo diga shacabka u katirsana lacag yar sisaneyo mel ogasowadajesta tirka halasotago si ey mid walbo horgal ah tusale unoqdo mesha dowlad kamajirto wa saxarir group ilahay bedel khair qabo hausahlo shacabka Somaliyed
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 2 сағат бұрын
Wiilkaa yar ayaa 100% ka Mas,uulsan M XSM 15 may maalintii la doortay waxay aheyd maalin madow sidi aan horeyba u sheegay waxaan dareemayaa ceeb xanuun mustaqbal madow umadan allaa u maqan waxa aduunka ka dhacaa iyo jihada ay usocoto
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 Сағат бұрын
Ssc qaranka kkkkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅kkķkkkkkk😂❤😂😂
@252Somalia
@252Somalia 3 сағат бұрын
Ka dar oo dibi dhal
@YaxyejaamacOsmaan
@YaxyejaamacOsmaan 3 сағат бұрын
Alshabaab o qabata ba dhaanta sida hada lagu jiro
@jiinowtaakow9109
@jiinowtaakow9109 3 сағат бұрын
Dadkaan Ma Ahan Kuwa Dhaxdhxaad Ah Waad Wada Careysan Oo Wada Baagamuudaa Iyo Kuwa Mooryaanka Iska Fadhiyo Jubaland Daafac U Ah.
@maxamadcusman6171
@maxamadcusman6171 2 сағат бұрын
Faderalka iney difacaan miyaad rabte
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Сағат бұрын
Dulmiga Xassan inay Ka raali noqdaan miyaad rabtayn
@hiboali5025
@hiboali5025 2 сағат бұрын
Somaliyey isku tashada oo nin walba gobolkiisa ha nabadayso, waa arkaysaan Hassan baahane dalki wuu xaraashayaa, Hassan xaraash😂😂😂😂
@CABDALACAlI-g5o
@CABDALACAlI-g5o Сағат бұрын
Kkkk waxaa ka had leeysaan waa shin biroow heesa doowlada masuul ka ah meel kasta oo soomaliy kamid ah in teey niman madax maamul gobaleed somaliya ma ha gaageeyso waa in loo maga caabaa gobor toore gobaleed ninman kaan wasiiro lagu sheegaayo waa tuugo masaakiin xaqooda bartay ineey cunaan war hadoow maasha katago axmad ninkaloo walaalkiisaa imaanaayo wadanka hugaamiyo kooxeed ma u afduub naanaayiin in sha alaah sharciga hortiisaa idigula wareesan doonaa ogaada doowlada fedaraalka xaq waxa eey uleedahay cid kasto eey u aragto qatar amni waloow anigaba aan a haadee waa iqabanee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Сағат бұрын
Hadii sharciga la ilaalin waayo lama Kala Xoog badan
@xamarey8143
@xamarey8143 2 сағат бұрын
ilaa uu gaaro xaalada uu hada gaarey wagaradka soomaaliyeedow maxaad la aamusneydeen ileen labo sano iyo bar ayuu wadaa waxa uu hada wado itoobiya halaladagaalamo ma ku aadaan soomaaliya oo dhan ayuu ku jiraa oo ka taliyaa kismaanyo ayaa ugu dambeysey waagan qabsadey ordogaan markuu arkey in dalkuu 20 sano soo ilaalinaayey god u dhacay ayuu dhex galay waxaa soo socdey masar imaaraad jabuuti ertareya iney gubaan soomaaliya oy qabsadaan wuu na badbaadiyey ordogaan wax aan hadal ahey ood heysaan ma jirto
@mohamedbaniin4335
@mohamedbaniin4335 3 сағат бұрын
barnaamijkagu waxa macnaha ka dilay hal dhinac ayad wareesataa usuless
@leylomaxamad4501
@leylomaxamad4501 3 сағат бұрын
Ben ma ahan ninkan daacad ma ahan Dadka wada dhaliila ama iska daaya maxaa nina loo dhaliila nina looga dhiga inu saxanyahay😂barnaamij darod iga dheh 😮
@nabanequraanhelp1273
@nabanequraanhelp1273 2 сағат бұрын
Ilhy haa kala qobuujiyo 😊
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
DEG DEG: BARRE HIIRAALE OO GEDO KU WAJAHAN & AXMED MADOOBE OO KA WALAACSAN
8:59
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 9 М.
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57