Aqoonyahan Baashe Cabdilaahi Ayaa Arima Xasaasiya Ka Hadlay _xukumada Cusub Ee La Doortay

  Рет қаралды 39,749

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Aqoonyahan Baashe Cabdilaahi Ayaa Arima Xasaasiya Ka Hadlay _xukumada Cusub Ee La Doortay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 124
@abdihashi9863
@abdihashi9863 4 күн бұрын
Mashaa Allah Alle haku xafido waa geesi caqli badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 күн бұрын
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@RoukiyaAli
@RoukiyaAli 3 күн бұрын
😊⁰0⁰😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊⁰
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 4 күн бұрын
Aabo muuse waan u hayna abaalka Wuxu na barey dawladnimadu waxay tahy iyo wadaniyadu 🙏🏻🦁
@aididfamily236
@aididfamily236 4 күн бұрын
Nin mowqif leh baa tahay Aaminsan Xisbinimada Alle haku Sharfo
@gamemodesecret
@gamemodesecret 4 күн бұрын
Masha Allah muuse nin geesiya yaa noo soo celiya
@FadumoCabdiraxmaan-p7x
@FadumoCabdiraxmaan-p7x 4 күн бұрын
Mudane muuse madaxweyne waxa lagu caayayo waa hunguri aloow naga qabo
@ArahmanShariif
@ArahmanShariif 4 күн бұрын
Waanu ku gu raac sanahay
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
MUUSE waa Geesi waliba DULQAAD badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 3 күн бұрын
Maansha ALLAAH maansha ALLAAH 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saleebaan9859
@saleebaan9859 4 күн бұрын
Maashaa allaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@suadisnail7450
@suadisnail7450 3 күн бұрын
Well said MashaAllah, بارك الله فيك
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
Mahadsanid Suldaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OsmanDaud-b1g
@OsmanDaud-b1g 10 сағат бұрын
Ilaahay haku karaameeyo wl inaadeerkay Ilaahay haku sharfo Tallo qaran oo mug leh iyo nateex lexejeclo leh Ayaad bixisay ilaahay hagaran siiyo ciday khusayso
@HRU2100
@HRU2100 4 күн бұрын
WAA ODEY BEELEED EE MAAHA AQOON YAHAN.......OO DAHABSHIIL DEGMADA SHEEKH U SHAQEEYA..
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 4 күн бұрын
Gormay ahayd fahashiil berihore
@awoabdikadir63
@awoabdikadir63 4 күн бұрын
Alaleeele adiga bila aqoona oo tariikhda waxaba ka aqoon 😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 күн бұрын
Faqashtaa ninka geesiga ah ee dalka jecel ee ina hur yimaada eray lidku ah la hoos yaaaca sababtoo ah mahaystaan rak la mida ninkan hada ina hortaagan
@MohamedDhise
@MohamedDhise 4 күн бұрын
Waaar heeedhe waxaaan xusuuustay in wali dad caadi ahi xusbiyada ku jiraaan halkii markaaan ramaaax iyo qaaaar bilaaa qiyama layaasbay
@MahamoudAli-t2v
@MahamoudAli-t2v 3 күн бұрын
Masha allah somalilland guul iyo gomonimo insha allah
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 4 күн бұрын
Arinta mou ga heshiiska Hada udhaqaqi waydo wlhi umadu wayna soo hor jedsanaya cadawguna wuu ku soo qoslaya
@se1059
@se1059 2 күн бұрын
Heshiishka mou da sidii muuse biixi aqal madow hoostiisa cirro ku saxeeci maayo baarlamaanka iyo gurtida baa loo soo bandhigaya haii laysku raaco oo waxaa muuse biixi uu kula heshiiyay itobiya wax dalkeena iyo dadkeena anfacaya yihiin wala wadi hadii kale halkaas baa lagu joojin
@HibakAdam-d4i
@HibakAdam-d4i 4 күн бұрын
Waxba kamaad tagin ee illahay haku aanfoco
@NacimaYonis
@NacimaYonis 3 күн бұрын
Masha Allah geesi hadal yaqana alle ha ku dhawro Madaxwayne MUUSE nin rago sharaf leh weeyi❤❤❤❤❤alle cafimad iyo cimri dharar ha siiyo❤❤❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 4 күн бұрын
Masha allahi muse geesi qaren weye allow dhowr muse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraismail610
@sahraismail610 4 күн бұрын
madaxweyne muse bixii geesi dadkisa diintisa dalkisa ilalinaya weye qofka lamaxaqiro wuxu yahy wa lasheega halyey weye alle haku barakeyo muse bixii
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 4 күн бұрын
Yaa huu dameer
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
Adeer madax waynaha dadka kama xigtid waa lala talinayaa Kursiga qaran waa leh
@FarahBashe
@FarahBashe 4 күн бұрын
Aqas qof walba waxuu yahay ayuu ku modaa dameer 😂😂
@A_NP-mm5bb
@A_NP-mm5bb 4 күн бұрын
DOOLARKA WAXAA INUUJABO SABAB UAHAAQUDBADII MADAX WAAYNAHA MUUSE BIIXI MAANSHALAAH❤🤍💚❤🤍💚💯
@se1059
@se1059 2 күн бұрын
Raali ahow wllo doolarka waxaa inoo jabiyay waa isbedelka wadanka ka dhacay awalba muuse waa hadlayay haduu doolar jabayo
@nevaehshalo
@nevaehshalo 3 күн бұрын
MAA SHAA ALLAH BAARAKALAAHU TALO IYO XIKMAD IYO RUNTA OO AAD U SHEEGTAY MADAXWEYNAHA CUSUB. MADAXWEYNE BIIXI OO AAD DADKA AAN TAARIIKHDA IYO MAALMIHIIM ADKAA WAXBA KA OGEYN AAD DURUUS QIIMI LEH SIISAY. DUCO IYO SALAAM ALXAMDULILAAH SOMALILAND ALLE HA XAFIDO AAAAAMIIIIN
@housseinfana5065
@housseinfana5065 2 күн бұрын
Bashe cabdillahi aad iyo aad yad qoof ruunta sheega 😊
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 4 күн бұрын
❤❤❤❤ Guuul Somaliland ❤❤❤
@ahmedmohamoud4315
@ahmedmohamoud4315 3 күн бұрын
Mahadsanid wll. Anaga iyo Awal cid kasta waa iska xignaa waana is calool xaadhanaynaa insha allah from G36
@mahadguray4241
@mahadguray4241 3 күн бұрын
Odagani waa rageedii waana hadalyaqaan aniga oo garxajisa ayaan diidin hadalkiisa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
MADAXWAYNE muuse Geesi qaran ilaahay cimrigiisa Hadheereeryo Caafimaadkana Ha udaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@allamericantvshow7694
@allamericantvshow7694 3 күн бұрын
Wugarasha hadlay wale kan cawa horten man arag lakiin waa gurti nadifa cabdiwarabe alh haw naxariiste ayuu ixasuusiyay wanadiif bila turxana Mucarad Mahe waaa dhexdhaxad an waliba Sujuda nur kabaxayo masha alllh
@ahmedyusuf5700
@ahmedyusuf5700 3 күн бұрын
Ilaahay khayr Haku siiyo oo reer sheikh isaxaaq qalbigooda haysu soo jeediyo oo danta guud sidaad u aragto uga wada shaqeeya, dhanka fiicana ka eega.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedxasan1805
@maxamedxasan1805 4 күн бұрын
Geesi.qaran..alle.haku.xafido.taladaad.bixisay
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 күн бұрын
Guul insha'Allahu somaliland
@CfaraxmireCfarax
@CfaraxmireCfarax 4 күн бұрын
Oo maxaanu ka tabanayanaa ee jira
@MahamoudAli-t2v
@MahamoudAli-t2v 3 күн бұрын
Caadawka gaaneexiya insha allah guul iyo gomonimo insha allah somalilland
@Ismaaciilabdi-mk5gl
@Ismaaciilabdi-mk5gl 4 күн бұрын
WAAR XISHOOD WAXAASI WAX NOQON MAYISEE WAX KALE SHEEG
@awoabdikadir63
@awoabdikadir63 4 күн бұрын
Oo muxu u xishoonya ma afkiisa laleedahay 😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 күн бұрын
Ha ujawaabin faqashta farteeda barta oo ku dhaha shut up
@ND0564
@ND0564 3 күн бұрын
Cidna ma caayin, cidna ma habaarin.
@muhandnasri3303
@muhandnasri3303 3 күн бұрын
Huwan ta gudaha aya tahy
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 4 күн бұрын
Waanu kuu haynaa abaalkaa muusow anagunaabaalkaa ma ilaawi doonee waarkadaa xabashi marabnee
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 күн бұрын
Why guulaysan haduu qaado Talooyinkaa oonu.qaadan Talooyinka saaxiibada Ka at dhow❤❤❤❤❤❤
@MawliidAbdi-v3c
@MawliidAbdi-v3c 3 күн бұрын
Maansha alaah
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 4 күн бұрын
guul qaranka soomaaliland
@cabdiraxmanjaamac3900
@cabdiraxmanjaamac3900 3 күн бұрын
Muse waa geesi qaran subeer pawer
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
ALLAA KARIIM MUXUU SAMEEYAY MUDDADII UDHAXAYSAY SHIRKII BALLIGUBADLE &MAANTA,CAQLIGAYAGA HACAAYIN
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 2 күн бұрын
Wuxuuu qabtay inuu bari iyo galbeedba nabadeeyay iyo inuu beshii tiri burcaan qabsanayna iyo berberaaan qabsanayaa marna hargeisa ayuu yidhi umada kafadhiista
@AxmedCabdi-d5g
@AxmedCabdi-d5g 4 күн бұрын
Alla yaqaan guulayso
@hargtech9301
@hargtech9301 4 күн бұрын
Muse Madaxwenye hore maha xishoo ninyow . December 13 markay dhaafto ayuu noqonaya madaxweyne hore . Hada Muse waa madxweyne . Aqonyahan sheeganeyso ma aqaan . lkn Still Muse Bixi Cabdi is the President of Republic of Somaliland as of now .
@muhandnasri3303
@muhandnasri3303 3 күн бұрын
Huwan fooqal huwan
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 4 күн бұрын
Madax wayane waa in aad ka dhabaysaa mou iyo ictiraafka soomaaliland
@MariamMohamed-gq9pg
@MariamMohamed-gq9pg 3 күн бұрын
Allah ilahaay mouxou maskaah iyo aafthanimo kou siyaay waahan oudan laha cirro waah kou qaado talowyinkan bilashka
@alisacid-cf8fu
@alisacid-cf8fu 4 күн бұрын
hees baa jirto tidhahdo aan ooyee albaabka ii xidh musa taladada qaadan lahaa
@Degmociise123
@Degmociise123 4 күн бұрын
Reer sool ma iyagaaba ogol wada hadal 🧐 ma doonayno halkaa ha lagu horjoogo 🛑
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 4 күн бұрын
Asc baashe sifiican ayaad u hadashay waanad ku mahad santahay laakiin MOU haynagu Socod siin bad bilaasha mahayno Ethiopia na bad ay leedahay ayay doonaysaa
@dAhmed-us6fy
@dAhmed-us6fy 4 күн бұрын
Soomaliland baa guulaysatey
@livedjibouti3396
@livedjibouti3396 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamed.sheikh414
@Mohamed.sheikh414 3 күн бұрын
Geesi geesi dhalay dhalay
@FilsanAbdi-s5h
@FilsanAbdi-s5h 2 күн бұрын
Muuse wankujecelnayah dhamantayo
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
WAAR CADAWGA SOMALILAND MAAHA SOMALIA EE WAA KUWA WADDANKOODA SHISHEEYAHA KA IIBIYAY
@FadumoCabdiraxmaan-p7x
@FadumoCabdiraxmaan-p7x 4 күн бұрын
Kan caayayay ee ka raaligaa waa mid utaala isagana godob uu dhigty alaha ka jaa isiiyo ninka caayaya mujaahid wadanka usoo halgamay shacabka uqubadiisa alaha ka soo saaro muuse waa n uhaynaa aloow dhowr
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 4 күн бұрын
No MOU
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 4 күн бұрын
No MOU
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 4 күн бұрын
Waankugu raacsanahay waliba ku darsoo Ethiopia waxay doonaysaa bad ay iyadu leedahay
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
GOORMA AYUU QAYBIYE NOQDAY GEESI
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 4 күн бұрын
Muse ma u sheegtay waanadan oo kale
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 4 күн бұрын
MUSE KUUWIUU CIILAAYE EE EE ILMA GEELE IYO GURGURTE HUWAAN INADE TAHAAYE WAAN KUU JEEDA NOW TUMBO RAAG. HAADA LAAGU YAABA
@ArahmanShariif
@ArahmanShariif 4 күн бұрын
Waxaan ubaahanay lanbar kaaga
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
HADDA NINKANI WADDANKA AYUU JOOGAY WELIGII,MAMARKII ADIGA LAGUU GARDHIGANWAAYAY AYAAD SIDAA UHADDASHAY
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ismaaciilabdi-mk5gl
@Ismaaciilabdi-mk5gl 4 күн бұрын
WAXAANU U HAYINAAA JEBIYE QARAN
@livedjibouti3396
@livedjibouti3396 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 4 күн бұрын
😊😅😮😮😢🎉😂
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 4 күн бұрын
Cabdiraxmaan Cirro ma doqonniimo ayaad u qarinaysaa marka aad leedahay jeebkaaga waxa ku jira ma ilaalin kartid
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Күн бұрын
Muuse ceeb ma lehwaxaan ahayn madax adeyg
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 4 күн бұрын
Mudane Madaxweyne hore Muuse waa gob iyo geesi qaran sharafiyo ciso ku noolow Madaxweyne aduun iyo akhiraba. Quluubta shacabkaa ku taalaaa,wayna ogaan waxtarkaagii
@Ahmed-s6v5h
@Ahmed-s6v5h 4 күн бұрын
Subxaana aah , XISHO SOWDIGA NIN WAYN U EEEG WALLALAHA SOMALIA MIYA CADOW AH , CAJIB XABASHI BAAD SII LEEDAHAY DHUL LAKIN DAGAANKA DAD BAA ISKA LEH xabasi looma ogola.
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 4 күн бұрын
Somalia waa Cadawga Somaliland waliba waa cadaw aad u xun oo Bilaa arxan ah oo ka xun Israel iyo Xabashiba.
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 4 күн бұрын
Kkkk waad riyonasaa Somalia, waa cadow Yuhuda ka xun illahay agtayada ma soo mariyo.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 күн бұрын
cadow maluhin cadow aan ahayn somalia
@ApdirahmanJamac-n1e
@ApdirahmanJamac-n1e 4 күн бұрын
Siwanaagsan ayaad hadalka utidhi waanxaqiiqa ilaahayhakushafro
@umurowda6887
@umurowda6887 4 күн бұрын
LAAKIIN NIN WAYN BAAD TAHAY MANAAD EEGIN DANTA SHACBIGA IYO NOLOSHA
@FarahBashe
@FarahBashe 3 күн бұрын
Marka uu danta shacbiga eegayo ma madaxwaynaa 😒
@MohamedGabgriel
@MohamedGabgriel 4 күн бұрын
SAWTAAN HORE U IDHI : MADAXWAYNE BIIXI WAAYO-ARAG MUDO-BADAN SOO JIRAY OO MADAXU BOOSAYSTAY, NINKII INAN RAG MAAMULI YAQAAN WAA KU MAAN-GARAN. GEESI SHACABKU CODCOODII SIIYEY OO LA KHIYAAMEEYEY OO LAGAGA SHUBTAY, GEESI WAAYEY DAACAD LA SHAQAYSA. ( XIL-BAAA KAA WAREEGEEE NABSAAN XAYNKA U SUDHNAY IYAGAA GODOB XANBAARTEE QOFKII LIBINTA XAASIDA XAASHA E MA FIICNEE!!!!!!! ADIGU WAAJIB KAAGII GUDATAY OO LAGUMA EERSADO E MAANTANA HADAAD TIDHI: ( WAXKASTA WAXAA KA HORREEYA SUMCADDA DAWLADNIMO IYO JIRITAANKA JAMHUURIYADA ) KU HOYO NABAD MADAXWEYNE DAACAD AHAW!!!!!!! !!!!!!!
@habaysanemedia4101
@habaysanemedia4101 4 күн бұрын
Nin waliba wixi ubertu ayu leyy sxb
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 4 күн бұрын
Yaaaaaaaa ware muuse waa waslad xaaraana oo Ciil qhaba waa Munaafaq beenala oo tuuga waa nagargabe waa jaahil dhibjira oo
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 4 күн бұрын
MOU waa khyiaamo qaran horta Ethopia waa in ay soo celiso dalka ay inaga haysato
@ND0564
@ND0564 3 күн бұрын
Dal nagama haysato, gobol ogol ayaa hoos jooga oo ku faraxsan.
@se1059
@se1059 2 күн бұрын
Cajaayib!!! dee bal garxajisna wax buu adeer idinka tirsanayaaye reer kale Somaliland haydiin garnaqaan
@Dahabshill
@Dahabshill 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ismaaciilabdi-mk5gl
@Ismaaciilabdi-mk5gl 4 күн бұрын
CADAALADISU WAA HANTI BOOB IYO DHULBOOB TAARIIKHDAYI U GELAYISAA
@ND0564
@ND0564 3 күн бұрын
Cadaaladiinu waa ciidan jebin, buuro kor. Jabhadayn iwm.😅
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 4 күн бұрын
Si gobanimo badan baa uu badheedhihiisa u dhigay, ama ha lagu raaco ama ha lagu diido'e.
@caashasalebancabdi815
@caashasalebancabdi815 4 күн бұрын
Muuse muudhicn muuse wuugulaustay.. Aadaiyo aadbuu ugulaystsy
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 4 күн бұрын
Hadaku ha bateee waa loo ooyi muuse way wadda naxsanyihiin waanay fashilmayaan walaa
@sammuna2669
@sammuna2669 3 күн бұрын
Qoodh iyo xeraba kajdb beenaale mujrim gacankudhiigle muusejuudaan but leeyahay cadaaladbuu yiqiin,,,diciif
@CumarJaamac-kb7oy
@CumarJaamac-kb7oy 4 күн бұрын
Diid arnka bada saylac u diid ama bixin Karo oo baarlabaanka ayaad ku shuqul leh sidaa dheh
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 4 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 күн бұрын
Munaafaq benaale ah
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 4 күн бұрын
Ilaahbaad been u sheegtay Muuse Biixi waa ninka Isaaq baab'yey
@HusseinHAden
@HusseinHAden 4 күн бұрын
Muusa biixi iyo adigaan hadlaayo ma istaahishaan in aad somaali sheegataan Meesha aad dhigteen Somaliland marka waxba haka talinin madaxweeynaha cusub waxaa laga yaabaa inuu idnka fikir fiicanyahay
@awoabdikadir63
@awoabdikadir63 4 күн бұрын
Sheeko Oo ma madax weyn isaago ah dadka kala garo 😂
@ND0564
@ND0564 3 күн бұрын
Somali asal ❤
@muuminchannel124
@muuminchannel124 3 күн бұрын
Allekabaq qofyohow
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 4 күн бұрын
Qabiilste xun oo uraya ayaa tahay Muuse Biixi Amman ma leh
@awoabdikadir63
@awoabdikadir63 4 күн бұрын
Ninkastbaa qablkiisu difaca ceebana maha lakin adigu ma langaab baa tahy sbb ah wadigan qabiilka qabylaada ku so gabanayee 😂😂😂😂😊
@zaynababdikadir5784
@zaynababdikadir5784 4 күн бұрын
Uus uus langaabyo qabyldaa ku gabanyaaa 😂😂
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 3 күн бұрын
Muuse waa sunta faqashta ilmo laga keentay in uu xasuuqo ayay rabeen markuu Faraha saariwaayay bay isagoo galeen oo ka cararay isagoo diudanaa in uu noqdo sidii rajiimkii ay somalidu eeday
@ND0564
@ND0564 3 күн бұрын
Hadalkana la kala odhan og ilaahayna la kala baryi og.
@amam2011
@amam2011 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@axmed8798
@axmed8798 3 күн бұрын
WAAR CADAWGA SOMALILAND MAAHA SOMALIA EE WAA KUWA WADDANKOODA SHISHEEYAHA KA IIBIYAY
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 күн бұрын
😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 5 МЛН
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 174 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 10 МЛН
Prof Samatar muxuu ka yidhi natiijada doorashada Somaliland?
47:15
MM Somali TV
Рет қаралды 133 М.
Muse Biixi,Faysal Warabe,Pro. Samatar iyo xilalka ay qaban doonaan
19:58
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 62 М.
DAWLADA CIRO SAMAROON XAQOODII DIIDAY WASIIR DALXIIS SIISAY YAAB
12:52