Nimcaan Hilaac ( BAAQ ) Official Video HD 2015

  Рет қаралды 2,536,801

Himilo Media Production

Himilo Media Production

Күн бұрын

Nimcaan Hilaac ( BAAQ ) Official Video HD 2015

Пікірлер: 1 500
@messikingfootball4815
@messikingfootball4815 2 жыл бұрын
heestan markii iigu horeysay aan dhagyston waxan ku so xasuusta gabar aan aaad u jeclahy oo xiriirkena soo bilaamay 2016 ilaa iyo hada 2022 ayuu socda marwalbah ayaan dhageysta mar walbah ayaadan ku so xasuusta ilahy ha ii dayo saaid ayaan u jeclahy Aduunka ayaan ugu jeclahy I love you so (S)🥰🥰💝💋
@sahrosicid9399
@sahrosicid9399 2 жыл бұрын
M.a aamiin
@mukhtarxadaari8200
@mukhtarxadaari8200 2 жыл бұрын
Walale intaas Facult of medicine aad baran kartay bee ee inanta iska soo afjar.🤣❤
@mukhtarxadaari8200
@mukhtarxadaari8200 2 жыл бұрын
Walale intaas Facult of medicine aad baran kartay bee ee inanta iska soo afjar.🤣❤
@mss_belo
@mss_belo Жыл бұрын
WLL guurSo😂
@suleekhasaleban649
@suleekhasaleban649 Жыл бұрын
ma gursaty inantii waa 2023 hadee😂
@ilwadaragsan7652
@ilwadaragsan7652 2 жыл бұрын
Heestan xili aan u qoray wiil aan sii wali ah u jaclay heer waxaa garay dharka ku libisanayo aan lacag abahay waan xanuun sanahy dawo ku gadanaa ku dhahy asiga ugu ibin jiray wax kasta 😭😭 Lkn malinkaa go an ka qataay aniga oo jaceyl waxee ahed malinka oo ii dhahy aniga iyo abbaha mid dooro💔💔 Lama filaan igu nuqatay qof wax kasta u hurtay oo abbaha iga doro dhahay asiga oo og aduunka walid iyo wehel aan asiga aheen ku laheen qofka kaliya ee noloshayda ii soo labeyo waa abahey nacas dheh nin ka xun oo aan ka jaclaa ima soo marin marka heestan maqlo waan soo xasuusta 😰😰 Allxamdullah hada nin ii jaceyl ii dhiman karo abbahey igu og ayuu Alle swt wax igu daray Nolosha waa qiiso iyo xasuus
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 2 жыл бұрын
Wlhi indha ilma iso fadhisate kaas nin mehene ilaheey kaga hada heesku kiin deeyo farxada ku nolada nolosha waa qise sax🙏🏻
@garuuntech
@garuuntech 2 жыл бұрын
Shekadaada waan la ilmeeyey qof sidaada cml allah ii sahlo
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@shankaroonmohamed14
@shankaroonmohamed14 2 жыл бұрын
Aniga hada waxa jeceldaye laken nin waxa laa jecldo ma ahan
@ubahomar2546
@ubahomar2546 2 жыл бұрын
Kaasi mid muu hayn alle kaa kaxeeyey
@canabtube4260
@canabtube4260 8 ай бұрын
Qoraalkeyga waa xasuus reeb hadaa iga dambeysana aad ii hadeyso liktada si aan dib ugu soo laabto topka coment aso ku jiro qoralkeyga ka so gudub sanadku waa 10/2/20024 saacaduna 9:07 fiidnimo waliba maalin sabdi ah axadna ay soo galeyso waxan ahay ardayad dhigato jaamacad sanadkaana ah samister5 noloshana dhawaan ka rajeyneysa daraja sare waliba waxaan rajeynaya goal keyga ugu wena yahay hada somaliya joogaa anoo dibada joogo inaan heskan dib usoo arko waliba dalkan rawo inan kow ugu hormaro france 🇫🇷 insha allah allah inuu ii saqaro iigu duceeya 40 qof ducadooda waa aqbal ugu dambeen fanaankaan waa fanaanka kaliya aan taageero heesahiisa midba mida kle aan ka jeclahay waliba hestan waxan dhagesanayaa oo kistoo iska qiiresan ileyn markaan dhagesayaaba xasuusbaan yara galaa😂😂
@Ayaan2024-vj9uj
@Ayaan2024-vj9uj 6 ай бұрын
ʜᴀᴅᴀʙᴀ ᴀɴɪɢᴜ ɪᴍᴀᴋᴀɴ ǫᴏʀᴀʟᴀᴋᴀ ɪsᴏᴏ ɢᴀᴀᴅʜᴀʏᴀ 4/ 5/ 2024😂😢
@sukhranasir
@sukhranasir 6 ай бұрын
Ma tagtayd hadan arkey qoraalkage😂❤
@canabtube4260
@canabtube4260 6 ай бұрын
Alla maya😢😢😂 ducadaadaa iga dhimanee iisoo duceey​@@sukhranasir
@canabtube4260
@canabtube4260 6 ай бұрын
​@@Ayaan2024-vj9ujlagemad😂😂 nolosha kuma xumeeso apid🤲
@sukhranasir
@sukhranasir 6 ай бұрын
@@canabtube4260 haday sas tahy waynu is raaciba de😂❤
@kawsarmaxamed1866
@kawsarmaxamed1866 2 жыл бұрын
Xiligu waa habeen roop da aaYo waxa safar dheer iga aadi doono noloshayda oo aanu heestaaN wada dhegeysan jirnaY tarikhdu waa 12 bishii jun 2022 habeen isniin ah waaYe alla haku nabad geeYo bae😰🌍♥️insha allaah heestan wakhti kale waan sooboqaN doona bogeeda adaa ku yaaL dhe adaa beerkana ku nool dhe♥️🌍😰
@Cabdale_Yusuf
@Cabdale_Yusuf Жыл бұрын
Wll Hada Xgee Ku DambaYsen ma Isi sOo LaaBaTen 😟
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Wll ma is hesheen 1/30/2023 habeen salasaaa sacada 9:48 cawas wacan ayaan leyay
@mohametchipreilmuhumed1362
@mohametchipreilmuhumed1362 Жыл бұрын
@@xamdakayse caawa ayaan dhagaysnaya 2023/2/1 habeen arbaca 8:54pm
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
@@mohametchipreilmuhumed1362 Ana makula dhagasdaaa wll
@veryimpossible3217
@veryimpossible3217 Жыл бұрын
Kaaa tagtayeee halked ku ogtahay imika
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@rahmaynwa
@rahmaynwa Жыл бұрын
2023😂😂😂😂
@NaciimamahdiXayd
@NaciimamahdiXayd Жыл бұрын
2023
@okeyy7625
@okeyy7625 Жыл бұрын
2023 /7 /10
@mahamuudabdirahmaanmahamed3
@mahamuudabdirahmaanmahamed3 Жыл бұрын
Marcelo😂
@maxamedcabdixasan3154
@maxamedcabdixasan3154 Жыл бұрын
Wa runtaa sxb 2023/7/29❤❤❤
@mohamed_deeq14
@mohamed_deeq14 Жыл бұрын
Heestan uma dhagaysto jacayl Qof dumara oo gayaan kayga ah aan uqaaday lkn waxan u dhagaystaa erayadeeda waxaan u turjuntaa Hooyo mcn alle ha u naxariistee oo aan daryeelkeeda helin oo anoo yar geeryootay " =Marwuu baxaa dagaa dheh =marwuu isku buuqayaa dheh =kiiyoo Joooguu baxaa dheh =bogiisa aadaa bogiisa adaa ku yaale = adaa beerkan ku nool dheh" Ilaahay ha unaxariisto hooyo iyo dhamaan intii islaamaba🤲😭
@azharahmed2538
@azharahmed2538 Жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto
@ikraamnur7555
@ikraamnur7555 Жыл бұрын
Alle ha u rxmdo bowe hooyo
@Anuusha.
@Anuusha. Жыл бұрын
Abowe Hooyo allaha u naxariisto 😭
@hodanmahamed3194
@hodanmahamed3194 Жыл бұрын
Amiin amiin huno huno adigan u duceemarwalba wll
@miremedia9927
@miremedia9927 Жыл бұрын
Wllo alle naxariisaha jano fardawsa ha ka waraabiyo ameen Ameen
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
Heestan waxa I qaday habeen jacyalkyga ahmed allow calaf igu dara waxan rajeenya nolol qurux badan badbadow ka rabaa dheh ahmed Ilove you😢❤🫀🤴🏾18 August ,2023 jimce mubark 🎉❤
@ahmethofficial1453
@ahmethofficial1453 Жыл бұрын
Alleh yabirk walalo❤
@badribashiir
@badribashiir 2 ай бұрын
Abaayo hada ma kuur satay
@zaakiramaxamuud9077
@zaakiramaxamuud9077 4 жыл бұрын
Nolosha waxa ugu xun markaad jeclato qof aan ku jeclayn 😓😥😓😓😭
@ilwadali956
@ilwadali956 3 жыл бұрын
😢
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@cabdicasiismuuse2329
@cabdicasiismuuse2329 3 жыл бұрын
Wlhy kasa ugu xun.wlhy
@mohamedwacdi1853
@mohamedwacdi1853 2 жыл бұрын
Beenta ma ahan wlh
@ayaanfagaase528
@ayaanfagaase528 2 жыл бұрын
Wllo anay igu dhacday waxad shegayso
@cabiirmaxamed981
@cabiirmaxamed981 3 жыл бұрын
2021 ayaan dawanaaayaa bastii weyan dartaa dheh 😭 ninkeyga markuu iga xanaaqo ayaan qoraal ahaan ugu diraa🥺 aduunka adiga ayaan kuu jclahy nolosheydii ilamaheyga aabahooda 😭❤🤴🔗💋😘 nafteyda ayaathy 💋🔗😘🤴
@xamsexaaji6762
@xamsexaaji6762 3 жыл бұрын
😨
@Siad101
@Siad101 2 жыл бұрын
@Cabiir Maxamed qalbiga wanagsan qalbi wanagsan helaa
@wllxadari8867
@wllxadari8867 2 жыл бұрын
Love Stores♥️
@abdikhaliif9354
@abdikhaliif9354 4 жыл бұрын
Blse calafku ha jireee wali boog ayaa ay iga tagty mnch allh hda waaa hooyo wnan u duceyaaa blse wali man bogsaan dheh ayn kaga tagayaaa✋🤲
@kawsarcumar7513
@kawsarcumar7513 2 жыл бұрын
Jacylba calf bn u nacy😭😭
@face_king1
@face_king1 2 жыл бұрын
2014 wa sanadki an qangarey Gabadh ba ibartey in wax la jeclaado Sidey iciyaarsin jirtye sida dhalanka Ugu danbeyn wan jecladey waxan Xirir dhalaanimo lahayn 2014/2017😭 wixi kadanbeyay waxan noqoney dad wawen oo aqligodu qaybsamay 2020 gbdhi nin ba lagu darey ayado diidan Way iska ogolaatey today am single man Wan kudhacay imtixanka jacelka Madonayo inan jacel sameyo balse inan gbdh iska gursada rajaynaya
@Xudun
@Xudun 9 ай бұрын
Bukaan weeyan sidii dheh 😢 2024 yaa dawanaya
@mowliidali4102
@mowliidali4102 Жыл бұрын
2015 xariir so bilowday ayaan ku xasuusta heestan adu ku balan bala dheh wagas gabadha xariirka naga dhaxeyay isku iskuul ahan isku fasal ah ano xariir leh lkni dabaqayadi 2021 ayaa xariirkeyha nacab ka shaqeyeen oo dadka iskulka na isku key nacayn alla nacab xuma marka god ugu jirto dhankeda iga so mareyn gabadhi dunida ugu jeclaa oo waligey malin arigtideyda waayn jirin caawana labo qarad ku kala nool nhy alx wan ka bugsaday 😇💔 Jacayl nacab xumaa✋ wan ku salaam exteydii🇸🇴 me 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🎸
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Жыл бұрын
Astaanta wanaagga oo dhan, inaad aad leedahan ogadey Hadi aad aragto fariintan Si dhab eh ayan ku jeclahay cadar nuura ❤❤ 21 April 2023 malin eid ❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 9 ай бұрын
Heestan waxay igu socotaa😢😢😢 11/01/2024 3:01 am bestey weeyaan dartaaa dheh bureeqaaaay soo jawaab dheh aniga wax khilaaf ah nama dhexyaalaan gacalisadeydii alle nama dhex keenee balse darteed ma aqaan si aan ahay way iga dheer tahay wax yar nagu kala gudban balse intaan aaney dhamaan bishan kowaad ee sanadka rajeynayaa inaan la midoo gacalisadeydii alle haysku kaaya simo saacadu waa 3:01 am habeenimo😢😢😢😢
@deeqamukhtar5059
@deeqamukhtar5059 6 ай бұрын
😢xanunka Wan daremaya waxan wayaya qof kaygi mudo dher ka dib Wan wayay muqisi 6 lix sano ayan Isla so sononaya imikana ma aqan xagan udono iso duceya walalayal 40 qof ducadoda wa la aqbala 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢mar kasda oyin ayan ku sexda
@abdulljama4591
@abdulljama4591 11 ай бұрын
Waxaan filayaa qof walboo qiso jaceyl leh inuu heestan dib usoo raadiyey salamulaahi dhamaan
@Fanaanka
@Fanaanka 2 жыл бұрын
Hadaa ika danbeeso like isaar waaba ogahy heestan mar un wa usoo noqon doonta ❤️✊🏻
@ZiciidHerro
@ZiciidHerro 3 ай бұрын
Hadii aad 2024 iyo wxii ka dambeeya dawanyso likes iisar😢
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana Жыл бұрын
Hadaad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like iireeb 👍🙏❤️
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Caaadimahaa heestaan meel ayaan ku Maqly kolkaasan raadkyay waan wayay caawa nasibkaa iga soo dul risay waan jeclaaday heestu caadi maaha nimcaan nice voice ina wallo hesahaga wantagera
@nadaarajamac7780
@nadaarajamac7780 3 жыл бұрын
Axyaa hees 30/8/2021 from swedan nimcaan hilaac lipaax nolow in bdan Hawaaro jcylku ohy oh inta iga danbeysa liketa iskatuura Xusus khaasa wagan dlki somaliya jogay gbdhas hda caruur bay ledahy wllo alle cimriga haku siyadsho noloshu kuma xumayso waxkasta calfka kaweyn ohy oh allow alle
@هيفابينتوهبي
@هيفابينتوهبي 6 жыл бұрын
Bestii weyan dartaa dheh ilaa hada muu bogsoon dheh bukan weyan sidii dheh😰❤️❤️❤️
@MARUSA_OSVJ-YT
@MARUSA_OSVJ-YT 6 жыл бұрын
هيفا بينتو هبي : Vc*6uy )* m. Kiik
@xmmxaajiofficial2025
@xmmxaajiofficial2025 4 жыл бұрын
Bastii waanye dartaa dheh ila had a mu bogsen dheh wax iska dheh bugiisa adaa Ku yaala caadi mahn heestaan best fanaan hilaac
@eshwaakabdillahi5545
@eshwaakabdillahi5545 4 жыл бұрын
Basti weeye darta dheh iLa ahada mu bagsoon dheh Bukaan weeyan sidi dheh Mar wuu baxa daga dheh Mar wuu isku buuqaya Kiiyo joogu baxa dheh Bogiisa aada ku yaal dheh beerkana ku nool dheh😭💔 nimcaaan abdirahman hassan bestie fanaan😂 like raadisban hay march 27 Friday 😋😁
@AbdiRashiid-mg6fv
@AbdiRashiid-mg6fv Жыл бұрын
😭still 2023 Gabadh anu is jeclayn 2017 ayaa ila hada aanan ilaawin Lkn way i cidleysey Oo Lkn nabsigaygii ba helay Oo dib ayey igu tidhi xidhiidh aynu wada sameyno wan ku jeclahye Lkn wan ka diidey Heestan mar walba wan dhageysta 😭💔 bariidada mu jaren dheh basti weeyan dhe dartaa ilaa hada mu bugsoon dheh bukaan weeyan sidii dheh mar wu baxa dagaa dheh mar wu isku buuqayaa dheh bugiisa adaa bugiisa ada ku yaal dheh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 8 ай бұрын
Alla wllo illahay dartii maad iska cafisid waxaa laga yaaba markaan inay ku ilaashato marka abowe waa iska aduune iska cafi soona dhaweyso😢😢❤
@xamdaahmed4874
@xamdaahmed4874 2 жыл бұрын
27/11/221/ wali waa dhagaysanayaa qofkii ila qabaa jcylkaa rabaaniga ah lov dhac iigu sii wlhi wali waan la ahyn ninkii jcylkan iga damen lahaa😭😭😭😭😭
@abdiasiisgeela2298
@abdiasiisgeela2298 Жыл бұрын
Hestan Qofban kuxasusta 2018 isbarnay Nolol Tii ugu wanagsaned wan isla Soo qadanay Lkn Nasiib Darro waxn kala tagnay 2020 😢Inbadan Qalbiga wali kajcllahay 😢😢Bastii weyan Dartaa dheh Buukan weeyn Dartaa Dheh😢
@Sacdiyohassanapdi
@Sacdiyohassanapdi 3 ай бұрын
Waxa jojina doonaa qof aya nafteyda jcshy lkn ixtirama an u ahyna hadan mar kasto Numarka cusub qado wan radina jira cawa ah Thursday jun/27/2024 waxan balan ka qadii doonaa nafteyda 😢 Welcome back muqdisho nimcaan hilac abdirahman
@nasirmah8827
@nasirmah8827 6 жыл бұрын
Nimco sameiye wariye sharaf iyo karaaamo kuleh bulshada dhexdeeda 😍 Inta igu racasan like 👍
@HasanAhmed-ks4xp
@HasanAhmed-ks4xp 4 ай бұрын
2024 waan ku salmay wllo
@Mudanxassan
@Mudanxassan 2 ай бұрын
Bastii weeye dartada dheh heestan waxan u dhageysta wiil an ad u jecelahay horti cid maa jeclaan waxan rajeyna inan ku guuleysto jaceylkisa❤❤la.antada nolosheyda qabyo waaye
@kaafiyaabdilahi1229
@kaafiyaabdilahi1229 6 жыл бұрын
Caawa ayan dhagysanayaa hestan wa 14/8/20/18 haben arbac ah Wa haben jwigu iga xun yahy alle ha i sahle ax hestan ayaan nafta ku sasabaya
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Ax ax kkkkkkkk jaceyl laga wada qayli
@amiraaxmed6609
@amiraaxmed6609 5 жыл бұрын
H
@rahmaliashoori3339
@rahmaliashoori3339 4 жыл бұрын
@gabarta Barcelona ku walan magacaga ayaa funny hhhh
@fartunabdullahi4785
@fartunabdullahi4785 4 жыл бұрын
Huuno
@ahmedAbdiwahid-zi3zs
@ahmedAbdiwahid-zi3zs 5 ай бұрын
Mar kale so laabo xasuus 😢
@iqraabdi9881
@iqraabdi9881 4 жыл бұрын
2020 hadii dawaneysid 👍dhac igu sii😭😭😭
@hamzeileeye3538
@hamzeileeye3538 4 жыл бұрын
@muniirgeeroh3502
@muniirgeeroh3502 3 жыл бұрын
Dhac no ce ah.
@muniirgeeroh3502
@muniirgeeroh3502 3 жыл бұрын
@@hamzeileeye3538 0000000000000000000000000
@munadagan8362
@munadagan8362 7 жыл бұрын
besti weyan dheh u baxa daga dheh biyo jogo baxa dheh bogisa ada ku yal dheh beerkana ku nol dheh wlhi wan darema in badan nolow l love you nimcan cabdiraxman xasan hilac my wllkey somaliyed nolow
@nisteexoxuseen3079
@nisteexoxuseen3079 Жыл бұрын
Heestn xusus igu leedhy markii iigu heresy Aniga iyo jecelkyga haben habenada ka mida waxan soo aadny casho iyo si an waqti usoo wada qadano kadib marki an soo baxny aniga xafadyda igynayey mootadi an sarnen waxa laga dary heestn wallahi aadby umeced labadyna wan wada qaadyny sidii inaa naqano heesta siiba aniga inuu aniga ii qadayey mcl waa haben an iloobi donin habenkas oo xusus mudan wuxu ahaa haben kas tariiqda 5.8.2023 haben jimco oo sabti soo galeeso waa habenki kol jano khadar keyow gil gily lama ilowi karo habenkas qas inoo yahy anaga wan soo boqn dona heestn hadn loolahy hada iga dambeso like iisaar walaalayal ❤❤❤❤❤aduu kuu balan balaa dhe. aduu kuu ber naqaa dhe. Aduu kuu baqaya baqaya baqaya dhe. bad baadu kaa raba dhe ❤️🫀🫂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Walac wlaacna kuma badeen dheh😥2020 yaa dawanaya 💔😭😭😭 Bastii weeyan DARTA dheh ila hada mu bogson dheh bukaan weyan sidi dheh😥💔
@zamzammohamedmohamud5297
@zamzammohamedmohamud5297 4 жыл бұрын
Anaa kula dawanyo😙
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@Somali SELF 🤭😢😫
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Aniga😭😭😭😥🤷‍♀️ 10 june 2020
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 😢sorry sister ❤
@aminasougueh6844
@aminasougueh6844 4 жыл бұрын
Ee
@drsmunabileabdi6092
@drsmunabileabdi6092 4 жыл бұрын
2020 Yaa wali ila dhagaysanaaya hestaan baaq ilaahoow qalbiyadeena qofkaytabayaan nookeen asagoo nabada 😭
@Queeenhamda737
@Queeenhamda737 2 жыл бұрын
Still 2022 anaa dhageysan 😭😭😭
@aamindaahirrooble4280
@aamindaahirrooble4280 Жыл бұрын
@@Queeenhamda737 😢😢😢😢
@faizalmohamed6307
@faizalmohamed6307 2 жыл бұрын
Still listening 🎶 14/02/2022,best song and musician so far 👌 🎶 🙌
@safaausman6895
@safaausman6895 2 жыл бұрын
Asc
@faizalmohamed6307
@faizalmohamed6307 2 жыл бұрын
@@safaausman6895 wcs
@Araweelomoh
@Araweelomoh Жыл бұрын
Xiligann an heesta dhagaysnyo😭waxnn dareemaya xanuun qalbiyan ah waxana isoo hor maraya xasuuso igu beray shalayan io walaac💔jacayLoow🥺
@abokorali7359
@abokorali7359 3 жыл бұрын
2021 😭😭 wali wan Dhagysnaya I Imaow Yartiyey
@nimcozaleban8587
@nimcozaleban8587 3 жыл бұрын
Hhh waykan
@ismaip5256
@ismaip5256 3 жыл бұрын
@@nimcozaleban8587 waa shekakle😂
@IdmanMuhumed-r9z
@IdmanMuhumed-r9z 2 ай бұрын
Hestan 2022 willll Aan isbaranay aya iqadi jiray balse aniga manan aqon xita hestan iyo jaceyl tona wayo Aad ayan uyara schooleyna waniska iska balse aniga aya fahmi wayay wuxu aha willl marwalibo wanaga igu waniya sharafteydana jecel nin ragiiii haduuu jira mohamed ayu aha iyo gobanimada 2024 hada wan weynaday balse markasta asaga ayanba xausta sidu ijecla marwalibana ixaririn joray una iwanajin jiray dhiiiga usare mohamed waxan rajeyna nasibka inu markale na kulmiye😢❤
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 2 жыл бұрын
6 sanno kadib caawa "12/12/2021 1:45 a.m." ayaan dib usoo booqdey heestii Baaq Ee hoobalkii Nimcaan Abdirahman Hassan ( Nimcaan Hilaac). " Bastii weeyaan dartaa dheh, Ilaa hadda muu bogsoon dheh, Bukaan weeyaan Sidii dheh,💔😭 Mar wuu baxaa daggaa dheh, Mar wuu isku buuqayaa dheh, Kiiyoo joogu baxaa dheh, Boggiisa adaa ku yaal dheh, Beerka na ku nool dheh....."!💔😭
@sisjsk7932
@sisjsk7932 2 жыл бұрын
Wakhtigu waa 6/12/2022/1:45 lkn wxn akhrinyay comentiga wxna isga mid nahy sacada snd kan kisa cfimd
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
2023 ban community gaga Aqrinayana Nololo Wanagasan ban ku rajaynaya walaal
@abdixafidjr7826
@abdixafidjr7826 4 жыл бұрын
😭 bureqaY soo jaawab dheh 2020,ciid muparak umada somaliYed ❤
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 4 жыл бұрын
inan bureeqa la yidhaa oo aan jeclaa baan heestan u diri jirey markaan schoolka faarax oomaar ee hargeisa ku yaal dhigan jirey waan ka qajili jirey indheheeda ma eegi kari jirin oo indho is jecel isma eegi karaan inantii ayaan heestan u direy way qiirootey. balse hadda inantii lama qabo Anna yurub baan joogaa waanan kala fognahay jacayl waayo badanaa
@mahamedhussen3694
@mahamedhussen3694 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️😢😢😢😢😢😢😰😰😰😰😰 Ax Ax ilmo iga timid Naf jacayl helay ax ax ma dayso 😰😰😰😰
@Damalchannel
@Damalchannel 4 жыл бұрын
Naf. Jacayl haleelay hawl waayi maaysee Hadimada maruunbuu nabsi kaaga hiilin sxb
@munoqaliqali4743
@munoqaliqali4743 3 жыл бұрын
😥😥😭
@rukiaangolaangola1348
@rukiaangolaangola1348 5 жыл бұрын
Heestan waxaan kuso xasuusta gwr aan jeclahaay oo kunol dalka Somaliland gaar ahaan magala berbera Amira gacaal Love you so much anaa waxaan kunolyahaah dalka kenya 😪😪😪😪😪😪😥😥😥😪😪😭😭😭😭😭😭
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Rukia aangola hda Mays hesheen mise may wali
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 3 жыл бұрын
Alle hayskukiin soo dhaweeyo calaf khyr qabta hakugu kin dayo unshaallh🤲🤲🤲
@engmanoor689
@engmanoor689 3 жыл бұрын
Kheeyr waa is heleysaan hadaad isku calf leediin wllo
@abdirahman3729
@abdirahman3729 2 жыл бұрын
hhh
@muqdisho205
@muqdisho205 2 жыл бұрын
Maamulka Somaliland dheh
@siiniyaomar3626
@siiniyaomar3626 Жыл бұрын
Bogiisa adaa ku yaal dheh Beerkana adigaa ku nool dheh allow qofkan jclhy igu sin😍❤️‍🔥
@Deeq-ib5db
@Deeq-ib5db 6 ай бұрын
28/3/2024😢 bil son 18/9/1445❤
@sharafeydahir9804
@sharafeydahir9804 3 ай бұрын
22/6/2024🙋🏼‍♀️🥺🤭
@wilkiidahirow3885
@wilkiidahirow3885 3 ай бұрын
25 June 2024 😢
@UmuAmir-kj1hu
@UmuAmir-kj1hu 3 ай бұрын
26/6/2024🥹💔
@sharafeydahir9804
@sharafeydahir9804 3 ай бұрын
@@UmuAmir-kj1hu oooh🥺🥺xilikana💔😭😭🙋🏼‍♀️
@inacawil4092
@inacawil4092 2 ай бұрын
18/7/2024😢
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
2021 Yaa Ila Dhageysanayay heestaan😰😭😭😭😭
@habonhappyinaahmed7054
@habonhappyinaahmed7054 3 жыл бұрын
me😢😢😢😢
@haawaibrahim5344
@haawaibrahim5344 3 жыл бұрын
Aniga 😪😭
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 3 жыл бұрын
Aniga oo bukan jacal ah 😢😢😢😢
@sagalahmed577
@sagalahmed577 3 жыл бұрын
Ani😭😭
@wallaalzky2704
@wallaalzky2704 2 жыл бұрын
9 / 11 /2021 inta daawaty is mujiya☝
@ThelionNeverdied
@ThelionNeverdied Жыл бұрын
❤️Wa hesta kaliya ex iso xsuusa mrka mqlana aan ilmeeyo Allow qalbiyadena qabooji 😢❤️
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Жыл бұрын
My fav song 24 August 2023 malin khamiisa hooyo iska ag fadhiya oo kaftameena ❤ ❤🎉
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 5 жыл бұрын
markle iyo 4/12/2018 salaasa inta si wax iila dareemaysa ayaan salamayaa gobtii jacaylkaay liketa ha moganina, markle 01/01/2019 habeen xasuuseed oo xalad jirto
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 4 жыл бұрын
mrkle 05/December/2019 khamiis
@MohamedSaid-ru4mm
@MohamedSaid-ru4mm Жыл бұрын
Still watching 7/Dec/2022 Amazin song Nimcan Hilaac best Songer and voice for every 🥰
@Damalchannel
@Damalchannel 4 жыл бұрын
Wakhtigu waa July 1/2/2020 /sacadu waa 9:55:41 Goobtu waa magalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya 🇰🇪 gaar ahaan xaafada Rwanda village Aniga iyo szbkay moha
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
HADA MANOOSHAHAY
@bushra_abdirahman
@bushra_abdirahman 2 жыл бұрын
2022 still it's my favourite.♥️🕊
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 2 жыл бұрын
Wlhi Hees io Bar Waaye Quruxey
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 2 жыл бұрын
We are still listening 🤕🥺
@mohamedabdukaadir2166
@mohamedabdukaadir2166 2 жыл бұрын
Still lol🤞
@bushra_abdirahman
@bushra_abdirahman 2 жыл бұрын
@@mushtaqabdiqani5512 🤍
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 жыл бұрын
Sidaa weeyi
@hibokayd8235
@hibokayd8235 7 жыл бұрын
Nin baa ii soo qiray hedtan oo mesage ah ina badalat hestii un baa bas ka baxday ana leh buu i yidhi walle kuma ilawo
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 6 жыл бұрын
Hibo Kayd anuu ahaa quruxey 😂😂😂
@mahiirzakii7167
@mahiirzakii7167 6 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣
@aasiyasahal2007
@aasiyasahal2007 4 жыл бұрын
hhhh
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Bestii weyaan dartaa dheh💔🥺 15 June iigu danbeysay hadalkiisa
@mohamudabdimahamud5802
@mohamudabdimahamud5802 6 жыл бұрын
nimco samriye wariye loo xiisay wlhi wakuma wariya jawiga romantika ah wax ku waraysanayaa 2018 inta dawanaysa like ha iladhafina
@zamzamnoor2902
@zamzamnoor2902 6 жыл бұрын
Ana kula dawanya wlhi kal iyo laba logu xise nimco Mel wlba dunida oga noshahy dhib laan nolow qali
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Naatani wariye maaha waa dhiigya cab waayo 2 qof oo ree putland ayay ku sumaysay hargaysa waliba marti ahaa nacala tulaacalyk
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
@@calicabdifarax9059 istaqfurulah dheh walaal waa denbi waxad shegaysaye halked ku arkYsay markay wax sumaynaysay
@haboonapdirizak3910
@haboonapdirizak3910 4 жыл бұрын
Wahi waaa hees aad umacaan
@arshadabdi4198
@arshadabdi4198 3 жыл бұрын
Waa hees xanuus igu ah waxan ku soo xasuusta xaadkayga aan jeclaa oo anagoo farxsan ayaa dhageysan jirnay lkn maanta ma haysto xaaskaas wayo wan kala tagnay amran ahmed ismail wan ku xiisay qaali farxad igu noolow maalinta an kala tagnay ilaa hada waxa xasuus i ah heestan wali bastii weeyen dartii dheh ilaa muu bogsoon weeyen sidii dheh
@sowdatahliil2350
@sowdatahliil2350 9 ай бұрын
Ilaa hda muu bogsoon dheh😢 bukaan weeyen sidee dheh❤️‍🔥😵 2021 ilaa 2024 bukaan bn qalbiga k ahay lkn alxm wx wlbo😊
@fardowsomohamudmohamed5772
@fardowsomohamudmohamed5772 7 жыл бұрын
naftetda ayu ka Hadlay mansha Allah guul nafeyda
@fadxiibraahim8115
@fadxiibraahim8115 5 жыл бұрын
Kkkkkk uhayso sxp
@kadarawaleh6772
@kadarawaleh6772 2 жыл бұрын
Absolutely it is great words. I love this song so much.
@ahmedAbdiwahid-zi3zs
@ahmedAbdiwahid-zi3zs 5 ай бұрын
Xasuus mar kale so laabo😢
@adiljb5943
@adiljb5943 8 ай бұрын
30/01/2024 Manta waxan si kadis ah kula kulmy hodan walow an is jeclen hadana farxd kulma an kla tagin wan jecelhy wana ogahy in ay i jeceshahy hadana man wada hadlin Wax an sameyo ma aqan 😢😢😢❤❤
@simanalpi138
@simanalpi138 5 жыл бұрын
Inta dhageysaneyso heestaan oo jeceyl dhaba haayo allow u sahal jeceylkooda..... 2019/6/9 Bestii weyaan dartaa dheh ilaa hada mu bagsoon dheh bukaan weyaan sidii dheh
@RidwanCqani
@RidwanCqani Ай бұрын
Kama daalo heesha nimcaan waayo heesihiisu dhan waxaan kadhagystaa qalbigaa😢😢😢
@alnaimi4035
@alnaimi4035 6 жыл бұрын
تحياتي اهل الصومال محبكم من السوداني
@mahadhiis4120
@mahadhiis4120 5 жыл бұрын
راشد ابن عقال راشد 💋💋
@sofiamahamud6495
@sofiamahamud6495 4 жыл бұрын
الله يحييك اخي راشد
@asmamaxamud2358
@asmamaxamud2358 Жыл бұрын
@@mahadhiis4120 l
@hassankafio1262
@hassankafio1262 4 жыл бұрын
Soobixidii heestan waxay aheed xili an la il darna jeceel like please
@guyolion7801
@guyolion7801 4 жыл бұрын
13.11.2019 Hpen xaalad dagdaga ilsoo daristay ayay heestan inandhagyzto naftan yree igu jirtaa ikenty inta ildremaysa like 😰😰😰❤️
@caishocuud442
@caishocuud442 4 жыл бұрын
😓😭😭😭maxa ina kulmiye hbnkaas cml 2018 igu dhacday😭😓😓😓
@guyolion7801
@guyolion7801 4 жыл бұрын
caisho cuud alxm hdah lkn inad wax wlpa ka bogzaty baan rajynayaa???😓😓
@caishocuud442
@caishocuud442 4 жыл бұрын
@@guyolion7801 maya 😓😭wllhi ila hada dhawac ban kujira qof iga bogsiiyo allh isiiyo 😓waxan rajeyna adigu inad ka bogsoty
@guyolion7801
@guyolion7801 4 жыл бұрын
caisho cuud ax sorry 😓😓 allah niyadah hku dajiyo izku day inad allah izku xidho ood mr wlpna niyadada xasuusiso in uu qofka kaa tagy jaaniz kuu ziyay qof izga ka wangzan inad helyzo waxnan ku rajynayaa inad heli donto ducada iyo izku xidhka allah badi kliyah 😓😓😓🙏🏽🙏🏽🙏🏽 alxm anih wan ka bogzoday lkn xasuus ayuu igu repay mugdi ah oo mrka aan zoo xasuusto dremahygu iz badalaaan 😓
@caishocuud442
@caishocuud442 4 жыл бұрын
@@guyolion7801 😭😓ax ax wan iska ilobay tasi waxey i ahed cashir dunida waxeytahy ibaraye😭lkn sidkle xusus mugdi ah bu igu reebay mrkasta ilhy isku xira shrf😓lkn markan isdu yay inan ilobo maskaxdii dhan bu latagay o waxan asaga ahyn ima muuqdan qof adag ban aha lkn daciif u iga dhigay😓wllky
@sahlasahla9860
@sahlasahla9860 4 ай бұрын
12/june/2024 Xasuus manta hesihi hore aan dhageysan jiray baan so boqday waxan xasusta nimcaan inaan heesihisa anigo dhoocil ah aan wada xifdisana waliba aan tirin jiray intaan aqaan ayagoo illa iyo 10 iyo wax gaarayay intaan xifdisanaay haddana waxan jgna heer hees somali laga qashdhaco hal xabo oo hesaha haddera ma aqaan xasuus ❤
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 4 жыл бұрын
Mar wuu baaxa degaa dheh Mar wuu isku buuqya dheh Kii oo joogu baxaa dheh😭💔 25/April/2020 Habeen Axada, 12:02am
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 3 жыл бұрын
😭😭😭Sorry wll Qofkastoo ku xumeeya nabsigu uu helaysaa mlin malha ka midna hosts uu iman lkn adi anad u baahnyn
@hadanaadam7716
@hadanaadam7716 3 жыл бұрын
Badabduu kaa rabdhe 😭😭😭Bureqy soo jawbe dhe
@caashoxassan5702
@caashoxassan5702 2 жыл бұрын
24 april 2022 after two years still
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 2 жыл бұрын
@@caashoxassan5702 shukran walal madamo aad dib iisoo xusuusisay maalma hore oo xanuun lahaa lagana Soo gudbay, Alxmdulilah noloshaydii wakhtigaas wax Badan ayaa iska bedelay, heestan wan Ka fogan jirey meeshan Ku arko anoo xusuusteeda diiday, se Hada Sidii Kuma ihi...❤️
@caashoxassan5702
@caashoxassan5702 2 жыл бұрын
@@mubaarikahmed3606 mansha allah walal allaha siwdaa kuugu waddo aniga isoo ducee coz qof baan jeclahay inuu i ogyahy iyo inkalena war umahayo awal waan isku fiicnayn asxaab caadiyi lkn iminka inuu iga sii fogaanayo ayaan dareemaya
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 Жыл бұрын
Heestan waa heesta kaliya ee heesaha soomaalida jiilkeenan la qaaday ee aniga oo aan hees iyo arimaheeda ku jirin xita Out of blue iiga soo boodo oo aan isaga luuqeeya kaligeey💯aad baan u jeclahay❣️
@noradiinomar
@noradiinomar Жыл бұрын
Still listening sun.30.April.2023, hargeisa,Somaliland Maalin jawi dagan 16:20pm. Nimco iyo nimcaan laba halbawle Oo Wadnaha habi jiray.
@neimaabdimuhumad3164
@neimaabdimuhumad3164 Ай бұрын
00:50 26 August 2024 Waan idin salaamaya dadka iya dambeya ee qalbigu holcayoow sidaydo kale, dulqaata maalin ayaan heli doona wxaan rabno wax ka fiicane i.allah
@sucaadmohmed5782
@sucaadmohmed5782 2 жыл бұрын
30/10/2021 cawaa saacdu Markey ahad 12:57 PM waxaan ku dhagysan ilaa 9 gabdhood heesta wali ma ilaawin 😍😍😍😍
@akbalhikmachannel7164
@akbalhikmachannel7164 2 жыл бұрын
Haben xasuus wey habenkan hablahdan Ka mid aah qoralkan wax qortay wlshy Amina saleban waxaan joogany guriga mushtaq Omer caawan waa 10habenimo 24/1/2022 wanan dhagysanat
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 2 жыл бұрын
23/9/2022 12:57am
@AliAdam894
@AliAdam894 Жыл бұрын
2022/11/1 hours 10:26
@ugaasayuub5766
@ugaasayuub5766 4 жыл бұрын
Heestan xsuus 2015 iyo boosaaso maxaa ku dhagysty maantana yurub 23/6/2020 habeen isniina wakhtigii tagayaw salaama ayaamo waa wcnaan
@ugaasayuub5766
@ugaasayuub5766 4 жыл бұрын
Waaaaw
@mohamedjamaa228
@mohamedjamaa228 7 жыл бұрын
Aduu balanbalaa dheh Aduu kuu beeraqaa dheh Aduu kuu baaqayaa dheh wy cizag nimcaan nolow aniiba sidaas xiisadaha igu dhaafaan thanks
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@ahmedmoha529
@ahmedmoha529 3 жыл бұрын
Bastaa weeye dartaa dheh😭 alla yaa iga gaarsiiya mxuu wadnayaal is jecel wakhtigu kala geeyay laba qaaradood ku kala tuura❤😭😭
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
1/1/2021 saq dhexe abaarre 1:26min aya ku dhagaysanaya casimada Djibouti. Wxn so xasustay azxaptii re Borama Ee wanagsana Ee aadka iso dhaweay xaagagi heestan so baxday.
@xaajowlipax24
@xaajowlipax24 6 ай бұрын
Who is watching 👀 2024 😢
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 3 жыл бұрын
Waxn xasuusta heestan dhago ayaan ku dhageesanayay afkana waan ugu qoraayay sxbkey lkn hada xaaas ayuu yeeshay lkn wali qalibigii wuu ilaabi la ayahy si kasto xariir usameeyay plse alx hada waan bogsaday alla jcylaaa awalaa hore loo dhahy jcyl calfkaa kawyn 😭😭😭😥😥😥😥😥😥😥
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 2 жыл бұрын
Hortiid xariir jacayl ma samaysay
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
Bastii wye dartaa dheeh ilahada muu bogsoon dheeh bukaan wye sidii dheeh🥰💔😢 2/10,/22 xuusu gaara wlh Nimcaan hilaac legends🙏🙏🙏Respect
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 3 жыл бұрын
kashadana ma beelahshen dheh😥 walacana kuma baden dheh 😥 hees iyo bar 6 sano kadib galabta mel cidla galabta ku dhagaysanaya qulubta ciyarta halaga dayo dadow🤕
@AxmedAwcali-r1r
@AxmedAwcali-r1r Ай бұрын
31/8/2024 aduun 2015kina waagi ay soo baxday baan daawa n jiray😢
@Apdalla170
@Apdalla170 2 жыл бұрын
2022 😭😭😭Bestii weyh dartaa dheh ilaa hada muu bogson dheh bukan weyeh sidii dheh😭😭😭😭 sanad walbh waan dhagysta jaceylku waa xanuun badan yhy run Ahaan tiii 😭😭😭😭😭
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 6 ай бұрын
Basteed weyan dartaa dheh Ilaa hada may bogsoon dheh Bukaan weyaan sidii dheh😢💔
@ikram_moHameD123
@ikram_moHameD123 7 ай бұрын
still 10/3/2024 😓💔
@ilkacase6234
@ilkacase6234 7 ай бұрын
xasuus dheer baan galay 😭😭 waxay ahaYd tariikHtu 8/7/2019 gortaan isbaranay jacaylkana ay ayadu isoo bandhigatay weliba ana aan ka aqbaly oo si dhaba u jeclaaday xaqiiqdii maalmo wacan baan soo wada qadanay kadib habeen habenada ka mid anoo zxpky dhayda call kuLa hadlya ayuu halmar isoo direy hanbalyda meherkeeda oo dhacay 1week ka hor Ana aaan ogayN iyana isoo sheegin 💔💔😭😭 waKhtigU waa dheeraynaya hesahan oo kalE waa iga ooyi siyaan😭😭😭 waLiga Qof ha waDa aminin Qalbigagana HawaDa siiN 😭😭😭😭💔
@xaliyexaliye6180
@xaliyexaliye6180 5 жыл бұрын
cawaa ayaan dhagaysan heestan 7/april/2019 waa haben aan wayey jacayl am so waday mudo garaysaa shan sano fuck love
@sagalahmed577
@sagalahmed577 3 жыл бұрын
😭
@Ayaanceynte
@Ayaanceynte 8 ай бұрын
Badbaaduu kaa Rabaa dheh Hebelow soo Jawaab dheh Bestii Weye dartaa dheh bogiisa adaa kuyaal dheh beekane kunool dheh 😭ax Axsan hees 😭💔🎧
@ismaeldaauus3281
@ismaeldaauus3281 6 жыл бұрын
bestii weeyaan dartaa dheh ilaa hda muu bogzoon dhe bukaan weeyaan sidii dheh mar wuu baaxaa degaa dheh mar wuu is ku buuqayaa dheh kiiyoo jooguu baxaa dheh bogiisa adaa ku yaal dheh adaa beerka ku noole ax ax Reply 17
@nasra3112
@nasra3112 Жыл бұрын
HeeztaN wllhi markaaN dhagayzto Aadpa u ilmeeya waxa mooda mararka qaar qizada igu dhacday inay ka hadlayzo heeztaNa waxa dareemi karaH qof wax jeceL oo laga maqaN yahay Ani waxa jeclaa wiiL inabadaN ayaaN wada socoNay kolpa marka kazii danbayzaa jacayLka iyo dareeNka Aan u qaaday ayaa zii kordhayay ila hadaNa waa zii jecLaada izNa la aantay u faraxzan yhy ana kaligay ayaaN cidLo balanbalayaa Ala jacayLku marNa macaNa marNa silic iyo darxumo badNa markuu noloshayDa kuzoo biirayay Aadpa ugu faraxzana imikaNa xanuunkizi ayaaN la daala dhacayaa iLa hada mar walpa waxa rajeeya inaan aragiiza arko uuN💔😰
@QarazTo_BM
@QarazTo_BM 11 ай бұрын
Is adkee waad heli❤
@HoodoCabdi-fg8hc
@HoodoCabdi-fg8hc 4 ай бұрын
Wa sidaan dareemayo .hadn't arko wan bogsan lahaa oo nici lahaa
@ayuubmaxamuud3272
@ayuubmaxamuud3272 5 жыл бұрын
Heestn xasuuus wayn bay igu leedy 2 1 2019 hbeen khamiis soogalyso wakhtigu Waa ordyA
@Ayaan2024-vj9uj
@Ayaan2024-vj9uj 6 ай бұрын
ᴄᴀᴀᴡᴀ ᴀʏᴀɴ ᴅʜᴀɢᴀʏᴀsᴀɴᴀᴀ ʟᴋɴ ᴀɴɪɢᴜ ᴊᴇᴄᴇʟᴀ ᴜᴜ ᴍᴀ ᴅʜᴀɢᴀʏᴀsᴀᴀɴʏᴏ ʟᴋɴ ɴᴏʟᴏsʜᴜ ɪɢᴜ ᴀᴅᴀᴀᴋᴀᴛᴀʏ ᴜᴜ ᴅʜᴀɢᴀʏᴀsᴀɴᴀᴀʏᴀᴀᴀ 4/5 2024😢😢😢
@iqramohamed6480
@iqramohamed6480 4 жыл бұрын
2020 inta dawanaysa slmllah🖐
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 жыл бұрын
2020 callaynaa wacallayka inaabti
@azhcariabdinur8876
@azhcariabdinur8876 4 жыл бұрын
Mar wuu Baaxaa dagaa dheh 🤞 Mar wuu isku Buuqayaa dheh☺️ Kiiyoo Joogoo Baxaa dheh 😶 Bogiisaa Adaa kuyaal dheh😥 Beerkana adaa Ku nool Dheh 🤕 still 2020 Dareenkaykay Dhaptaa ☺️
@gabalfilms973
@gabalfilms973 3 жыл бұрын
Hada kahor bari an gabar marexaan ah jeclan jiray ayaan dhagaysan jiray heestan ayana ximarad qalbi adag ayay ahayd
@maxamedeid4203
@maxamedeid4203 3 жыл бұрын
Bastii weeyan darta dhe Illa hada mu boogsoon dhe Bukaan weeyan sidii dhe Hapen arbaca 😌 14/april/2021 7:12 pm
@xogahaislaamka6464
@xogahaislaamka6464 2 жыл бұрын
11 / 2 / 2022 ayaan Soo booqday heestii baaq Bariidadaa muu jareen dheh❤️ Kumuu beer laxawsadeen dheh😢 Bastii weeyaan dartaa dheh❤️ Ilaa hadda muu bogsoon dheh😢 Bukaan weeyaan sidii dheh😭❤️
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
12/2/2023
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 6 ай бұрын
12/4/2024faroom gabadhii quruxda badneeyd e heestan jecleeyd
@hayatjanah6942
@hayatjanah6942 7 жыл бұрын
Bisti weyan darta dheh 😢
@osmanxasan7047
@osmanxasan7047 6 жыл бұрын
aduu kuuu carrayaa Dheh
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 6 ай бұрын
Waxaan ku xasuustaa heestaan inaan nin aan ka helay aan udaaray anoo waliba exam kasoo baxay oo last day ii ahay 😂 ninkaa semesterkeygii koowaad buu jaceyl iso bandhigtay aniga kuma heysanin lkn waanka aqbalay waliba waxaan rabay inaan iskaga ciyaar ciyaaro 😂 labo habeen kadib buuq baan abuuri jiray asaga maskiin buu ahaa waxaan mudo xiriir beena aan lawaday wuxuu arkay anagoo isla joogna oo la iso wacaayo waliba nin kle oo other half igu save naa wuu iga xanaaqay oo wuu iska baxay waanu heshiinay kadib iska baxay anina dan kamalihi haduu xanaaqo iyo hadii klee markuu xafadiisa tagay woo iso wacay oo woo iraali galiyay intaas waxaan ahaayba mid ay sxbo yihin aan xiriir lasii lahaa adiga fashil baa ka dhecee waanu kala harnay qofka markuu kula joogo ma dareemeysid markuu tago baa dareemeysaa 2isbuuc kadib exam baan galnay malinkii oo iso dhamaaday baa intaa bala miyay heestan udaaray markaan u daaraayay wax jaceyl uma qabin eee waan xiiseynaayay iyo ka helitaan lee 😂😂 yaab ilaa hada isku fasalaa nahay oo semester 6 baanu nahay😂
@dariqmahamed7535
@dariqmahamed7535 3 жыл бұрын
Jacaylkji koopad. Ee waligay yeeshay waa kiin lkn hadana caqalad Isfahan la.aanaba na dhex taala illahayow ii xafid meel kasto ay aduunka Ka gasho kiiin 😪🤲
@dariqmahamed7535
@dariqmahamed7535 Жыл бұрын
Caawa wxy Ku beegantahay habeenka qoray 1/3/20220community kiin xuseen Ku socDay caawa ay taairkhidu Tahay 31/1/2023 wali caqalad baad Naga dhcysa kiin 😦 Illhay wxan Ka baryaya inuu caqalada Naga kaxeeyo runtime Wlhi kiin si dhapa u jecelhy ilhay hay xafido meel kasto ay aduunka ka gasho insha'Allah 😰😓
@crahmaankhadar1618
@crahmaankhadar1618 Жыл бұрын
​@@dariqmahamed7535 aamiin shp ....imika mays hesheen / macnaha imika sow ismaydaan fahmin
@FalisHassan-ie7qr
@FalisHassan-ie7qr 2 ай бұрын
8/8/2024 ayaan dawanaayaa bastii weyan dartaa dheh 🥹🥹🥹
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Yaa xusuusta, Hal-hayskii Nimca Samriye ee ahaa "Yurub Innaga Daba Gee!"? Yaa wadduud! Hala yaa xabiibul milyaar!💥🙏
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 Жыл бұрын
"Waan idin gaadhsiin".
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
​@@shucaybmaxamud2842 waxaad soo xusuusataa, heeskii ahaa "Adoo Rasmiyay i jecel Haddaan kaa roori jiray Haddeer kuma riixayee Waxaan raxa ugu jiraa Rugtiyo baradaan lahayn!"
@mrxuux
@mrxuux 7 ай бұрын
Ehlu cishqigii mye qisooyinkiina nga sheekeeya😢
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,6 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 544 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 173 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Farxadii Dunida
8:29
Hillaac Music
Рет қаралды 491 М.
Nimcaan Hilaac ( MA WAXBA QARSOON ) Erayadii murabarik careef 2015
7:12
Himilo Media Production
Рет қаралды 62 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac Labac Labac 2013 HD
6:33
Taajir Studio
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1,1 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media Production
Рет қаралды 948 М.