No video

Nimcaan Hilaac Iyo Yurub Geenyo Dhandheh

  Рет қаралды 1,120,145

Maxamed Adan Kista

Maxamed Adan Kista

Күн бұрын

Nimcaan Hilaac Iyo Yurub Geenyo Dhandheh

Пікірлер: 149
@amineta9166
@amineta9166 2 жыл бұрын
Dhiganaheyga caawa.....💕 Saacadu waxa weeyan 22:53pm sanadka 20/2/2022. Waxaan wada soconaa inan aanu isbaraney 5/10/2021 . Run ahaanti inankaas qof ka wanaagsan nollosheyda masoo Marin qof dabeecad, akhlaaq, ixtiraam,naxariis dhan kasta alle wanaag u dhameystiray weeyan masha allhuye . Dhabtii Dareen baaxad weyn baa labadeenuba isku qabnaa qofba qofka klle Dareen jaceyl oo dhab ah buu uhayaa . Heeskana habeenka caawa waxaad mooda in anaga naga turjumayo sida qofba qofka klle ula dardaarmayo hada waxaan guur ku balansanahay dhowaan insha allh . Waxaan rajeynayaa in alle nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyo riyadeenana alle inoo rumeeyo insha allh 💑💞
@micrajoon868
@micrajoon868 2 жыл бұрын
Samo kugaro nolol wacan wll
@happyabdichanelofficially9525
@happyabdichanelofficially9525 2 жыл бұрын
777
@qaameeypoi3514
@qaameeypoi3514 2 жыл бұрын
Nolosha ku ma xumeyso
@abdirahmanomar8008
@abdirahmanomar8008 2 жыл бұрын
Barakooba baayo adi io jacaylkaagaba ubad khayrna kala hela. Waxaan idiin rajayn jacayl aan dhamaan.
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 2 жыл бұрын
Alle ha idinka dhaabeeyo noloshiina
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Жыл бұрын
2023 febrayo. 9 1:43 pm waxi iga danbeeyow welcome like igu dhoob Naf jaceel hayo ma quusato 💯💯💯💯🩸🩸💉❤️😥😥 2019 bey hestaan isoo dirtay galab casir kadib waliba codkeeda oo saafi ah. Qoraalkeeda ayaan ugu jawabay Waliba waxaan u ilmeeyey sidey igu kalsooned ana ugu kalsonaa Balse waqtiga iyo calafka rabbi ayaa mamula😥😥😥 Hormrwacanbaan urajeynaa qofwalba naga mida naftisa ayuu hormarsaday waaa gabarta igu qasabtay inaan gabar danbe isku dhiibin sikasta oo aan qofka ujeclahay good byby hormrwacan. Guleyso sizter💯
@yazier_4456
@yazier_4456 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya ✌
@SaadAFARAH-ig5xj
@SaadAFARAH-ig5xj 3 жыл бұрын
Hees an ka dalin dhegysigeda xusus igalisay dhabtii
@bushraosman3452
@bushraosman3452 5 жыл бұрын
Yaa 2019 ila daawanayo geenyo iyo hilac dad an codkoda laga daalin👌😍👏👏👏👏👏
@kamalmead9208
@kamalmead9208 5 жыл бұрын
Waaw Walee waa hees qalbiga taabatay💋❤️
@engjaajar
@engjaajar 4 жыл бұрын
28/9/2019
@mohamedabdulahi9302
@mohamedabdulahi9302 4 жыл бұрын
Bushra Osman aniga waliba bisha october kula daawanaya
@faysalyuusuufcabdi5238
@faysalyuusuufcabdi5238 4 жыл бұрын
@Ayaan Ali e
@farhiyaabdullahi9904
@farhiyaabdullahi9904 3 жыл бұрын
wllkey ayaa gabar uu jeclaa u qaadi jiray heestaan marki dambe wey ka guursatay isagoo weli jecel kolkaasuu xabsi jaceyl galay reerkeenu mey ogeyn waxa ku dhacay wiilka anigase wn ogaa waxkaste wuu ii sheegan jiray aniga , wllhi ma iloobi karo😭😭😭
@maxamoudmacaliincali7574
@maxamoudmacaliincali7574 2 жыл бұрын
Wefcdvvfhvcnbb
@maxamoudmacaliincali7574
@maxamoudmacaliincali7574 2 жыл бұрын
Drugs
@nuuramaxamuud3500
@nuuramaxamuud3500 2 жыл бұрын
Klkkkollliiòlllllllllll
@tishiqureishi4419
@tishiqureishi4419 2 жыл бұрын
Ax💔🥺 wxn u rajeyna wilkas nolol qurux bdn ilahey inuu siiyo badal kheyr qabo
@asmamaxamedey8042
@asmamaxamedey8042 4 жыл бұрын
Dhamee dhamee dhandhan wabi Jacayl. 💓 Xasuus 💓 Plz like 2020
@maxamedibraahim9389
@maxamedibraahim9389 3 жыл бұрын
S
@asmamaxamedey8042
@asmamaxamedey8042 3 жыл бұрын
@@maxamedibraahim9389 🙏
@asmamaxamedey8042
@asmamaxamedey8042 3 жыл бұрын
🤗
@iehraasiyaahmad3660
@iehraasiyaahmad3660 2 жыл бұрын
Kwvrm
@iehraasiyaahmad3660
@iehraasiyaahmad3660 2 жыл бұрын
@@maxamedibraahim9389 pfhy
@abdifataaxcali2530
@abdifataaxcali2530 2 жыл бұрын
Nimcaan hilaac waa mucjiiso fanka somaaliyeed boorama kagaso biiray wllhe caruurta maanta oyda kulama Simo nin sare
@deqaalihiraabe4565
@deqaalihiraabe4565 Жыл бұрын
28 jan 2023 ayan dhageysanoya naxariis ayan ubahanhy Ana nimcaan iigeeya😢😪💔😫
@mazhaallhkajizaihziyopwaca1259
@mazhaallhkajizaihziyopwaca1259 4 жыл бұрын
si kasta oo labada qof👫 isku jcl yihin hadana mar hadii ay kala dheer yihin🏜🏞wa dhibato un 2014 ila 2020 😢illhaw isku keen intii kla maqan pa
@Bright-1000
@Bright-1000 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaayo nimcan io yurub dad aan taageero
@ifrahitotoolmon477
@ifrahitotoolmon477 3 жыл бұрын
Waxan GalaY Xasuuz dHeer Waxan XasuuzTay QofKii Aan Wada dHagaYzan JirnaY HeezTan JawigaYgo Padalan Baan HeezTan KZbin Kaso DHeX DoonTay MeeL KasTood JoogTo Niyad Sami Ku Joog Wll ❤️Ex😢💔
@ashraffilmsvlogs5781
@ashraffilmsvlogs5781 2 жыл бұрын
hada ma nooshahay🤣
@abdisamadmahmoud3333
@abdisamadmahmoud3333 2 жыл бұрын
weykan xpp
@danaheedkufilan4855
@danaheedkufilan4855 Жыл бұрын
Caawa waa habeen arbaca ah.3/5/2023. Sacadu waa 11:43 pm Heestan waa hees aan aad u dhagaysto wanan jeclahay. Heestan waxa markii kowaad ii qaaday qof noloshayda qaali ku ah Waana habeenkii iigu qoraysey ee arko qofkaygaa oo heesaya . Sido kale aniguna ma ihi qof heesaha badana dhagaysata Mana garanaynin heesta. Markii hore. Balse heestan markii aan ka helay waxaan soo radiyey cida qaaday wanan soo helay. Sidiina waan u dhagaystaaa Ilaa hadana waan dhagaysanayaaa
@aodr5901
@aodr5901 4 жыл бұрын
Xijabka sii uwanagsan yahay bal arka iyo asturaanta
@suarezeriksen3080
@suarezeriksen3080 5 жыл бұрын
Hestan ani ahan wey igil hishey lkse waxan shaga masha alah
@kharqali8989
@kharqali8989 5 жыл бұрын
Nice song. NAFTA waya badan wcnay kutiri
@farhiyamahamad3946
@farhiyamahamad3946 4 жыл бұрын
Asc heestan aad iyo aad baan uga helay waxay katur jumayisa Laba qof oo dar daran isaraya ad bay itabatay shaqsiyan aniga 😍❤❤❤❤❤
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Dhadhami wabi jaceel 🖤
@falismohamed7025
@falismohamed7025 4 жыл бұрын
Malin ayan la ilmeyay hestan
@abdikulanekhalid6866
@abdikulanekhalid6866 3 жыл бұрын
Naa maad kalamka alle la.ilmeysid naarta laguugu fogee
@asmasiciid6364
@asmasiciid6364 3 жыл бұрын
@@abdikulanekhalid6866 hhh
@husenmaalin381
@husenmaalin381 4 жыл бұрын
Inta heeskan 2020 ila fiirsanaysa like iisar fadlan
@nashaadfaraxcabdi
@nashaadfaraxcabdi Жыл бұрын
Nimcaan Hilaac. Aqoon-Yahan.
@abdifitaahnuur5899
@abdifitaahnuur5899 4 жыл бұрын
Waah waah waa waxa haysata caawa sxb abdifataah nuur shire aato
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Hees iyo Nus igadheh😍👍👍😎💕🕊💙💕♡♡♡♡♡♡♡♡💖💙
@najmahussain7062
@najmahussain7062 Жыл бұрын
Heesta xasuus gaara ayay ileedahay 2019___ilaa________2022 💔🥺 Waayihii axdi wayn noqdiyo wax yeelada darteed yaana way Mar odhan 😥
@gudbaayeofficial
@gudbaayeofficial 3 жыл бұрын
Gabar aan jaceyl waliya u qaaday baan la dhageysan jiray balse nasiib xumo abaal waxa ay iiga dhigtay in ay arooskeda igu wacdo waliba ayada oo aanan ii shegin 😭😭 Heesta waloow aanan bilaneyn baan ka dib iska dhageysan jiray
@Esrauptillahi
@Esrauptillahi Жыл бұрын
Ax wka xumhy wll😭
@mohamedhassanrashid5368
@mohamedhassanrashid5368 2 жыл бұрын
Omg Its Nov-2021 and still Hit
@geenyodila9095
@geenyodila9095 4 жыл бұрын
Labadooduba maasha allah waan labada aan ugu jeclahay degenaan maasha allah ❤️
@hodan17noor11
@hodan17noor11 5 жыл бұрын
Ax ax walhi xasuus 2013 😢😢
@oubahmohamed4171
@oubahmohamed4171 6 жыл бұрын
Machallah huno nicmane iyo yurub
@hanady.bossoficial726
@hanady.bossoficial726 5 жыл бұрын
it is very nice this song
@abshiroahmed5568
@abshiroahmed5568 6 жыл бұрын
Nice song
@shukriahmed195
@shukriahmed195 2 жыл бұрын
Waxaa tahay qof mudan waaxdeyda oo la wadagay waayha aduun
@maryamahajji2626
@maryamahajji2626 3 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuusta walshey iga weyn aad u jaceylid waqtigas waxey ka hadleyso mana fahmsanen 😂
@abdirahmannoor2086
@abdirahmannoor2086 Жыл бұрын
Adna wadajirkiyo Hakatagin wanaga🌺
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
Wacdaraaha jecayl wakiil iga noqoo ❤
@hanady.bossoficial726
@hanady.bossoficial726 5 жыл бұрын
labadan ayn ugu jecelahay fanka iyo farxiyo fiiska iyo cawle
@_Hassan_26
@_Hassan_26 2 жыл бұрын
Kolku waa baryaba wiilasha indhahu yey ku wayino wejigaga tabin🤍
@shandikanyare9205
@shandikanyare9205 6 жыл бұрын
Nice music
@mushtaqmaxamed1450
@mushtaqmaxamed1450 6 жыл бұрын
Shandi Kanyarekkkkkkk
@Allaale00
@Allaale00 3 жыл бұрын
Dhamaadka 2020 Yaa Ila Dhagaysanaya Like Saar
@dakotastephen5273
@dakotastephen5273 3 жыл бұрын
pro trick : you can watch series on Flixzone. Me and my gf have been using it for watching a lot of movies recently.
@armanikenneth6757
@armanikenneth6757 3 жыл бұрын
@Dakota Stephen Definitely, I've been using Flixzone} for years myself :)
@talonvan4489
@talonvan4489 3 жыл бұрын
@Dakota Stephen definitely, been using Flixzone} for years myself :)
@oakleycurtis1022
@oakleycurtis1022 3 жыл бұрын
@Dakota Stephen yup, have been using Flixzone} for since december myself :)
@arrafaadhassanmayay4967
@arrafaadhassanmayay4967 2 жыл бұрын
Naftan waayo badan wacaneey ku tiri 👍
@Updi7079
@Updi7079 4 жыл бұрын
fv song 🎻😘🔥👌
@ali-maajidsuleimantaaloood7429
@ali-maajidsuleimantaaloood7429 3 жыл бұрын
I love you mcn raaxo 🍓🍓🌹🌺🍇❤💕💋
@nashaadfaraxcabdi
@nashaadfaraxcabdi Жыл бұрын
Hees Macaan. Nimcaan Hilaac.
@mohamodhasan2120
@mohamodhasan2120 5 жыл бұрын
nafta wayo badan
@mukhtarmohamed526
@mukhtarmohamed526 5 жыл бұрын
Caadi mahan waxas ba hees lagadhaha
@mukhtarmohamed526
@mukhtarmohamed526 5 жыл бұрын
Goo🦋🦋🌹🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amalmabdullahi1361
@amalmabdullahi1361 5 жыл бұрын
Wax yelada darted yaana way mar odhan😋
@nashaadfaraxcabdi
@nashaadfaraxcabdi Жыл бұрын
Dhan-Dheh Webi Jacayl
@asiya513
@asiya513 2 жыл бұрын
2022 🖐❤
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 5 жыл бұрын
Bal wakaase fanankii nimcaan hees sidaa u macaan Haloo sameeyo isaga iyo gabdhaha xamar we muqdisho jooga Sxpo yaal anaga iyo nimcaan Hana colaysiinina Wax ba ku tarimaysaane
@richhome3678
@richhome3678 5 жыл бұрын
Nimcaan waa kaa dawaafaya Qarada yurub bk isaguna Hargeysa ka bixi la farqiga u dhexeeya waa passport ka buluuga hhhh
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 5 жыл бұрын
@@richhome3678 Dee Bk dhaxuu soo dawaafay hadii yurub wax taraysee heeso udhiiba miskiinka Anaga intuu hargaisa kala tagay Hanola imaanin eh hhhhh
@caddecade2667
@caddecade2667 4 жыл бұрын
waalidka inuu yahay camal ayad uhadashee waxas oo dhan jaceyl aad uqabtole miyaa
@falismohamed7025
@falismohamed7025 4 жыл бұрын
xasus an iga goin bey iledahy
@cabdikariincismaan2092
@cabdikariincismaan2092 4 жыл бұрын
Meesha xamar mayna lahayn Abwaan heesa sameeya.
@salmonuura7998
@salmonuura7998 2 жыл бұрын
Alllh yurubtey cashaqa jecliyaaaaaa sowtu raxma hesahaada
@xafiismahamed5621
@xafiismahamed5621 4 жыл бұрын
Runti heestan a ad bay iancisay si Dhab ah tageero aya uahay nimacan hilaac
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 2 жыл бұрын
Xidigihii fan Kama danbayn
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 Жыл бұрын
Axsana caleeg
@omaaniofficial4489
@omaaniofficial4489 Жыл бұрын
Adna wacad adke cawa ayan aqrisanaya comments kii ey so qoren dadki la dhibatesna jacelka
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 Жыл бұрын
Gold voice ms yurub genyo
@mahadaways2994
@mahadaways2994 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo
@mohamedaliabdi5131
@mohamedaliabdi5131 4 жыл бұрын
Hestan waxay iledahay xasuus gaar ah ani io sxipkeyga rijaal maxamed nuur a wada dhageysan jirnay
@riyaniali14
@riyaniali14 5 жыл бұрын
❤❤❤❤👀
@ikraanelmi8242
@ikraanelmi8242 5 жыл бұрын
Hestan wey ii tabatay wlhi ax 😭❤️💯
@salaadugass5131
@salaadugass5131 2 жыл бұрын
Salaad ugaas
@mohamedkulmiyekulmiye6984
@mohamedkulmiyekulmiye6984 4 жыл бұрын
Way Igusocotaa sxb
@osmanabdi5027
@osmanabdi5027 6 жыл бұрын
Nice song👌
@myzoonali3742
@myzoonali3742 4 жыл бұрын
dhan dhandhe wabi jacel
@rudwanmuhani2922
@rudwanmuhani2922 5 жыл бұрын
2019
@muhanadmaxamedmursal5785
@muhanadmaxamedmursal5785 6 жыл бұрын
😍😘😘😘
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 4 жыл бұрын
2020😍😍😍😍
@nof__aska5868
@nof__aska5868 5 жыл бұрын
Waaaaw nice song I like that voice
@mamasaadiya7047
@mamasaadiya7047 5 жыл бұрын
Qail M a
@abshiroahmed5568
@abshiroahmed5568 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💝💝
@muniirshakulmohamed9380
@muniirshakulmohamed9380 6 жыл бұрын
😭😭heestan way i tabatay wlhi
@burhaanabdullahi2024
@burhaanabdullahi2024 7 жыл бұрын
nice song i love i feeling and tuch
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Xasus 2015😭💔💔💔💔💔💔💔
@munacady1542
@munacady1542 5 жыл бұрын
Mashallh
@SaadAFARAH-ig5xj
@SaadAFARAH-ig5xj 4 жыл бұрын
Hees xusus igamudan ...
@zainabali931
@zainabali931 5 жыл бұрын
💗✌🤔
@zuhaipfaisal664
@zuhaipfaisal664 2 ай бұрын
1:53 28/6/2024
@abdirashidmuhumed4042
@abdirashidmuhumed4042 5 жыл бұрын
✋✌😘😘😘
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 11 ай бұрын
One of the century songs♻️
@saidabukar3436
@saidabukar3436 5 жыл бұрын
Heesta heesaha June 2019
@abdiwelidaud669
@abdiwelidaud669 5 жыл бұрын
Madegeysto.hestan anigo jcyl ayan dageysaniin.sababto ah jcyl ayan daremaaa.
@awosaleban105
@awosaleban105 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@warllaxaajicuma1009
@warllaxaajicuma1009 Жыл бұрын
N❤❤❤❤❤❤❤
@shiinecade8143
@shiinecade8143 6 жыл бұрын
Heesta heesaha waye
@fatimamohamoud8426
@fatimamohamoud8426 5 жыл бұрын
Asd
@fadumomohamedmire4336
@fadumomohamedmire4336 4 жыл бұрын
Waaw nimcan
@cabdimaalikyuusuf7786
@cabdimaalikyuusuf7786 2 жыл бұрын
X4
@mohamed0fficial828
@mohamed0fficial828 2 жыл бұрын
Maxamed
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 2 жыл бұрын
Warsan io sidaa wacanan kula rabo 😵💔
@muxumedawcabdi1169
@muxumedawcabdi1169 2 жыл бұрын
Ybr Muxumde Aw cabdi
@axmedmaxuudaxmed2996
@axmedmaxuudaxmed2996 Жыл бұрын
😭😭😭
@bashiirahmed9720
@bashiirahmed9720 Жыл бұрын
Gg
@falismohamed7025
@falismohamed7025 4 жыл бұрын
Xasus whi
@riyaniali14
@riyaniali14 4 жыл бұрын
xsuus 2016😭😥😓🤐
@mustafexandule8604
@mustafexandule8604 2 жыл бұрын
Mustafe xandule
@sheekoxariiroofficial33
@sheekoxariiroofficial33 4 жыл бұрын
17/04/2020, Friday, 11:12 am
@msiraaji5328
@msiraaji5328 2 жыл бұрын
YA dib inoogu celiya waqtigaas ax
@mohamedkulmiyekulmiye6984
@mohamedkulmiyekulmiye6984 4 жыл бұрын
Ax
@naciimaadan2568
@naciimaadan2568 Жыл бұрын
O
@cabdidiriyecabdi5794
@cabdidiriyecabdi5794 2 жыл бұрын
P
@ahmedbaashedhiif3240
@ahmedbaashedhiif3240 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄
@adansantos4101
@adansantos4101 Жыл бұрын
Xx
@nashaadfaraxcabdi
@nashaadfaraxcabdi Жыл бұрын
Dubbays Community.
@muxumedawcabdi1169
@muxumedawcabdi1169 2 жыл бұрын
Muxumde Aw cabdi
@osmanshariif7165
@osmanshariif7165 5 жыл бұрын
Nice song
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO SURBACAAD 2014
7:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 44 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 20 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН