No video

Nimcaan Hilaac Live JACAYLKII QABYOOBAY | HD

  Рет қаралды 2,515,355

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
You Can Contact us for all Your inquiries.
Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
Produced By ABDIRAAHMAN SOMALI
@SOMALI PRODUCTION | HD

Пікірлер: 509
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 6 жыл бұрын
Please subscribe for more videos 👍🏽👍🏽👍🏽
@animelov8457
@animelov8457 5 жыл бұрын
Nimcaan hillaac barrigi hore Cod buu laha Imikana codkii wuu ka guuray🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@abdiazizabdalla9947
@abdiazizabdalla9947 2 жыл бұрын
@@animelov8457 ĺ
@queenifraah5098
@queenifraah5098 4 жыл бұрын
Xasuus igu qaaliyaay 😢 qiimad Ku lehayd agteyda 😢❤️ 2020
@khadradhool1947
@khadradhool1947 4 жыл бұрын
4 sano ka hor wx micina imay lahyn lkn mnta ooy tahy 2019ki Samyn weyn ayey igu leeday heestani allah qaniyan barya inan Qurux kaga gudbo😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤jcylow Aabaha was😭😭😭😭
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 жыл бұрын
Jeceylow aabahaa was kuteh 😂😂😂
@daadirbiikoole6132
@daadirbiikoole6132 4 жыл бұрын
Is ka sabar
@sabariinmoha321
@sabariinmoha321 4 жыл бұрын
😥😥😥😥isku mid nahay
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 4 жыл бұрын
👏runtaa
@abdikarimmozko6043
@abdikarimmozko6043 4 жыл бұрын
Sorry walal
@abdullahiyuusuf7488
@abdullahiyuusuf7488 4 жыл бұрын
"Allaaha Qaniyaan Baryaa inaan qurux kaga gudbee" Heestan iminka Micno Gaaniya ayay ii leedahay 😭😭😭😭
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse 11 ай бұрын
Haday Aniga iheysata pro😢😭😭😭
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 7 жыл бұрын
jaceylkii qabyoobayoo nasiib qadar baajiyoo qiimaad ku lahayd aktayda xasuus igu qaliyaay ❤️ adnoo diideen diideen qoraalka inuu qadar yaha iswooga qudhani qof kii ay jaclayd waayaha kala qariyiyoo wadanahii samir qaadayee Dareen iqasbaayayoo sanadan qatanaa darted naftii iga eeshay quusoo qamuunyo jacaya lahoo qofaan lala qayanoo intaad iqtyaar kaqaada Ruux kale ha uqabani sideedii qeyba kaan sugaaya anoo Nolasha qeybaha iihary Allaha qani yaan baryaa inaan qurux kaga gudbee
@Khadari2013
@Khadari2013 6 жыл бұрын
Fartoon Abdi u a legend .. xariifad
@CaptainAVilla
@CaptainAVilla 7 жыл бұрын
This song is is talking about two beloved persons separated the time this song is too nice .
@mysuunmohamed8222
@mysuunmohamed8222 4 жыл бұрын
Yes
@ateyeelmi3550
@ateyeelmi3550 8 жыл бұрын
Noolow Nimcaan yare, da'daada iyo halka aad gaadhey aad bey u kala fog yihiin. I admire your talent, hope we will see you more for many years to come.
@malloqanciye4495
@malloqanciye4495 6 жыл бұрын
Ateye Elmi fg jwwj 777⅞
@abdimohamed9686
@abdimohamed9686 6 жыл бұрын
Xariirahmed
@goodboy9767
@goodboy9767 6 жыл бұрын
I'm Eritrean but I love ❤️ Somali song
@xamdijacelhoyaded4265
@xamdijacelhoyaded4265 6 жыл бұрын
Aniga inta jcyl igaqabyowde somakobikaro Qofkan jecladoba wu igatagaa runta Nasiibkeyga alle ha ihagaajiyo Aamiin Runta kahadlo yaaa
@shukrinuh4509
@shukrinuh4509 6 жыл бұрын
xamdi jacel hoyaded ilahay haku sahlo
@muniiradem8532
@muniiradem8532 5 жыл бұрын
xamdi jacel hoyaded come to me we go never came back forever
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Xamdi jecel hoyaded wllhy ana kula mida wll mrkn jcyl sameysataba qofki qalbigeyga wuu dhaawaca heesta mxn la ooyey inbadan wllhy
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 2 жыл бұрын
Jacaylku waa xanuun lala noolaado sanado badan iyo xataa nolosha oo dhan , heestan markasta aan is dhaho jacaylkaaga isma calfanaysaan ayaan dhagaystaa Monday 6 December 2021 ayaan dhagaysanooyaa Allh qalbiyada is jecel ha kulmiyo
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 2 жыл бұрын
Aamiin
@user-he6sd3fo3r
@user-he6sd3fo3r 11 ай бұрын
Aamiin aamiin
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 11 ай бұрын
Waa ka laabtay iminka balaayaa calfata jacaylkaas waa iga ba'ay 😂
@degelkhayr
@degelkhayr 11 ай бұрын
​​@@fartunhajji6339anaa hada raba inaan jacayl jilo mawaxaad leedahy hagalin badahaas, mase meel kaa mayrta baad heshay
@exqalbitagay7334
@exqalbitagay7334 4 жыл бұрын
Jeceloow nacalaa kuga taalo😭😭
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 2 жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲
@nimaabdulkariimahmed848
@nimaabdulkariimahmed848 7 жыл бұрын
yesss ofcourse we love him so much and keep it up nimcaan hilaan jaceylkii qabayoobay
@faisodegnwow6293
@faisodegnwow6293 4 жыл бұрын
2014wxb ilmehen lkn had wlhi anig hestn wan uxisy😭😭😭😭 2020 inti ig dabeso lek isar
@xafsociisenaaaleye2920
@xafsociisenaaaleye2920 3 жыл бұрын
Hestan kuso labtay 2021 dhagaysigeda nimcan hilaac legend
@DeeqandHodanfamily2021
@DeeqandHodanfamily2021 4 жыл бұрын
Listening this song 2020,ijust love it so much walahi,,,Nimcaan hilaac fanaan somaliyeed
@marishabdirahman288
@marishabdirahman288 2 жыл бұрын
🥰🥰sem🥰
@maidoadam7296
@maidoadam7296 5 жыл бұрын
Qofka Hestan 2019 ila Dawanayo Like Dhac Haigu Sisk
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Diiday
@assadelmi6977
@assadelmi6977 4 жыл бұрын
Å
@nonaqueen6492
@nonaqueen6492 4 жыл бұрын
كل ما اسمعها قلبي يوجعني 💔💔💔
@nonaqueen6492
@nonaqueen6492 4 жыл бұрын
أحب صوتها ملك الاحساس 💕
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 2 жыл бұрын
يا قلبي 🥺💔
@kali8948
@kali8948 6 жыл бұрын
Allaha qani yaan baryaa AXXxx😢 Ka daa huno Nimcaan 😢
@THESHABEELO
@THESHABEELO 3 жыл бұрын
Xasuus igu qaaliya qiimaad ku lahayd agteyda........!! Yaa dhegeysanya jan.28..2021
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Ilaa hada 2018, ayaan nabarada ku dhayaa heestan.. Yaa ila mid ah, oo dareen ku dhagaysanaya.. ?
@umushaimahirsi9173
@umushaimahirsi9173 5 жыл бұрын
zhackram aniga walaalo
@abdullahiyuusuf7488
@abdullahiyuusuf7488 4 жыл бұрын
Aniga Walahi 😭😭😭
@abdismaedyusuf3281
@abdismaedyusuf3281 4 жыл бұрын
Aniga wllo ilaa 2018 ilaa 2020 kudhayaa qalbigaa
@umumohamed968
@umumohamed968 3 жыл бұрын
2018 dad dhanka dhan miyaa ladhawacay😭
@ciroali793
@ciroali793 9 жыл бұрын
wooow nimcaan hilaac adaaa u haysta yaa fanaan jira
@khayrekidz
@khayrekidz 9 жыл бұрын
I love reer somaliland they know how to wear Dirac they copy just like djaboutian viva somaliland... Loved Xamdah queen look very fresh n cute
@umuaahil4220
@umuaahil4220 5 жыл бұрын
Ssx
@mohamedomar9035
@mohamedomar9035 5 жыл бұрын
are u Somaliland
@mohamedomar9035
@mohamedomar9035 5 жыл бұрын
hhhhhhhh don't say that shame full s SISTER
@Qaali212
@Qaali212 4 жыл бұрын
who’s watching 2020 my song ❤️💃👏
@quruxeleydumar2605
@quruxeleydumar2605 8 жыл бұрын
Mashallah nimcan cod dahablo allow ku dhowr shodhahaygiii
@maahirfarhan3991
@maahirfarhan3991 4 жыл бұрын
Qudhani qofki ay jeclyd wayaha kala qariyayo 6 september 2019 😭😢💔
@munirehaddadi4595
@munirehaddadi4595 5 жыл бұрын
Tol Somalia 🇸🇴 hada thn like ta isara 👉2019
@mowliidabdy5875
@mowliidabdy5875 4 жыл бұрын
Xasan
@zaharahasaan4688
@zaharahasaan4688 6 жыл бұрын
Normally I don't listen new song sunset hobalada waabari but this young man masha allah he sounds like cabdi tahliil and way batter then all the new singers 100%
@updyrahmanahmett9813
@updyrahmanahmett9813 Жыл бұрын
wali qaraamiga maad dHagaysataa
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
waan xasuustaa maalmahay heestani soo baxaday waxaan ku jiray secondry schoolka waxa malintaa galinkeedii dambe dib naloogusoo celiyay schoolka kawdii duhurnimo si aaan usoo dhawyno madaxweynihii hore ee somaliland siilaanyo oo markaa magaalada hargeisa soo galayay intaanu sugaynay madaxweynaha ayaan heestan dhagaysanaynay wllhi waanku celceshaday xasuuus
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 9 жыл бұрын
Waaaaaaw caadi ma ahan fanaanka sanadka nimcaan hilaac we love fanaaniinta somliyeed 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@nimconura6492
@nimconura6492 6 жыл бұрын
asal walahi
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 5 жыл бұрын
Ilaahow ani iyo Hanaster hanna kala qabyeen 👏😭😭😭😓
@deeqowaxmed9444
@deeqowaxmed9444 4 жыл бұрын
Manta anigee iheysataa wlhi 😭😭😭😭 jacaykeygi muna allow ku dhowr meel waliba aad joogto
@habibaabdi2298
@habibaabdi2298 Жыл бұрын
We are in 2023 still love this song😍🫶🏽😢
@abdishakurosman3008
@abdishakurosman3008 6 жыл бұрын
I lke this song Like iisaara inta iga dambeysa
@caishaahmed4494
@caishaahmed4494 9 жыл бұрын
masha Allah nimcaan waad kawadataaa Allah haku desteeeee
@hodancawilmaweel6560
@hodancawilmaweel6560 5 жыл бұрын
Caisha Ahmed
@axlaamahmed5605
@axlaamahmed5605 9 жыл бұрын
ya salaaaam xidigaha fanaanin jira nimcan ada ugu sita cimriga ha jiro
@nasroseid5923
@nasroseid5923 5 жыл бұрын
29 /July./2019 still watching
@ahmedmooge9826
@ahmedmooge9826 8 жыл бұрын
xasuuus igu qaaliyaay qiimaaad Ku lahayd agtayda anon diidayn qoraalka inuu qadar yahay iswaagu naftani inantay jeclayd wayahayaa kala qariyayoo axxxx 👥👥👥👥👥👥👥👥👥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙👌👌👌👌👌🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌸🌸🌸🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼
@toolmonsheikh6810
@toolmonsheikh6810 6 жыл бұрын
Kkk
@hannalovely4176
@hannalovely4176 6 жыл бұрын
This singer has charming personality and heart of Gold. Go Nimcaan Talented amazing singer
@dhekaosman6283
@dhekaosman6283 5 жыл бұрын
I agree with u walaal
@dhekaosman6283
@dhekaosman6283 5 жыл бұрын
I agree with u walaal
@maahirfarhan3991
@maahirfarhan3991 4 жыл бұрын
Qamunyo jacylaho qofan lala qaybzanin intad ikhtiyar kaqado plz ruux kle ha uqabn zidaydi plz 😭😢
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 8 жыл бұрын
qaybtaan sugayaa sugayaa sugayaa anoo nolosha qaybaha ii haray allaha qaniya baryayaa inaan qurx kaga gubee aamiin
@queenlove8109
@queenlove8109 8 жыл бұрын
Heees aan la ooyo markaa maqlo wlh xanuun ayaa darerma marka dhageyzto malaha anigeyba iigu socoto nimcaan inoolaaaw
@samiirnasri1403
@samiirnasri1403 8 жыл бұрын
hi maacacha allaah maaha malahee queen loveey inbty
@queenoflove2150
@queenoflove2150 8 жыл бұрын
Wll tnx hees aan la ooyo weyan Jclki qabyobayo malaha ani peyba igu socota lolz
@Amin-p3w
@Amin-p3w 7 жыл бұрын
Queen Love Malin ba run u boyi donta ee hada been sii booy
@mahatali1844
@mahatali1844 7 жыл бұрын
feelings lee.😂😂😂
@khadartubeec2793
@khadartubeec2793 6 жыл бұрын
Ardo Farah
@cabdibaasidcabdirashiid8193
@cabdibaasidcabdirashiid8193 9 жыл бұрын
masha allh nimcan waad cud mc dahay sxp sanad kaaan ada kuleh
@cauthermohammed6895
@cauthermohammed6895 4 жыл бұрын
Everett day I sported nimcaan hilaac may brather
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 ай бұрын
Anyone in 2024 waxan dhagaysanayaa anigoo labo cisho ka horuun ay geeriyootay gabadhaan jeclaa 😢 alle haku naxariisto waan kuso ducayn doona
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 2 жыл бұрын
Nimcaan hilaac legend
@AnisoAlimuuse
@AnisoAlimuuse 11 ай бұрын
2023 dawanaya Aniga
@amerahm.h.r2162
@amerahm.h.r2162 8 жыл бұрын
Nice song we love you nimcaan♥♥♥♥♥
@maryamabdirashid3220
@maryamabdirashid3220 8 жыл бұрын
wow nimcan ilove u a voice and songs
@thenotorioussamoka5633
@thenotorioussamoka5633 7 жыл бұрын
who else is watching 2017 2018 2019 2020 2021 2022
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Watching 2023
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde 4 жыл бұрын
ruux jaceylkiisa waayay ayaa fahmi kara heestaa iyo macnaheeda. waxaa igu soo dhacayo tix beri abwaan uu tiriyay uu lahaa " Inkastoo dhalaan yeelatiyo ubad dhawaaqaya dhimashadu ha joogtee si kale wow dhur sugayaayee '
@abdijalilbarahawi4566
@abdijalilbarahawi4566 7 жыл бұрын
Xasuus igu qaaliyaay qaadbaad kulahayd naftayda qumbulad igu qaaliya qoorta iisurte qac baan ahay qaaliyy🎶 Respect and love Nimcaan❤️
@dhekaosman6283
@dhekaosman6283 5 жыл бұрын
I love his talent his personality live long for us he is really leading musical industry
@nasraaxmed980
@nasraaxmed980 6 жыл бұрын
wooow!! wht a nice song by the only one Nimcaan Hilaac
@maxamedaammiin6357
@maxamedaammiin6357 5 жыл бұрын
Nacalaa shaydaan kuyaal Yaa dawaanaya 10/4/2019 Xasuus igu qaaliya bees iyo badh weeye heestu like igu qabta bilaa calyk😂😁😁
@ahmedrashiid8474
@ahmedrashiid8474 4 жыл бұрын
Me
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
Qudhani qofkii ay jecleyd waayaha kala qariyayoo 😢 😭 😭 ❤ wadnihii samir qaadayoo qalbigi hooy bogsay ooyaye 😭😫😓
@mahdiyussufwarsame5399
@mahdiyussufwarsame5399 5 жыл бұрын
2019 still watching💉
@bukharisomali143
@bukharisomali143 4 жыл бұрын
I'm watching 2020 😂🤞like dhac kusi hada igadanbeso
@xafsabare5007
@xafsabare5007 2 жыл бұрын
Hees xasuus iga mudan Agtaydana ku qaaliya ✋
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Heestaan marke so baxyse dugsiga saraa dhiganaye waxba agtyda kameysan aheen Wadnihi samir qaado yeel qalbigii bogsan ooye yeel dareen i qasbaayayoo sanada qatanaa darteedee naftii iga yeeshay quuso😥😥💔💔wlhi qalbigyga hadlay raga iyo dumrka jcylka dumarka unugul😡jaceeloow aabaha alle gub ninoomw aamin ma gashid waraabaa tahay
@munajaamac4175
@munajaamac4175 4 жыл бұрын
Heestan manta 2020 ) 2)26) saamayn wayn bay igu leedahay
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019, November, 4, CANADA GOVERMENT. LOVE YA'LL.
@Malia162
@Malia162 4 жыл бұрын
😜😜😜jaceylbaa ihaya lkn jaceylkya manu kala maqni☺😍😘❤❤ hdii nasibku isku kaaya dari waayo iyo hdii isku kaa daro soo noqon doona si comment kale ubixiyo.. dhawr sano kadib❤❤❤💕💖💞ku jeclahy khalid😘❤💖
@zaragoldgold683
@zaragoldgold683 4 жыл бұрын
Woow reaal markaan jeclaa Hilaac iminka heesahiisa cusub kama Helo waayo sidii uu u heesi jiray I tayada heesha uu qaado hoos bay u dhacday waxaana lee yahay fadlan dib isu soo qaad
@hodanibrahim5479
@hodanibrahim5479 8 жыл бұрын
He is so fine 😍😍😍😍😘😘😍😍❤️❤️
@ryyanish
@ryyanish 6 жыл бұрын
xanuun
@ubahahmed2912
@ubahahmed2912 9 жыл бұрын
wooow nimcaan hilaac cadi ma ahaa
@itshumblequeen252
@itshumblequeen252 8 жыл бұрын
the one and only Nimcaan hilaac ✌✌✌
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
Nov, 8 , 2019, Abdirahman Somali Pinned, Hi.
@mubaarak3934
@mubaarak3934 4 жыл бұрын
Habeena kuma jiifan anoo ka quustay jaceylkeygii in aan heestaan dhageysan doono😥😥. Nolosha aad bey ii xumeysay aniga, dhibkii i gaarayna in aan kasoo kabanaayo ilama ahan😭
@abdirahmanahmedmohamed3315
@abdirahmanahmedmohamed3315 3 жыл бұрын
Za rajenayo hda waka so kabatay lpx
@freemanfesy2150
@freemanfesy2150 4 жыл бұрын
Dareen iqasbaayayo sanada qataanaa darteed naftii iga yeeshay qosol ..bilaah caleek
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 5 жыл бұрын
Who is watching 2019 thumbs up guys love from Toronto,Canada
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Qof kii wax jcladay misna heestan 2020 diip u dawanayo like
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya
@qoraxjoog2190
@qoraxjoog2190 8 жыл бұрын
top weeye fanaankeyga
@abdihaybad7897
@abdihaybad7897 6 жыл бұрын
Ax ax ax anon didayn qoraalka inu qadar yahay iska og qudhani qof ki ay an jeclayd waayaha kala qariyay oo darn iqas baayay sanado qatanaa darted nafti iga yeshay quso haa waa runtaa
@abdiazizabdulkadir9141
@abdiazizabdulkadir9141 5 жыл бұрын
I love nimcan song's. Long live walal qali
@daadofficial3995
@daadofficial3995 4 жыл бұрын
Wooow yaa ila daawanaya 2019 like take iisaara
@shukrihussein831
@shukrihussein831 4 жыл бұрын
Anigaa kula daawanooyo😉
@ridwaanbaadi884
@ridwaanbaadi884 4 жыл бұрын
2020 anika
@nimomohamed806
@nimomohamed806 5 жыл бұрын
2019?😂❤️🇸🇴
@saynabali8984
@saynabali8984 4 жыл бұрын
Ana ugu Horeeyo opp9ooop0soo
@leyloleylo1576
@leyloleylo1576 8 жыл бұрын
nimcan wlhi hesahiisa wan ku hesta
@DJALOK-fs1zm
@DJALOK-fs1zm 6 жыл бұрын
I llove him for every even he go somali 💜💜💜💜💜💜
@Rakio618
@Rakio618 3 жыл бұрын
Daren i qasbaayiyo sanadan qatana darteed iga gadan wlh 18/february/2021 haben khamiisa soo boqday hestan wixi iga dnbeyow liketa sanad wngsan khyr iyo cfimad allaha nogu dhameyo 🥰❤️💯🙌
@Dowsa99
@Dowsa99 7 жыл бұрын
nimaacaan we love you
@maxamedosmaan4709
@maxamedosmaan4709 7 жыл бұрын
runta
@khadaarcumar9493
@khadaarcumar9493 7 жыл бұрын
fardowsa Abdalla hada ninkii nimacn hiilaac tuug weyn somalida badha
@mohazzyally8150
@mohazzyally8150 6 жыл бұрын
khadaar Cumar habarta a tuug ah e nabar😂
@maankanewaction1950
@maankanewaction1950 6 жыл бұрын
Abian Abdalla masha aallaah
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 9 ай бұрын
2023 AYAAN DHAGAYSANAA. HEESTAN. HADAD IGA DANBAYSO LIKE SAARA ZHPYAAL😢💔
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo 4 жыл бұрын
2020 ma dawanysa🤣🤭
@m.a.h.a.m.e.d
@m.a.h.a.m.e.d 4 жыл бұрын
Listenin in quarantine 😷
@napiihaapdilaahi386
@napiihaapdilaahi386 6 жыл бұрын
i still lisnt 2017 yaa ilaa hada ila dhaqaysta #NIMCAAN
@smartmm6267
@smartmm6267 Жыл бұрын
touching my heart. my lovely daughter and my honey wife, miss you guys
@shaaficifantastic1443
@shaaficifantastic1443 6 жыл бұрын
Wlhy heestan xasuusbay igu leedahay markan dhagystana Muudh ban galaa dheer 😂😂😂😂
@asmaxassan3702
@asmaxassan3702 5 жыл бұрын
😭🤑🤑😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Ma jacayl ba kugu dhacay
@amiiramaxamed472
@amiiramaxamed472 8 жыл бұрын
He's the only one in the world best songs
@user-pm5wm6wv3x
@user-pm5wm6wv3x 11 ай бұрын
2023 Still on Hit😢🔥 I'm missing my Ex LoVe🥺💔
@cabdimajiidcabdisalaan4361
@cabdimajiidcabdisalaan4361 8 жыл бұрын
rukale haw qaban sidii nimcna qarku sugay isgo nolsha qab ahan uhadahy alaha qaniyan unarynaa iuu kag gudbo qurx qalbigii haqato haku yeelo nimcn hilaah runtii wan kubaryayn ilahay in uu kusiyo gabadh kaga gudbisa quru
@xamdicabdi5997
@xamdicabdi5997 8 жыл бұрын
ldreehlm
@tasiimo3559
@tasiimo3559 2 жыл бұрын
Naftii iga YeeshaY Quuso😌✊
@inaabiibqaalib7706
@inaabiibqaalib7706 6 жыл бұрын
WALAHI HEESTA WAXAY SO BAXDAY ANOO QOF JECEL WAN ISKA OOYI JIRAY WALAHI CIYAALNIMADU XUMAA
@najaxali6989
@najaxali6989 5 жыл бұрын
Same situation
@iqracabasofficial5445
@iqracabasofficial5445 4 жыл бұрын
Wan ka xumahay sorry wllo
@sumayaaden4548
@sumayaaden4548 6 жыл бұрын
This song is very nice
@a.laahifarah6446
@a.laahifarah6446 5 жыл бұрын
Fanaan jira nimcaan cabdiraxmaan nimcaan hilaaac geesi
@amaladey2691
@amaladey2691 8 жыл бұрын
nimcan w. ........w wad nure il xun illhy kuma tuso wllky qaliga
@iconicwords01
@iconicwords01 2 жыл бұрын
05:25 Night 23th-jan-2022 Sunday-Tr jaceylkii Qabyoobayoo nasiib qadar baajiyoo qiimaad ku laheyd agteyd xasuus igu qaaliyaay qimaad agteyda ku laheyd.... markad jaceyl soo dhadhabeysey aad dhibta ka ilaalineysey natijadii aad ka sugeysey mid ka duwan aad kala kulanto noloshaa kuso ureysa basle iimaanka aan leenahay ayaa weli na raja gelinaaaya oo inan hore uga socono na fara...
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Heestan si khaasa ayey ii tabataa wayo marky soo baxday 2malin ku jirtay suuqa ayey qisadii jacayl ee yarantii igu soo bilaabmatay zoo idlaatay. Wakhti dheer kadib mantan awood u yeeshan inan dhageysto 2015 /1/15 keedii malin aanan iloobi karin 😭 Jacaylka tagayoow salaama 🖐🖐🖐
@kingabdiwalizakiir2804
@kingabdiwalizakiir2804 6 жыл бұрын
waaaaaw masha allah nimcam he is my favourite singer
@katrayusuf9929
@katrayusuf9929 6 жыл бұрын
in my love memories kkkk songs l love that singer
@raniz2471
@raniz2471 4 жыл бұрын
Beautiful song...
@kingay0za125
@kingay0za125 2 жыл бұрын
After 6years i listening this song 😢💔
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 57 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
King Khalid - HADIMO - Official Music Video | HD
6:31
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
Nimcan Hilaac Toronto
35:02
Awdal News Network TV
Рет қаралды 13 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
HEESTA HAYE KALIYA AWALE ADAN & HANI UK OFFICIAL VIDEO 2016
5:28
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН