NIMCAAN HILAAC OO S/LAND SOO WEERAREY IYO DAYAX DALNUURSHE XAMAR WAA KORIYA KIBRIYA

  Рет қаралды 40,976

HAl-ABUUR CAWIL Bile

HAl-ABUUR CAWIL Bile

Күн бұрын

Пікірлер: 112
@egalabukar661
@egalabukar661 3 ай бұрын
Somali Somali baleh
@Xamda0953
@Xamda0953 3 ай бұрын
Somalilnd somalilnd ayaa leh
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 3 ай бұрын
Nimcaan HILAAC qof walbo oo soomaaliya ayaa jecel allaha dhowro
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 3 ай бұрын
@@adoonkiialle3871 we don't like him. Beenale
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk 3 ай бұрын
Waa runtiis fanankena nimcan
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Reer muqdisho cuqdad maleh soo dhowaada dhakinta horeysa ee amaran qabiilka iyo beenta soomaakididha biixi iyo kooxdiisa linsan . Maleegay siday weligeed u joogaan kursiga biixi iyo kooxdiisa.
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 ай бұрын
Reer woqooyiga ayagaba canshuur waa laga qaadi jiray waliba 2 jibaar
@Shushuabdi52
@Shushuabdi52 3 ай бұрын
Haddii aad doonayso inaad hesho jawaabtii ahayd xamar waa koriya kobciye kadibna waa kibriya jawaabta oo saxa waxaad ka heleysaa ereyadii alle ha u naxariistee hadraawi ugu dambeeyey iyo heeskii uu qaaday sayid khaliifa
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 3 ай бұрын
Waxoow shergay waa runtii
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 ай бұрын
No More SNM
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 3 ай бұрын
We don't need Nimcaan futo dhul udhow
@Sarta100
@Sarta100 3 ай бұрын
Nimcaan qaran.
@aaminan7255
@aaminan7255 3 ай бұрын
Heestay soowadan waxayku soo caayi soomaalilan lkn haysii diyaariyan abwanadu jawaabtoodii labadaan
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 ай бұрын
❤❤❤🎉
@HussenWarsame
@HussenWarsame 3 ай бұрын
Xanuunbaa u haaya ee udhimo
@warss11
@warss11 3 ай бұрын
Forget him 🐒
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 3 ай бұрын
Yaaba maqlay shaadiya codkeeda
@HussenWarsame
@HussenWarsame 3 ай бұрын
Xanuun muqdidhu kugu dhacay ee udhimo
@cazkapoy1665
@cazkapoy1665 3 ай бұрын
Waxaa laga wadaa reer waqooyiga dee kibra
@zahrasaed791
@zahrasaed791 3 ай бұрын
Fancy waayo wey Kuik risee oo dalkaaga iyo daciifnimadaada baa faaido ua Anaguna ninwlba oo khaayin ah Qaranka Somaliland qalin cas buu noogu qaran yahay booga!!
@rahmozubeer
@rahmozubeer 3 ай бұрын
Wa sax muqisho sido u sheegay nimcaan hilaac waayo
@aminamohamed2255
@aminamohamed2255 3 ай бұрын
Waa runtiis nimcaan qalbi wanag ❤❤❤
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac waxaan leeyahay wel come back to your city mogadishu Koriya kobciye iyo kibriye waxuu ula jeedaa dadka muqdisho ku koray wax ku bartay canshuurta soomaaliya cunay hadana dhahaya amxaar ayaan walaalo nahay jawaabtu waa sidaa la socda cida aanan ogayn
@abdirahmanyusuf4924
@abdirahmanyusuf4924 3 ай бұрын
Cashuuurta xamar aaaa anagu hawiye iyo daaroodka daba fadhiya ma nihin isaaaq alle ayaaa ka taxadiraye dad calan badan dhul iyo lacag ba alle siiyay oo Cidna daba fadhiyin 😂😂😂😂😂😂 Alx yaarabi in laye baaahdo mooyeee Cidna uma baaahni axmaarna Adigu ku ilaaaliya oo futadaaad ilaaaliyaaaa cashuuurtana kaaaa qaaada Adigu dhulkaaaga axmaarka ka sooo saaar oo ka xorooow horta markaaaa ayaaan wada hadli karnaaaa Inta ka horaysa axmarka dhunko waaayo futadaaad ayuuu amisooon kaaag ilaaaliyaaaa kkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 3 ай бұрын
Beenaale
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
Wakhtigii afweyne uu joogay Cashuurta dakada Barbara kaimanjirtay ama waqooyi oo dhan ayaa kabadneyd ta koonfur oodhan katimaada marka laisku daro. Hadaad hada cashuur leedihiin maxaa noo daba ooywysaan 😂😂😂😂😂😂
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 ай бұрын
Nimcaan hilaac waa nin edeb daran ma isagaa muqdisho ku dhashay isagaa kibray oo somaaliland kukibray
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Hooyo illaahy hacaafiyo Ameen ya rabbi
@oogle2926
@oogle2926 3 ай бұрын
Maxad uga hadli wayday heestii aflagadhada ahayd👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
@BashiurOsmaan
@BashiurOsmaan 3 ай бұрын
QABXADBAA DHASHAY😂
@axmedhhashi428
@axmedhhashi428 3 ай бұрын
Waa sax kariya 100/70 dadka somaliyeed waxay kusobarbaareen muqdisho kobciso waa sax waxay waxkusobarteen waxkusonoqdeen muqdisho lkn nasiibdaro dadbadan oo dadkaas kamid ah way kukibteen qaar caaya qaar cadow kusoohogaamiya iyo qaar burburiya oo kudhex dagaalama ayey noqdeen
@nature1747
@nature1747 3 ай бұрын
Xamar waa meel fiican, waa ku raacay ok. Laakiin adiga Nimcaan Jasaarow Hargeysaa ku soo saartey wax ku noqotay hadana ku kibirtay. Macau Noqsnee: Hargeysa waa Korisa Kobcisa Waana ku Kibirtay!
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 3 ай бұрын
Legend nimcan wuxu sidas u leeyahy wa fanaaninta hargeysa ee so cayay xamar blse kama wado shacabka somaliland wayo shacabku iyo fanaanntu iska jiran
@CashoMohamed-mc2jo
@CashoMohamed-mc2jo 3 ай бұрын
Adigu horta wlhi qabyaladiiste ayaa tahay tan heesta ad soqaaden maxad ugu hadli weyday heestan hadan anaagu qadilahey reer muqdiisho wadku qaldantihiin ayad dhihilahey tawatu koriiye kobciiye kibriiye wuxuu ulajeeda wa amiin yare kasoqad kuwahore iskabadaa lkn waxaa kuwanagsan somalilaan waxeyku qaldantahay in aad kahadaasho ama gabi ahaan labaada dhinacba ka aamus
@oogle2926
@oogle2926 3 ай бұрын
Waruntisa wayo qof walba marku dantisa kagadho bu socaya mafahanta warya👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 3 ай бұрын
Adeer aniga ayaa ku sheegaya Waxaa ka waado muqdisho waa miskin koriyis qofkasta oo aan waxaba haysan waa ku noolankara marka Waxaa jira saadeexda baa soo maray ku casyeey oo caay iyo nijaaso inte laa soo fadhiya media waa taas adeer ee hada faan ama iska daaya
@hassanahmed4364
@hassanahmed4364 3 ай бұрын
SXBB WAA RUNTII
@saanjasaanja5438
@saanjasaanja5438 3 ай бұрын
Waaxey dhiganthy uqdada iska dhafa laga wada 3sano ixtiraf ku jiirtin qiyamaha le dhacayo moye inad heshan ma laga yabo
@amiira9377
@amiira9377 3 ай бұрын
Wasa umada somaliywed ayey heisa melkasta ayka imadan kixyn na asaga jiran Somali wa hal sheydan ka halays ka saaro
@AfricaFaisal
@AfricaFaisal 3 ай бұрын
Nimcaan Hilaac speaks the truth, and he is loved by everyone!!!
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 3 ай бұрын
Wcs
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 3 ай бұрын
Ninkaa dad cuqdad isaq hayso ayaa soo dhexmarsada ujeedadooda balse haba kahadlin niyow
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 3 ай бұрын
Been maaha Aamiin yare iyo Kii foosha cuma ee Khalid kaamil sow meet kibrin
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 3 ай бұрын
Welcome back King 👑 nimcaaanh hilaac 🤗🤗♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@amiira9377
@amiira9377 3 ай бұрын
Soomaliya hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadowgeeda hadhoco
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 ай бұрын
Qasqas iyo isaga far baa ku taagan? الله يستر العيوب
@adarosman1420
@adarosman1420 2 ай бұрын
Waaruntiis Nimcaanhilaac Somalia 🇸🇴 soomaaliyasomalibaleh
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
Wllow maad alle ka baqdid nimcaan somaliland waxba kama sheegine
@HodanHasan-x2p
@HodanHasan-x2p 3 ай бұрын
Nimcaan xor waaye muxukawada adi maxa kawada somali mafahantid miya hadalka wasu udhigey ree somaliland aa kibrey run waaye
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 3 ай бұрын
Sxb waruntisa nimcan hilac wa nin wadaniya xamarna wa ibriso
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 3 ай бұрын
NIMCAAN HILAAC HADII UU MUQDISHO YIMAADO MAXAA KAAGA GIDHIISHA
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 3 ай бұрын
Koriya kobciya iyo kibriya waa hadal qiimo leh
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 3 ай бұрын
wcs hooyo ilaah haxifdiyo ilaah caafimad hasiiyo walal cawil
@Abdiaziz1998
@Abdiaziz1998 3 ай бұрын
Nimcaan Hilaac waa runtii faniin badan yaa kukibrya 😮😮😮
@IsmaelaliLoula
@IsmaelaliLoula 3 ай бұрын
Waaryaa cawil waxan uskaga waxba ha noo soo qaadab
@NasteexoMaxamad-g6m
@NasteexoMaxamad-g6m 3 ай бұрын
Meshan ani wax qalada umajeedo ee rr cusuri
@quweensomali816
@quweensomali816 3 ай бұрын
Ku like gareyn mayo cuqdad land😂
@gamer5Real
@gamer5Real 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 3 ай бұрын
Isaga ayay kibrisay Mogadishu
@yusufahmed2455
@yusufahmed2455 3 ай бұрын
Welcome to muqdisho
@ahmedthayto388
@ahmedthayto388 3 ай бұрын
Amiinyare loojedaa
@FivePerDay
@FivePerDay 3 ай бұрын
Nimcaan nin culus
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 3 ай бұрын
Hilsac nooloow❤❤
@deeqacabdilaahi93
@deeqacabdilaahi93 3 ай бұрын
Code kaa xidhan
@RaxmaAxmed-ho3xx
@RaxmaAxmed-ho3xx 3 ай бұрын
kuriya kubciya 😂😅 kibriya dhagahadal firiiya
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 ай бұрын
Waa runtiis. Maha xabsiga korka kafuran
@hay-ibtissamAhmed
@hay-ibtissamAhmed 3 ай бұрын
Kuun ciilow wcs
@axmedhhashi428
@axmedhhashi428 3 ай бұрын
Cod maleh
@aderjalil1785
@aderjalil1785 3 ай бұрын
Bar❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@VgvggGggyyyu
@VgvggGggyyyu 2 ай бұрын
❤❤Asc wlle
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 3 ай бұрын
Wcs
@LabisCabdulaahi
@LabisCabdulaahi 27 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@BarwaaqoAbdirahman-x3y
@BarwaaqoAbdirahman-x3y 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@BarwaaqoAbdirahman-x3y
@BarwaaqoAbdirahman-x3y 2 ай бұрын
😂😂😂
@queency7943
@queency7943 3 ай бұрын
Wuxuu kawadaa fanaaniinta Somaliland lkn wali fanaan Somalilander ah oo kusoo koray xamar waligay ma arag fanaaniinta xamar ayaaba markay Somaliland yimaadaan loogu magac biyaha xataa haday cidi kibirtay niman baa ku kibray Somaliland oo hadaan intaad Soo caayaya mala way kufsadeen baan islee yahay waar miyey kaaga dhiijiyeen waxani nacayb ka badane😂😂😂😂😂
@CabdilaahiyusufSomalilandris
@CabdilaahiyusufSomalilandris 3 ай бұрын
Alaha caafiyo wllo hoyo❤
@FarxaanXidig-d9m
@FarxaanXidig-d9m 3 ай бұрын
Walaahi waa wadi nimcaan hilaac❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 ай бұрын
Eraygaasi waa sax weligeed baa la oran jirey saxib weeyna tahay koriso kobciya iyo kibriso intuba waa muqdisho 🎉❤🎉❤
@jeimoha3286
@jeimoha3286 3 ай бұрын
Sida saxda ahi waa koriya kobciso kufiso . markaad ku kibirto
@Refugees2023
@Refugees2023 3 ай бұрын
Heesta amxara ayaan ka jeclahay xamar maxaa uga hadli weeysay, mase waad ku raacsantahay??
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 ай бұрын
Sharma boy kan ku kibray amiin yare so ma arag maku tiriya
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 3 ай бұрын
Sharma boy hees kasta Xamar ayu ku amaana ee marku cabo lee meel walbu caaya
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 ай бұрын
@@SuadaDahir-l7u xaa noga shan io toban ah dadku wa wada cabaane mey xmr caayan qufka marku cabsanyahay io marka uu xanaqsanyahay labadas waqti aya la gartaa waxa uurkisa ku jira
@LulaliLulalihassan
@LulaliLulalihassan 3 ай бұрын
M a nimcaan hilaac waa nin aqli badan 4:13 soomaali oo dhan Ka Hadley 5:05
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 3 ай бұрын
@@LulaliLulalihassan ninka aabihi cayaya calling xagu usoomaray.
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 3 ай бұрын
Aniga xudunteydii ayaa ku duugan muqdisho waa sax in aad ku kibarno ma ahan way nakorisay alaahu akbar ❤❤❤❤
@zahrasaed791
@zahrasaed791 3 ай бұрын
Fanku waa sidey udhigaan lkn aniga waxaan jecelahay fanaaniintu haudaacad noodaansluiting dalkooda marka hore oo haogaadaan inaaney marna kadibcin hadafka umadooda.
@mukhtaaraden-ip3hx
@mukhtaaraden-ip3hx 3 ай бұрын
Maaashaaaa Allah nimcaaan hilaac fanaan soomaliyeed weeyi Allah yaxfidka
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 3 ай бұрын
Maxaada. Ka. Waada. Waalan. Naaga. Dhaafa. Waaxaan
@IdilIdil-k5t
@IdilIdil-k5t 3 ай бұрын
Wcs. Abowe. Wasax. Wa. Koriy. Wa kobciy wa. Kibriy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibarwaqoleylashire3514
@liibarwaqoleylashire3514 3 ай бұрын
waasax waaruntiis❤🎉🎉❤
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 3 ай бұрын
Waruuntis Nimcan hilac nin Culus 🎉
@hey-sb7ox
@hey-sb7ox 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂somaalinimo❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 3 ай бұрын
Horry usoco wllo
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 ай бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑♥️♥️♥️
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 3 ай бұрын
Waa wiil qalbi fiican nimcaan hilaac maasha allah ❤❤❤❤
@aminoaden6671
@aminoaden6671 3 ай бұрын
Wcs
@ayaanathen4800
@ayaanathen4800 3 ай бұрын
Asc
@35faduma
@35faduma 3 ай бұрын
Wcs
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MohamedMohamud-hs9ue
@MohamedMohamud-hs9ue 3 ай бұрын
Kori kibriya kobciye ku fiza
@ifrahelmi5330
@ifrahelmi5330 3 ай бұрын
Asc soo dhawahay
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
Point five waaye
@zahrasaed791
@zahrasaed791 3 ай бұрын
SOMALIYA WIXII NECEBYIHIIN SOMALILAND BEY CIRKA GEEYAAAN ANAGANA CADAWGAYAGA ALLA DHULKA DHIGA ALHAMDULILAAH ALLAH MAHADLE NAGA SAREYSIIYEY CADAW WALBA GUUL GUUL SOMALILAND💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🎉🎉💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@RaxmaHassan-tk7pf
@RaxmaHassan-tk7pf 3 ай бұрын
Mashallaha walala qaaali habalayo soomaliya ❤❤❤❤❤❤❤
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 3 ай бұрын
Somali waa mid
@NasriOmar-v1p
@NasriOmar-v1p 3 ай бұрын
C'est la vérité vive somali ❤
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 22 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 18 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
WARAYSI  NIMCAAN HiLAAC OO WAX BADAN KAHADLAY
28:22
Abdullahi kashka
Рет қаралды 28 М.
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 248 М.
DAYAX BAND || MAlIHIN CADOW XAMAR KADARAN || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO
6:25
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН