No video

Nimco Jaamac & Heestii "Qalbigu Waa Meel Qudha

  Рет қаралды 1,750,152

MJ Duran

MJ Duran

Күн бұрын

Hees Reer Jabuuti

Пікірлер: 268
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 ай бұрын
Nimca Jaamac Codkeeda Waa Classic..... Waa Cod Nooc Kale ah Oo Qalbiga si Fudud Ku Taabanaya... Waa Fanaanad Weyn Fankana Maqaam Sarre Ka Gaadhay ...
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 2 жыл бұрын
2002 anigoo aad u yar oo la jooga ayayday Ilaahay ha u naxariistee baan heestan afsomaliga ku bartay wn abtiyashay ba dhegaysan jiroo wn ka daba qadi jiray ninba hees baa ku wayn dadkii anu wada joognay wayadaa qaarna way inga hooseeyaan qaarna way dhoofeen qaarna somaliland Bay jogan oo reero ayay leeyihiin ❤❤❤❤
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Saaxibul Qaraam adiguna xageed joogtaa wllo imik ale haku daaye aabine haw naxariistee
@cabdicade9537
@cabdicade9537 5 жыл бұрын
VIVA RER JEBUTY WA IDIN JECELNHY ALH IDIN BARAKEEYO SIDA NO JECESHIHIIN BA IDIN JECELNHY NOOH
@fatumomohamud77
@fatumomohamud77 8 ай бұрын
Allah adunyo ciil badana, heesta qisadeyda camal waye. Qof aa is jecleen waa la ii diiday, qof kale na qasab ku guursade, qof aado jecel qof kale la jooga oo nolol la wadaag wax ka xanuun badan ma jiro😢😢😢😢
@user-sc6ze1bz7b
@user-sc6ze1bz7b 2 ай бұрын
😭
@osmanidriss9694
@osmanidriss9694 6 жыл бұрын
Masha allah nimca jamac oo ku dhalatay magalada an ku dhashay Cali sabix nimca wa fananad qaran oo uso dadashay djabuti run avant i love Nima my favorite
@mustafahassanabdirashid8904
@mustafahassanabdirashid8904 5 жыл бұрын
Walalheen Jabuuti Fankiina aad baan u tageeraa walaalayaal weligiin jiroo jooga. Somali way idin jeceshahay. from,Mogadisho
@SareyFarah
@SareyFarah 18 күн бұрын
After twelve years I'm listening to this video Song ❤11-08-2024 Sunday❤Xusuus waaye wllhi hsestaan original-keeda waxaa isla qaadaya Cabdi Nuur Alaale iyo Nimco Jaamac👏Hoyga fanka iyo suugaanta Reer Djibouti 🇩🇯👏
@dalmaraxmeddalmardaacad6020
@dalmaraxmeddalmardaacad6020 7 жыл бұрын
Nimco waa fanaanad aad u qurux badan xaqiiqatan hase yeeshe sida ay heesta music live ah ay ugu qaadayso fanaaniinta hada jira ma awoodan taaso keenaysa dhibaatada mixer ka codka lamarinayo isagoo qofku codba meesha kuhaynin
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 5 жыл бұрын
nabad iyo nolol wanagsan ku nolada wallahen reer jabuuti
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 4 жыл бұрын
soomaaliweyn bay u heestay. waa darajo qaali ah.
@kaltunwaberi5889
@kaltunwaberi5889 9 жыл бұрын
Mashallah edo gurux iyo cood baa illahay kugu manaystay . Waxii xaasid aah illahay haa kaa dabolo amiiin
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 жыл бұрын
Xaasid Kuma ihi...Alle hanaga cafiyo kuligeen
@osmanguelleh5567
@osmanguelleh5567 3 жыл бұрын
Ma
@hanadabdiali4427
@hanadabdiali4427 6 жыл бұрын
Waaaw! Yaa wali dhageysanaya ish calaa hees 2018
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 6 жыл бұрын
Hanad Abdi aniga huuno
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
Nuura Ahmed yaad KU daadinaysaa huuno
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
Aniga Walal √√√
@bellafances
@bellafances Жыл бұрын
😆😂🤣🤣🤣🇩🇯2023
@sharmaarkemusse4819
@sharmaarkemusse4819 7 жыл бұрын
waa hees aad iyo aad oo qima badan ,the legend nimco jamac
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 4 жыл бұрын
5.11.2019 jaagoo heesta hooyaday ayaan kuxasuustaa Allah ha daayee❤
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 жыл бұрын
Ana aad baan u jeclalahey Nimco jamac
@abduomer1413
@abduomer1413 8 жыл бұрын
edo iilahay cadoowgaa ha jabsho nimca jaamac waa fanaanad wadankeeda xaq kule calool wayne ismacil mar uub buu na dhaafi cimrigaa noolow
@isaackaburaw1222
@isaackaburaw1222 7 жыл бұрын
Abdu Omer yahuu
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
HADAA HESHAY , Nimco Jaamac,2019, AUG,05. I LOVE CANADA AND DJOUBTI AND SOMALIA.
@macab6141
@macab6141 2 жыл бұрын
Love her voice and personality ❤
@ahmedmed8079
@ahmedmed8079 4 жыл бұрын
Mashallah c est rare de voire des chanson avec autant de saveurs 🥰🤗😎
@farxanQasiin
@farxanQasiin Жыл бұрын
Lopo9pl9l9jlmooplhyjk7johhuo9o90
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 5 жыл бұрын
Goldn voice nicma migil fanaan kaama danbeyn kamana horeyn 2/12/2019 aya il dhageysanaya
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 9 жыл бұрын
Nimco Jama Waa Fanaanad Qiimo Ku Leh Fanka Djibouti Iyo Ka Somali Ba Inkastoo Imika Siyaasad Faraha La Gashay Aad Banan Heesaheeda Uga Hela Tanina Waa Ka Number One ...Please Igu Caawiya Halkee Ka Helayaa Heestan Oo Dhamaystiran Oo Page Kii AbdiNuur Alaale Na Ku Jirto.....Thanks
@baadaducaale6952
@baadaducaale6952 5 жыл бұрын
Waaw💃🏽💃🏽💃🏽❤️❤️❤️ Halkeebaan Adi kumarin qalbigu waa meel qudhee
@abdifatahbille654
@abdifatahbille654 5 жыл бұрын
M.a Eedo macaan
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
WOOOOOOOOF caleeeek nimco jamac migil cimri dheer alah Ku siiyo maamo
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 жыл бұрын
Waxan ka mid ahay dadka inta badan dhageyta heestan maanta waxan go'aansadey xasuus inan u reebto comment 27 -04 -2021 Tuesday 🥲🥲 waxaan Aad u jecelay kaliya Maamo alle cimriga caqliga caafimadkaba ha igu barakeeyo
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
💔 10-04-2023 ilaahow cimriga noo barakee dhamaantayo aamen
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
Mar kale ☺️ 31-07-2023 Nooli kulateen
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 9 ай бұрын
Mar kale 🥹 04 nove 2023 Saturday
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 6 ай бұрын
06 febr 2024 Salaasa 4:24 hargeisa
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 5 ай бұрын
08:03:2024 jimce mar kale nooli kulanteee 😢
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
All Soomaalian Poeple Better Be United
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Жыл бұрын
Haa wlhi qalpigeena burcad ha’isku mario
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 Ай бұрын
Masha allah nimco jaamac jawaahir ruun xadi dhamaan waa reer jabuuti mahadsanidiin
@pavelgameev
@pavelgameev 4 жыл бұрын
2020 much love from russia
@ahmedcabdi4693
@ahmedcabdi4693 4 жыл бұрын
You are very where I am!
@ahmedbotan9581
@ahmedbotan9581 3 жыл бұрын
@@ahmedcabdi4693 0p
@omarsalad7692
@omarsalad7692 2 жыл бұрын
@@ahmedcabdi4693 my
@bellafances
@bellafances Жыл бұрын
🤣😂🤣2023
@cilmicali5151
@cilmicali5151 10 ай бұрын
This is unique and pure class no one can get a cover of it wallah
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Waa Suro gal qiyaasti 34,Sanno kahor in laduubey Sidaa Ay Tahey Wali Waxaan Simacaan Sanayaa codka dahabiga Ah iyo murtida mariha halka Uu Socdaal fanaan Noo Yahey
@Miiraalemedia
@Miiraalemedia 8 жыл бұрын
woow hesihi hore jaceyl u daa isku dhuuqna kuwa hada u daa
@yaasir1936
@yaasir1936 4 жыл бұрын
Jamaal Caafi Madax Buur Hhhh Masuul Sare
@user-wo3kk5ud2b
@user-wo3kk5ud2b Жыл бұрын
Nimco Djamal cod dahabley Ereyadi Ibrahim gadhleh Laaxinki Abdirahman Caali Xirsi
@reerguuranidol4168
@reerguuranidol4168 6 ай бұрын
The QUEEN OF LIVE MUSIC SHOW 😊 🎤 🎙️ 🎶 Who can sing without black like this nowadays ?
@abdiissafarah9438
@abdiissafarah9438 7 жыл бұрын
Waw fananaad qali ah nima jama nolow.
@yahane33
@yahane33 8 жыл бұрын
the absolute real and the few original...what an amazing woman she is ***** my profound respect to Nima.
@TheElmii
@TheElmii 4 жыл бұрын
Love: good music. Love is unique
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
Thank you
@mahdimaxamed100
@mahdimaxamed100 2 жыл бұрын
Trey Fsg
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Kama daalo dhageysiga heesaha Nimco runtii waa qaryaan xagga heesaha iyo codkaba(Qaryaan waa darajada ugu sareysa ee gabayga, heesaha, maansooyinka oo dhan).
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 5 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Suleemaan xuseen. Mahadsanid mudane Xasan
@DonKako
@DonKako 4 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay! Laxanku na waa macalinkii Cabdiraxmaan C. Xirsi. Abwaakaa geeri ama nalol midkeed ku sheegi walaal ?
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
@Gadh hawdle walaal Mahadsanid. Codshaxamiye Cabdiraxmaan C. Xirsi uu noolyahay Ilaahay ha u fayowdhoree. Abwaan Saleebaanse war kama hayo. Nolol iyo geeriba Allaha naciimo.
@amirsoleiman
@amirsoleiman 2 жыл бұрын
@@xasan.jaamac AHUN wuu dhintay wll waana Aabahay
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 2 жыл бұрын
@Amir Soleiman Samir iyo Iimaan walaal. Eebbe aabbo ha u naxariisto.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@xasan.jaamac wll nimco jaamac migil manooshahay hortey xageyse joogtana mamadu
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 3 жыл бұрын
2021 qofka dawaday like saar
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 11 жыл бұрын
waaw fanaanad qaliya aadbaan uga helaa codkaaga viva nimco samidayda
@farahhabad8825
@farahhabad8825 4 жыл бұрын
I Do read full the fortune sir read kuwaa waa kuma bal keen dantawada waa wadjir Somalia dhimasho ogal kuwaa Allah I siiyey warkaa gacmaha isqabsada waajib
@safwanfrank2326
@safwanfrank2326 4 жыл бұрын
Dad waa Dadka Hore dalne wa Dalka Hore .. ilahe Nawad na dhaxdhigo 😘🥰😍
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 4 жыл бұрын
Dec 2019 ila dhagaaystay yaraantii yaay ii xasuusisay really
@faysaabd7654
@faysaabd7654 4 жыл бұрын
Jacayl lama Mosi karo sidii mayaygu daa mirood bu kugu dila adigu waad hilmaamtee imayracayo I miray mowjado hoosaan ku dhacay dhexdodu ku maxaya ila madaxaa I qarsoon maqarshe mugi jacayl intaan miliqsaday ku mamay...debadeed muudsaday margaday ku maydhay anigo ismoog...sidaada haduku muday dushaday kamuqanlahayd....murtida waxaan kugu jaray ma moogid midhkaan jeclee.... Masibo aduunyo madofan bitila mahigaan ba igu dhacay..masayr iyo cill I mari....nikaan lamaksan jiray mudiyo maran baa iga xiga allah muradkaygi ma helin....
@ssdissa2615
@ssdissa2615 5 жыл бұрын
The queen of issa.
@sabriinabinturuqiy6308
@sabriinabinturuqiy6308 8 жыл бұрын
wooow jcyl lama moosi karo sidii mayayguu da,aa mayruud buu kugu dilaa caadi mahan
@healthandbeyond1059
@healthandbeyond1059 7 жыл бұрын
sabriina Bintu ruqiy hi asc
@abukarmedia1109
@abukarmedia1109 5 жыл бұрын
Sas weyan
@issamohamed2829
@issamohamed2829 5 жыл бұрын
8
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
EEEEEEEEH I LOVE CANADA NO MATTER FROM HERE AND AFTER, 2019, 03,29.
@farahawil7281
@farahawil7281 5 жыл бұрын
2019 and it is,the best song forevermore.
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
Gobaad tahaye iLaah haku hanuuniyo habaryareeeeey
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 8 жыл бұрын
afkaaga caano lagu qabay cimri dheer iyo caafimaad ayaan kugu ogahay nimco sharaf jamac
@Funny-videos-o9x
@Funny-videos-o9x Ай бұрын
wer geschaut 2024
@yusufismail8955
@yusufismail8955 7 жыл бұрын
ismaaciil cumar geele umada horteeda kaleexo xukunka boqortooyo ma,ehee waa waxa ay soomaaliya kubur burtee.
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 3 ай бұрын
Tolow! Gabdhihii hore ee somaliyeed miyay ka quruxbanaayeen gabdhaha hada jooga
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
17/January/2012👊 Still 📻 17/January/2023 time 02:56am hwenimo Tuesday ah hddi aad iga dmbyso like ta dhc igu sii 🙏
@aqali7694
@aqali7694 6 жыл бұрын
the queen of all time xx
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
SUNAAMI KULEEGEEN WEEY NA HEESTAA Nimco Jaamac WUU BIXII HOOS UMA FOORAANSANAAYO DJOUBIT ( CUMAR GEELEE NO MORE MAMAASA), 2019,AUG,05.
@Suhuur1
@Suhuur1 3 жыл бұрын
Waxan dhagasanay 2021👋
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Fiiqqq bisss bisss ku celis waaye heystaan miss nimco waan soo daahay
@mahamedfatouma8786
@mahamedfatouma8786 6 жыл бұрын
mashaallah nolow fananad qaran nimca djama miguil
@magartemagarato1158
@magartemagarato1158 3 жыл бұрын
Fanaat qaranka umada jabuti iyo Somali waa Qof qaali sharafleh
@hiboabdi9309
@hiboabdi9309 4 жыл бұрын
2019/27/December sanad tagaya malin jimco ah saacadu waa 10:25 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bashiircabdulahi202
@bashiircabdulahi202 5 жыл бұрын
2019 still new song what best Singer naima jabuuti
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 6 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya5/5/2018 alle cimri dherar ha kusiiyo edo nimco jamac
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 жыл бұрын
Eng.osman abdillahi Nimco Jamac waxay faraday hees macan. Muusikada way kala dhinayd.waxa ka maqan: vioillain,saxophone,trumpet,organ,French,
@hassanmouhiyadine7359
@hassanmouhiyadine7359 2 жыл бұрын
Longue vie a toi tati nima djama miguil une star nationale
@ahmedgelle9434
@ahmedgelle9434 3 жыл бұрын
24 9 2020 wan ka helaa hesihii hore jabuti
@Jasmine18815
@Jasmine18815 4 жыл бұрын
Natural cod iyo qurux Duba dad waa kuwii hore walee
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 2 жыл бұрын
Magdalena Heestiihubqti Tidji.
@kaltoumfarah6207
@kaltoumfarah6207 Жыл бұрын
Nimco Djama Miguil,une voix en or.
@yusufismail8955
@yusufismail8955 7 жыл бұрын
allah yaacisag afkaada malab laguqabay runta ayey taabataynimco jaamac.
@maxamedsalebannuur714
@maxamedsalebannuur714 9 жыл бұрын
waa fanaan qaaliya nimco jama
@samadabara4792
@samadabara4792 6 жыл бұрын
queen of issa
@maxaxmeddeeq8894
@maxaxmeddeeq8894 3 жыл бұрын
50
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 жыл бұрын
Legend nimco Jamac
@anisaahmed7753
@anisaahmed7753 3 жыл бұрын
14 feb 2021.🥰🥰🥰🥰🥰
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 жыл бұрын
2020 ax ya dhagesanya😋😋🤔😍😍😍 aay ax 😪
@user-yr6er9mw1r
@user-yr6er9mw1r 3 күн бұрын
Neima djama ❤❤❤❤❤❤
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Kooxdan musikada tumaysa caadi maaha runtii waa rag liveka si fiican u tumi yaqaan ,, hadda maba la heli karo,,,, yaa reer Jabuuti ah oo raggaan noo sheegi kara magacayadooda,, weliba ninka tumahaya keyboardka ama biyaanada
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
Abdiaziz Said ninka biyaanada tumaya waxaa la dhihi jiray soodaan AUN oo ka tirsanaa kooxda Deegaan ee jabuuti
@havsahuseen9928
@havsahuseen9928 5 жыл бұрын
wll dadkanni hdda ma noola ayaanba umalynayaa
@abdiwellyheart9414
@abdiwellyheart9414 5 жыл бұрын
2019 Ala yaa cizag!
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
😓🥺🥺2022 Hestan o kalle Ma jiri donto
@sahrahaybe6301
@sahrahaybe6301 5 жыл бұрын
Wwww yaadaawanya 01-01-2019
@ahmedsolo1282
@ahmedsolo1282 5 жыл бұрын
xusuus runtii yaranteydii iyo wayo wayo soo xusuustay
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 8 ай бұрын
Waa eriyadii Abwaan Saleebaan Daauud AHU from Gabiley
@jeffgold8875
@jeffgold8875 5 жыл бұрын
Ngl this song is in point got mad love for nimco jamas voice mad vocals
@patrickvieira6198
@patrickvieira6198 10 жыл бұрын
Adiga " shabakada xiisaha" adiga aya dhilo ah oo faraqad ah , noo dhaa anaka fananada yada Cisse long life Nimco jamac miguel.
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
Patrick Vieira 😂😂😂
@cadceedyare551
@cadceedyare551 5 жыл бұрын
waaw waah wAah waah waa loo xiisay run ahaan tii
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 6 жыл бұрын
I love nimca
@zakdjibouti
@zakdjibouti 11 жыл бұрын
queen of djib my unata nima
@dinimohamed4543
@dinimohamed4543 2 жыл бұрын
"Nolowe hòoyo neima djamaqeye."
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
Wed/28/Sept/2022. 1:11 habeenimo. Hargeisa, Somaaliland at night shift work.
@magacsameciise1642
@magacsameciise1642 4 жыл бұрын
Masha allh iinolow edo nima
@soulaimansomalia4807
@soulaimansomalia4807 Жыл бұрын
Manshalllah nimco Jamac migiil
@alificil7153
@alificil7153 7 ай бұрын
Ciise madoobe dir Djiboutian music nimca djama
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
CANADA GOVERMENT, OOOOOOOOOOOOOOOOH ,APRIL,2,2019. .
@maxamuudhasan9804
@maxamuudhasan9804 4 жыл бұрын
Heesmacaan waankahelaa nimcojaamac
@nagadhusseinali728
@nagadhusseinali728 8 жыл бұрын
hestan aniga sigaran itabata waaaaw cadogaa hajabo Nima $$$$$$$
@kuqabsokuqadimaysid9139
@kuqabsokuqadimaysid9139 7 жыл бұрын
woow hees an cadi ahyn
@axmedcumaraadan1146
@axmedcumaraadan1146 11 ай бұрын
Legendary Nimco jaamac
@mankadeeqa8907
@mankadeeqa8907 4 жыл бұрын
Axsan cod iyo qurux allow ku daa
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
HEEEEEEEEEEEEEEE HEEEEEEEEEEEEEEEEEEE OOOOOOOOOOOOH ,2019/4/22..
@DiamondIOsman
@DiamondIOsman 5 жыл бұрын
habo❤❤
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 6 жыл бұрын
Wat ever nature sheis good woman
@updirashidbishar1189
@updirashidbishar1189 10 ай бұрын
Mashlh
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
7Selel
Рет қаралды 624 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 23 МЛН
Nimco & Wado
7:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 588 М.
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,9 МЛН
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
qabrigii jacaylka
6:09
Bartamaha
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nimco Jaamac - Heestii Mala Dhacay - Kaban
5:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 189 М.
Fadun &  Mohamed
8:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 811 М.
Nimco Jaamac & Siciid  Xamarqoodh Ahun l
9:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 70 М.
Nimco Jaamac HEYAA
7:59
Aw-makatoone
Рет қаралды 100 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН