Nimco jaamac iyo saciid xamarqoodh

  Рет қаралды 11,153

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Tabaalada aduunka

Пікірлер: 6
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
LYRICS Tabaaladaa aduunkaa Hadba ruux turqanayee Hadaan maalin kaa tagay Nafsibaa i tumaatiyee Talantaali iga jabi Siduu ii tafaafulay Tagooguhu ma laabmaan Tamcadiisu igu maran Haddii aanad ii tudhin Nolol tiigsan mayee Tiiranyadaan qabo Adaa igu tallaalee Haygu tumane ii tali Saciid Taariikhda duniduba Waa tiro sagaaloo Qofna uma tobnowdee Markaan taag daraan jirey Anigo tooka kuu qaba Waadigii i tuuree Igu tiiqsanaayee Mantana tallaabadu Taadiiba maa ahee Waadigan tukubayee Ma haddaad itoyday Miyaad toobad keentay Si aan kuugu taliyabaa Nimco Inkastoon tallaabada Anigoo tusmo u dayin Kaa tasabay dowgiyoo Tuftii iguu habooneyd Taransaday xanuuno Tacabkii kusoo maray Imikaan tixgaliyee Ragu wuu u tudhi jiray Waligiina kuma turaan Tamarada haweenkee Adiguna i taakulii Waxaad igu tuhmeysayna Waan ka toobad keenee Saciid Ilamaa tin iyo cidhib Inay toosi kugu taal Haba ii tilmaamine Tow intaad i yeeshaa Adigana ku turuqdee Markay tiiftu igu tiil Inkastood wax ii tarin Hadaan kuu tolnimo galo Waa intoo i tuhuntee Bari iga talowdee Inaad toobad keentay I tus waxaan kugu aaminoo Iigu dhaaro towraad
@cabdicabdullahicumar
@cabdicabdullahicumar Жыл бұрын
G9😊😊omp p
@KayseMaxamed-xv7nr
@KayseMaxamed-xv7nr Жыл бұрын
Ok
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 4 жыл бұрын
Thanks walal inbadan horay usoco
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
Adaa mudan wllo
@cabdicabdullahicumar
@cabdicabdullahicumar Жыл бұрын
P
Osman Abdulrahim and Eritrean Students in Syria Musical Band mid 1970s
14:45
Eritrean History Channel
Рет қаралды 20 М.
New afar music ebrahim qafar(bixu)2023
6:15
AMS ENTERTAINMENT
Рет қаралды 27 М.
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
Nimco Jaamac & Siciid  - tiraanyo
9:14
Jabuuti TV
Рет қаралды 58 М.
Siciid Xamar Qoodh Iyo Nimco Jaamac Heestii Macan GiriyaadNews
13:27
Omar Aden Iyo Nima Djama
8:49
Assajog Studio
Рет қаралды 13 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Labadaa mid uun garo | Saciid Xamarqoodh & Nimco Jaamac
7:51
Gurmad M Sheekh
Рет қаралды 1,6 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 480 М.
Djibouti: Hassan iyo Rahima
7:35
Assajog Studio
Рет қаралды 191 М.
The legendary Fanaan Saciid Xamargod Vs Nimco
9:23
7Selel
Рет қаралды 207 М.