NIN AY INTERNETKA ISKA JECLAADEEN AYAA KA DHACAY 1 MILLION OO DOLLAR KABADAN

  Рет қаралды 48,232

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 152
@darboweynetv252
@darboweynetv252 3 жыл бұрын
My Favour chanal aan ku tixanahay all time.
@fartundhaqane228
@fartundhaqane228 3 жыл бұрын
like me i love this chanel
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 3 жыл бұрын
Qof Somali KZbinr ah Marka arko like baa uu Sara like ku cawiiya walalkeena
@zmoh7522
@zmoh7522 2 жыл бұрын
Ramadan kariim all muslims
@honfatih
@honfatih 3 жыл бұрын
Somali dadka wax laga faa iidaayo haba yaradeene hala dhagesto oo muqaladooda hala daawado Qof qof cayaa laba is hesta waxas waxba ka faa idi meeyno Koley ani ninkaan aaan dawadaa qiso walba oo soo gudbiyana waxbaan kaala dhax baxaaa
@cabdifatah34official77
@cabdifatah34official77 3 жыл бұрын
Qofaanan wajigiisa arag aanad la kulmin inaad lacag siisa iskadaaye xitaa lalama sii sheekaysto 😁
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 3 жыл бұрын
Kusalli rasulka maxamed صلى الله عليه وسلم
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Intaso lacaga inad qof siso waa babal nimo bilaa xududa
@iqraabdullemohamud9343
@iqraabdullemohamud9343 3 жыл бұрын
Waxaan ku frxsnhy Oona ilaah ugu mhd naqaa inaan cfmd kusoo gaarnay barnamijka malintiisii labaad 🤲❤🥰💯 Koley biniaadamka iskumid maaha ilaah midka san hanugu aadiyo
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
Walal waxyaabaha noso gudbiso aad baan uga helaa runti Horey usoco walalkey Osman hossow pro hormar wacan ❤️✌️
@daauudabdullemohammed8553
@daauudabdullemohammed8553 3 жыл бұрын
2minute aan kugu dawaday lkn like ta ha ila marin waqtigeyga qaliga kugu dawada hossow bro
@deeqaalli8436
@deeqaalli8436 3 жыл бұрын
Waalayaab walee shekadan agana bis managu koobno caalamkana wey ka jirtaa 😱😱😱
@halamadrid388
@halamadrid388 3 жыл бұрын
Mar marka qaar in aad qof aaminto oo dhanba waa dlnacaysaa sababtuna waa dad aan aqoon aaminaada waxay tahay waalhi Runtii waa qiso la yaab leh 🤜🤛
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@nimcoipraahim7848
@nimcoipraahim7848 3 жыл бұрын
Wxn sugaaba wa muqalkagaa mansha allah my farourit you Tuber keep goin bro😍😍💚
@cabdicade6546
@cabdicade6546 3 жыл бұрын
Manta qofkii 132 ee dawado noqday team hossow wan idiin salamay ✌✌
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Anagoo yaaban banka qaadnay😳
@omaari155
@omaari155 3 жыл бұрын
Waxaan arkay rag ku qorta magac dumar ka dibna raga weydiiya lacago yar yar kuwa sidaa waa arkay lkn alle mahadii anaaba qabiido gabar xittaa kun ma siiyo qofaan si caadiya u aqoon waxba ma siiyaba
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣hda ani isii gabaraa ahee
@boqoradacommentska5812
@boqoradacommentska5812 3 жыл бұрын
Masha Allah abwe aad ayaa umahad snthy wlh wa xanusanhy wasexan rabay lkn mnta inee isnin ahyd so xasustay misana notification kaga oo telkeyga saran arkay aad ban ugu farxay wlh tanks abwe somaliye isoo duceya in uu ilah icafiyo
@rahmamohamed7287
@rahmamohamed7287 3 жыл бұрын
Mash allah walalkey aad ayaan u bogadinayaa shaqada wacan ee aad nooheysid 😍😍😍
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 жыл бұрын
Oh my God nagaha wa makiin wlhi so sad subanllha
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@sadiaali3464
@sadiaali3464 3 жыл бұрын
Horay u soco 👍
@zuubanabdirizak1018
@zuubanabdirizak1018 3 жыл бұрын
3000 insha allah
@asmamxamad2877
@asmamxamad2877 3 жыл бұрын
Hosow___fav_____utuper____💓
@mocishqimustafa3303
@mocishqimustafa3303 3 жыл бұрын
Masha allah ma jiro malin aan dhafay video gad so dhigto waanku wata sxb hore usoco
@mumtahhassan4974
@mumtahhassan4974 3 жыл бұрын
Wllke Osman Hossow pro legend❤👍
@dluula6707
@dluula6707 3 жыл бұрын
1 million aaaa Walee taas lacagtee heyn la'dahay 10$ wllhi inaa nin dheeldheel ku siineyn
@ganishire5872
@ganishire5872 3 жыл бұрын
Waa iga qoslisa
@hamidbarkani4295
@hamidbarkani4295 3 жыл бұрын
AYADOO LA SCAM GAREEYAY AYAY PUBLIC L A AADAY SHEEKADEEDA SI AY DADKA KALE UGA DIGTO ARINTAN OO KALE WAA QOF FIICAN 👍
@kuuriyawrsm5932
@kuuriyawrsm5932 3 жыл бұрын
Horay u soco walalkey qali hosow pro gul ban ku rajeynaya Insha Allah
@ateerajunior3604
@ateerajunior3604 3 жыл бұрын
Hosow Bro muuqaalkaan aniga waxaan siiye muuqaalka muuqaaladaada so far qaabka usoo diyaarisay sheekada qaabka muuqaalka usoo diyaarisay iyo kalarka muuqaalka absolutely inaba caadi maahan
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Www best videos and Keep going Hosow Pro
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Subhannallah
@Inasaeed
@Inasaeed 3 жыл бұрын
I support u from MUDUG 👋👋
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey haku xifdiyo wllky waa wax aduunka kadhaco duqda qalbiga iyo jeebkaba wuukadhaawacay
@abdirzaqmahameed4780
@abdirzaqmahameed4780 3 жыл бұрын
😔😔😔😥😭Wax ku deeq bal haye
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going walkey
@bakarbulshawi8724
@bakarbulshawi8724 3 жыл бұрын
Osman hosow thank you 😊🙏
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 жыл бұрын
Ooh I’m so sorry,
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 3 жыл бұрын
Alla yacisak wll hosow thanks 😊
@nuurproofficial6758
@nuurproofficial6758 3 жыл бұрын
My pro keep going 💯🥰
@Yaso12346
@Yaso12346 3 жыл бұрын
I will stay this Channel insha allah ♥️
@mahadmuhiadin4415
@mahadmuhiadin4415 3 жыл бұрын
ISNIIN INTERNET(I.I) GOOD TOPIC HOSOW KEEP UP
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Bismilaah khiyaamo badanaayaa🙂
@ciisejeeri7642
@ciisejeeri7642 3 жыл бұрын
Wllhi waa qiso cajiib ah
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 жыл бұрын
Qiso igu dhex qormatay 😢😢
@mohamedsalah-jr9im
@mohamedsalah-jr9im 3 жыл бұрын
Hormar wcn my pro keep going 👨‍💻👨‍💻👨‍💻👨‍💻👨‍💻👨‍💻
@wadaniboy9189
@wadaniboy9189 3 жыл бұрын
Thanks hossow
@hussein1800
@hussein1800 3 жыл бұрын
Bro adoo raali ah muuqalka aad inooga sheekaysay link-kiisa igu caawi
@Alimtalks
@Alimtalks 3 жыл бұрын
1M DOLLAR 😲
@xamdixuurshe9945
@xamdixuurshe9945 3 жыл бұрын
Thanks
@muniiroah6013
@muniiroah6013 3 жыл бұрын
Najarian ka dadka way farsameystaan. Sixir bay isticmaalaan markey rabaan iney qof dhacaan. Qofkii wuxuu noqonayaa qof u hogaansan oo waxwalba oo la weydiisto si fudud ku aqbala.
@usaamaaliahmed5797
@usaamaaliahmed5797 3 жыл бұрын
Keep going pro hosow
@raaqiyocabduqadir2184
@raaqiyocabduqadir2184 3 жыл бұрын
Horay usoco wll runtii adaa utageraa muuqaladada keep going 😍😍😍
@warsan11
@warsan11 3 жыл бұрын
Miskiin waan ka naxay islaantan yar.
@hajarahmusa6853
@hajarahmusa6853 3 жыл бұрын
Thanks bro 👍👍
@hajarahmusa6853
@hajarahmusa6853 3 жыл бұрын
Yaahu Allow nagaqabo tuugadaas😱😱🤯
@exmayor5039
@exmayor5039 3 жыл бұрын
Wllkeen Osman adan Ali(Hosow Pro)❤️✊
@zahrahassan523
@zahrahassan523 3 жыл бұрын
WA YAAB LAKIIN FILM KASAMEY DHEH SI LACAGTA kUSO NAQATO😭 AMUU SIXRAY YAAB
@nboss8028
@nboss8028 3 жыл бұрын
Subxanallah way aabo badanaa
@nimcoshardi9611
@nimcoshardi9611 3 жыл бұрын
M.a loqadooda in aan fahany ayaadba umaleysaa mahadsanid wll
@luuleyali5171
@luuleyali5171 2 жыл бұрын
Erayga ugu badan aad isticmaasho waa YACNI 😂😂😂
@fatimamaxamud1458
@fatimamaxamud1458 3 жыл бұрын
Aniga barnamijkan wan ku hesta mesha kasi wad🤗🤗
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 wllhy Nigerian ku way ka dhar geen islamahii western ka🤣
@maantaiyocalamka6148
@maantaiyocalamka6148 3 жыл бұрын
Walalkeen african maa ba cadan wax ka cuney😁😁😁
@xafsiinamahamut9271
@xafsiinamahamut9271 3 жыл бұрын
Wxs Jecel Maaha😀Duqda Hooste Ka Waalnet😀😇
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
africanka ahoo soo qoslaayo😁😂am dead😂
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 3 жыл бұрын
Thanks bro hosow
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Naagtan ama iyadan waligeed wax qiyaamin lana khiyaanin bulsho badanna waxb lama aysan wadaagin ama waa naagaha ninmanka ku waasha! naago waxaa jira ninka aan iska kala reebi karin marka uu shukaansanayo badanaana waa laga tagaa oo nassiib uma yeeshaan in ay jacaylkoda ku guulaystaan, qofka dumarka ah waxay qiimo ku leedahay iney is giijisso qaali iska dhigto, waa ka xumahay
@abdiqani3478
@abdiqani3478 3 жыл бұрын
Jeje hosow pro 🖐
@honeyinahassan5967
@honeyinahassan5967 3 жыл бұрын
Hosow bro wall aan tagero thy
@ahmedtoogane9453
@ahmedtoogane9453 3 жыл бұрын
M.a dhacdooyinkaan cml cibro qaadash waaye sxb
@hawahassen2311
@hawahassen2311 3 жыл бұрын
Please we. Mess the moment of true
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 3 жыл бұрын
Hore usoco walal
@NH-iu9qh
@NH-iu9qh 3 жыл бұрын
😱😱😱😱😱😱😱
@sahrujahaji6058
@sahrujahaji6058 3 жыл бұрын
الله أكبر 🥲
@nimaali5145
@nimaali5145 3 жыл бұрын
My favourite KZbinr I watch everyday keep going my brother I wish you all the best
@salaxhashim9046
@salaxhashim9046 3 жыл бұрын
Qofka aad wax u qoraysid British miyaa ?
@saciidojaamac9095
@saciidojaamac9095 3 жыл бұрын
Maya iyadaa iska dhaa dhacsiisey iney British tahey🤔😇
@salaxhashim9046
@salaxhashim9046 3 жыл бұрын
@@saciidojaamac9095 haa ma sidaa baa walaal.
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
Wey baratay luqada qarashna waa kagalay daya gabadha kkk tankale waxa jira dad aanqori aqon somali Englishka ufudud uga fududyahay oo kudhashay qurbaha
@amricawil9321
@amricawil9321 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo 🤍🤍💯👍
@axlaam8409
@axlaam8409 3 жыл бұрын
lkn su, aal hdlka luuqadiisa mxay u fahmi weysay, qaab sidee ah ayeey lacagta ugu diri jirtay
@yuuumoha2386
@yuuumoha2386 3 жыл бұрын
Hosow wan kula soconaa bro qiso waxter leh
@maryamaabokor9967
@maryamaabokor9967 3 жыл бұрын
Hore U Soco Wllkay Hoosow Waan Ku Xidhanahay Chanelkan Aadna Waan u xiiseeya Runtii Sheekooyinka
@سبحاناللهوبحمدهسبحاناللهال-س1ت
@سبحاناللهوبحمدهسبحاناللهال-س1ت 3 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ♥️✅💎
@diyeey
@diyeey 3 жыл бұрын
Legend
@faarahrobleadan9934
@faarahrobleadan9934 3 жыл бұрын
Wcs
@user-tq8yo9qp5j
@user-tq8yo9qp5j 3 ай бұрын
Wlhi aney taso kale igu dhacday lkin wax lacaga manan qasarin alx lkin Wlhi ad ayan u qalbi jabay
@roodarugux4761
@roodarugux4761 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 3 жыл бұрын
Dadka nocas oo kale wa sixirowlayal waye 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️
@axmednuur161
@axmednuur161 3 жыл бұрын
Sxb hosow guul
@bushrocali4432
@bushrocali4432 3 жыл бұрын
Aniga ninbaa hada ha hor 1000 doller si khayaanaa iga qaatay tallow anaa ana book ka diyaariyaa mar walbaa wuu i hor imaadaa kunkaygii doller
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 ай бұрын
Qalbikeeda kaliye ma jabinee sidoo kale bankikeedana wuu jabiyey😂😂😂😂kulaha
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 3 жыл бұрын
Wakuu naxay kulahaa markuu xaalufiyay
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 3 жыл бұрын
Yes qisoooyinkii 👏🏽👏🏽👏🏽🔥
@cabdulahi1235
@cabdulahi1235 3 жыл бұрын
Wa moryan lkn ayada waba doqon xamasad badan
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Lacag waxba ma tarto hadaanad nonool farxad leh haysaan😉
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 жыл бұрын
Waatas xaqiida
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
@@shukrimajiid5002 this is true 👈
@maryammohamed4583
@maryammohamed4583 3 жыл бұрын
Istaqfurullah 😂🤣😶lkn hduusan kusii wadin waaba roonyahay 😂🤣
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
😱😱🥵🥵
@maandeeqchannel7412
@maandeeqchannel7412 3 жыл бұрын
My favourite KZbinr
@wer4636
@wer4636 3 жыл бұрын
@soundall7254
@soundall7254 3 жыл бұрын
Book seen ku helnaa
@Keyd47
@Keyd47 3 жыл бұрын
So badi saxb
@usaameshali8591
@usaameshali8591 3 жыл бұрын
Maalmahan isbadal yar ayaa kaa muuqatee Ma dumaashi ayaa kaa maqan sxb sre Aad baa kuu salamayaa sxb sre👍👍
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 3 жыл бұрын
Waa sheeko la alifay si buugta logu ibiyo
@Xalimo421
@Xalimo421 3 жыл бұрын
Naag rabitaan go gol galay iyo Nin kii dhahaaya qiyaano loo abuuray un maxa kala heysta.Alow balayo iyo cadow ha no gacan galinin.
GABADHAAN Ninkii Ay Kilideeda Siisay Ayaa Khiyaanay..
11:21
Hosow Pro
Рет қаралды 38 М.
2 AABE AYAAN LEEYAHAY - MANA GARANAYO MIDKA I DHALAY
13:03
Hosow Pro
Рет қаралды 35 М.
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 19 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 545 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 129 М.
DIGNIIN ! Iskajir Kannaalka Mr Beast, Waatan Sababtana..
13:01
Hosow Pro
Рет қаралды 170 М.
SHARAXAAD FUDUD DAGAALKİİ KOOWAAD EE ADUUNKA
32:10
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 81 М.
Ogow oo adeegso batan sir ah oo ku qarsoon iPhone-ka.
7:44
Xaalada KANYE WEST "Waxwalbo Aad U baahantahay Inaad Ka Ogaato.
17:16