Mahad sanid wall ano dawanin ayaa like saraa barnamijyo tayo leh ayaa nosogudbisaa thangs
@Joya113 жыл бұрын
Xirirkeyga ugu horeye an sameyo Wu Noqday jcylkeyga kobad marna aan ilaabi la ahay nasiib iskuma yeelan lkn isaga iga tgy ilaa hada siwalbo an iskugu dayo inan jcyl sameyo wn awodi waye waxa iga tirmi la xasuusahiisa wxn wada socony mudo 4sano ah ugu dambeyn wn guul dareysty inkasto wxwaliba clf yihin lkn kala takena isaga u sbb ahaa hada wuxu sameysty nolol kale kalama fogin sidas ay thy muuqiisa wn arka ficnan lahayda Inanan arkayn jcylka dhabta ah markaliya ayu naso Mara ilow shihisana wa mid adag inta is jecel rabi ha isku sahlo 🙏
@iqraabdullemohamud93433 жыл бұрын
Inkstoo qalbiga idamqiyay oo sida gabadhaan ookle ey igu dhacday but Alx waan ka fcnhy 💯 lkn aniga hal su.aal baan weydiin lahaa Ra'yigeyga ahaan Qiima aan awal agtada kalahaa midka kabadan maka yeeshay markuu xiriirkna go'ay💔✌💯🥰
@qunesfakhy94033 жыл бұрын
Anne waxaan weydiin maogaatey qiimaheyga
@sumayasayidomar483 жыл бұрын
Hosow barnaajima kasta aad keentid wn ka helnaa lkn caawa xasuus igalisey jeceelkeyga ugu horeyey meesheeysa ka wada
@maazimkiintoofficial45043 жыл бұрын
Msha Allaah zxp dookha bulshada Ayaad taqaana Go Fourward bro
@falaqeyntadinta34493 жыл бұрын
Kusalli rasulka maxamed صلى الله عليه وسلم
@faskachannel22363 жыл бұрын
كَانَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يُعَوِّذُ الحَسَنَ وَالحُسَينَ رضي الله عنهما ((أُعِيذُكُمَا بِكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّةِ مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّةٍ، وَمِنْ كُلِّ عَيْنٍ لاَمَّةٍ))
@naciimaxuseen30293 жыл бұрын
امين يارب العالمين
@القرأنالكريم-ظ3ت5ط3 жыл бұрын
اللهم أمين🤲🤲🤲🤲🤲
@nadraothman31053 жыл бұрын
Wow barnamij yadaan okale waan ka hela Qeybta labaad I can't wait inader🙏
@axmedxuseen91073 жыл бұрын
Cismaan Hosow sxp adiga waxaan kuu dooranay inaad noqoto ninka soomaalida u sameeya barnaamijka Al muzaamax kariim mid la mid ah oo soomaalida la isugu keenayo yaa igu raacsan Arinkaas is muujiya
@juleibibade3 жыл бұрын
Kan Oo Kale Ino Soo Badi Way Ficanthy Wayo Daren Ayu Ka Hdlayaa Muqaladan Oo Kalee Leyskma Sameynin Thank You Osman
@abdinurbashirabdulkadir42593 жыл бұрын
Muqaladan oo kale so badi wll wanka helay runti 🙏
@warsan113 жыл бұрын
Team Hosow ayaantan like ta waad soo.kiciseen sidaa ku socda 👏👏👏👏👏 Mahadsanid Osman.
Caawa xasuus dheer baan galay runti Osman hossow waxan Ka hela barnamijyadada qisoyinka xanbaarsan runtii ma arag muqaal aad so galisay aanan waxba ka faa,iidn thank you bro 🤍✌️
@saskianuur60623 жыл бұрын
10 Oktober halsano bey noqoneysa aniga iyo ex keygi markan kala harnay xaqiiqdii xanuun badaan kadiib wan iska samray alxm wax kasta waa qadar allaah balse qof kaa qalbiga kaa jabiya ama ku qiyama xumaan moye wanaag umaa rajeneysid inshallaa nabsigeyga wan u rajeynaya inu helo 🫀💔
@mariamjego90163 жыл бұрын
Isooo duceeya wallalahey muslimiinta muraad ayaan leeyhy wan idin beryaaa
@kuuriyawrsm59323 жыл бұрын
Walal key hosow marka hore wan ka ga mahad cilinaya waqtigaga qaligaa aad wax taya leh noogu soo gud bisid mideeda kale wan ha helay bar naamij kan waxan rajeynaya inad noso badin donto Insha Allah
Maansh allah walalka keep going barnaamijadada aad ayaan oga helaa hore usoco 👏👏
@Missabdiy3 жыл бұрын
Waa barnaamij xiiso badan, waxaana ka muuqada wiilka inuu lumiye qof aad u wanaagsan oo qurux badan uuna ka xun yahey. I can’t wait the next episode👏🏾
@queenyaxlaamnuur25343 жыл бұрын
Hdi aan arko Exkyga Su'aasha ugu horeyso aan weydiin lahaa wxy tahay oo aana is weydinaayay mudo 2sano ku dhawaad ah sbbta uu iikhiyaameeyay Iyo wxa aan ka haleeyay🥺💔
Wxa laga yba in aad gaarsiisay meel uusan u qalmin
@queenyaxlaamnuur25343 жыл бұрын
@@realhafiid6112 absolutely wnka ogahy qimaha ayn ka badiyay
@queenyaxlaamnuur25343 жыл бұрын
@@hawoadan3035 kuma fahmin
@realhafiid61123 жыл бұрын
@@queenyaxlaamnuur2534 okeyba guuleyso
@raaqiyocabduqadir21843 жыл бұрын
My favourite 😘you tuber and my brother keep going
@Blessed-thankful._.73 жыл бұрын
I like your channel’s content bro keep going
@faizasaiid22383 жыл бұрын
Aad ayaa u mahadsnthy barnamijka khimah badan aad noo soo gudbisay waxaan ka Alan laha inaa noo soo badiso barnamijkan oo qabta 2 io waxii kabadan waan ka sugeynaa 🥰🥰🥰
Mansha allah keep going youtuber and my brother hosow pro❤❤
@ديمةمحمدسعيد3 жыл бұрын
Hosow Pro wll isla muqalkan p2 kasoo samee mida labad waxii aan ka reebi karo waan ka reebayaa aya dhahday lkn wxn ka codsanaa wxba haka reebin ee kaliya adi ha turjumin anakaa fahmeeno
@najmahazzan3113 жыл бұрын
waxan jeclaan lahaa in barnamijkan oo kle lo sameyo somalida♥️🙏
@sahrujahaji60583 жыл бұрын
Wall part two kasoo same adigo mahdsan 🙏sidan filayo wa continue ban umalyne
@zackzack293 жыл бұрын
My favourite ❤KZbinr and my brother kipgoin ❤
@horoweilmihorow26013 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan ula dhacay barnaamijkaan 😂😂waan jeclaan lahaa in aad noo soo badisid
@fowsiyabashir58333 жыл бұрын
Naa haa dhe kkkkk waa barnaamij fiican ee noo soo badi allaha ku daaye anigu barnamij yadada waa ka hela 😅🙏
@amiraturkish93073 жыл бұрын
Cajiib weeye Maasha Allah
@muhzin82753 жыл бұрын
Jacelkaygay horay hada se marwo reer laho 🔴🔴🔴♥️♥️♥️♥️♥️ heestaa yaa xasuusta
@cadeybolo73833 жыл бұрын
Wow! Barnamij shidan😍 part2 laso dhaqso bro
@siradm3 жыл бұрын
Gabadhu waxyaabaha ay uga go’i karto ninka ay jeceshahay isna jecel kaliya waa naag ama inuu yahay naaga dil/ gacanqaad yaqaanna, ninkan is jiigis baa ku jira, su’aalaha dhar iyo wax buu u jeedinayaa bedelki uu iyada ama saxuux ka sheekayn lahaa kibir baa ku jira