Nin Hargaysa Ku Soo Bandhigay Hub Uu Sameeyey Iyo Hibooyin Cajiba Oo Uu Leeyahay

  Рет қаралды 54,881

Bulsho News

Bulsho News

2 жыл бұрын

Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 130
@magmag584
@magmag584 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allah, Somali land government have to support and finance this guy. We are proud of him and his inspiration for all of us.
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Mashallahu ilahow cafimad iyo cimridheer ku sii adeer ✋🏻✋🏻✋🏻✋🏻❤️❤️❤️hanblyo re somlilan gancsto iyo dawladu ha maalgaliyan geesi guuulysta somlilan guul
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 жыл бұрын
Allah Cafimadka ha kusiyadiyo Ee tababaar dhalinyarada.
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 жыл бұрын
Ninkani caawimo ayuu ubaahanyahay haybad buu ilahay siyee mansha Allah
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 2 жыл бұрын
Maansha alla, Dhaqaale ha lagu caawiyo iyo qalab intaba Maansha alla
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Mashallahu adeer hanblyo guulayso hore usoco guul somlilaan cadawgiin jab
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Adeer maad saqidin qofba waxbuu ku fiicanyey binaadanka, nin wax soo saarleh baad tahay hore u soco inshaa allah guulayso.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
wow that's a wonderful manshaa Allah waa in lamaalgeliyo walahi
@fatuh4811
@fatuh4811 2 жыл бұрын
Masha Allah, adeero xooga Allah aha ku barakeeyo, waxaad tahay wadani dhaba, adoo kale wuu yar yahay, caalamka iminka hadad joogi lahayd kor ba lagu soo qaadi laha, lakiin umadan Aad ku dhex nooshay iyaga is eryanaya isku maqan, wax la boobo iyo wax la dhaco iyo qabil u tilmaan, waxba ku maal galin mayaane inta yar yey ka dhicin.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahay xooga ha ku barakeeyo odaygan aqoonta ha baro dadka ha la caawiyo bulsho tb aad baad ugu mahadsan tihin inaad soo tustaan waxqabadka umada
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
Asc, Maashaa ALLAAH, Maalgallinta iyo habsammi u horrummarrinta hoosaddiisanna( geerrishkiisanna) intii karraan ah ha looggu daddaallo, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 2 жыл бұрын
💚💭❤ Guul guul guul guul guul guul guul guul soomaali land
@craxmancismaan7647
@craxmancismaan7647 2 жыл бұрын
Mansha allaah alle.hakula.garab qalo
@theabodeofthequran2471
@theabodeofthequran2471 2 жыл бұрын
Masha allah
@fariidohfaraxzan8097
@fariidohfaraxzan8097 2 жыл бұрын
Maasha allaH tabarakalaaH🥰🤴
@cuntokariyecadced864
@cuntokariyecadced864 2 жыл бұрын
Wll janalkayga supiscaripe isar ilahay haka farxiyo iga farxi 🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤
@djamafaycal1436
@djamafaycal1436 Жыл бұрын
Masha Allah
@bulshaawideeq2802
@bulshaawideeq2802 2 жыл бұрын
Maansha allaah maansha allaah alleh haku barakeeyo insha allaah
@zackayoub
@zackayoub Жыл бұрын
MashAllah....waa horumar waa in la la dadaalaa
@farahessa5322
@farahessa5322 2 жыл бұрын
Ma sha Allah
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 жыл бұрын
Mashalaah alle ha xifdiyo
@aliguled2166
@aliguled2166 2 жыл бұрын
Masha allah. Wax saaqid la yidhaahda ma jiro
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Msha allh
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
ninkani cidamada iyo beriyiiba yay ku badhaadheen mashallah !!!!!
@mikeyikey2239
@mikeyikey2239 Жыл бұрын
Mashallah a man with true skills
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 2 жыл бұрын
Maansha allaah illahay horumarka iyo nabada iyo barwaqada haynoo siyaadiyo amiiiiiiiiin 🟢⚪️🔴
@user-kn6ws6gb9k
@user-kn6ws6gb9k 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@wadanidaqan5784
@wadanidaqan5784 2 жыл бұрын
Guuuul
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 2 жыл бұрын
maasha allah ninkaa hala caawiyo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Masha Allah, Ninkan Halaga Faaideysto Cilmigiisa
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 Жыл бұрын
Waxaa saan daawadaah because isagoo karaan ahaa ilaa iminka . Dadka sidaasah waxay leeyihiin khibrad kale .haruusoco soco ❤💪🏻👑🙋‍♀️🇬🇧👏👏🌿🌿💐🌿🌿🙋‍♀️🇬🇧
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 2 жыл бұрын
Manshaallaaa tabarakallaaa Dadka ganacasadayaasha dalku hadii aay garaad iyo caqli fikira leeyihiin ha maal galinyaan dadka wadanka jooga ee farsamada yaqaana
@gulledtalasamelyrics
@gulledtalasamelyrics 2 жыл бұрын
Mnsha alleh somaliland guul ninkana garab istaag ayuu u bahan yahay ilahay caafimaadka cibadadaba hawsiyadiyo
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 2 жыл бұрын
Masha allh ilahy ha ku siyadiyo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah hambalyo
@user-ty1bj5sq5m
@user-ty1bj5sq5m 2 жыл бұрын
maanshaa alllahhaa boqolkiiba boqoll waa in ninkaa la maal galiyo waayo aduunku maanta xa uu iskuu dhaafay waa nin kastaa awood ciidan iyo qalab ee uu isku difaaci karo
@abdijabaribrahim285
@abdijabaribrahim285 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi ee odayga hala qacanqabto wlhi dhalina tobabaro ha u fidiyo
@fardowsa6949
@fardowsa6949 2 жыл бұрын
Masha Allah dadkaas oo kale in wax lala qabto ayay u baahanyihin.
@hamza_sancho
@hamza_sancho Жыл бұрын
Mashalla ninkan oo kale waa in ciidanka la qora lana gacan qabtaa si looga faa'idaysto hal abuurkiisa
@khadroadam3554
@khadroadam3554 2 жыл бұрын
Ninkaan turkiiga haloo diro
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 2 жыл бұрын
Odeygan, maasha Allah. Hibo hal abuur ayuu leeyahay. Laakiin laba arimood ayuu u baahanyahay. 1. Maalgelin iyo qalab in loo iibiyo. 2. In laga joojiyo qaaday iyo sigaarka, oo xaafimaadkiisa laga shaqeeya.
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 2 жыл бұрын
mansha allah waa gesi ku dayasho mudan
@entent1595
@entent1595 2 жыл бұрын
Mujahid hadaad maqasho waa ninkan oo kale ALLAH HA KU dhawro
@omarislamicchannel
@omarislamicchannel 2 жыл бұрын
Mansha Allah hala maalgaliyo Qaran iyo Shicib ahaanba
@ibrahimmonoor5116
@ibrahimmonoor5116 2 жыл бұрын
Waa in ladhiirigaliyaa
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
Wa ka naxay wlhi maskiinta marku dhahay cilmiga Shcoolada laga barto ilahay ima qorin inaan barto😥🥺
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Gacan raba iyo fan
@khadaromar7385
@khadaromar7385 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah waa hal abuur wax ku ool ah ninkan dawladu ha diiri galiso oo ha maalgaliso cilmigana ha laga bartee dugsi farsamo ha loo furo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Wax saaqud ma jiro waxaad ku fiicney fardamada in school fardamo lugu dirt aheyd
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Somaliye
@sidee8413
@sidee8413 2 жыл бұрын
Odaygan & inta la halmaasha ee hal-abuurka leh waan taageersanay, balse halka aynu ka dhaqaaqi la'nahay waa koranto-bararka. Maalinta aynu helno koranto jaban oo aynu u madax-bannaannahay ayaynu horumar tiigsan karnaa.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Maasha allah farsamo ayuu hayaa in la dhiiri geliyo ayuu ubaahan yahay
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 жыл бұрын
Waa hibo
@gedyhildid193
@gedyhildid193 2 жыл бұрын
Ha nacnac leyn sida naagaha iyo faysal cali waraabe ee wax qabo
@ubaxabdijamac8403
@ubaxabdijamac8403 2 жыл бұрын
Walalayalow wada jirbay laba gacmood wax ku qaban karaan
@kowchannel
@kowchannel 2 жыл бұрын
Waa geerashkee
@zupermax3710
@zupermax3710 2 жыл бұрын
MNha alah ninka odayga gacan qabasho ayu ubahan yahay
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
waa inuu la shaqeeyo ciidamada
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
waxaan ahaa saaqid kulahaa kkkkkkk
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 2 жыл бұрын
Imikunbay Kugu Yasi Doonaan Abti Wan Ku Garanayaa Anigu Weliba Si Fican, Allah Maxay Dadkaygu Dul Adag Yihin Anago Wax Walba Somali Usameyn Laheyn Bay Na Yidhahden Reer Hebel Bad Tihino Waxba Ma Tihin, Inay Nagu Daydaan Bay Aheyd Somalidu Ee May Aheyn Inay Nayidhahdan Gun Bad Tihin “ Nacalaa Sheydaan Ku Yaale. Jooji Abti Waxba Ha Usameyn Gunta Guntu Dhashay.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 2 жыл бұрын
Odayga telefoon kiisa iisoo dir anaa mashiino iyo qalab cadceeda ka qaata danabka u kernayo.
@yuwa_sac
@yuwa_sac Жыл бұрын
Zxp odayga ila soo xiriiri anigaa lacag u hayee
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
@@yuwa_sac ani iyo adi wa isku dagalaynaa duqa hayeey 🤣🤣🤣
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
Waar lambarkiisa noo sheeg ama kaaga anu kuu nimaadnood noo gaysid ninkee hada hadaanu dhalinyada nahay qabyaladi dhalinyada way ka badee qaranimaa loo kacayaa qabyadi odayaasha iyo islaamaha ayay ku hadhe ku waana ilaahay haynaga qabto ee noo sheeg lambarkiisa hadaba🧐🧐🧐🧐 dhakhso deee
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
@@qalbihodon721 yaaaa waar miyaad walantahy mise waad igu ciyaaraysaa dee nagada ciyaarta inaadeer xataa lahjadaada waa tii qadawayntee waanu kugu fahaneee😅😅😅
@khaalidmohamed2478
@khaalidmohamed2478 2 жыл бұрын
Ninkqnu wuxuu dhamaa dad BHD SITA AAN WAXSOOSAAR LAHEYN GUUULEYSOH ADEEER LIPX
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 2 жыл бұрын
Hahaha 😂
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 2 жыл бұрын
There is no building Roma on one day runtii halka iyo meelo lamida ayey kaso bilabantay hindisaha iyo farsamaynta dhammaan waxyabaha la adeegsado noockastay tahy shaqsi aya marka hore hal abuurka iyo hindasaha laha shirkadaha waweyn ee ad aragtay ee adduun weynaha wax usoo sara Ninkni wuxu u bahanyahy gacan qabasho iyo taageero
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Caawiyay aabahan
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 Жыл бұрын
Nin kan hadii aduunyada kale uu jogi lahaa isagaa bilyan dolar la siisanlaa oo lagu xanaaneenlaa si uu fikrado ukeeno oo qudha
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Wa in la garab qabta injinerkaan si wx weyn u sameeeyo intaan ka badan
@abdifatahmohamed5013
@abdifatahmohamed5013 2 жыл бұрын
Horimarka iyo ictiraafka la daydayaa dadkeenuu ku jiraaye ha la maal gashado
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
Walaahi waa runtaaa markaynu inagu wax noqono ayuu caalamku inagusoo yaa cayaa lakiin inagoo dagas dagas ah cidi waxba ingu fali mayseee waaaan soooo socdaa ye joog afar sano kadib walhi warshado iyo wax bioawbaan isleeayy maal galintiina kala badhoobadh baan hayaa afr sano kadib ayay lacag igu filan oo 300 milyan ahi iisoo baxaysa walaahi deg deg baa u dhisayaa wax yar isug aduuu
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
masha Allah somaliland dadmaskaxleh ba klak abuuxa war barta oo samaysta hubkiina aduunki wakaas dhabarka idin soo jeediye odaygan ha la siiyo maal gelin uu wadanka wax ugu qabto
@sidiqsaed5276
@sidiqsaed5276 2 жыл бұрын
5
@ccasiisdigaale1360
@ccasiisdigaale1360 2 жыл бұрын
Wuxu u baahan yahay in la taagero ninkani
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Waa dad kii la takoorayay Malaha waxaa ka dambeeya wadamada warshadaha leh
@cabdisalaam1068
@cabdisalaam1068 2 жыл бұрын
Ninkan maalgelin ayuu xaq u leeyahay
@abdirasaqjooraani5502
@abdirasaqjooraani5502 2 жыл бұрын
War ninyahow qashinka iyo dukaafada isaga dhaxkac nin waayn baatahaye meesha miyaana dowlad kajirin ninkaan shaqo abuur haloosameeyo waan yaabay wlhay 🤣🤣🤣
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Shaqa sharaf leh nio sidaan bu ku faraxsan yahay
@sidiiqcaydiid6783
@sidiiqcaydiid6783 2 жыл бұрын
Xage laga helaya
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 2 жыл бұрын
Ninkan haladhiiri galiyo hana loo sheego inuu shaqo fiican hayo hana la maalgaliyo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
caruurta laguma qasbo buug iyo qalin oo keliya waxaa lagayaabaa in maxkaxdoodo meelkale ku fiicantahay,
@salebanidiriz5903
@salebanidiriz5903 2 жыл бұрын
Ninkan aqoontiisa waa in laga faaiidaystaa
@cabdirahmansiciid9799
@cabdirahmansiciid9799 2 жыл бұрын
Wr waxn waxy daasadahanii
@kaafiahmat8852
@kaafiahmat8852 2 жыл бұрын
Maangaab Bad Tahay Aduu Inaad Hadazho Ood Welipa Hadal Xaasid Hadasho Ayaad Hibo u leedahay Sida Lagu Arkaba
@123khadar
@123khadar 2 жыл бұрын
adi daasadaha ma ka samen karta wuxu sameeyay?
@yuwa_sac
@yuwa_sac Жыл бұрын
Zxp hadaad ka heli wayday, iska dhaaf kolay ba bulsho news noocaaga oo kle imay wadine
@mabarigmaboofficial5223
@mabarigmaboofficial5223 Жыл бұрын
𝑀𝑎𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑠𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑙𝑎𝑛𝑑
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 жыл бұрын
Alla ninkaasi muxuu mudanyahay alla sidaynu nahay horta maxay kadaawanayaan
@24sportsgames
@24sportsgames 2 жыл бұрын
Odaygan xagee kala xidhidha cilmi aya ku jira waa u bahanahay galbeedka Ethiopia aya machad waxsamaayn u bahan dadkano kale waan u bahanahay
@yuwa_sac
@yuwa_sac Жыл бұрын
Zxp Ma hal-abuurihii kaliye ee noosoo baxay baa maanta ethiopia inaga geenaysaa, alla soomaali maxay damiir laadahay
@user-mn8jy3uc7h
@user-mn8jy3uc7h 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 жыл бұрын
Arrimaha oo kale markaan arko mar wa farxaa marna waa naxaa waaqica jira awgeed
@gurayxuseendube9023
@gurayxuseendube9023 Жыл бұрын
Imika la xidhi dono ninkaas kartida miidhana
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
Makii caruurta ku ciyaarayeen baa
@ubaxabdijamac8403
@ubaxabdijamac8403 2 жыл бұрын
War walba Oo loo dhaqaaqo waasameynkara ogsoonaada wllaayal ku dhaqaaqa wax soosaar iyo hindise waxkastoo caalamku sameysto aynu sameysano
@sayidnuur6957
@sayidnuur6957 Жыл бұрын
Bal eeg ninkan oo wadanka jooga oo aan waxbarashad galbeedka wax fog aan ka gaarin oo sameenaya waxyaabaha la yaabka la leh dadkaa wadamada galbeedka iyo wax ka bartay wadamada hor maray oo heesta shahaadada ugu waaween ee bhd ga mana sameen karaan tushuuga xaarka la isga tiro waa qasaaro cilmiga galbeedka waxaa loo sameeyey galbeedka markaa ogaada soomaaliyee dadkan farsam yaqaaniinta ee la yeso waa taa maanta meel baad gaadhi laheedeen hadii fursad siin lahaanlaheedeedn w
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Farsamayaqaan Bilad Mudan....waa in Dowladu Maal Galiso walee
@waraabecadeofficial7211
@waraabecadeofficial7211 2 жыл бұрын
Bestolad ma haysa ku dheh
@xusenismaciil855
@xusenismaciil855 2 жыл бұрын
ADUUNKA saaqid wax layidhaahdaa majiro qofkastaaba hibo ayuu leeyahy lkin hibadadii ayaanad hore uhelin
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 2 жыл бұрын
Ninkan bal war haya iminka ayaa lasoo xidhayaa
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Kkkkkk walee muuse jaahil intuu dhulboob iyo ila meerayayso iyo qabyaalad ku jiro baan meel la gaarin hore ayaan u sheegay in gacanta muuse jaahil sland ku baaba 'ayso
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
hadhuudhka waxan moodayay inuu yahay dabiici ciideena uma baahna in wax lagu daro hadhiuudhka baan isleeyahay
@yuwa_sac
@yuwa_sac Жыл бұрын
Zxp waxaad macluumaad ka hayso beeraha maad igu deeqi kartaa
@aniisaibrahim6418
@aniisaibrahim6418 2 жыл бұрын
Dhalinta yaryar ayaa laga rabaa inay Sudan ookale at qabtaan
@siciidali4034
@siciidali4034 2 жыл бұрын
Bullet proof ta ciidanka qaranku waa 50 kg ayuu yidhi allah qosol ayaan fuuray,odayga garage kiisuna ha u furnaado warshada kabida ee ciidanka haka shaqeeyo waa muwaadin somalilander ah !!!!
@kowchannel
@kowchannel 2 жыл бұрын
Waar ninka hanla caawiyo guul
@mohamedhulbale4404
@mohamedhulbale4404 2 жыл бұрын
Dalinta Rer Somaliland waxan ithin leyahay duqa wax kabarta waryatha maskaxtha kashaqesiya
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Dawlaadu hakaibsado gacaan qabasho uu bahanyahay
@sakariyesaleban695
@sakariyesaleban695 2 жыл бұрын
Dad hal abuurka leh hala gacan qabto
@gedyhildid193
@gedyhildid193 2 жыл бұрын
Sidaas baa loo baahan yahay
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 Жыл бұрын
Dhalinyarada u reeb dhaxal Ay ka dhaxlaan
60 GREENHOUSES 1hour outside of Hargeisa . Can you believe this is Somaliland 2021 ?
16:57
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 107 М.
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 113 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 17 МЛН
Hargeisa: inspiring Entrepreneurs building dreams
28:33
INTEGRATIONTV
Рет қаралды 216 М.
Top Hamas leader Ismail Haniyeh killed in Iran | BBC News
11:10
Finally! She’s Here!!! - Picking up my best friend at the AIRPORT HARGEISA SOMALILAND 2023
11:14
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 45 М.
FULL: Kamala Harris speech at Atlanta rally | FOX 5 News
20:31
FOX 5 Atlanta
Рет қаралды 723 М.