Abowe wiil ayaa mudo badan xirir naga dhaxeye si dacd aya aniga u jeclade balan guur aya naga daxeyse marki lagare waqtiga balnta waka baxe waa iga tage wlhi adban umurugeysane 😢😢inaa ilawaa rawaa talo isii 😢
@HodanHasan-x2p4 күн бұрын
Tuko hbbti illhy kala hadal o istiqfarta badso o illhy weydiso kheyrkisa istikhaarana tuko
@AyaanIbrahim-q4p4 күн бұрын
@ Abayo qalbiga ixanunayo 😢
@khaalidhaaruun761014 күн бұрын
Inaad ka werwerto maxaad ku biili qoyskaaga waa kalsoooni darro aad weyn aad ilaahay ku qabto waana laga fiicanyahay arinkaas walaal , waa inuu qof ilaahay talasaarto sababta la yimaado
@RaxmaHooyo-y6c13 күн бұрын
Shukran walaal
@UmalkhyrAbiib10 күн бұрын
Shugran ❤
@Neem523449 күн бұрын
Arin ayaa iga yabisy ani waxa jira qof hadad amaanto , hada adoo si dacad ah u,amanaya ,adiga ayuba daalac kugu yelanayaa ,macna way xanaqayaan bal wall dadka maxaa kaqaldan for example qof kle oo iyaga ka uqrux bayd ayd ku dhahysa wad isku egtihiin lkn wuxu kuleyay anaa kaqurx badan wayn yaby thanks wall.
@ZeinabIbrahim-j7i14 күн бұрын
Ninka kaa tagay ee kugusoo noqda kasoo hadal😂
@MonaNor-ev9fi12 күн бұрын
Kaas wareer inu kugu furo rabaye ha u ogolan inu kugu so labto go,anka ku tagte yeelo dheh😂
@kaafiyokaynaan633813 күн бұрын
Xagee kala soo hadalaa wll waxan rabaa talooyin inan ka helo
@SafiyoYusuf-tc6hc14 күн бұрын
Risqiga allah ayaa bixiya lakiin daacadnimada ayaa Muslim ah