No video

Ninkaas Suldaanka Sheegta Ayaa Isoo Weeraray”Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje”

  Рет қаралды 42,234

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 194
@hayadadam3312
@hayadadam3312 2 жыл бұрын
Xildhibaan kasi suldaan maahee waa dibjir laakiin waad ka guulaysatay mar hore iyo. Mar dabeba
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
Xildhibaanka allah ha caafiyo nabarkaa uu madaxa kaga dhuftay waa meel khatar ah
@safiaomer4732
@safiaomer4732 2 жыл бұрын
Ilaahay haw sahlo hakuu booga dhayo caafimaad dagdagana haku siiyo
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 жыл бұрын
Hadaan af xumaan gacani ma xumaato wali imikuu aflagaado dii lagu dilay sii shubayaa baarlamaan ka akhlaaq daran kuwa imika la doortay ma arkin. Golihii caydii ololaha ayay la galeen
@abdisamadhusseinabdirahman6609
@abdisamadhusseinabdirahman6609 2 жыл бұрын
Cidi kama afxuma ninkaa suldaanka isku caleemo saaray
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
cid kaa af xun adiga iyo reerkan aad ka soo jeedaan iyo kulmiye lama hayo dibjir fooqal dibjir
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
A A Mohamed waxaad tahay kuwii gacan taagii Guruuje ka xanaaqay waa yeelkadaa
@faaeem4805
@faaeem4805 2 жыл бұрын
Subxaanalaah, Ilaahy subxaanahu wa tacaalaa nabar gardaro hakaaga dhigo
@em2160
@em2160 2 жыл бұрын
Illahey Nabar Gardaro ha kaaga dhigo Xildhibaan
@fathiyaabdullahi7009
@fathiyaabdullahi7009 2 жыл бұрын
Ilaahey ha ku shaafiyo mudane axmed guruujr guul calooshooda u shaqaystà yaashiina meel baad kaga soo hadhey
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ninka suldaan maha ayuu kuyidhi waa suldaan isku sheeg
@cabdiraxmaanmahamed111
@cabdiraxmaanmahamed111 2 жыл бұрын
Af dheer bad la gashay
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo walaal, nabargardaro hakaaga dhigo. Laakiin waa in xukuumadu si dagdaga sharciga horkeenta dhibgaystaha.
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo xil
@mmmg1133
@mmmg1133 2 жыл бұрын
Ilaahey ha ku caafiyo xildhibaan
@khadarfaysalmaxamed3302
@khadarfaysalmaxamed3302 2 жыл бұрын
" qurux kuuma sidan karo midina kuguma sari karo e buro sanka igaga taalay maxan kugu sameeya"kelmadaas malilntad tidhi ayad mel xun taabatay suldaan isku sheega lkn mar haddu gacan kugu soo weeraray wadka badisay xildhibaan.
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 2 жыл бұрын
Waa suldaan ku sheeg. Salebaan iiman laawe
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 2 жыл бұрын
Xildhibaan ilahey hakuu boogo dhayo. Salebaana jeelka liinta haku cabo. Anigaa ku leh
@cabdiraxmaanmahamed111
@cabdiraxmaanmahamed111 2 жыл бұрын
Wlhi wuu ku hagaajiyayy
@abdisamadhusseinabdirahman6609
@abdisamadhusseinabdirahman6609 2 жыл бұрын
Waar isku qajil nacas yahaw liitaa.
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
?????
@hindaabdi1220
@hindaabdi1220 2 жыл бұрын
Guul lagaga dambeeya guul maaha, gacan qaadye bal waa wuxu ka helaa. Horta ku magac beel, ciqaabtuna way dambaysa kol uu inankan yar dib u baryana
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo
@cabdixliingallan1571
@cabdixliingallan1571 2 жыл бұрын
Aad baan uka xumahay dhibta gu dhacday xildhimanka waa in sharcika la hor kaynaa suldaan isgu sheeka shrcika. Lamariyaa
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 жыл бұрын
Suuldanimo xaalqado tuug waaliba suuldanimo buu sheeganaya now days
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 2 жыл бұрын
Niic for niic jooji kibirka adiguu
@carolinesmith8419
@carolinesmith8419 2 жыл бұрын
Guul xildhibaan Axmed libax libax dhalay
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 2 жыл бұрын
Alle haku boogo dhayo kaa suldaan lama odhan karo
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 жыл бұрын
Xildhibaan qiiqiisa ka dheereeyey. CAGTII JOOGSAN WAYDAA MARBAY CEEB LA KULANTAA!
@cabdihaashi9254
@cabdihaashi9254 2 жыл бұрын
Waar kaxishood xidhbaanka
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 2 жыл бұрын
Ceebta ma Habluu kaa kufsaday
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Kulmiye dagaal sokeeyoo rabaa waanuu heli
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 2 жыл бұрын
Gaadmo iyo carar iyo habaar nin isku darsaday xiitaa hubkiisa ka cararay iska cafiban ku odhan lahaa waxba umay hadhine sharafi dhimatay🤦🏾‍♂️
@em2160
@em2160 2 жыл бұрын
In Shaa Allahu khayr baan kuu rajeynayaa you and your family
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Inshalla you will be fine 💪🏾
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 2 жыл бұрын
Xilibaan illahay haku caafiyo isha allah amin
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
Suldaanka wuu xanuusanayaa dawo ha lasiiyo
@odayjama1829
@odayjama1829 2 жыл бұрын
Mar haduu cararay iska cafi waa nin liitah nin cararay gaadmo iyo carar waa cafis xildhibaan garuuje
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 2 жыл бұрын
suldaanbaa ayuu iska sheegtaa sulaymaan habaar imaanla weeye
@museali8972
@museali8972 2 жыл бұрын
AF XUMAANTAADA AYAAD EEDEY SHARAFTA XILDHIBAANIMADA MEEL HAKAGA DHICIN
@abdiazizkoosar6817
@abdiazizkoosar6817 2 жыл бұрын
Wariyashu waxay ubahanyihiin in waxlabaro
@abdiali2312
@abdiali2312 2 жыл бұрын
Hhhh haku caddayn
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Asc habo mcn allah ku cafiiyo 🤲🤲🥰
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
# x guruuje ✅💯📢📢📢
@guleddowlad9595
@guleddowlad9595 2 жыл бұрын
Ascm xildhibaan kuruuje ilaahay nabar gardarohakaaga dhigo waxaanu laaha amniga kacodsanayna hadaanu nahay bulshada gobolkamaroodijeex insida ugudhakhsabadan waxlooga qabto hadii kale ninkaa habaarqabe lafihiisaa loo khaarajinaya
@cabdihaashi9254
@cabdihaashi9254 2 жыл бұрын
Suldaanka wàa inlasooxidhaa
@khadramusse3725
@khadramusse3725 2 жыл бұрын
Ilahay ha caafiyo
@hanuuniye7979
@hanuuniye7979 2 жыл бұрын
Hadu ina raged yahayba kumu Gaden ku so badhedhi laha ee Habarka xun hala qabto
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 жыл бұрын
War cid la gaaday ma jirtee , ee daawo.MMTV. Mujaahid Saleebaan rasaas iyo madaafiic buu hortaagnaa macdala bidahan beenaalaha ah.
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 жыл бұрын
Waligay kuma farxin qof la dilay laakiin BIDAHAN , aad baan u jeclaystay Suldaan Saleebaan edeb u yeelo. Waa ninka cay ula fadhiistay TV ga.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Habaar waa dayday sida Muuse
@canabcali9977
@canabcali9977 2 жыл бұрын
suldaanku garta geedkuu lahaaye maxaa baarlamaanka u geeyey allow khayr ka dhig
@arsaqali9464
@arsaqali9464 2 жыл бұрын
Subxanallah nooc kasta o cilad waxba Ka tari wayeyba RER Somaliland noow isku so saarney o u codeyney bal neefkan dawada odey aderki ah Ka xishooni Wayey awey dulqadki Kala danbeynti samirki ciyaala suuq ayeynu u codeyney xildhibanoow xaal qaado
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Afkaga xune dhera mahad haystide malawalba wa iska so dalaqaledahaye nefa ila nefa baga lagu diley munafiqe ayad tahaye masibo somaliland lo zo direya ayad tahaye xoolo miskine xilbana ayu mesha la zo fadhisanaya mala kasta dlaqada aya zo ledahaye nefa ila nafa
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 2 жыл бұрын
Is deji maxaa ku daaray xoog ayaad u kacsantee Miyanad ka baqayn in beri ka maalin tanoo kale ku qabsato Qofka waad Kala aragti duwanan kartaan si kasta oo aad u kala fogtiin Hadii la dulmiyo waligaa ha noqon qof dulmigaa tageera Waayo dulmiga la tageero waxaa lagu mutaa cadaabka ilahay
@CadeMumasar
@CadeMumasar Ай бұрын
Guruje wax wacnan lahay in suldankibzajasha dhafiyo wayo walagu khasary golah uuka midnoqday suldanka xumantisa loo nuriyey
@asxaabi
@asxaabi 2 жыл бұрын
Inkaartii faratoon ayaa ku dhacday, waxaan ku qoslay, guruuje wuxuu garan waayey lambarkii baadhiga uu watay, tukhaan ayaa lagu qaaday, jugta ka dib. Guruuje faratoon ha u tago si uu u saamaxo. Hadii kale inkaaruhu way sii socon doonaan
@nassirm7040
@nassirm7040 2 жыл бұрын
Suldaan Abdi Bile 🏃‍♂️ 🏃‍♂️ 🏃‍♂️
@adenmohamoud2794
@adenmohamoud2794 2 жыл бұрын
Waa nabar fulaynimo ah xildhibaanku waa inuu iska celayaaye Shan farood iyo calaacal waa inuu kaga jawaabaa
@abdifataaxhobaan573
@abdifataaxhobaan573 2 жыл бұрын
Guruuje ale haka caafiyo isha alaah magac bilaash ma baxo
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Alle Hacaafiyo
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
Dhaqanka sidan ah ee qarniyo hore jiri jirey lagu helimaayo 'ictiraafkii Somaliland "... Cajiib
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Dhaqanka shakhsiga iyo Mansabka ictiraafka Dawladnimo maxaa isu keenay- Somaliland will be recognized soon or later.This incident has nothing to do with it.
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
@@abdis70.. It seems that the leaders of the tribes "Suldan" have enormous power and can attack anyone who opposes them; here a representative of the people was assaulted in broad daylight! In a country of law in 2021, such aggressions do not happen. Choose your camp dear friend between a country of law or tribalism !!
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
dhaqankani Muuse la socday waayo isagaa afkiisa laga hayaa in uu dayday bakhaarada booba ahaan jiray Saleebaan waa caruurtii uu tabobaray
@simplechannel9101
@simplechannel9101 2 жыл бұрын
Tuuga suldanka sheeganya wa inla soo qabto oo cadaladda la hor keena
@cabdiftaxibraahim9763
@cabdiftaxibraahim9763 2 жыл бұрын
suldaan habaar ayaan layaabay waxa luugu bixiyay kkkkkkk
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 2 жыл бұрын
Qurux kuuma sidan karo.midina Kuma sarikaro.sanka buro kutaalay maxaan kugu sameeyaa.habaar Inu hadalkii kuruuje lawaashay uunbaan u fahmey
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 2 жыл бұрын
Waxaa layiri carab iyo labadiisa danban isdiidin ee haisku fiirsanina qayr inshalaah
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 жыл бұрын
Zuldaan Zulaymaan Xazanad Ayuu Huwanyahay Dadkuu Zuldaanka U Ahaa Ayuu Zharaftoodii Huwanyahay Kolkaa Lama Xidhi Karo ileyn Waa Zuldaan Mujaahid Ahe Adeer Adiguna Nabarada Kugaadhey Zoo Xaqo Zuldaan Ku Wuu Kagazhi Bixiye Haa Waa Zidaa Arinka Zidaa Halagu Dhameeyo
@farhan9564
@farhan9564 2 жыл бұрын
Xaar ma suldaan xiirey ayaa ah mise isaga sakaaro xaar muuqday aastaa waa danbiile xasaanad halkay haysatay sharcigaa la marinayaa hadii sharci shaqayn waayana shantaa shaqaynaysaa diyaar ayaa la yahay meeshuu ku sugan yahayna waa laga war hayaa lakiin xukuumadaa laga warsugayaa hangool way dhaafi hadaan wax laga qaban waana la is yaqaanaa
@carro-edeg9475
@carro-edeg9475 2 жыл бұрын
Suldaan saleebaan boqor cismaan muuu cararin ee adaa dawakhay oo walaahi habane buukshop cararay oo galay
@maxamedxuseen1232
@maxamedxuseen1232 2 жыл бұрын
Guruuje ma magac shaydaan baa tolay magac islaam maahee isagna waa shaydaan la nagu soo dhex tuuray allaw naga qabo
@sameratime7149
@sameratime7149 2 жыл бұрын
Mgaciisa waxba lgaa weydiin maaye taada ku mashquul
@caynitv7707
@caynitv7707 2 жыл бұрын
Reer kulmiye wali ma xanaaqsantin 😂😂🤦🏻‍♀️
@mustafebiixicabdi6045
@mustafebiixicabdi6045 2 жыл бұрын
Bal waxan eega xildhibana maaha inankan yar e warbaahinta ah ayuu iska garan waayay
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Waar horta meeshan warbaahinta bal dib u eegis halagu sameeyo wuu I aflagaadeeyo ana waan ka jawaabay marka meeshu waa maxy ? Wariyayaasha qaarna waaba bilaa ethics imadan see wax loo baraa talow mise waa layska soo galaaa uun meesha Waar wasarada warfaafint haday jirto bal dib haw eegto umadan meel kasta camera iyo macrphoneka la taagan Oo wax nadiifa dhaguhuna qadin karaan hasoo tabiso mxy laba qofoo isku jawaabay warkooda laga soo tabinayay wanba yaabay mrkuu idhi wuu I aflagadeyo ana waan u jawabay Kaana suldaanimadiisa dib haloogu noqdo
@prosl11
@prosl11 2 жыл бұрын
Waxaad baratay inaad suldaanka afka xun laa soo gasheed wataa madaxa lagu fujieey
@gaasiraguuled2497
@gaasiraguuled2497 2 жыл бұрын
Waa inaadeerkaa ee arinta hoos u dhamaysta oo tolka u daa kuwii qudha jaray baan wali la khisaasine si,aalo la weydiiyay ayuu Ka jawaabay adna waad sii jawaabtee wariyayaashii isku kiin diray eerso iyagaa mikirifoonka idin soo hoos qabtaye.
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
hadii kale anagaa qabanayna garxajis kalkale waliba anagu uma naxariisanayno
@AO00720
@AO00720 2 жыл бұрын
Talaabo lagu cibro qaato ha lagu fuliyo suldaan kusheega, is walba oo la isku hayo gacan ka hadalku waa qalad, guruuje isku aragti siyasadeed ma nihin lkn waxa ku dhacay waa kibir iyo tacadi dawladu haday hawsha uu taal qabsan waydo dee ragu gacmaha ayey kawada hadli doonan nin nin ka adag majire.
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 2 жыл бұрын
Suldaanimadii dhimatay markay noocanoo miidhan sheegtaan suldaan.halagu celiyo baadiyiisii fulayga xun ee raga gaadaya
@funnysomalitictok1473
@funnysomalitictok1473 2 жыл бұрын
guruujow buraa dhabarka kaaga taal
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
Guruuje waa geesi ka naxow nafta waa ninkaasi waamujaahid xalaal ah habaar waa nacas muuse u guulwadeeya tolkii wuu ku sharaf beelay muuse reerkiisa haku darsado
@calinini7654
@calinini7654 2 жыл бұрын
Ma hororbaa qofkaan daqran
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Suldaan dagaalamay Lama ogalee Halaga qaado xilka suldaanimo
@Ali-xw9il
@Ali-xw9il 2 жыл бұрын
Guruuje rageedii ✅💯📢📢📢
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
cabdale isaxaaqow rag ba matihidin hadaa hamaar iyo guruuje isku doorsataan adeer waa inaa habaar garaacdaan
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 жыл бұрын
Suldaan Habaar Ha Xidho Dawladu, Hadii ay Dawladu Xidhi Weydo, Dawladaa Ku Soo Dirtay.
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 жыл бұрын
Suldaanku isaga isa soo xidhayaba. Laakiin cashar buu dhigay.
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 жыл бұрын
Arin siyada ma aha wa arin isaga iyo ninka u dhaxeysa
@abdifatahhosein1569
@abdifatahhosein1569 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo xildhibaanka,, suldaanka nabarka ku dhuftayna waa adeerkii ,adeerkiina wuu fududaadey oo gacanbuu ka hadley , imikana iyaguunbaa heshiinaya ,,walow ka ka faaideysi ay wadaan dadka lanacay
@khaddaradamios7117
@khaddaradamios7117 2 жыл бұрын
Badhi gooyadana waa laguu keeni doona ileen Ninkaasina kumuu gaadin ee adaa wax iska celin waayey waad bahdilan tahay khiyaanadii aad samaysay awgeed cathar baa kuu biliwday.
@ahda18mey63
@ahda18mey63 2 жыл бұрын
Suldan saleman wakusaxsanyahay xidhibakuu watuuug ilhay kagoAy🤣🤣
@cabdiaxmed6483
@cabdiaxmed6483 2 жыл бұрын
Qa
@axmedgure2933
@axmedgure2933 2 жыл бұрын
Shekadi Munafaq Guruuje waxa isku Bedeshee Shekadi Dabhacasr. Idhibaan Dabhasaar😂😂😂😂
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Alleylehe, madaxa duubo.
@muraadkadir6449
@muraadkadir6449 2 жыл бұрын
Waa buro sanka kutaala ma waxaa kaadanbaysay ninbaa iga daba yimi mayee malaa buray ahayd
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
gaadmo waa fulaynimo ninkani waa xildhibaan qaran maaha nin caadi ah ee kulmiye wuu ka shalayn
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
@@moegreenback6854 kkk Nin Inaadeerkii Dakhray haddaad garan weyday. Adeer ragga ha hor imanin- DADKA QAAR AYAA FARTA WAAWWYN WAX KU FAHMA..! Kulmiyaa ku madax maray !.koob biyo qabow ah degdeg u cab.
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 2 жыл бұрын
War nolosha aay lagugu asaya ilahyow igakaso hor saar
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Ha is jiraaan dhamaaan xildhibaaanadu kulmiye waaaa hadhaaaagio faqash iyo Dey day ga
@hibodheeman7639
@hibodheeman7639 2 жыл бұрын
Alayle ninba kuhelay wadigi isagon kujedin afkaga dher lagalaye elaha sankago qudhmay lamagonkare mad iskacelisid laba aflow
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 жыл бұрын
Suldaan habaar buushe la soo siiyey
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Guruujaynta meel la fadhiiso naxliyahay bugtaa laba NIN oo ilmaadeeraa is dilaya buushaha NIN dhargay sida maraykanka ayaa haysta oo midhihii kala haadiyay jaahiladyahay aduunka hore maray cereal wax la yidhaa bay ka samaystaan caqli aad ku garato kolay ma lihide
@yassinawil5158
@yassinawil5158 2 жыл бұрын
Wabaar gadaayeh alle haku caafiyo xildhiban
@ahmedmohamedabdalah5138
@ahmedmohamedabdalah5138 2 жыл бұрын
هذا السلطان الذي فعل ذلك. آولا إلقاء القبض عليه ثم النيابة ثم المحكمة يعتني العدالة تآخذ مجراها.ثانيا، هذا السلطان يفتح باب خطير جدآ الانتقام وآن يتربص كل شخص لعضو في البرلمان له حضانة وهذا شيء غير مقبول ونحنوا في غنى من هذه الآبواب. ؤشكرا
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 2 жыл бұрын
قشة قصمت ظهر الجمل ماحدث اليوم هو نفس المثل: [ قشة قصمت ظهر الجمل] اذا اشتهر السلاطين اعني اكثرهم بفظاظةوبذاءة الكلام وبذاوة الافكار والاراء فنواب البرلمان الجدد بعضهم فيهم امثالهم واسوا، ممن تتهمهم بالجنون و من يفتقرون التحلي بهذه المسؤلية ، فسلوكياتهم تعال سجل وانشر في المواقع الاجتماعية بما يخدش هيبتهم وشخصية الاخر فليعرفوا جميعا انما حدث اليوم ضئيل بماهو قادم. فيجب على الدولة وكل العقلاء ان يتيقنوا ان التشاتم وما يقوم المغفلون في المواقع الاجتماعية مثل الفتيات سيتسبب اكثر واكثر بما حدث اليوم ، ان كان يدعى الصبي جاهل السلطان لعدم ادركه ما يدور حوله وعدم تمييزه ،فيدعى ايضا العضو في البرلمان سخيف ومعتوه .وقصدهم انه لايمثل احدا حتى نفسه وما نراه جسم ينوب عن شخصيته المفقودة. وفي الحقيقة كليهما موجود في هرجيسا .
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 2 жыл бұрын
wali ma arag tan oo kale! xil dhibaan Allah ha kuu mamaliyo oo ku sahlo. Amiin inta kadib wa xil dhibaan iyo wax xun oo xil leh baan bara bolshada ka wadaya isma qabato! wa xildhibaan iyo aabhi bay iscayayaan wa wax afkawayn! wa xildhibaan iyo suldaankiisi bay suuqa iso jiidjiiteen wa mid aan lamaqal! wa xildhibaan iyo boon booninta naburkuna wa wax kale.! inaad maydhato ood saxfada lahadasho ado hagaagsan maxa ku diiday xil dhibaan? waxaad meel kaga dhacday magaca aad sidato mise waad iloowday! xildhbaan wa suldaan iyo waxad ku cayday isma qabtaan. hado yidhi balan bo igaga baxay maad xishmad ugu jawabtid unba aamustid ? ada ugu tagay shaqadiisi oo reero galaye. waxa ceeb ah in xildhibaan si food barha bolshada uga caytamo . waxaad tidhi ano difaaci mayo qaranka waa nad udharatay. qaranka difaciisa wa idinko culays iyo wax aan shaqadiina ahayn xil dhibaanadiinan cusub lakiin cayda iyo dhiriq ismarinto wa iidiin cado hadaad tihiin xildhibaanada cusub in badan oo ka mida ah. waxa idiin taal inaad soo sartan xeerar cusub oo qaran dan u ah. wax qabta khain qaran lama hayo idina habkaba kuma haysaan. wax haga haydaha dowlada oo ku la xisaabtantaan . alah hakoo sahlo lakiin fadhiga fadhi uga noqda
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 жыл бұрын
Barkhad Batuun dhawaan filo
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Marka labaad xabad iska eeg rag suldaankooda la caayo ayaad baratee
@nimcoxasan8996
@nimcoxasan8996 2 жыл бұрын
Wxa kugu dhacey xildhibaan waanu ka xunahey ilahy Haku caafiyo ninka ku dileyna inshalah waa lagaaga Jari doona
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Haa
@husseinhandule
@husseinhandule 2 жыл бұрын
ninkan maxa marwalba lo dilaa ,,
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 жыл бұрын
Dorashadi baay ka daba Soocodeen soocdeen waa laaguu yaaqanaa dhumashada dhabarku mooqdee ilka dheerta inaay dadka tuugta ah laaluushaan waa muse handaaraab Soocodeen aad soocdeen. illhay haa Ku caafiyo muudanee
@ridwaann3762
@ridwaann3762 2 жыл бұрын
Naa beenta dadka ka daa dad qalatayahay , dumarka hagbada ku dishaa. Dhegdheer, ! Inantii aad qalatay guriga ku aasatay baad ilawday
@cabdicasiisdaahir9741
@cabdicasiisdaahir9741 2 жыл бұрын
Wll muuse iska dhaaf si xun ayuu u aflagaadeeyey suldaanka. Dadka waxba loo reebaa lkn waxba muu u reebeen
@farhan9564
@farhan9564 2 жыл бұрын
Xishoo dadka yaynaan aflagadeen ininkayaga ninbaa dilay isagaana danbiila ah isagaanay tahay inaan la xisaabtano dadka kale maxaa loogu duwaayaa danbiga
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Gureeje sideed xildhuban ku noqonaysaa adiga oo dadka ka caaya tv bal suldanaka adiga kulam hadal sideed u caayda ninka Haduu wax ka sheego Doolaal adiga maxaa ka galey maanad labadab xildhiban u aheyn xildhibanadiin hada cusub dadkaad cayadaan oo tv ka cayadaan usha idin socneysaa shcabak idin uleynyaa shaqadiina qabasada oo dadka tv ha ka soo caayin adidoo leh xildhibanaya sheeganayaa
@farhan9564
@farhan9564 2 жыл бұрын
Sulddaan isu sheege habaar wuxuu ahaa daydaygii ama qowlaysatadii qoryaha sidan jirtay ee dadka dhici jirtay ISAGOO MISAJAANACA HORTIISA UU JOOGO DHOWRIYO SAGAASHANKII OO UU QORI SITO AYUU WUXUU ISU DAYAY NIN JABHADII SNM KA MID AHAA OO AANU AQOON U LAHAYN INUU GAADHIGAA KA QAADO QORIGAANU KU QABTAY NINKAASU WUXUU SITAY WAX HUBA BAASKOOLAD WUXUU SAMEEYAY UUNA TUURAY FURIHII GAADHIGUU WATAY SULDAAN HABAAR AYAA KU FOORARSADAY SHAN XABADOOD AYUU JABHADKII SNM AHAA KU DHUFTAY LUGUHUU WAY JAJABEEN MADAXANA ILLAAHAY AYAA UUGA DUWAY WAATA DHAFOORKA KAGA TAALA RASAASTU QORIGIISII IYO FURIHII GAADHIGABA WAA LAGA DULQAATAY ISAGOO CABAADAYA MARKAA WAA DAALIN UMADA WAXOODA KU MAMAY
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Raggu waa is dilaaye laakiin kacaanka xilnimadaad ka dheereysay samir qoosho ha xidhin odayga
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
inkaartii shiikh faratoonbaa ku dhacday, shiikh faratoon waa awliyo ilaahay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Daalimiintu wanaaga ma jecla
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 2 жыл бұрын
Hadii sharcigu shaqayn wayo o ninka laso xidhi wayo isagana suuqa lagu dhex dilaya
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Maanta oo kale madaxa na Furan, miya xalku
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 2 жыл бұрын
Af xun baa gacanta xun keenay Sawdigii buro xunoo sanka nagaga taalaad tahay lahaa
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 2 жыл бұрын
Waar bahal axmaqa ku helay hadu kudilayay muu kuyara buha buheeya xagu sida maska uga garaacay
@ahmedzaki927
@ahmedzaki927 2 жыл бұрын
Salaadinta cayda ka daa nio 😂
@marwan_rashiid
@marwan_rashiid 2 жыл бұрын
@@abdiasismuse2034 oo cida galuhu ma dadku dilaba lagu yidhi
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 2 жыл бұрын
@@marwan_rashiid dee waayahee wa ayo ninkani
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
Suldaan maaha waa dayday Muuse u shaqeeya ilayn isba waa dayday madaxweyne sheegta ee
@maxamedxuseen1232
@maxamedxuseen1232 2 жыл бұрын
Magac shaydaan le
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 2 жыл бұрын
Abaalkaa ayuu ku mariyay kuuma aanan dooran Inaad dadka caydo
@mustafeali8315
@mustafeali8315 2 жыл бұрын
Suldaan habaar xaar weyne, waa dameer jaahil ah waxan yaa magaalada soo galiyey. kkk
@adenfarah1437
@adenfarah1437 2 жыл бұрын
Salaadiintam ha’ caayin oo xiishoo wax iskiin fal nin yahow .
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 2 жыл бұрын
Wuxuu ku haystaa mabda iisa oo uu ka run sheegay xiligii doorashada
@aliadam4810
@aliadam4810 2 жыл бұрын
Waar ninkan waa nin digo kulul waa masiibo somaliland loo soo diray yaa inaga qabta wali ma dhawa sagasha ninkani belaayo kula gariujisay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Waar faratoon iyo ka kale maxay kala yihiin
@moegreenback6854
@moegreenback6854 2 жыл бұрын
digo aan Muuse neef ahayn dalkan ma jirto waa dayday weynaaday rakaabkiisuna waa Suldaan isku sheegan dibjirka ah
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 2 жыл бұрын
Meelkaasta fataalis lataag now xaaraanyeey
@omarabdi4181
@omarabdi4181 2 жыл бұрын
Waa fal argagixiso ah.
@maxamadgaani9192
@maxamadgaani9192 2 жыл бұрын
Dilkaa xilbaanka imisa lacaguu kuqaatay
@idilawad3233
@idilawad3233 2 жыл бұрын
Maxay iskucuneen ragu bisinke
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 2 жыл бұрын
Suldan Habaar ka la yidha aya uu nageeya heego iyo xukumada kulmiye qudhmiye ! Waxu ka xumaday guushi waddani so howay dorashadi golayasha oo ninkaan xildhibaanku #1 ka aha guusha!!
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 12 МЛН
REER BURCO OO MUUSE BIXI FARIIN U DIRAY
6:58
CARAB SHOW
Рет қаралды 14 М.
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 121 М.